MARKA AAD QOF BARANEYSO WEYDII SU'AALAHAN | Jacayl

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 150

  • @hafso3058
    @hafso3058 3 ปีที่แล้ว +163

    Wnku farahsanahy wxn noqdey qofki ugu horeyay eeh dawado iyo like dhaho😍😍😍😍love iisar

    • @user-oy8tm7rm4f
      @user-oy8tm7rm4f 3 ปีที่แล้ว +4

      Waad mudn tahy

    • @hafso3058
      @hafso3058 3 ปีที่แล้ว +2

      @@user-oy8tm7rm4f magacada fahmi wayey boh😂😂😂xadiis umaleyay

    • @user-oy8tm7rm4f
      @user-oy8tm7rm4f 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hafso3058 😂😂😂😂😂yacni baqirada dareenka aan kawadaaa🤣

    • @hafso3058
      @hafso3058 3 ปีที่แล้ว

      @@user-oy8tm7rm4f
      Ilaa hada wx mafahmin bayo and bowe aaar yuu wiil oor gawar

    • @abdullahiadamhussein3422
      @abdullahiadamhussein3422 3 ปีที่แล้ว

      Anagana waan kugu la jirnaa

  • @munacawil3312
    @munacawil3312 3 ปีที่แล้ว +115

    Qof walpoo wngsn daacad ah naxariis Bdn cafin bdn dul qaad bdn jcyl bdn ixtiraam kana yaqaan qof u qalma oo si diisoo kle ah Calaf allaha ugu daro Amiin

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 3 ปีที่แล้ว +13

    Wlh waa su’aalo yaabkooda wata lone thnks in badan

  • @sadamadar8770
    @sadamadar8770 3 ปีที่แล้ว +32

    2 Gabdhood Yaa La Iga Guursaday tii 3aad Caawa Heerkoodii Laga Soo Doontay. Hadana Murugo Ma Qabo. Waayo Koonka Allah Baa Maamula. Lkn Ramadan Kahor Insha Allah Waan Guursan Wn Idin salaamay.

    • @sucaadmacalincilmi1304
      @sucaadmacalincilmi1304 3 ปีที่แล้ว +4

      Ilaahey midaad kudegto kujecel adna jeceshahay oo qeyrkuugu jiro rabi hakusiiyo waa dhib jeceyladaadii kuso marey ood weysey insh alh qeyr iyo farxad ayaankuu rajeyna ilaahey idankiis

    • @sadamadar8770
      @sadamadar8770 3 ปีที่แล้ว

      @@sucaadmacalincilmi1304 sido kale wll mahadsanid kunjeer

    • @sucaadmacalincilmi1304
      @sucaadmacalincilmi1304 3 ปีที่แล้ว

      @@sadamadar8770 haye wll

    • @axlamabdiqaadir1239
      @axlamabdiqaadir1239 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry..wlahi..wanka..qiirooday..hadalkas...markan..Maqlay

    • @sadamadar8770
      @sadamadar8770 3 ปีที่แล้ว

      @@axlamabdiqaadir1239Mahadsanid Wll.

  • @user-oy8tm7rm4f
    @user-oy8tm7rm4f 3 ปีที่แล้ว +69

    Sax jacayl waa uu jiraaa lkiin midka hadda socda waa fasahaad sidas drteed anigu maba aamin sani kii ra,yi gayga igu raacsanow farta taago😂☝️

  • @israqaali3423
    @israqaali3423 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa su aalo cajiib Thnks bro ✊

  • @user-ec4mo6ge1n
    @user-ec4mo6ge1n 3 ปีที่แล้ว +8

    Waaaw waan kahelay runahaantii janaal Yutub aan kahelay kan leeba ka arkay hori usoco yaa aqii

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad 3 ปีที่แล้ว +4

    Pro soo badi kuwaan I liked this topic 👌👌💯

  • @h__p__pio9541
    @h__p__pio9541 3 ปีที่แล้ว +11

    It's a kind of You keep brother🤴

  • @arimahiinaofficiel5661
    @arimahiinaofficiel5661 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustad wllhi wax Bdn ayaa iikorday .iyo su.aalo aaba igaga soo dhax baxay . thngs

