Mansha allaah wiilka laa soo cunsaradeyey ee naftiisa laa soo cararaay uxuu yimi dalkiisi hooyo ee ka hadha dheh alle ha xafiido aamiin aamiin yaa raabii
Wa wiil da yar il adag aqiro samanka lagu jiro ba ugu wacan wiilkan muqdisho wa lagu xerey xildhibanada tugada ah ee ku jiro barlamanka somaliya ku jiro oo aad og tahay sidey ku galen barlaman xildhiban ku noqden tugo wa weyn ah bu laca 100 kun dolar u siiyey ba so dayey kuna yiri baxso lakiin waxa jiri sonto malin usan baxsan karin wa malinta qayaha sow mustaqbal ma rabo miya inu awkad dhalo barbariyo shacabka u ka dhacay lacagta mahan dad turufo ku nol iyo ben ben wa dad subaxdii saladda subax suuqa u kalaho shaqeystan qoraxda markey dhacdo gurigoda iyo carurtodii ku so noqdo murugo ayey kula noqden malintey wiilkan xeren haddana la sii dayey xildhiban qabiilnimo lakiin waxa jirto malin u san ku sii deyn karin xildhiban qabiled asagase u daran tahay koley
Waa tuug lacagtii uu dhacay isku difaacaya mar ee rey noqotaba jeel buu ku danbeeyn somalidu waxy tiraah daa lax nimaan qaadin kama daba ciydo lacata inta uu qarash gareeynayo xageebuu ka keenay ileen dhaxal aabihii mahee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
20 million marka la dhacayo qofkii laha miyuu dhintay hayaaaaaaaaaaaay somalida ruwayadeeda maalinba maalinta ka danbaysa beenta ayay xalashada iyo ceebaha binu adamka qofkaasi wiilkas noloshiisa ayuu ka masayray marka si uu ceeb ugu raadiyo ayuu doonaya lakiin ma oga in ilahay qofka qof ceebeya u balan qaday inu aduunka ka dhiman iyadoo isana ceebtaas oo kale hesho mooyee
ma magalada dhan buu lacag ka gurtay ila qof 20 million qof u dhiibaya ma jiree war amuurtan maxay ahayd wa iska sheeko caruureed hadaanu xamar odhan lacag ka guran ma fahmin umadan walaan
adeerkay walahay nin hawiye ah baa lacag badan ka dhacay dad tuuga meel walaba jooga 20 million qofka u dhiibaya wiilka yar ee dhashay 1997 ma walan yahay wax suura gala maha wax la rumaystona maha wa huuhaada la sheeego haba yaratee qof somalia 20 million haysta wa la og yahay wa dhowr qof kuwasna cidna kuma aaminaan yaa laha 20 million maxayse ahayd qofka u dhiibayaa mase qaadi kara 20 million qof qudha wa maya lacagta maxa banka lood higi wayay ma waxay ahayd lacag fowdo iyo xuman ku timi sheeko baralay weeye wax runa maha
Duqa hadalkaga micnihiisa dadka inta badan safiican uma fahmin ee (LOOGE) kistada hadad Ka duubatay barnaamijkisa kot uga bax waxba af kuma difaaci kartid hana keenin meshada ileyn hunguri waalan baa Ku wade wlh looge tug arintiisa biliceka adunka aya Ku jiro mar le somaliland haka so baxo
Shine iyo inta u sacaba tuntaa Alle ha unoqdaan oo ha gartaan waxa loo abuuray ee aduunkan ay u jogan ee ah inay Alle caabudaan lagana nabad galo af iyo adinba
WaR raganimo meelna kuumay soo marine ninka mar hadaad aflagaadaysay ooridiisa mxd sawirkeeda u soo dhigaysaa mesha war ninka xaaska meesha uga qaad ilayn hambalyo aroos ma dirayside😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠
waxaas waa boor isku qariis ee miyaa lacagtii og naga qaday xagowsa ka kena lacagtow ku raxeysaa tankali lacagtow qaboo hayarato hasa badnatee maqabyaa hortaa lacaag anigaa lac ku warajiyay wana laahay bal qaqligaada tujii ee sided uga dha dhecee warkaas nin xolihiisi midigtiisa ugu dhibaay
