Wsc Etophia Allaha inaga qabto iyo Kenya weliba oo wadamadooda ha ku ekaadaano oo wadankeena ha nooga baxaano,waa hadd ay somalinimo jirto.Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
RAALLI AYAN KA NAHAY, IN MASAR AY BADDENNA ITOOBIYA NOOGA CELISO, MADAAMA CALI BALCAD U ITOOBIYA U TAGAY, IN UU QEYB KA MID AH, LACAGTI LAGU HESHIYAY ANKA U BIXIYO, ABEY AXMAD, AYA YIRI FEBRAUARY 2025 GOORTAD SAXIIXA DHAMEYSAN AYAAD MALAYINTI DOLLAR HELEYSAN.
Ciidankeena iyo shacabkena ayey itoobiya xasuqdey oo bii am ku garaacdey heshiiska ay sheegayan muxuu yahay wuxuu ku hayaa itoobiya itoobiya war naga aamusa ma dooneyno heshiis bad
Masar meel walba ayey martay oo wax walba isku dayday Biyo xireenka Itoobiya ay ka dhisatay Wabiga Niil Wax way ka qaban qeyday Maxay u tari karta Soomaaliya Dhibaato wax aan ahayn unkeeni mayso
Ankara Agreement between Somalia and Ethiopia it's Nul and Somalia people will never accept such agreement. We don't have territorial water for Ethiopia. Many countries have territorial water around Ethiopia, why Ethiopia prefer to get territorial water from Somalia? Haddii aysan Soomaali Maryooleey fekerin islamarkaana dooran si degdeg ah Hoggaan difaaca Dadka,Dalka iyo Diinta >>>>> Damaca Ethiopia wuxuuna noqon doonaa ay ku dooneyso iney xoog iyo Gardarro ku qaadato qayb ka mid ah Dhulka Soomaaliya Bad iyo Berri waana xaalad la mid noqon doonta sida KKKKKKK BOLIVIA IYO CHILE.
Waxaa cajiib ah in laga wadahadlayo arimaha gudaha dalkeena taas oo qalad ah oo waliba la leeyahay na faragaliya oo noo qabta gobol ka mid ah dalkayaga taas oo ah qiyaano qaran.
Failed soomalia italiya and soomaliland two countries different countries between borders afrika cadawga masar iyo soomalia waa shisheeye sheegasho masar iyo soomalia Failed
It's wise to be cautious if this man is around. He may invade your personal space with a camera, showing no regard for your privacy, and if you say anything to him, he might edit the video and claim that he was threatened.
Walaahi . Weyno . imaneysa . Masar
Wax . Kama . Bedeli kardo .
Welcomw . Masar
😘🇪🇬🤝🇸🇴🤝🇪🇷💪💪💪💪💪
Masar 2 Sacadood Dhexdood Ayay Burburinaysaa Etoopia Oo Dhan Maca Biya Xireenka Etoopia ❤
Wsc Etophia Allaha inaga qabto iyo Kenya weliba oo wadamadooda ha ku ekaadaano oo wadankeena ha nooga baxaano,waa hadd ay somalinimo jirto.Thanks
🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
AllahuAkbar guulguul
Etoopia iyo Kaba Qaadkeeda Xasan Shiikh Baa Kabaha la Dul Maray ❤
Uf Ankara wuu naqayaanay oo Naqasbay oo Nayasay Ordogan Guuuuuuuuuuuuul Masar Iyo Eritirea Ayaan Rabnaaa inshaa allaah Ethiopia Dhulka allaha lajaro Waa nadhibtee
Somaliland guul ❤❤❤itoobiya guul ❤❤❤❤itoobiya our brothers ❤❤well come cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar alaha haligo
😂😂😂Amxara
Amxaara Af Soomaali barati
Riyo beeena soomalia italiya halkayjoogtaa waa cadawga geeska
RAALLI AYAN KA NAHAY, IN MASAR AY BADDENNA ITOOBIYA NOOGA CELISO, MADAAMA CALI BALCAD U ITOOBIYA U TAGAY, IN UU QEYB KA MID AH, LACAGTI LAGU HESHIYAY ANKA U BIXIYO, ABEY AXMAD, AYA YIRI FEBRAUARY 2025 GOORTAD SAXIIXA DHAMEYSAN AYAAD MALAYINTI DOLLAR HELEYSAN.
Mataariikhi baa mise waa jab uu krenay xassn qabiid .
Siwacan u warran dalka dhibta uu xasan u geystay.
Amxaar injirle ha imaqashiin.
Hassan munaafuq waan ognahay sababta uu wadanka u xaraashayo oo badda u bixinayo, waa Ahmed madobe dartiis😂😂😂, wuxuu rabaa wax walba inuu sameeyo si uu Ahmed madobe ooga guulaysan lahaa, laakiin kama guulaysan karo wax walba uu sameeyo
War alqaadi gedo kama shaqayn karo
Kkkkk waana runtay ee meel ku qoro
Wax kasto ha leysu sheego waxaan hubaa in itoobiya aaney raali Ka noqon doonin inay aragto soomaaliya mid ah xooggan go'aanadeeda masiiriga ahna u madax bannaan
Soomaali waxaa yeeshey oo mulki u heley
Hasan Shiikh
Fiqi
Balcad
Shambalos
Maashaa allah
Meeye 4.5 ?