  • @muhanadmoha8070
    @muhanadmoha8070 3 ปีที่แล้ว +8

    Horay u soco wll mcn

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 2 ปีที่แล้ว +4

    Macalinkeyga mahad sanid wllo 🤗👍

  • @jshzbdbbdbndndnxndnnddn5280
    @jshzbdbbdbndndnxndnnddn5280 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll l aniga qofki anweydiyo soalhn waxba kabaka inu dharbaxo igu abalmariyo sorry maweydin karo lkn marwaliba like wadiga mudantahy hore husoco wll mcn tankis l loveyou

  • @maryanhasanhuseenhasaan4155
    @maryanhasanhuseenhasaan4155 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash alah wax loo bash baa noxo they thanks

  • @naimaqaali1139
    @naimaqaali1139 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wax badan aya kafaidy mhdsanid abowe

  • @kingmoha1644
    @kingmoha1644 3 ปีที่แล้ว +11

    Wow walalka waku sugay wlhi Waku mahdsn thy wll wakula socda mar walibe keep going wll LONEPOY🥰🥰🥰ASXPTA FDLN LIKE ISKA SO MUJIYA FDLN😉

  • @NuurxuseenC
    @NuurxuseenC 4 หลายเดือนก่อน

    Su.aalaha al baaba badan ayee ee fureen mahadsanid

  • @user-dl8tx2od1f
    @user-dl8tx2od1f 2 ปีที่แล้ว +2

    Intan oo su aal dulqaad ay ku dhageestaan gabdhaha malaha ugu hoarayntii waad kala yaacaysaa su aasha 2 3 aad

  • @ilhaanmohamed1774
    @ilhaanmohamed1774 3 ปีที่แล้ว +7

    Thank u wlalkey hore usoco wxan kamid ahy dadka marwlpo kula socdo cshiradadna wxpa ima dhafn nolow wllo❤🥰

  • @xamdacabdilaahi8075
    @xamdacabdilaahi8075 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you so much my brother keep going

  • @blackdiamond2217
    @blackdiamond2217 3 ปีที่แล้ว +14

    44 qodob oo muhim ah thanks teach alone 🥺💔💯

  • @maidomaxamed2306
    @maidomaxamed2306 3 ปีที่แล้ว +3

    Oh wey qurux bdnthy😍😍😍

  • @nasramhmd8185
    @nasramhmd8185 3 ปีที่แล้ว +2

    Wowo qali nosobadi

  • @nimcoibrahim6014
    @nimcoibrahim6014 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll qaali

  • @asmarxakiim9370
    @asmarxakiim9370 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a wan kulasocdaa ❤❤ waqti kasto eebe haku xafido

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +4

    Soo badi habo 💞

  • @amiinahaji6140
    @amiinahaji6140 3 ปีที่แล้ว +3

    www m.a waa su'aalo cajiib I liked wlhi illahy Hali xafidoh wllo🥰

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb mcn

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 3 ปีที่แล้ว +8

    lonypoye taggeere buuxa ayaankuu ahay walaahi next time 100k subs.......ayaankuu rajeynayaaa keep going ustaadka jaceylka mr lonypoye

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going bro

  • @deeq3980
    @deeq3980 3 ปีที่แล้ว +4

    war naga daa Somalida Khayr maleh😀😀

  • @Mubarakonline1
    @Mubarakonline1 6 หลายเดือนก่อน

    Jaceyl ma aa min sani❤❤

  • @abdalajeylaani8853
    @abdalajeylaani8853 3 ปีที่แล้ว +2

    Lone poy horey u soco pro

  • @axmedalaale8555
    @axmedalaale8555 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 ปีที่แล้ว +3

    Intaa suaalo u weydiinayo ama ad dadka kula talineyso hal suaal oo cibadabo ah kuma jiro maxay thy???

