Hooyadaa Nin Ma Uguurin laheyd? ama Aabbahaga Xaas Ma Uguurin Laheyd ? DoodWadaag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • #arimaheena #team27 #doodwadaag
    Halkaan ka iibso ArimaHeena Merch t.ly/AIFK
    My Social Media Accounts
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    991,610 subscribers

ความคิดเห็น • 813

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 ปีที่แล้ว +170

    Dooda waxaa ku soo darta Fawziya Dimple she’s very intelligent girl mash allh

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +208

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤💕❤

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 ปีที่แล้ว +67

    Koko iyo fowsiyo dooda ku soo dar wllow ayagaa ku wacan dood dhinaceeda nooso badina dooda waa ku haysanaaye inta rabta ismuujiya komo iyo fowsiya❤😂😊

  • @mohamedbaarud5054
    @mohamedbaarud5054 ปีที่แล้ว +24

    Iamk hala ilaaliyo waa wiil qalbi wanaagsan ma tihid madi ee soomali oo dhan ayaa wallaalahaa ah we love u iamk❤❤❤❤❤

  • @xamdiomar7356
    @xamdiomar7356 ปีที่แล้ว +15

    Hooyadey iyo aabe heey ana isku keenay allaha kasokow muda badan ayana ka shaqeyay alx wan gu guulestay mudo markey hooyo isla joogena aabe gabar yar ayan guursana kawaran ayu idhahay waxana dhahay guurso balse hooyadeey ii ilaali aabo wax walbey kudhadana ugu dul qaado abahay iya hoyadeyna wan isku heesta alx🤲

  • @nafizaadan6668
    @nafizaadan6668 ปีที่แล้ว +64

    IMK When he said he was not born with a siblings, I was saddened😢😢😢

    • @dania647
      @dania647 ปีที่แล้ว +1

      Miskiin😢😢

    • @nadiiracarab8030
      @nadiiracarab8030 ปีที่แล้ว +2

      Anigaba waa murugoodey marku yiri keli baan ahey waa inuu horey u guursadaa si uusan madi u dhiman

    • @asmaadan
      @asmaadan ปีที่แล้ว +2

      @@nadiiracarab8030 Hooyadii Waa Ay Fcnthy Waa Maamo Aad U Wanagsan Oo Furfuran Cimri Dheer Iyo Caafimaad Alle Ha Siiye

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +76

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @aaminaabukar8714
    @aaminaabukar8714 ปีที่แล้ว +34

    Koko and Faisa ayaa ku wngsan dhankaa iyo dooda Arimaheena❤

  • @engabdikariimcaawiye
    @engabdikariimcaawiye ปีที่แล้ว +54

    Bismillah, haddii aan ra'yigeyga ka dhiibto arintaan waxaan dhihi lahaa;
    Horta Hooyo & Aabe waxa ay isku fureen oo cilad ah ayaga ayaa og, isku soo laabasho waa calaf kale ama ayaga ayaa go'aamin karo in ay mar kale chance Isa siiyaan, aniga waxaan ahay ubad ay dhaleen, talo keliya ayey igu leeyihiin.
    2-duba waan u guurin lahaa qofkii rabo in uu guursado waana ku garab istaagi lahaa.

    • @nasteexacumarnasteexacumar5799
      @nasteexacumarnasteexacumar5799 ปีที่แล้ว +2

      Waa sax muhiimada waa waalidka farxadiisa dad ayaga is xalin waayay ubad ma xalin karo dadkaan waree wadaan siiba zamuu iyo ceyda

    • @engabdikariimcaawiye
      @engabdikariimcaawiye ปีที่แล้ว

      @@nasteexacumarnasteexacumar5799 Aad iyo aad walaashey

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid ปีที่แล้ว +31

    Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +92

    inta kahesha muuqaalad dooda sida kan oo kle salaama 👋😂❤ 1m coming Soon legend

  • @abdallahassan7845
    @abdallahassan7845 ปีที่แล้ว +117

    Bro seriously the gurl in the middle took seriously the debate, whenever she snaps the microphone speaks a meaningful and well thought opinions . Spot on wow 😯 ❤

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 ปีที่แล้ว +15

      Horta afsomali kuhadal muuqaalka aad commnetiga kabixinayso waa muuqaal somali ah marka english micno malahan

    • @ahlusunnahtv5504
      @ahlusunnahtv5504 ปีที่แล้ว +6

      Afsomali inaa ku hadasho maxaa uga xishoo somali baa tahay bee

    • @Mame.1999
      @Mame.1999 ปีที่แล้ว +14

      What if he don’t know how to write somali 😂😂😂

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 ปีที่แล้ว +4

      @@Mame.1999 adi asaa maa uhadlee marka waad aqrin kartaa laakin maqori karto miyaa yaab😄😄

    • @shacabkafariid1827
      @shacabkafariid1827 ปีที่แล้ว +3

      @@Mame.1999even you write somali 😂😂😂😂

  • @hamsaahmed2953
    @hamsaahmed2953 ปีที่แล้ว +212

    I am indian 🇮🇳 ilove somali people war somali ban ahay lovta hayla agmarin😅😅

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 ปีที่แล้ว +17

    Imk😢😢😢😢anagaa walaal kuu ah ❤❤❤qalbiga walaalken ilaaliya

  • @Esco-or7if
    @Esco-or7if ปีที่แล้ว +17

    Sorry😢Brother Anaga Dan Garabkaaga ah somali Dan Wll Ku ah I,a❤

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 ปีที่แล้ว +156

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu ปีที่แล้ว +15

    Amiira aafikrad saxsan wakuracsanahay wax saxsan ekuhadashay amiira 😊😊😊

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 ปีที่แล้ว +59

    Coming soon 1M Big legens arimaheena ❤️🎊👑

    • @xeydargarweyne4076
      @xeydargarweyne4076 ปีที่แล้ว

      Amiiro qurux bonti adag ayee ka hadashay saadaxdi dalqad ayaa baa dhamatay markas maxa xaalka uu noqonayaa part 3 Arimaheena please wan ka su geyna