xoola islamit .mawaran ee uskaga hera asaga oo dhahayo somaliyey iigurmada marka aya lojawaba hadi xitaa aw shacbka ujawaabin alle ayaaa ujawaabi doono xaq islamet laguma taajiro ee inta lcg kaaqnthy alle haudacwooto
Ninku waxa uu sheegay in shikadiisi la xidhay guntiisa waa la gaadhi karaa fadeexadu ma fiicana waxa haboon hayadaha dhaqada ku lihi in accountkiisa la baadho yaan lala yaabin lacagta
Qofka somali ah ee shanta somali ka soo jeeda qabiilku doono ahaadee laguma haysan karo hanti somali laga soo dhacay badawtinimadu ma fiicna yaan la fadeexadayn inanka lacagahan saacado ayaa lagag sameeya inter netka cidii dacwad u qabtaa mackamadaha somaliland ha ka soo dacwayso
Adigana tuug afka loo buuxshay aya tahay waxna hanoso farisin cinwaankagana report weyen ee inta igu raacsan like isara ninkan amfiisharka eh wax tusa bal tuuga sidu udifaacayo arka wlh ninka cinwankan leh wa ciro wasaq afka lo buxshay
Mansha allaah wiilka laa soo cunsaradeyey ee naftiisa laa soo cararaay uxuu yimi dalkiisi hooyo ee ka hadha dheh alle ha xafiido aamiin aamiin yaa raabii
LACAGTU MAAHA LACAG UU SOO XADAY LKN SIYO KALE AYUU KUHELAY WAAYO HADUU XADAY OO AYTAHAY LACAG DADLEEYAHAY ISKU MUU AAMINEEN GAYIGA SOMALIDA
Horta lagtaas nina kuma
aaminaayo laakiin waxaa
Jiro shirkado samaysmay
Ayaamo dhaweed forx oodhacay dad maato iyo
Agoomo qaar aaday maalta
Qaar turkiya waana laqbtay qaar interbol ayaa kudaba jirta
Haduu kamidyahay wlhi ayaamo weeye wlhi aqoomo
Maato layiri waan idiin shaqeen
Lagalagoostay hawiye xoolahiisa madhumaan
Lllllaaaqaqqaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaallaallllaplllllaaaalalaaallaalaalaaaaaallqaalaqalaqqaaaaaaàplpqaaqui
Wilkan waa in la soo qabto lacagta uu bur burinayona laga gaaro reer sheikh isxaaq
Maxamed cawale Illhy cadawgaga ha Jepiyo
Wa wiil da yar il adag aqiro samanka lagu jiro ba ugu wacan wiilkan muqdisho wa lagu xerey xildhibanada tugada ah ee ku jiro barlamanka somaliya ku jiro oo aad og tahay sidey ku galen barlaman xildhiban ku noqden tugo wa weyn ah bu laca 100 kun dolar u siiyey ba so dayey kuna yiri baxso lakiin waxa jiri sonto malin usan baxsan karin wa malinta qayaha sow mustaqbal ma rabo miya inu awkad dhalo barbariyo shacabka u ka dhacay lacagta mahan dad turufo ku nol iyo ben ben wa dad subaxdii saladda subax suuqa u kalaho shaqeystan qoraxda markey dhacdo gurigoda iyo carurtodii ku so noqdo murugo ayey kula noqden malintey wiilkan xeren haddana la sii dayey xildhiban qabiilnimo lakiin waxa jirto malin u san ku sii deyn karin xildhiban qabiled asagase u daran tahay koley
Walaal waa ilmo yar ha laiska cafiyo wuxuu yayona halaga qaado oo halooceliyo dadka masaakiinta ah waxooda
Mahadsanid qaali
Alle haka sabata saaro
Waa wiil reer Somaliland abti uyihiine
Maa abtii ii zeedii kkkk
foor ganbis
Waa tuug lacagtii uu dhacay isku difaacaya mar ee rey noqotaba jeel buu ku danbeeyn somalidu waxy tiraah daa lax nimaan qaadin kama daba ciydo lacata inta uu qarash gareeynayo xageebuu ka keenay ileen dhaxal aabihii mahee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
20 million marka la dhacayo qofkii laha miyuu dhintay hayaaaaaaaaaaaay somalida ruwayadeeda maalinba maalinta ka danbaysa beenta ayay xalashada iyo ceebaha binu adamka qofkaasi wiilkas noloshiisa ayuu ka masayray marka si uu ceeb ugu raadiyo ayuu doonaya lakiin ma oga in ilahay qofka qof ceebeya u balan qaday inu aduunka ka dhiman iyadoo isana ceebtaas oo kale hesho mooyee