  • @yahyamoalimhassan2195
    @yahyamoalimhassan2195 2 ปีที่แล้ว +2

    Txn

  • @nimcosagal2529
    @nimcosagal2529 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going wllkay qali allahyna xafido dhamaanteen

  • @samraana143
    @samraana143 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow waan kahlay run ahaantii yaah

  • @liibaandawloh5091
    @liibaandawloh5091 3 ปีที่แล้ว +6

    Thnks bro lone pay❤️😍

  • @zuweydamubarak3650
    @zuweydamubarak3650 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan kahelay horey usoco bro

  • @sahraabdi7689
    @sahraabdi7689 3 ปีที่แล้ว +2

    Xigmada wallhi masha allh 😍

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 ปีที่แล้ว +2

    Love is amazing.

  • @maymaabdullahi864
    @maymaabdullahi864 3 ปีที่แล้ว +6

    Bowe su'alahan cml soo bdi🙏😥🥰

  • @fathimohamed9184
    @fathimohamed9184 3 ปีที่แล้ว +8

    walaalo waxaa ku waydiinaa Aniga wiil ayaa I jecal lkn Aniga ma jecli maxaa samey
    waqtigaa raboo ayaa la hadlaa lkn Asaga dacad ayuu Iyaah waligee gabar Lama
    hadlin ayuu idhahaa lkn Aniga ma jecli marka I caawi Adiga oo MAHADSAN 😥😥😥

    • @ismahanahmed2985
      @ismahanahmed2985 3 ปีที่แล้ว

      Hdadan adiga jclen naftada ha kalifin runta u sheeg

    • @AliBaba-qc6pm
      @AliBaba-qc6pm 3 ปีที่แล้ว +3

      qof ku jecel hesta alxmdu dheh nasib ledahy wax laqabo ama runta usheeg plz niyada haka dilin

    • @saacidyare2275
      @saacidyare2275 3 ปีที่แล้ว +2

      qofka haduu san garaneen noloeha iyo jacelka.qiimaha uu lehyahay waa mid kamid ah dadka ugu jahilsan dunida bore usoco noloshadda xur ayaad utahay

  • @msszoya4410
    @msszoya4410 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going Prather

  • @miskianomirojano3454
    @miskianomirojano3454 3 ปีที่แล้ว +5

    Maliga soo horeya🥺

  • @libanabdi8681
    @libanabdi8681 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep Wllkey Guleyso

  • @faizoosmaan9764
    @faizoosmaan9764 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going wll

  • @maxmedcabdule5936
    @maxmedcabdule5936 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku wataa

  • @FaayooHooyo
    @FaayooHooyo 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll waxn raba ina su al ku wey diyey waxa jira qof aniga iso jiitay markasto oo an haka ku qabto wan arka oo idhaha ayan Sara waxad muda asiga xita inu argeyga radinayo lkn ma hubo inu ijeclhy sidan aniga ujeclhy okale mar walbana wuu ieega waliba dadka ayuu ka dhex baxa saidna wuu iifiriya marrka qar aniga ayaba xishoda marka maxan sameya oo aan ku xaqiijiya inu ijeclyhy

    • @lonepoy
      @lonepoy  3 ปีที่แล้ว +3

      Isku day inaad agtiisa u dhowaato, markasta meeluhu joogo marto, khaas ahan markuu keligisa yahay. Isagaba kula hadli doono, hadduu xiiso dhab ah kuu qabo 😇

    • @FaayooHooyo
      @FaayooHooyo 3 ปีที่แล้ว +1

      @@lonepoy wad mahd santhy wllo

  • @qasimbarawi8276
    @qasimbarawi8276 3 ปีที่แล้ว +2

    Tnks lone poy I like it✌✌

  • @Aisha-vn5gj
    @Aisha-vn5gj 3 ปีที่แล้ว +3

    Sualhan iyo jawabahoda plz iyagoo qoraal ah noo sooqor

  • @cmcpes3119
    @cmcpes3119 3 ปีที่แล้ว +5

    Bro wax badan kaa faaiday marnaba haka wiiqin hadafka noloshada
    Waxan ku rajaynaya cibaado suban
    Iyo nolol ad u quruxbaday zxp
    Horayna usoco zxp💖✌

