hooyo 4 daadahaynaysa markay arkaan bay is cucunaan oo alarhi ku kacaa caruurta soomaliyeed inay la wareegan bay qordheysteen ilaahay sharkooda hanaga ilaaliyo
Reer Afgooye Allaha noo daayo 😊 Sifiican aa u sheegtay mushkilada. Maahmaahdeeni waxey eheed " Dal shisheeye dareen ku joog" Waxbadan aa ka khaldana walasheena, intas Allaha ugu dhib yareeyo 😔
Hal keeda qalad e macruufka waa soo bandhigida nolosha gurigeda io caruurteda inta yar e hada ku dhacday waxan rajeyn in ay cashir ay fahan thy u noqon doonto
Jzk Allaahu kheral jazaa
waa talo fiican .
Mashallah wallo waa runtaa nicmada illahay ku siiyey in ta lagu shugriyo ayaa la qarsadaa
hooyo 4 daadahaynaysa markay arkaan bay is cucunaan oo alarhi ku kacaa caruurta soomaliyeed inay la wareegan bay qordheysteen ilaahay sharkooda hanaga ilaaliyo
WAA RUN NOLOSHAADA WAA PRIVATE INAAD DADKA LAWADAAGTO MAAHAN WALIBA GAALADA CARUURBADAN HADAADLEEDAHAY GAALADA MAJECLO WEYNA KUSOO WERARAAYAN XITAA BOLISKA WAA CUSURI WALGANA SAXIB HAKADHIGAN AJANIBTA
May Allah protect her and all our families ❤
Nimcadii rabi kusiiyo qarso 😢😢😢cibro waa inay kuqaadato faadumo buraanbuur wixii kudhacay 😢😢😢
Masha allaah wasax
Private life is the best life.
Gabadhan ayada is dishey yurub qatarteda badan wey isa soo bandhigtey
Waa liis kawinooyaa aan ku qoslay 😂
Reer Afgooye Allaha noo daayo 😊 Sifiican aa u sheegtay mushkilada. Maahmaahdeeni waxey eheed " Dal shisheeye dareen ku joog" Waxbadan aa ka khaldana walasheena, intas Allaha ugu dhib yareeyo 😔
Walahi 5 haysta waliba dalislam dhegta waa qarsadaa xataa Marmara'da saaro intabadan
Asc wr wbt,
Very True thank U
Jizaaka Allah walalkey nimacadatada walaqarsada warun sogalootiga mayqaniin
Nicmada ilahay subxana watacala idin siiyay qarsada somaliyey
Allow xafiid 🤲😘
Asc wllkey maasha allaah caqliga iyo garashada allaha kuu barakeeyo wlsheen nimcada ilaahey iney qarsato ayey ahayd af iyo il ayey soo jiidaneysaa hadey nimcada ilaahey siiyey dadka ugu faanto qaladka ugu weyn iyadaa leh hadey nolosheeda social media keentay
Sax sax sax 👌🏾❤
Hal keeda qalad e macruufka waa soo bandhigida nolosha gurigeda io caruurteda inta yar e hada ku dhacday waxan rajeyn in ay cashir ay fahan thy u noqon doonto
Walasha barwa qadada qarso wad kabadbadisay
Maasha Allaah waa talo fiican
Asc wllo qali waa runta. Nolayhaada lalama wadago umada aad laa jogtiid
Masha Allah
11 cun aatiriyee 6 dii aan cusuriyiintii kala baxsanweyney bal nolosheeda maxaa banaanka keney
Allahayow dulmanayaasha uhiili
Runta waa shegtay hadey ka dhegeysanayan. Nolosha qofkey hada ugu horeyso wey kaa yaabsanayan
Sax Gabadhaan. Waa zaaid waxeeda
Sax walaahi
Dalaal dalkaaga eheen dareen ku joog waaye
Waa runtaa Walsall dadka has ha u fahman
Walalo its mit elf kindern not kinder
Asc walaal xabiibi illaahey gaalada hakaa qabto adigana arimaha qoyskaaga qarso banaanka ha keenin janalka af garmalka iska xir bikows xasid ayaad yeeyatay
Xaasidka uguweeyna waa somaali Germany
Habibo Sorry waxa kugu dhacay waan ka xumahay waxa meesha kugu helay Somali cunsuri ah oo qaxooti ah iyo Jarmal iimaan la'a . Takale luqadaha badan ee aanay garanayna way kaa shakinayaan. Police sida uu quriga kuugu soo jabiyay USA sharciga hadaad gayso ooy kaa khaldan yihiin lacag badan ayay waayayaan shaqadana waa laga eryayaa . Malaga yaabaa in ciyaalkaagu laga shakiyay oo ay direen msg emailka ah?
Waa naag fudud oo aqli laheen hora loo yire dameerkii fars la daaqo fars ayuu is mooda
Maasha allhaa