Guriga miyaa hadana la iskugu soo galaa ? Wuxuu leeyahay bixi lacag xoog ah| Ar xamaraa aaa quus .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 122

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waa mash ruuc yaa rabbi

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa wax layaaba ah

  • @dahirjimale8978
    @dahirjimale8978 54 นาทีที่ผ่านมา +1

    Munasar yare khayr alaha ku siiyo dhibaatooyonka shacabka lagu hayo sidan uga hadal

  • @dahirjimale8978
    @dahirjimale8978 53 นาทีที่ผ่านมา

    Khayr alaha ku siiyo

  • @hanihersi9977
    @hanihersi9977 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    😂😂😂 waa dad waashaay oo dadka maskinta ah xakaariyay Ilahayow kaqabo umada kuwan dowlad mahane

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wa faasiqiinta kuwaan islaam ka alle haka qabto waxa la cuno aya lala yhy wlh wadan kaan wa wadan habaaran alle hanaga wado kan wadan ma ahan

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 53 นาทีที่ผ่านมา

      XASANOW KOLEEY ILAAHEY KA CABSAN MEYSID EE UMADDA DHIBKA KA DAA. GAAJO NIN KU KORAY MAR DAMBE YAAN MADAX LOO DOORAN. WAA DIGNIIN

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 49 นาทีที่ผ่านมา

      @@Yusufxasann sxb dad bdn naar wa sugeey iska daa madaxtimimadaan baas locararaayo dhiigana lagu daadinaayo lcg na lagu bixinaayo wa laga shalaydonaa taa na suubanaha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw aya ino shgy

  • @AhmondeJully
    @AhmondeJully 51 นาทีที่ผ่านมา +1

    Shaati waa kaa haayaa maanta

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasån dhiiqo dad vaa qabiil ku didaacaya ummda allaha ka qabto

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    War kuwaan islaamka alle haka qabto Imaan ka alle haka qabto dhmntood wa ahlu naar wa saaxibu maksin

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 57 นาทีที่ผ่านมา

    May Ee Suuliga lagu imaanaya adoo fadhiya

  • @xamzaxamza2606
    @xamzaxamza2606 10 นาทีที่ผ่านมา

    Waa baahanyahyn wa tuuga

  • @MaxamedCeenka
    @MaxamedCeenka ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Haye

  • @AyaanJaamac-c8e
    @AyaanJaamac-c8e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa tuug kuwn dawlad maah

  • @JamaDhabad-f7j
    @JamaDhabad-f7j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Aniga saakay way inoo imaadeen waana iska diiday waxas

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 10 นาทีที่ผ่านมา

    Yaaaah bisinka😢waaba yaab aduun😢

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhac caadi ah xasan baahane 😂nacalatullahi caleyk shacab nabad gelyo la aan ah oo waxee cunaan weysanaa lacag keen laleeyahay alla maxaa sun lacunay kuwaan umada rabi ha dhaafiyo fadlan kaca shacaboow oo madaxtooyada ugu gala xasan kalab

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doowlada wx walba lacag waan la yaabay naxariisa loo baahanyahay

  • @MohamedJaare-bc9kd
    @MohamedJaare-bc9kd 6 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkk waa yaab allow noo maciin

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Dhiiqo waa Tuug Munaafaq gaajeysan ilaahey ha u siyaadiyo Gaajadiisa

  • @UmuAsma-s4g
    @UmuAsma-s4g 39 นาทีที่ผ่านมา

    Ha isoo marina dheh

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Siyaasiyiinta Soomaaleed maba dhergaan miyaa ?

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WAA GOOF WADA MORYAAN AH

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhh sanaaaaa waleysku fadhiyaaa

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 39 นาทีที่ผ่านมา

    Maya waa caadi 10$ oo canshuur ah laki how sameystaano xafiis ay dadku kusoo hagaagaan hana la siiyo boonada si aan mar kale loo weydiin ❤

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Munasar waxaad rabto maad noo sheegee mar Askari gaan waa geesi Dowlada waa dadaashay maanta Boobka miyaad la yaaban tahay Dowladan waa tii ugu Xumeed ee soo Marta Somalia Xasan Madharge wax uu soo wado waa kaa yaabin doonaan wax badan ayaa kuu dhiman

  • @sirkaal
    @sirkaal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wallahi aniga kuwi gurigeyga soo garaaco madaxaan ka dhufana. $10 iska dhaaf ee 1000 Shinin Somali bixin maayo. Kuwaan waa tuug tuug dhaley.