  • @cabdiladhiif3741
    @cabdiladhiif3741 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @saafimohammed2162
    @saafimohammed2162 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ka rali galinaya inan ka mid ahy team kaga Ana subscriber ku sarin ila hada video Yada qurux da badan ayaa ii ilawsiiye 😩hada saraya

  • @sundusmaxamed4486
    @sundusmaxamed4486 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma aaminsani jacayl runti

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle 2 ปีที่แล้ว +2

    Codkisa naxaris

  • @wardamuxuboh9552
    @wardamuxuboh9552 2 ปีที่แล้ว +1

    mhdsnid ustaad wllhy
    wan jijabiny kadibn wan eegi

  • @ozacade_10official47
    @ozacade_10official47 3 ปีที่แล้ว +4

    Sxb waan ku slmy loNe pio👆👆

    • @lonepoy
      @lonepoy  3 ปีที่แล้ว

      Kaa qaadey sxb

  • @afnaanofficial2224
    @afnaanofficial2224 3 ปีที่แล้ว +8

    Keep going wllky🙏🥰

  • @gijgjj5110
    @gijgjj5110 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Alle haku xafido bro ama wll mcn

  • @naajimahamadaden2535
    @naajimahamadaden2535 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo waad mhadsanthy

  • @manrusakyt6348
    @manrusakyt6348 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks

  • @mursalabdi3301
    @mursalabdi3301 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga wiil ayaa idhahy waan ku jeclahy jacaykiisana ma arko marmarka qaar ilama hadlo oo wuu inkiraa sidii qof aan iaqoon ilamana hadlo in aan anigu lahadlo mooyaane xitaa sthy ima dhaho marka maxaan sameeyaa

    • @kydachannel3366
      @kydachannel3366 3 ปีที่แล้ว

      Wllo laga yabe inu mashqulsan tahay lkn waydi wuxu damacsan yahay .

  • @khalidhussein1375
    @khalidhussein1375 2 ปีที่แล้ว +2

    Jaceelku waa wax jiro😍😍😍😍😍

  • @masookaanaxasan3382
    @masookaanaxasan3382 3 ปีที่แล้ว +3

    Abowe talo ayaan u bahanhy ee intee kalaso xiriira

    • @lonepoy
      @lonepoy  3 ปีที่แล้ว

      Insta

  • @xuseenabdullahi159
    @xuseenabdullahi159 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwww m.a macalimuu wan ku wataa wlhe kar iyo kardaro ✍✍✍✍✍✍✍✍✍🙏✅✅✅✅

  • @cadnaanmaxamadmaxamuud1088
    @cadnaanmaxamadmaxamuud1088 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb sare hore usoco

  • @ferdosamohamed4084
    @ferdosamohamed4084 3 ปีที่แล้ว +3

    madsnet

  • @mushtaaqxassan1031
    @mushtaaqxassan1031 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnks wll

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you bro

  • @user-bs2td2fd1v
    @user-bs2td2fd1v 6 หลายเดือนก่อน

    I like it your voice😢❤❤

    • @lonepoy
      @lonepoy  6 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll 🥰

  • @martinezdasilva213
    @martinezdasilva213 3 ปีที่แล้ว +2

    𝑺𝒂𝒙𝒊𝒃 𝒘𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂 𝒉𝒆𝒍𝒂𝒂 𝒗𝒊𝒅𝒆𝒐 𝒚𝒂𝒅𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒐𝒐 𝒅𝒊𝒈𝒕𝒐❤️ 𝒉𝒐𝒓𝒎𝒂𝒓 𝒊𝒏𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉

