Shariif & A/Rahman A Sh Oo 1994 Muqdisho Soo Galeen Oo High School Diploma Wadan Aa Raba Inee La Taliiyaan Daxureeye Birmade Professor Hassan Sh Oo P H D Holder Ah Waa Aduunyo Gadoon
Waxaan la yaabanahay dadkan doonaya inay mustaqbalka ay noqdaan madaxdii Soomaaliya, lakiin marka ay maqlaan doorasho qof iyo cod waxaad moodaa in uu dhulka la go'ay. Waa in ay madaxa geliyaan in aan dib loo laabanayn, Soomaaliya waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed ee u codeynaaya qofkii u qalma in uu dalka maamulo. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Illahay ha isku diro hawiyo oo haku noqoto green line hore u jirey 1991,waayo waxa ka soo baxay dambiyadii ay galeen dadkii somaliyeed ee xamar ku nool,kuwo ay xoolahoogii dhacey iyo dad badana dileen.
Into Hawiye ku ciilay welika saas bo ku ciilaya adeer dalkan Hawiye leh yeman iskaga laabta xoolihi aad ka qali jirten iskaga qala dalkan woo hagagay no tuugsi danbo by
Markasta oo la sameeyo xubno barlamaan oo matala umada somaliyeed ay noqdaan kuwo calool u shaqeystayaal ah noloshoodu noqoto laaluush qaad.nasiib daro ayaa ku dhacdey shacabkii soomaliyeed.
😮SOOMAALIDU IYADA AYAA LUGAHA IS HAYSA WAYNU OGNAHAY WAXA FCN EE UU QABTAY WAXA KALIYA EE KASOO HOR JEEDAA WAA DAD DANTOODA KA WAAYAY OO KU QADHAABANAAYA MAGAC QABIIL OO MADAX SHEEGANAAYA OO DAN SHISHEEYE WADA SIDA SH SHARIF FARMAJO M MADOOBE C CABDI SHAKUR IYO DANI OO HORUMARKA DALKA CANCER KU AH TALAABO KASTA OO LA QAADANA KASOO HOR JEESTA
Waw Caawa Waa Qofkii 2 aad. Aad baan idiin slmay dhmn. HBN tv shaqaalahooda kala duwan
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Shariif & A/Rahman A Sh Oo 1994 Muqdisho Soo Galeen Oo High School Diploma Wadan Aa Raba Inee La Taliiyaan Daxureeye Birmade Professor Hassan Sh Oo P H D Holder Ah Waa Aduunyo Gadoon
(Kala Fadhi Maahane) Waa (Kalfadhi).
Waxaan la yaabanahay dadkan doonaya inay mustaqbalka ay noqdaan madaxdii Soomaaliya, lakiin marka ay maqlaan doorasho qof iyo cod waxaad moodaa in uu dhulka la go'ay.
Waa in ay madaxa geliyaan in aan dib loo laabanayn, Soomaaliya waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed ee u codeynaaya qofkii u qalma in uu dalka maamulo. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasan gurguurte waxii madax weyne famaajo ka diiday buu ma samsyn karo
Waa dulimigii ooo qof ah mxuu shalhy udidaaana qof iyo cod mamantuuy xalaalnoqday
Axmed badobe iyo Danny wakansar kuyaala somaaliya marabaan horay socod e waxay rabaan dibusocod muca
Ahmad modowe iyo dani oo jogo somali nabad noqon meyso kuwas baa cansar kuah umada somaliyed
Waa kuwii shaley xaqdarada ku heshiiyeen,markas xasan xabaalcune waa abaalkii,dhamaantii waxa ku soo baxay nasabkii at ka galeen farmaajo.
Illahay ha isku diro hawiyo oo haku noqoto green line hore u jirey 1991,waayo waxa ka soo baxay dambiyadii ay galeen dadkii somaliyeed ee xamar ku nool,kuwo ay xoolahoogii dhacey iyo dad badana dileen.
HAWEYE WAA QARAN ALLE AWOOD SIIYEY EE KANAXOW NAFTA WAA
Into Hawiye ku ciilay welika saas bo ku ciilaya adeer dalkan Hawiye leh yeman iskaga laabta xoolihi aad ka qali jirten iskaga qala dalkan woo hagagay no tuugsi danbo by
Ok
ARAGTIDEYDA ANSIXINTA Q.&.C.
WAA (AF WAKOO MAY LAKA AAMEE)
ILLAA B.CAALAMKA MAQUUNISO MAAHEE SIYAASIINTA SOMALIDA IS AFGARAD WAA KA XAARAAN
SOOMAALIYANA XAMAR I NAWAAXIGEEDA MA AHEE
ARMEEY RIWAAYAD NOQOTAA Q.&.C. ANSXSKEEDA.
Dowladu waa ineey Arkakisada Suudka xiran kadaqalusdaa
Waxaan ahayn dagaal iyo 1991 ayaa loo labanaa an ahayn mahayaan
Uf,uf kani waxba ma aha.
Markasta oo la sameeyo xubno barlamaan oo matala umada somaliyeed ay noqdaan kuwo calool u shaqeystayaal ah noloshoodu noqoto laaluush qaad.nasiib daro ayaa ku dhacdey shacabkii soomaliyeed.
SOOMAALIDA HOGAAMIYE KOOXEED BAA WELI KA JIRA XASAN WAA NIN GEESI AH DADKII DOORTAY OO UU KA MID YAHAY DANI II AXMED MADOOBE
Waxay ramaan ba soconaya why ayaga loodoortey looma dhama horey asagen noga reebta.
Dadkaga dhinackarac yaadan lumine dhinackarac
Maxeer cusubay samaynkaraan kii somaliland uunbay soo koobiyaynayaan siday xeerar horeba boogaga dayan jireene haba nakoobiyeeyeen ee markay qoraan mahirgelinayaan
😮SOOMAALIDU IYADA AYAA LUGAHA IS HAYSA WAYNU OGNAHAY WAXA FCN EE UU QABTAY WAXA KALIYA EE KASOO HOR JEEDAA WAA DAD DANTOODA KA WAAYAY OO KU QADHAABANAAYA MAGAC QABIIL OO MADAX SHEEGANAAYA OO DAN SHISHEEYE WADA SIDA SH SHARIF FARMAJO M MADOOBE
C CABDI SHAKUR IYO DANI OO HORUMARKA DALKA CANCER KU AH TALAABO KASTA OO LA QAADANA KASOO HOR JEESTA
Inaad tidhaahdo somaliland ayaa lagaga dhawaaqay baroordiiq waa bahdil ceeb ku ah af somaliga iyo muslimka meel wal ba oo ay joogaan waana dambi adiga kuu gaar ah waayo maanu maqal baroor diiq.... se waxaanu ma qalnay fasax iyo qaban qaabo somaliland ka dhacaysa aaska awgii