Waa run wal boqol doolar baaba lagu dhagaa
ma magalada dhan buu lacag ka gurtay ila qof 20 million qof u dhiibaya ma jiree war amuurtan maxay ahayd wa iska sheeko caruureed hadaanu xamar odhan lacag ka guran ma fahmin umadan walaan
20 million
adeerkay walahay nin hawiye ah baa lacag badan ka dhacay dad tuuga meel walaba jooga 20 million qofka u dhiibaya wiilka yar ee dhashay 1997 ma walan yahay wax suura gala maha wax la rumaystona maha wa huuhaada la sheeego haba yaratee qof somalia 20 million haysta wa la og yahay wa dhowr qof kuwasna cidna kuma aaminaan yaa laha 20 million maxayse ahayd qofka u dhiibayaa mase qaadi kara 20 million qof qudha wa maya lacagta maxa banka lood higi wayay ma waxay ahayd lacag fowdo iyo xuman ku timi sheeko baralay weeye wax runa maha
Waxa lacagta laga dhacay hal qof maaha hdii caalamka aad lasocotid runta waad fahmi karta xmr waxa kafuran sherkado loogu shaqeyo qaab forex ah dadka waxa loogu shekeye qofki 1000$ keensada bil kasta inu helayo 60% faaido ah 1000$ uugeystayna usii shaqeyneso waana run arintas sharkadaha forex dhan aya sidas ushaqeyan marka dad bdn reer muqdisho ah ayaa lacag dhigtay qaar baa dhiganayay lacago gaaraya 100kun oo dolar ah ninkan markay lcagtu badatay wuulasoo baxsaday marka manta ninkan dhahaya hadi su'asheyda kajawabtid abukaata iinoqone ayuu igu yiri waxan huba in lacag laaluush ah ninka soo siiye si uu ugu ceeb qariyo wuxuna ceebta uga daboolaa hadalada ugu macquulsan oo qofku wuu aqbala lis dhihi karo marka dad xoolahoda kamaqan ilaahay aya og dhibkooda haugefin adiga waa walaalahaga oo kle arintana fahan marka hore
Allha kabaqa Cayadu waa qalad Somlinimo yaan la mashegin wax aan lahubin waa qoladas iyo waa qoladas wax mahiin ee ahala kala xiishido
Magacaa hajito Geesi nool bad thy
Shiine waa tuug lacagtuu rabey ayuu ka waayey sidaasuu u caayayaa
Somalia kenya 60 million ayaa laga dhacay mafia ayaa dunida wareegeysa ee somaliland ha ka feejignaato tuugtan organisgaysan
War Lacagtii la soo dhacay maa wax lagaa siiyay mase tolnimaa ku waddo?
Waridaad tv waa waldantahay 4 qof oo aniga iladhalatay baa loge lacag kule qof ugu lacagta yare 4 tas qof labakun buu kuleyahay looge oo waliba lacag taas Canada baa logadhibay hadii asagu uu qatay amase aay garuubkale kuqabsadeen ilaahay baa og oo marqaatikaha midkaan wax ba lagaqarina waa asaga loogow waxaad Ogataa salaadi ka ansaxan oo soon ka ansaxan oo xadku ka ansaxan waxaad dhalaysaa tuug boqol qof hay kafarcanto waxay kunolanayaan tuugo malinta qayamaha adiga bay kusohor istagayan 🐺🐺🐺🐺
shiine culay waa qof xanuunsan oo iiman laa yaa dhegaysta kuwa dhegaystaa ayaaba ka walaan oo ilaaaway ilahay maxay ka dawaan shiine culay ma ilahay bay iska ilaaween beenaalee lama dhegaysto
Shiine Taaj ayaa looyaqaan iminka kkkkkkkk
anagaba wll key waxaa laga dhacay boqol iyo labaatan kun oo dllor ingirska ayaa lagaga shacay waxaa dhacay nin reer baydhabo ah soomaali balaayaa laga dhigay
u
23 way dhici kartaa
Barha bulshada waxan ka baranay qaabka ugu xun ee xaasidnimada ah waa waxa aynu uga hadhnay asaageen lama hub lacag kabanan inuu haysto iyo in kale
Tuug maaha wilku
bissmilaah
ilmo agoona lacagtoda iyo masakiin ow soo dhacay waa tuug naarta ku dhac
Waa sixiroow malaa aniga maa la idhaho lacagbaad dhacday
May wax dhici karaya maha qof inu xamar wax ka so dhacay burca la yimaada ninyari malaha xoolihisa isaga iska leh