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa socoweeynay aa orodno mamaqashay munasaroow

  • @AmiiraAbdi-r8h
    @AmiiraAbdi-r8h 10 นาทีที่ผ่านมา

    Wlh maquraacan qadana meel Kuma ogi

  • @cabdiwasaccabdulahi6935
    @cabdiwasaccabdulahi6935 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dawlada xasan shiiq waxaa ka fiican wagii hagaamiya koxeetka

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o ชั่วโมงที่ผ่านมา

      WALEEE BEENMADAN JOOGIN WAA MAXAAN CUNAA

  • @iimaanmaxamuud123iimaanmax7
    @iimaanmaxamuud123iimaanmax7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk.askari soo wareeray ayaan ku qoslay wlh hala dilo kuwaan wey washeen markaan kadib

  • @KadaraCables
    @KadaraCables ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qadar hala nabad galiyo mise madaxaa bajaa shuuba dhashee😊

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uf waxaan dowlad ma ahan illahaay hanaga qabto balaayo imaan daran leh

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qofba siduu wax ku dhacsan karo haku dhacsado illaaheyna waa la ilaaway illaahow umadaas masaakiinta ah adigey hiil kaa sugayaan

  • @SaSa-vh5fo
    @SaSa-vh5fo 29 นาทีที่ผ่านมา

    Shacabkasoomaaliyeed ayagaa dhibka raba hadayiskuduubanyihiin oorer hebal layska dhaafo ilaahay baryaansidan waydhaamilahaayen

  • @SafiyoAbdiRaage-i2s
    @SafiyoAbdiRaage-i2s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wayaab🙊🙉🙈

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaafto meshaas mey maree😃😃😃

  • @rifaax-t6q
    @rifaax-t6q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ani naagteyda uuraa leedahay midka caloosha kujiro mala iixisaabinee😂

  • @mahmudabdiali7877
    @mahmudabdiali7877 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha is raacdo diidayee ha is raamsatee daa waala jabay waala go'ay

  • @roodojimcale7518
    @roodojimcale7518 41 นาทีที่ผ่านมา

    Abti waba ganacsibadan

  • @FeysalNice
    @FeysalNice ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂

  • @IfraahMohamood-wj2vp
    @IfraahMohamood-wj2vp ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhh.illahay nama soo gaarsiiyo

  • @MaxamedXuseen-l4h
    @MaxamedXuseen-l4h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waayab

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tana ma noo dhined😂😂😂

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wadanka waxa ka taliyo kuwa aan yahuuda waxba aan dhaamin

  • @syo9329
    @syo9329 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasdun allaahho wanic malwakiil

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA TUUGO SHAQATAGA IYAAN HORENA 30 FAYADHOWREY WADEEN TUUG BAL INTEY ISKUDABASOCDAAN MAXISHOODAYAAL

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂xaranta qado kama qatane kuwan xaranta katarabil Ku qatan hhhh ama wiish😂😂😂😂😂😂

  • @asha4100
    @asha4100 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halkaan waa degmadee?

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan sheekh waaba kasoo darey guriga maa leysku soo galaa tan waali waa dhaaftey

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlahi hadey albaabka isoo garacan sujuuda ku dhufana hadaba marqati ka ahada

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaaladaan dowladnimo maaha waligeed waa leysdiiwaan galinjiray lacagna leyskama qaadijirin, haisoo aadina aniga waligiin haidiiwaan galinina ,lacag marna madhiibaayo waayo aniga baasaboor ayaan heystaa iyo id sidaasaanba kudiiwaan gareysanahay

  • @FIRAASFira-m7q
    @FIRAASFira-m7q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munasaroow Arintaan qosol qosol maahan Waa Arin Amniga Kusaabsan,😂😂😂

  • @Hooyoow
    @Hooyoow ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munasarow idhib isu yeel...akhyaar kudaawanaysa ee bashalka iyo qosolka nagadaa😮ardaatinaa

  • @imthehero76
    @imthehero76 55 นาทีที่ผ่านมา

    Munasar, ujeedka waa dadka masaakiinta eh ee ma ahan kuwa hubeysan.

