amba sanadki hore bilabay marka hore dadka samalida ah u tag oo kabro 10 ilaa 20 cashar kadib hadad shaqyso xabad yar oo jabn gadhiya ibso dadka garanyso malin qof balanso marka dhag noqoto laba cshar ama afar ka ibso trafickskolan kadibna iyaga ku shegya xiliga imtixan gali karto ma adka lkn wax badan akhri guriga ama biblioteka wl inats kugu daray anigu
ASC macalin cashrku waa yara ee yarkodhi Inshalhu
Masha allah
Mansha allh
Allh ku barakeeyo
wall hada ayaan rabaa inaan ilaabo barashada baabuurka maxaad igula talineysaah insha allah
amba sanadki hore bilabay marka hore dadka samalida ah u tag oo kabro 10 ilaa 20 cashar kadib hadad shaqyso xabad yar oo jabn gadhiya ibso dadka garanyso malin qof balanso marka dhag noqoto laba cshar ama afar ka ibso trafickskolan kadibna iyaga ku shegya xiliga imtixan gali karto ma adka lkn wax badan akhri guriga ama biblioteka wl inats kugu daray anigu
Kalawarega baabuurta:Rundkjøring
waad mahadsantihiin diamaan duowaan baan dib u bilaabayaa casharada tseoriga zinsha allah La socod wanaagsan
Fadlan soobadi casharada calamadaha wadooyinka kusaabsan .
Mahadsand wllo
Mahadsanid macalin adun iyo aqiro Allah kulibaniyo
Sadiiq sxb waxaad samaysaa calaamadaha sifiican usharax sidii hadeeroo kale dhamaantood calaamadaha soo wada gali
Mahadsanid
NoSo badi wll thankz.
Noosobadi iyagoo live ah
körkort sidaan uga jaakirayay nafta iga dhacday lkn inaad aqoontaada badiso waa muhiim
Walaal waad dadaaleysaa mahadsanid lakin aan ku saxo 3:55 calaamadda dubbaha ah waa laguu ogol yahay mar walba oo mamnuuc ma ahan laakiin wadada ayaa kaasoo dhamaaneysa walaal.
Mahad sanid sxb haweygane nosoo dub insha allah
you is in Sweden or???
väg= way.
körning= driving.
Wll mano so badisid barnamijka
Week halmar xata no so dhig wll ado mahadsan
Mahadsanid