- 229
- 86 313
AFGOOYAANI
Germany
เข้าร่วมเมื่อ 14 ก.ค. 2015
Ku soo dhawow channel keyga gacmo furan qalbi ku jecel
วีดีโอ
Lacag 5 Milyan gaareyso ayaa loo qaatay si qiyaano ah
มุมมอง 17วันที่ผ่านมา
Lacag 5 Milyan gaareyso ayaa loo qaatay si qiyaano ah
Hadii diidmo ama Dublin lagugu qabsado fadlan Lawyer qabso
มุมมอง 27วันที่ผ่านมา
Hadii diidmo ama Dublin lagugu qabsado fadlan Lawyer qabso
Weerar Qorsheesnaa oo la rabay in lagu qaado Safaarada Yahuuda ee jarmalka
มุมมอง 2214 วันที่ผ่านมา
Weerar Qorsheesnaa oo la rabay in lagu qaado Safaarada Yahuuda ee jarmalka
Jawaab Su‘aal leesoo weydiyay( Abschiebung verbot)
มุมมอง 2714 วันที่ผ่านมา
Jawaab Su‘aal leesoo weydiyay( Abschiebung verbot)
Dowlada jarmalka ayaa Tarxiishay 28….
มุมมอง 1642 หลายเดือนก่อน
Dowlada jarmalka ayaa Tarxiishay 28….
Habibo waxey ilowday maahmaahdii eheed..
มุมมอง 19K2 หลายเดือนก่อน
Habibo waxey ilowday maahmaahdii eheed..
Sidee ku imaan karaa Yurup?| Wadankee? | Gobolkee??
มุมมอง 1162 หลายเดือนก่อน
Sidee ku imaan karaa Yurup?| Wadankee? | Gobolkee??
Xil. Diaby | Dib uma soo tartami dooni
มุมมอง 573 หลายเดือนก่อน
Xil. Diaby | Dib uma soo tartami dooni
Shuruudaha qaadashada dhalashada Jarmalka
มุมมอง 3644 หลายเดือนก่อน
Shuruudaha qaadashada dhalashada Jarmalka
Shuruudaha kle soo buuxi intaadan u boodboodin 5 sano halkii 8sano
มุมมอง 964 หลายเดือนก่อน
Shuruudaha kle soo buuxi intaadan u boodboodin 5 sano halkii 8sano
Hamburg-Billstedt oo lagu dhibaateyay…
มุมมอง 515 หลายเดือนก่อน
Hamburg-Billstedt oo lagu dhibaateyay…
Waa Hooyo Soomaaliyeed oo guriga ka caariyeystay| kuleeliso la‘aan I biyo kulul la‘aan
มุมมอง 999 หลายเดือนก่อน
Waa Hooyo Soomaaliyeed oo guriga ka caariyeystay| kuleeliso la‘aan I biyo kulul la‘aan
Barlamanka federalka jarmalka ayaa u codeeyay sharciga dhalashada
มุมมอง 1109 หลายเดือนก่อน
Barlamanka federalka jarmalka ayaa u codeeyay sharciga dhalashada
Kulankii Qarsooniga POTSDAM | AFD | Martin Sellner
มุมมอง 729 หลายเดือนก่อน
Kulankii Qarsooniga POTSDAM | AFD | Martin Sellner
Waa sidee Dhaarta Marka dhalashada la qaadanaayo??| Afgooyaani
มุมมอง 299ปีที่แล้ว
Waa sidee Dhaarta Marka dhalashada la qaadanaayo??| Afgooyaani
😂
Kusco
Afgooyaani waa kusalaamey ee qofkii garanaayo agaf agaf bishii meequu ku shaqeeyaa
Abti Germany 🇩🇪 ayan jogaa luuqada sideen ku baram karaa 4 bilood ayam jogaa
Jzk Allaahu kheral jazaa waa talo fiican .
