Xaggee jiraa Ciidankii dalka lagu dagaalamayo ee Lubnaan "XOG AAN LAGAAGA SHEEGIN"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @muusadanbele3565
    @muusadanbele3565 หลายเดือนก่อน +8

    Kusaliya Nabigena Mohamed swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc ❤❤❤❤❤

  • @BaraarujiyeMedia
    @BaraarujiyeMedia หลายเดือนก่อน +2

    Waa xogahay saxaafada Soomaalidu ka aradantahay mahadsanidiin wllo

  • @AliRamos-k9z
    @AliRamos-k9z หลายเดือนก่อน

    Macha Allah my brather from Djibouti

  • @Junanilll
    @Junanilll หลายเดือนก่อน +4

    Ciidanka lubnaan iyo kuwa Somalia wa isku mid oo xaqiiq ah.

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p หลายเดือนก่อน +1

      .. unukaaleh somaliya ciidan malaha ciidan keedu waa macawislee

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78 หลายเดือนก่อน +5

    Waa sida somalia cml😂 reer galbeed yaa ummad lo gooyey

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 หลายเดือนก่อน +1

    Lubnaan iyo Somalia waa isku mid xaqiiq 😎

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 หลายเดือนก่อน

      Isku mid Mahan kuweena waa dagalamaan

  • @SheekhAxmednur
    @SheekhAxmednur หลายเดือนก่อน +1

    ليس سنه ولادينا تأييد اليهود والنصارى اللهم أرنا الحق حقا

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sida kuweena ee aan loogu tala galin in ey Itoobiya iska dhiciyaan

  • @MaanHersi
    @MaanHersi หลายเดือนก่อน +2

    Wlhy somaliya saas Ku socoda
    Ciidan shisheeye Ku dhisay Dal kuma difaacayo
    Anagana Itoobiya baa Ciidan Noo tababarta iyago Cadowgena Kowaad ah rabana dhulkena iyo Badena 😂

  • @SakiHashi
    @SakiHashi หลายเดือนก่อน

    Waa lagu talagalay wana sida loogu wado somalia

  • @GureeysaladGureeysalad
    @GureeysaladGureeysalad หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 หลายเดือนก่อน

    War kuwaas anagaa ka fiican

  • @ahmedyussuf8029
    @ahmedyussuf8029 หลายเดือนก่อน

    Morning ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน +1

    Waa max miyad ay leeyihiin reer galbeedku madaxda iyo ciidanka lubnaan ba,waayo qofka qarankiisa u ah ciidan ama askari calaamada wadankaas ah oo qaadanaya cashuurta dadkaas uu dagaalami lahaa,lkn waa ciidan ay biilan reer galbeedku waana sida soomaliya oo kle meel kle haka raadin,waa la haystayaal.

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaas ciidan maahan waa max miyad ujooga america iyo fransiiska

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne หลายเดือนก่อน +1

    Wasax wlhi dhowr maraa iswediyay sxp

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 หลายเดือนก่อน +1

    waligiiba madifaacin hubna maba haystaan

  • @AbshirMohamudmaxamed
    @AbshirMohamudmaxamed หลายเดือนก่อน +2

    Wa ciidan logu talagalay inanay yahud la dagalin

  • @MohamedHassan-yw1fy
    @MohamedHassan-yw1fy หลายเดือนก่อน +2

    Ciidan mushaarkiisa dibada laga bixiyo ha ka sugin inuu dal difaaco

  • @MucaadE
    @MucaadE หลายเดือนก่อน +1

    Waa suni dee Suni waa dad aan munaafaqad lahayn!

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 หลายเดือนก่อน

    Waa yaab waxaas miyaa dowlad ah

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal หลายเดือนก่อน

      Oo teennuba waa lamide maxaad ula yaabey

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    IIRAAN, SUURIYA IYO XB KAMA SOO HORJERDAAN IN LUBNAAN YEELATO CIIDAN XOOGAN.!!!

  • @SugeAle
    @SugeAle หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa saas Ka dhigay waa reer galbeed iyo iiraan oo ugu talagashay in aysan Awood yeelan ciidankaas

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid หลายเดือนก่อน

    Guul.iyo.gobanimo.hanalagu.saliyo.nabiga.scw.scwscw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @AdanYusufAli
    @AdanYusufAli หลายเดือนก่อน +2

    MAHADSANIDIIN

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 หลายเดือนก่อน

    Oo lubnaan ciidanba malaha show

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 หลายเดือนก่อน

    “Kooxaha islaamiyiinta” yacni maxaad ka wadaa?

  • @Somfox1
    @Somfox1 หลายเดือนก่อน +1

    SUAAL...Markasta Diyaarado iyo Drones baa Lubnaan dhibabaya, Dalku miyaanu Lahayn Gantaalada Lidka Diyaaradaha?

  • @aadan_cabdirisaaq-saalax
    @aadan_cabdirisaaq-saalax หลายเดือนก่อน

    Waa kuweenoo kale

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka lubnaan wuxuu jiraa
    Xaga uu ciidankii carabtu
    Jiro wataa jawaabta ugu
    Fudud waayo ??
    Wxn aragnaa marwalba in
    Shacabka carabta oo sidii
    Ladoono loo laynayo iyago
    Waliba lagu xadgud bayo
    Mana aragno wx ciidan
    Carbeed oo difaacaya Shacabka iyo maatida ?????

  • @HassanNoor-o1b
    @HassanNoor-o1b หลายเดือนก่อน

    Away anti air caf messols

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 หลายเดือนก่อน

    Al-xariiri markii meesha laga tuuray ayaa rajadii dhuntay

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y หลายเดือนก่อน

    Xaalaga hadlaa hee

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    FADLAN GEYLAN JOOJI KALMADAHA SHIICO IYO SUNNI..!!!

  • @CraxamanAbuukar
    @CraxamanAbuukar หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya ayaa ayaa sidaas ah itobiya tolowo dawlada ma dafaaci kartaaa

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 หลายเดือนก่อน

    Warbixintan waa mid loo baahnaa dad badana is waydiinayay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Maumalaynaysaa inuusocdo qorshelubnan israiil logugacangalinayo koxdashiicadana suriya logueryayo siloohelo dawladfalastin? Madama dadkeduyaryahay suniyiintana wixikuqancamahine waxakale dalalka suniga loqaybiyo masixiyiintuna waybaraban sidas kadibyuhuudu suuriya dhulcusub kagadarsankarta golan iyo dhanka xeebtaba?

  • @SacadAxmed-f5j
    @SacadAxmed-f5j หลายเดือนก่อน

    Yuhuudi makala taqaan Zuni iyo shiico islaamoo dhana isku sibay ula dagaalamaysaa markaa shiico iyadaa wax iska celinaysa ee lama hayo suni wax iska celiya dadal badan oo bariga dhexe ku yaala way haystaan ciidamo tiro oo kuwa lumnaanoo kale ah waase magac keliya cida ay udagaalamayaan waa xamaas iyo shucuubta qasa waanay ku mahadsan yihiin Zuniga lumnaana ha hoostagaan xisbulaah haday rabaan inay sii noolaadaan Hana ka Amar qaataan

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 หลายเดือนก่อน

    Lubnaan iyo israaiil shacab ahaan waxba ma kala duwana oo waxad arkaysaa lubnaaniyiin yuhuuda taageeraya

  • @Mohedfanah
    @Mohedfanah หลายเดือนก่อน

    Sunigu ma haystaan hub tayo leh.

  • @AmaalAden-d6t
    @AmaalAden-d6t หลายเดือนก่อน

    Ka hore dalkan siduu dhisnaaa sami ahaan

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