  • @MohanAbdi-l7q
    @MohanAbdi-l7q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 somaliya

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DOWLADEY HAL QAADO IN AN TAALIJIRIN WAA SAAN

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa Ka Hadleysa hada

  • @Queenema-eo7wc
    @Queenema-eo7wc ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuugadana habeenki ay sheekadaan bilaabayan

  • @luuluemaxamed6326
    @luuluemaxamed6326 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaab waye wallhi 😂

  • @DaudHassan-t9p
    @DaudHassan-t9p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munasar mahamed walal macn bulshada qaar ayaa dhibsadi askari ku shihiid gacanta xaragada alshaab fadlan ha askari lugu magacaabo abuukar kaasi kuu baxay gacanta Alshaab ka saar dhamaan baraha bulshada ee kale dugan sida telegram iyo wax lamid ah

  • @FaadumiinaFaadumiina-y2u
    @FaadumiinaFaadumiina-y2u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abnigaa lagu sugaa

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o ชั่วโมงที่ผ่านมา

      AMNIGA AYAGAA CARQALAD KU AH

  • @FaadumiinaFaadumiina-y2u
    @FaadumiinaFaadumiina-y2u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxeey dhibee rufyaanoow

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hhh

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 55 นาทีที่ผ่านมา

    War sheekolamarawee kuwaanka waran dowladwaaye

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkiiba 10 dolar aa😱Qosaska 14 cunug u joogaan meeqa laga rabaa😂

  • @yoonisyare-tl9yx
    @yoonisyare-tl9yx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sxb saree kkkkkkk sxb wan ku qoslaya dad badan mshaka lagu dhufana sxb adban uqoslay walahi dowladi waywalatey kkkkk

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 41 นาทีที่ผ่านมา

    Dowlada malaha miyaa xaffiis iyo sharc kala dabeyn ku saleysan mise waa dowlad howtul hamag iyo hubanti la, aan ku shaqeysa sidan tuugada howshooda waaye dowladu hadeynan kala xisaabtamin tuugadan shacabka muqdisho hubkooda ha qaataan kii guriga uhu yimaadana cunaha xabad hoga gooyaan wallaahi ma dadkeynaa saan ku noolaa karo waaba jihaadkiyoo runa gurigaaga hakuugu yimaado xasan sheekh hadowna tuugadaan la ogeyn qaldka ay ku socdaan waa dowlada ma tuugaa dowlad sheega karta nacalaa ku taale

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidaan waa is dhicid qaawan 😂😂

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GARGURTE ILLAHEY DADKA HA KAQABO SUBX MA DHERGO MIYA HANFROWGA GORMA OG KA BAXA UUUUUUFFFFFF

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munasar xaalada caadi ma ahan hayeey dowlad kamajirte waxasoc😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅da dhac

  • @CabdiWahaab-h6z
    @CabdiWahaab-h6z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada shiidday dadkeeda ayeey shiidisaa shiidka shiidwaaye lkn shiidka qoriga haaysta ayaah kacabaaya shiidka sacabooleyda ah 😂😂😂😂😂

  • @yaxyemaxamed7878
    @yaxyemaxamed7878 53 นาทีที่ผ่านมา

    Anaga 120 dollar ma nalga raba hada 😂

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkk tan waaceeb debida ayaan joogaa waligay ma arag wax gurigayga wax soo garaaca iska dhaaf dalkeena

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aduun ka waa wada joognaa , Wax bilaa lacag lagu sameeyaa majiraan , 10 dlr waaba yarthy

  • @CadnaanCabdulahi-ki1uc
    @CadnaanCabdulahi-ki1uc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    OO HADDA ANIGA $120 MIYAA LA IGA RAPAA 12 KHOF AYAA NAHEE WALEE XAMAR KA TAGISEE LEEDAHAY BAADIYAA U SOCDAA YAA I RAACAAYO

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkkkk iska joog ha cararine wllkey.