Walahi 5 haysta waliba dalislam dhegta waa qarsadaa xataa Marmara'da saaro intabadan
hooyo 4 daadahaynaysa markay arkaan bay is cucunaan oo alarhi ku kacaa caruurta soomaliyeed inay la wareegan bay qordheysteen ilaahay sharkooda hanaga ilaaliyo
duldung qofka haystay kwrn lakiin sharci qaatay halmarna badalay yacni 2sano kaliya sharci haystay lakin 7sano kunoolaa ,c1 gaaray kwrn
Nimcadii rabi kusiiyo qarso 😢😢😢cibro waa inay kuqaadato faadumo buraanbuur wixii kudhacay 😢😢😢
Waa naag fudud oo aqli laheen hora loo yire dameerkii fars la daaqo fars ayuu is mooda
Walalo its mit elf kindern not kinder
May Allah protect her and all our families ❤
Sax walaahi
11 cun aatiriyee 6 dii aan cusuriyiintii kala baxsanweyney bal nolosheeda maxaa banaanka keney
WAA RUN NOLOSHAADA WAA PRIVATE INAAD DADKA LAWADAAGTO MAAHAN WALIBA GAALADA CARUURBADAN HADAADLEEDAHAY GAALADA MAJECLO WEYNA KUSOO WERARAAYAN XITAA BOLISKA WAA CUSURI WALGANA SAXIB HAKADHIGAN AJANIBTA
Asc wllo qali waa runta. Nolayhaada lalama wadago umada aad laa jogtiid
Walasha barwa qadada qarso wad kabadbadisay
Dalaal dalkaaga eheen dareen ku joog waaye
Runta waa shegtay hadey ka dhegeysanayan. Nolosha qofkey hada ugu horeyso wey kaa yaabsanayan
Masha allaah wasax
Sax sax sax 👌🏾❤
Private life is the best life.
Asc wr wbt, Very True thank U
Habibo Sorry waxa kugu dhacay waan ka xumahay waxa meesha kugu helay Somali cunsuri ah oo qaxooti ah iyo Jarmal iimaan la'a . Takale luqadaha badan ee aanay garanayna way kaa shakinayaan. Police sida uu quriga kuugu soo jabiyay USA sharciga hadaad gayso ooy kaa khaldan yihiin lacag badan ayay waayayaan shaqadana waa laga eryayaa . Malaga yaabaa in ciyaalkaagu laga shakiyay oo ay direen msg emailka ah?
Wiikan si fiican oo macquula ayuu u hadlay i agree with him ! Yurub waa gaajo USA dadku xaga dhaqaalaha shaqada waanu idinkaga fiicanahay walaahi caydha only dadk cusub ee caruurahoodu yar yihiin ayaa qaata wax fiicana ma la siiyo dadku way shaqaystaan runtii! xaga cunsurinimadana sharciga ayaa wax walba ka sareeya isku si baa loola dhaqmaa dadka. Haddii caruurta laydinka qaadanayo maad ka guurtaan subxana Allah. Wadaadadu runta way idiin sheegeen nimcadaada qarso hana tusin dadka!
Maasha allhaa
Waa runtaa Walsall dadka has ha u fahman
Allahayow dulmanayaasha uhiili
Sax Gabadhaan. Waa zaaid waxeeda
Asc wllkey maasha allaah caqliga iyo garashada allaha kuu barakeeyo wlsheen nimcada ilaahey iney qarsato ayey ahayd af iyo il ayey soo jiidaneysaa hadey nimcada ilaahey siiyey dadka ugu faanto qaladka ugu weyn iyadaa leh hadey nolosheeda social media keentay
Gabadhan ayada is dishey yurub qatarteda badan wey isa soo bandhigtey
Waa liis kawinooyaa aan ku qoslay 😂
Allow xafiid 🤲😘
Asc walaal xabiibi illaahey gaalada hakaa qabto adigana arimaha qoyskaaga qarso banaanka ha keenin janalka af garmalka iska xir bikows xasid ayaad yeeyatay
Xaasidka uguweeyna waa somaali Germany
Nicmada ilahay subxana watacala idin siiyay qarsada somaliyey
Mashallah wallo waa runtaa nicmada illahay ku siiyey in ta lagu shugriyo ayaa la qarsadaa
Reer Afgooye Allaha noo daayo 😊 Sifiican aa u sheegtay mushkilada. Maahmaahdeeni waxey eheed " Dal shisheeye dareen ku joog" Waxbadan aa ka khaldana walasheena, intas Allaha ugu dhib yareeyo 😔
Jizaaka Allah walalkey nimacadatada walaqarsada warun sogalootiga mayqaniin
Masha Allah
Maasha Allaah waa talo fiican
Hal keeda qalad e macruufka waa soo bandhigida nolosha gurigeda io caruurteda inta yar e hada ku dhacday waxan rajeyn in ay cashir ay fahan thy u noqon doonto
Jarmalka ayan jogaa xageen kaala so xiriiraa
Ja
Mahad sani wll😊❤❤❤
100ba100 wakutagera❤
afgooyani bro jarmalka xage ka dagan tahay
Danke
Asc walal xagee kala so xiriiraaa
Walal xage kalaso xiriiraaa
Walal xage kalaso xiriiraaa
Facebook Hussein
Asc xuseen wad mahad santahay