Xasan Shiikh ayaa isku fuuqsadey
Sirdoon-maa-war-murtiyeed-kasugee?
itoobiya labadii doqon way soo cayrisay sanbaloosh iyo cali balcad
ADIGA MAXAA RAYIGAADA UGU DARTAA?
Dowlada federalka warba iskama haayan hadaladoida waa is qilaafsan yahiin mar walbo.
Wasaaraddii dibedda somaliya maxaa iska horkeenay maxaa wasiirka loogu karbaashayaa basaaskan u shaqeeya itoobiya
HAKU DAGASLAMAAN XASANA FIRINBIGA AYUU QAABISHAN YAHAY
Ciidankeena iyo shacabkena ayey itoobiya xasuqdey oo bii am ku garaacdey heshiiska ay sheegayan muxuu yahay wuxuu ku hayaa itoobiya itoobiya war naga aamusa ma dooneyno heshiis bad
. 😊
Wadanka daciif ah oo aan fshamsanayn milgaha dawladnimada ayaa xukuma. Xukkumaddaan waxaa samaystay Imaaraadka oo qorshetsy inay Soomaaliya burburiyaan.
Kolay wax soomaaliya dan u ah kama ay wadahada hadleen waa un dano guracan iyo lugooyo qaranka soomaaliyeed.
Jaajuus aatahy axmarada u shaqeya
Masar meel walba ayey martay oo wax walba isku dayday Biyo xireenka Itoobiya ay ka dhisatay Wabiga Niil
Wax way ka qaban qeyday
Maxay u tari karta
Soomaaliya
Dhibaato wax aan ahayn unkeeni mayso
Dowladii somaliya xasan shiikh wuxuu ka dhigey naag laysku haysto war ninku siyaasad xumaa madaxweynuhu la hadlaba wax walba haa buu oranyaa hashiisna wow saxeexayaa war ninka wadanka halaga qabto 😅😅😅😅😅
Malaga bariy mese
Ankara Agreement between Somalia and Ethiopia it's Nul and Somalia people will never accept such agreement.
We don't have territorial water for Ethiopia.
Many countries have territorial water around Ethiopia, why Ethiopia prefer to get territorial water from Somalia?
Haddii aysan Soomaali Maryooleey fekerin islamarkaana dooran si degdeg ah Hoggaan difaaca Dadka,Dalka iyo Diinta >>>>> Damaca Ethiopia wuxuuna noqon doonaa ay ku dooneyso iney xoog iyo Gardarro ku qaadato qayb ka mid ah Dhulka Soomaaliya Bad iyo Berri waana xaalad la mid noqon doonta sida KKKKKKK BOLIVIA IYO CHILE.
Waxan wefdi somaliyeed maaha.laba nin oo isku reer ah oon cid kele wadan oo mudh mudh leh cidna ma metelaan aan xasan sh. Ahayn ceeb baana kaga dhacday addisababa
Waxaa cajiib ah in laga wadahadlayo arimaha gudaha dalkeena taas oo qalad ah oo waliba la leeyahay na faragaliya oo noo qabta gobol ka mid ah dalkayaga taas oo ah qiyaano qaran.
Saxan sheekh ma bixin karo bada soomaali shicibka ayaa ku kacaayo oo ka ogolaan doono inuu bixiyo bada
Barwaaqo Ethiopia nooma hayso ee idabdarateeda hanagala tagto injirlayda Amxaaarada wax badda la siinkaro ma jirto.
Doolow waa laba magaalo,wabiga Jubba ayaa kala qaybiya,labada dhinacbo waxaa degaan hal qabiil oo Mareexaan la dhaho,Doollow Samalia iyo Doolow addo,hal dad oo isku qabiil ah ayaa degaan dhibaatana uma baahnin.
Warbeentafhasfa ciidamad aad sheegeyeso eexasan argagixiso lamaaaminikaro gado ma aabihiisa iskalehe
Failed soomalia italiya and soomaliland two countries different countries between borders afrika cadawga masar iyo soomalia waa shisheeye sheegasho masar iyo soomalia Failed
It's wise to be cautious if this man is around. He may invade your personal space with a camera, showing no regard for your privacy, and if you say anything to him, he might edit the video and claim that he was threatened.
Marna dagaal huri mayno cidkasta waa keenaynaa itobia lama aamini karo
War beenta dadka ka daa
Magaalooyinka Gobalka Gedo ma waxaa loo gacan galinaya Alshaab
Beenlow bahane
Hadey.aqli.qabaan.kuwan.heshiiska.itobia.totally.heshiishka.ankara.dariishada.halaga.teuro.hala.raccording.eveterinary.iyo.masar.hala.raccording.sidaas.ayaan.leeyahay.itobiya.waa.la.soo.dirsaday.inay.qanatomy.dhulka.soomaaliya.siisana.isreal.iyo.maraykanka.ayaa.raba.inay.saldhig.iyo.deganaasho.ka.sameystaan.falastiin.wey.ka.soo.baxayaan.waqti.dhow.ilaa.2027.if.allah..wills.you.shall.see.result.goodluck
Uf Ankara wuu naqayaanay oo Naqasbay oo Nayasay Ordogan Guuuuuuuuuuuuul Masar Iyo Eritirea Ayaan Rabnaaa inshaa allaah Ethiopia Dhulka allaha lajaro Waa nadhibtee