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 23 นาทีที่ผ่านมา

    Waxas waxan yeeleeyno..maha ..
    .wan dagalameynaa ....awalaan kaamiro aguladilaayay...hadana ..saanaa...
    .halmarleedhimankaaraalee...

  • @samirr546
    @samirr546 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waqtigii kacaanka iyo tuuladaydii baan soo xasuustay bandow kadibna baadhasho
    Banaanka ku qabqabo gudahana ugu soo gal misjidka ugu gal dabataagnow qori uun tunka kaga hay!!!!!!

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SEY ISKU DAABA SOCDAN HITA MA XISHOONAYAN

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manooge and his local government are acting silly! Baladka shiid aa kajiro ma oga?

  • @ibrahiimabdi1019
    @ibrahiimabdi1019 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munasarow dolada makaso hor jeda se u hadle

  • @Cabdinasir178
    @Cabdinasir178 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tan dowlad mahan Wlhi tugo waye ilahey narta ha wada geye🥵

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 55 นาทีที่ผ่านมา

    Ree muqdisho waxa noqdan ajima cashurit ajimaka laga raba nabsiig farmajo sobaxa 😂😂😂 xasan sheekh kama xishun

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    10 ka ii tuur 😂😂😂😂

  • @cabdiwasaccabdulahi6935
    @cabdiwasaccabdulahi6935 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magac dawlad hadaan maqlo waxaa maskaxdeeda ku soo dhaceeso tuug iyo mooryaan is aruursaday oo umada dhici rabo

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sh tuug bye 😂

  • @selenafan786
    @selenafan786 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munasar firi aniga waxan deganahy cariga iyo ingariska london marka waa casimadi marka laga soo taga xafad walbo addrees am ciyiwan aniga muxuba haday dowlada ibahato combuter gele dadatay iyo dhalashay ayay baree dhagtey iga soi aqbanee marka maanta haday somalia tirokob samaysato Xamar waa kale furfurme dadka shaqo ay helayan dad combuter ayaan ayaa in ka cawin karo tiro kobka dunida waa ilbaxasantahay google waa uu ku sheyaa addrees hada hadan ku qoro mogdishu hodan uu ishegayaa ilbaxni iyo in aad bartan combuter ayaad uga baxahsan dhibatada

  • @xuseenyaawaayo3129
    @xuseenyaawaayo3129 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dad gaajeysan ayaa lacaglagarabaa waayaab xasan baaxane tugso bakaarahatag danbiilqado

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 33 นาทีที่ผ่านมา

    Qosolkii aduunka maxaa loola yaabayaa kuwan dadka boobaya dawladii ayaa budhcad shifto .ah malaha xad ay gadaan ayey rabaan waa masaakiin shacabkii somalidu meel ay joogaanba nin isagu dhargey ayaa ku joogsanaya

  • @SeeygaadeSaayaadde
    @SeeygaadeSaayaadde 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Illaahoow dowladnimo midan aan eheen noosahal

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dowlada ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada alshabab wadanka halo dhibo Afghanistan wakas dowlada noqotay anagana qarax ka nasano iyo shisheye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa tuug si casri ah kuwaan markaan arkay waxaa soo xasuustay kuwii cidaha albaabaha ugaraaci jiray oo nookaal meey dhihi jiray 😂

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munasatow wallaahi xaqa aad caddaynaysid. Oo kuwii culumada sheeganayey ee xamar joogey ka aamuseen ajri ayaad ka heleysaaye weligaa haka. Aammusin ee tooshka ku ifi tuugada. Is biirsatay.

