Maxaad ka wadaa yaan la maseen illahey baa og ka fiican Abuurtey aniga ilaa akhira waxaan madaxweyen ka dhigi klaaha dhoodaan allaya raxmee ma adooreen siyad Bare oo aha a basaas asakri talyaaniga wagii xoreyda markii la xoroobeyn inoo mataley wadani isagoo inagu guurey
qabil ku dil ciil u dhimo maxad ogu didi haday xita ayaga ubadanyihin wa magac gumaysi somali galbeed loma yaqano ogaden state ba la dhaha ano dagoodi ah ba u ogal walal no ogaden no somali waxay hayan hadad oganlahayd sas mad dhahdeen😊
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤
Alle ha unaxariisto
Phoodaan I believe his is in heaven
ILaahoow u naxariiso mohamed siyad iyo c/hi macklin Ahmed dhoodaan
C/laahi macain dhoodaan ale hawnaxariistee waxaa uu haa abwanadii somaliyeed
Aaamin dhamaan allaha uwada naxariisto
Allaah janatul fardowsa ha ka waraabiyo
Illaahay ha u Naxariisto labadoodaba.
Allah ha u naxariisto abwaan dhoodaan lakiin haysku khaldin reserve area and ogadenia they are different you got to laearn before you tell others
Allaah ha u naxaristo
Ale hakuu naxariisto
Alaah ha u naxariisto janatul firdoowosana alaah ha ku casuumo
Allah unaxariisto amiiiin
Alle ha unaxariisto abwaan cabdulahi macalin axmad runtii markastoo aan dhagesto qiiro Ayaan la ilmeeya
Allha u naxariisto abwanka
Waad fiicnthu lkn music kadaaa wll
Alahaunaxariisto
Alle haku naxariisto
Alla ha u naxariisto c/hi ,dhoodan iyo mohamed siyaad bare naxariistii Jane illaahay ha siiyo
19974 that 17915 form 2023 and 180,00 year from in the future from 1975😂😂😂😂😂😂
Allow kuu naxariiso jecliyaa inan ku caweysimo gabayadisa
allh hakuunaxariisto❤❤❤❤❤
Amen
Allaah how naxariisto cabdilaahiacalin dhodaan
Alle hanaxariisto 2 doodaba
Taariikhdu way qaldantahay 😮😮😢1974 miyaad kawada
Aun abwaan dhodaan
DHOODAAN SOW MA AHEYN JAAJUUS ETHIOPIAN AH ...
Yaan lagaa dareemin adoo dilan baa dibnaha iyo afka qosol lagu dayaa
AUN abwaanku wuxuu ahaa JAAJUUS EITHOPIAN ah....
Waxii dhex marey runta ma ahan ee taariikhdaas waa la soo bandhigi doonaa wakhtigeeda.
Allaw ku naxariso amin
Dhoodaan wuxuu la saftey Mingustu iyo Eithopia isagoo Soomalia kala soo horjeestey gabayo uu isku bariyeelaayo isaga kuna dhaliilayo dhamaaan Soomaalidii gobonimadoonkooda ahayd iyo dowladdii Eithopia afka ciida u dartey.
Alaha unaxariisto labadaba ,Larkin yeynaan maseen
Maxaad ka wadaa yaan la maseen illahey baa og ka fiican Abuurtey aniga ilaa akhira waxaan madaxweyen ka dhigi klaaha dhoodaan allaya raxmee ma adooreen siyad Bare oo aha a basaas asakri talyaaniga wagii xoreyda markii la xoroobeyn inoo mataley wadani isagoo inagu guurey
Alaah ha unaxaristo
RIP 😢😢😢
War kala baro Ogadenia iyo Resrve area
Alaah haunaxariisto
Abwaanadda soomaslia xilgaa sirdoonka loo dirty oo majeerten ahaa ayaa dhibkan garnaqsi keeney HADANA WAY BILAABEEN
Haddii wuu warkaas uusan jirin! Fadlan soo dhandhig gabayo uu u tiriyey Mingistu iyo taliskiisii?????
❤
May Allah take to jano
Alla yarxamo labadoodaba
❤❤❤😊
Maxamed yuusuf axmed abwaanka umada soomaaliyeed oo jooga magaalada muqdsho soomaali gabeed Ayaan loobaahan Haye in aad ku haworth gashaan waxaad guul database keenteen marking aad tiraadiin ogaadeen oo aad qabiilka ka dhigteen
qabil ku dil ciil u dhimo maxad ogu didi haday xita ayaga ubadanyihin wa magac gumaysi somali galbeed loma yaqano ogaden state ba la dhaha ano dagoodi ah ba u ogal walal no ogaden no somali waxay hayan hadad oganlahayd sas mad dhahdeen😊
@@mohamudhirsi250mahadsanid
SIYAD BARRE .XOREYN UMA SOCONE HOWL KALE BUU WATA XAQIIQO
JAAJUUS ETHIOPIAN AHAA...
😅
Doodan
Qiima badan
Cali
xs
Alaah ha unaxaristo