  • @sahraabdi7689
    @sahraabdi7689 3 ปีที่แล้ว +2

    Jawabaha ku habon nosogali plz1🙏

  • @xuseenmaxamed8684
    @xuseenmaxamed8684 3 ปีที่แล้ว +2

    Inoo soobadi sxp🥰

  • @alkhaliifa910
    @alkhaliifa910 3 ปีที่แล้ว +1

    Kep going

  • @user-st7cu8rn4h
    @user-st7cu8rn4h 5 หลายเดือนก่อน

    legend sobadi

  • @jshzbdbbdbndndnxndnnddn5280
    @jshzbdbbdbndndnxndnnddn5280 2 ปีที่แล้ว +1

    Wayo aniga gawar cabsi badan banahy so runta maficna wasidas wan cabsi badanhay

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay ustaad

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY 3 ปีที่แล้ว +6

    Aadba umahadsntahay zxb
    Qaybtood wan waydiyaa balse
    Kuwo cusub baa isoo kordhisay
    Iyo kuwo aan kayara xishoon jiray
    Thanks #ESG

  • @hamzasalah1992
    @hamzasalah1992 3 ปีที่แล้ว +1

    Galatomii bro !

  • @user-xu7ws8qw1l
    @user-xu7ws8qw1l 11 หลายเดือนก่อน +1

    Prow wlhi wan ku wataa kar io kardaroba

  • @furqancabdi8962
    @furqancabdi8962 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb wanaga so dahisay walahi wil ayn jeclhy diyar wu uyahy inu xiri ila sameyo lkn marwalbo aniga radoyo wayo isaga ima jecla

    • @ikraanitadegan9377
      @ikraanitadegan9377 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo Quf aad adiga marwalba raadineyso waqti hais kaga dhumin.

    • @mcrbyn
      @mcrbyn 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ikraanitadegan9377 dadka hadaadan talo faaido leh siinayn reply niyad jab ah looma so qoro, hadaad adigu horay u niyad jabty.

  • @mohamedaden1349
    @mohamedaden1349 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you Brother

  • @apdimalig3597
    @apdimalig3597 ปีที่แล้ว

    Thanks taliye 😢😮

  • @sahraabdi7689
    @sahraabdi7689 3 ปีที่แล้ว +2

    Wau🥰

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 noso gilii

  • @xuseenmaxamed8684
    @xuseenmaxamed8684 3 ปีที่แล้ว +1

    Tnkz br

  • @cabdiwalicabdullahi878
    @cabdiwalicabdullahi878 2 ปีที่แล้ว +1

    M...a zxb❣️

  • @feisalqalinle4409
    @feisalqalinle4409 3 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰🥰🥰

  • @Abdirahma890
    @Abdirahma890 11 หลายเดือนก่อน

  • @fartunmohamed2839
    @fartunmohamed2839 2 ปีที่แล้ว +2

    Haaaaaaaaa

  • @asmaxaaji8283
    @asmaxaaji8283 ปีที่แล้ว

    M Allah ❤

  • @xusnicabdi1308
    @xusnicabdi1308 3 ปีที่แล้ว +3

    Qof igu cusup hdn 45 su,aal weydiyo
    Ameey iga roortaa kpe😒

    • @hagaha-nolosha
      @hagaha-nolosha 3 ปีที่แล้ว +1

      Su.alaha isku mar wada waydiinmayso marba xabad ama labaa loogu xadaa nio inlaa qoftu exam galimayse

  • @MaxamuudMursal
    @MaxamuudMursal ปีที่แล้ว

    Yaxye

  • @ahmedbashi8153
    @ahmedbashi8153 2 ปีที่แล้ว +1

    15😂impossible

  • @dahaboibrahim1969
    @dahaboibrahim1969 2 ปีที่แล้ว +1

    Mq

  • @mohamedyusuf373
    @mohamedyusuf373 3 ปีที่แล้ว

    M,a

  • @rahohassan6004
    @rahohassan6004 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍❤️

  • @abdirahmanhassan3950
    @abdirahmanhassan3950 2 ปีที่แล้ว

    Kow