  • @kingmohaan6537
    @kingmohaan6537 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arintan maku cusbo aduunka Wana wax la yaqaano dadka Wala diiwan galiyaa xuman ha noga dhigin munasar waxan bulshada ayey faaido u leedahy

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sheeg Hal dal oo aduunka kuyaalo oo dadkooda lacag lagu diwaan galiyo cadeyna so raaci Hadad thay kuwa umada masaakinta dhaceysana maalin baa dambeysa cadaalad Alle jirto

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@qalbidaryeele ID daganaanshaha aduunka badanaa 10 sano waye marka ugu horeysaa 20 dlr cml baa lagu sameeyaa qarashkaa baxayaa dhalinyaradaas diiwaan gelinta kashaqeyneysa bey kunaxeysaa iyo sameynta ID yada lkn somalia sharci iyo nidaam mayaqaanaan waxkasta faree in ey yihiin bey moodaan , wlh waxaa hubaa dad badan oo waxaa jira nidaamna diidan maalintey dan dag dag ahna qabsayaa 100 dlr laaluush in ey bixiyaan diyaar la ah hada ninkaa maanta 10 dlr diidan beri markey dani qabataa 100 dlr laaluush buu la ordayaa 😂

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@ibraahimmahamud5148 sxb Ada qalad Ka fahmay sharciyada calamkana si qaldan bad usharaxeysa sharciga daganaanshaha dowlada Aya bixisa xarun ayaana lo sameeya dadku Aay kadoontan si xor ah qiimahana qofka Wa lo shega iyo waxa laga Rabo kadib bu qofka sameystaa waliba hadu awoodo lkn reer xalayba laga yaaba Iney gaajo kuseexden sakana daba ushidneyn dowladi waaye lacag diwaan galina keena waa banaanki iyo qabuurihi waso dhameyne guryihii maxa kuharay🤣🤣🤣🤣

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@ibraahimmahamud5148 waxan filaya inaad qurbaha ado gurigaada jooga miyey dowlada kutiri keen lacagtii diwaan galinta mise ada xarunta Aadan oo jeebkada kawar haya aduunka tusaalaha Aad uso qadaneyso iyo mooryanta shaarka dowlada wadato sxb isma laha

  • @cabdifataxyasiinaxmed
    @cabdifataxyasiinaxmed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    nocaan sharciloqaata

  • @feysalshawelomaxamed6866
    @feysalshawelomaxamed6866 49 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkm

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa istaahishiin somali madow! Vivo Xassan garguurte waa raggeeda. Ha jiro ha joogo garguurte

    • @zahramohamed4883
      @zahramohamed4883 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂 tana ma noo dhinet

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😂😅😂😅😂😅😂😅 walee umadaan Markii iskuduubni laga waayey sidii ladoonaa late yeelanaayaa aduunyajoogoow maxaa aragti kuuyaal

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amaanka in la xaqiijiyo oo diiwan Galin la sameeyo ayaa kasoo horjeedaa alshabaab baa tahye

    • @mohamedabdimohamedabdi7910
      @mohamedabdimohamedabdi7910 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Caqligaaga gaaban ayaa ku hadashay hadaa dad diiwana galinee diiwaan gali dad nolol maalmeedkooda la dagaalamaaya maxaa lacak ku xiray

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@mohamedabdimohamedabdi7910 caqliga somalida waa kaas markey dan dag dag ah ku qabsataana qaab xaaraan ah iyo laaluush Wax kuraadi , maanta 10 dlr baad dood ka qabtaaye dan soo boota ah maalinkey ku qabsataa 10 dlr amey 100 dlr iyo kabadan kugu noqotaa 😂😂😂

    • @mohamedabdimohamedabdi7910
      @mohamedabdimohamedabdi7910 17 นาทีที่ผ่านมา

      @@ibraahimmahamud5148 adiga hadee 10 dollar kula yartahay dadbeey 5 maalin quudisaa dadne 20 maalin marka waxaad heesato dadka haku xakumin waa inaa la socotaa dadka tabartooda hadaa wax qabaneesidne koow dadka aad ku qasbeeso kaamiro hala xirto oo la dilaayo bal amarkaaga wee qaateenee difaac nolashooda kadib howl kale usoo gudub

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂canshur leyga qada 😂bis waye gobaha alshabab xukuman Ina dago waye mar danbe gari aan wato canshur ka qata ilmo yurub Ku Nol dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada 😂😂😂😂😂

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ameyba kuu roonthy canshuurta , shabaab Wax ey kuureebayaan malaha noo kala bar xoolahaaga bey kudhahayaan ar kajoog kista yar iska dhiib

  • @luuluemaxamed6326
    @luuluemaxamed6326 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