Waxa laa abaro mahan
Duqa hadalkaga micnihiisa dadka inta badan safiican uma fahmin ee (LOOGE) kistada hadad Ka duubatay barnaamijkisa kot uga bax waxba af kuma difaaci kartid hana keenin meshada ileyn hunguri waalan baa Ku wade wlh looge tug arintiisa biliceka adunka aya Ku jiro mar le somaliland haka so baxo
Shine iyo inta u sacaba tuntaa Alle ha unoqdaan oo ha gartaan waxa loo abuuray ee aduunkan ay u jogan ee ah inay Alle caabudaan lagana nabad galo af iyo adinba
Faakhdaas igadaaye dir oo dhan vs dhulbahante war igasiin vf dhulbahante waa laangaab wase
Lacagtii dadka muu siiyo ilayn waaubaahanyihiin dadkii uu lacagtu kaqaatay meeye
In uu tuuk yahay idhihiisa ayey ka muuqataa hala qabto tuuga xoolaha islaamka xaday
Myaa
Walle benta somalida karkaarka ayey jabsatey
Wax dambe an idinka aaminneyno
Idinka iyo bbc da iyo v.oa da iskumidbaadtihin xaga benta
WaR raganimo meelna kuumay soo marine ninka mar hadaad aflagaadaysay ooridiisa mxd sawirkeeda u soo dhigaysaa mesha war ninka xaaska meesha uga qaad ilayn hambalyo aroos ma dirayside😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠
G
Wllikan muudhicin maftiisaabuu lasoobaxsaday shiime tuuk qadhaabte wala ogaaday iyo kuwabadan ookalle walee way qashifmeeh kuli inta siyaasadaa kasheekayso wuuuuuw
Xaqa aad naga qaadatay illaahay ha kaa soo bixiyo umadda ishoda Allah kaa soo bixyo
Masuul dad wax ku shegtay malahayaa wll is kadhaaf dadka yutubka kahadlayo
malintii laxiray waxan kamidahy dadkii ubanan baxaayay waxan modayay in lahandadaa lkn maheen in ladeeyo lkn waxan u arkaa dowladaa inay waxka cuntay masakinta malkoodi whydaa loo deyay
tuug waaye
Lacagtu maha suuragal inta uu intaasoo dhan oolacaga oo bili aadan leeyahay soxadi in uu yimado magalada burco ama meel somaliyi joogto qofkasta oodonaya in uu arinkan kafaloodo marka hore isagu hayskasoo qaado hadii uu lacagtan isagu gacanta kudhigi lahaa ilamaha in nin xoolo bili aadan haystaa in uu burco isaga daasho dashoon laha manaha wax qaliga saliimkaha gelaysa xaqiiqadana halio kuurgalo ayaan dhihilahaa ila waba inta lagu gafaya ninkaa somaliyeed iskaga oo herna uu u waraystay weriyaha maguciisa ladheho saxan galaydh ee kahowl gala magada hargaysa
waxaasi waa been
cadaan lacagta ayaa udhiibay
waxaas waa boor isku qariis ee miyaa lacagtii og naga qaday xagowsa ka kena lacagtow ku raxeysaa tankali lacagtow qaboo hayarato hasa badnatee maqabyaa hortaa lacaag anigaa lac ku warajiyay wana laahay bal qaqligaada tujii ee sided uga dha dhecee warkaas nin xolihiisi midigtiisa ugu dhibaay
WAA BEEN WAA LAGA BEEN SHEEGAY 2 SAWIRNA ISKU MID MAAHA SHIINE MUXUU BEENTA KU FALAYAA WIILKAN YAR YAAN SUMCADA LOOGA CAYAARIN
War maskiinka iskadaaya xamar iyada wada maafia ah maxaa laga dhaci
Maya,weeeye,aritaasi
Kkkkkkkk kisti aa wax lagaa siiyay
Horta marunbaa ma hubo
Warkaan laa kiin haduu ahaa
Forx waa jiraan dad noocaas
Maato ku soodhacay wlhi
Meelna lama gaarayo islaamo
Iyo agoomo maato xaqeeda meel kuma gaaraayo wayna
Kudilaayaan hawye haday beentahayna ilaahay baa ku
Illaalinaayo cadawga hakaaqabto
1
1
1
1
1
1
11
xoola islamit .mawaran ee uskaga hera asaga oo dhahayo somaliyey iigurmada marka aya lojawaba hadi xitaa aw shacbka ujawaabin alle ayaaa ujawaabi doono xaq islamet laguma taajiro ee inta lcg kaaqnthy alle haudacwooto
Inanka daya waxba musoo dhicinee.
Tuug
Kolay dhagarqabe dhulka u dhaqaaqa wixi jirayna ilaah baa og
Aniga caqligal ilama aha intoon lacag kasoo dhaco magaalo ama gobol kamida soomaliya inaan kunoolaado nolol raaxo badan
Ninku waxa uu sheegay in shikadiisi la xidhay guntiisa waa la gaadhi karaa fadeexadu ma fiicana waxa haboon hayadaha dhaqada ku lihi in accountkiisa la baadho yaan lala yaabin lacagta
Qofka somali ah ee shanta somali ka soo jeeda qabiilku doono ahaadee laguma haysan karo hanti somali laga soo dhacay badawtinimadu ma fiicna yaan la fadeexadayn inanka lacagahan saacado ayaa lagag sameeya inter netka cidii dacwad u qabtaa mackamadaha somaliland ha ka soo dacwayso
Muqdisho kakor intuutagin kakor maxuuheytey waa Canada inte tuug tuug yahay sawirkiisa
Tuugii miyaa laqabtay
Waa tuug
TUG AROOS GAALY LAA6YAAB
Kkkkkk
Nabka iyo beentuba waadeniyada lagurogmo
Adigana tuug afka loo buuxshay aya tahay waxna hanoso farisin cinwaankagana report weyen ee inta igu raacsan like isara ninkan amfiisharka eh wax tusa bal tuuga sidu udifaacayo arka wlh ninka cinwankan leh wa ciro wasaq afka lo buxshay
Shiine culay waa tuug kasoo hadal waridada
Kolay daalinka loomagargaaro
FOREX Exchange, weyaan lacag uu shaqeystey Somali Badan ayaa kujirta Africa iyo Caalamkakaleba. Lacago badana Sameeya. Pitcoine, Money shareing Sel and Bayer.noocyo badan Shirkadobadan. Bananbadan Ayaa iminka jira. Very Easy.And Riski. Intaba kafilo. Khasaare lose iyo faaidoba.
Waa,been,cad
Waar beenta kadaaya waa shaqaystay ninkuye
Cudur an la aqon kuugu dhac mana dhashid mana dhiiqdiid xaqeena alaha kaa soo saaro sida ugugudud
tuug waliba doodaya oo leh khalad ma lihii
adaaba tuuga hadaadninkaa difaaceeyso
Waar tuug ayaa tahay sawriga waraadada tvga 😂😂😂😂😂fake wararaada tvga maha
tuug weynaday
Asc
kkkkkkkkkkkkk waxan maqli jiray nimaan yabiin aa waa yaba yidhaa waxaa kalon waqlay waxaa beer gashay yadaaso ama kashiinto markaas aa ninkii beerta lahay subaxdii ka bixi magay markaas eey filaygadii kusoo turtuurtay aseey uga saartay beertii markas og gadaal intow usoo egay ku dhahay ninka beerta islameed galaybaa waa ani hadaa waxan layabanahy waxa ladhacay baa waaa asiga markan aqriyo kumantiga waxan is waydiyaa tolow mowsan lacagta aheeyn ninkaad udhibatay sidaa loo difaacaa somaliyay warhooy alle u labta yaan akhdaro leesku garaab siin
Ninka lacagoo kusiiyay miyah tuugyohow dadkiina dabagal aan sameyna dhaho waxan idinku nacay caloshiina idin daran dad dhan intaaso million laga dhacay aya adinka nila siina waxan 10,000 gaarenin markaase waxad kudifaacesin hadalada ugu macquulsan ee aad soo qorotaan kasoo fikirtaan marka malaga yaabo aniga caqligeyga inu bedelo qof noociino kle ah midka runta shegayo xita hdey been ilanoqoto waa iibeen tuugo dhanba nin difaacaya hdii 100$ xday xita asne waa tuug kle
Shiine culay waa tuug tuug dhalay
Waar hadalka iska hagaaji bal horta
adiga meeqo ayuu ku siiyey in aad been baahisid
Maasha allaah