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc ปีที่แล้ว +11

    Sorry Ayemkey waka xumahay Aboowe farintey hada aragdo iso jawab Aboowe in wllkey noqodo aya jaclahay ma inoqone Aboowe ❤❤❤

  • @Xati-ve3tg
    @Xati-ve3tg ปีที่แล้ว +63

    If mom and dad live in toxic relationship then its better if they go their seperate ways and both will be okay if they marry someone they are happy with.

    • @j.m.m1291
      @j.m.m1291 ปีที่แล้ว +2

      Baahida aad uqabto inaad af kale ku hadasho muxuu yahay muqalka waa afkaaga xita dadka commentiga aad soo qortey aqrin dona waa somli marka afkaaga hoyo kuhadal

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 ปีที่แล้ว +1

      Wxa thy wasaq luqadisa ka fanayo teda kle muqalka qof somali aya leh ma ogid miya orod melaha ajanibta ku qor English kan qashinka ah

    • @surmi451
      @surmi451 ปีที่แล้ว +2

      Maxaa adinka idin walaayo wuxuu rabo ayuu qoraya ma video ga ayaa leedihiin marka xaganesiin umada kadhamaada dadka 😏

  • @Abdifatah773
    @Abdifatah773 ปีที่แล้ว +29

    ARIMEHENA BARNAMUJKA DOOD WADAAG WAAN KU HYSANAA PRO AOO BADI
    KEEP GOING PRO WE LOVE YOU PRO😊

  • @3li4853
    @3li4853 ปีที่แล้ว +30

    Hooyo iyo aabo both they deserve to be happy, so I’m doing whatever makes them happy 💯

  • @himilo101
    @himilo101 ปีที่แล้ว +16

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @safaamohamed6953
    @safaamohamed6953 ปีที่แล้ว +8

    Ani fikiradeyda Hooyo ama aabo marka hore waxan ka talin lahaa inay dib unoqo famliy dhamays Tiran hadii TaaS suuro geli Karin markas labadoda qofkii jeclada waa u deyn lahaa dookhooda ama farxadooda waana ku taageeri lahaa 100%

  • @lakifarxan
    @lakifarxan ปีที่แล้ว +4

    Kusali nabigena muxamedصلى الله عليه وسلم

  • @zachary_haji
    @zachary_haji ปีที่แล้ว +11

    Arimahena mahadsanid my bro sida aad baaqeena u aqbashay . mowducyo xasaasi ah ayad intaba ka hadasha .
    Adban ula dhacay mowducan

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss ปีที่แล้ว +32

    Hooyo iyo aabo hadeey noolyhiin waxaan dhihi lahaay iska joogo qofna yoowna guursan hadii aad guur damacdaana isku soo laabta adinka Lee is guursada Mar 2labaad insha allah

    • @ziham_ayanle
      @ziham_ayanle ปีที่แล้ว +1

      Isku fikir ban nahay

    • @nasteexacumarnasteexacumar5799
      @nasteexacumarnasteexacumar5799 ปีที่แล้ว

      Hadey kaa diidaan iney joogaan kwrn O ay rabaan iney guursadaan adigana aad ka baqeyso abe iyo hooyo inaa dhexgasho

    • @nasteexacumarnasteexacumar5799
      @nasteexacumarnasteexacumar5799 ปีที่แล้ว

      Caruur waxaa jiraano aan awoodin iney dhahaan isku So laapta kkkkk ayago fiirinaayo qaabka Lo la tagay

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 ปีที่แล้ว

      Kawaran hadduu 3 dalaaqo ku furay

    • @safaanuur8419
      @safaanuur8419 ปีที่แล้ว +3

      Ma Iska hadleysaa wall maanu diin ahaan loo firineynin
      Haduu ku furo sedex Dhalaaq sidee iskuguso laabanayaan hadhaaw ama ayaga isma rabaan ma wada noolaan karaan sidee marka ku dhihi kartaa mrkaa guur damacdan iskuso laabta 😮

  • @abdirizakgarcadde7806
    @abdirizakgarcadde7806 ปีที่แล้ว +27

    Amiira waa qof waxbadan fahansan lkn inta kle sheekay hayaan

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +13

    Keeps goings my brothers and sisters another's levels program's hard discussions 😍❤💯📤❤😊

  • @queenhafso7613
    @queenhafso7613 ปีที่แล้ว +12

    Imk 😢😢walhi qalbiga ixanune hadalkisa anaga walalaha ah aboowe mcnow😢😢😢

  • @Hudacartan02
    @Hudacartan02 ปีที่แล้ว +32

    1 million coming soon ❤

  • @XaawoXasan-n4l
    @XaawoXasan-n4l ปีที่แล้ว +26

    1M coming soon 🎉❤❤❤

  • @flyshakor
    @flyshakor ปีที่แล้ว +29

    😂 walid ka wada jooga ayu ku qurux bdn yahy allah nodaaye hadu calafka dhamadana qof walba nolol inu samesto xur ayu uyahu that's my opinion ✌

  • @Cabdinuurmaxamed-i2v
    @Cabdinuurmaxamed-i2v ปีที่แล้ว +3

    Anig hadan ahalha wan ugorin laha wayo anig wali sharfay hooyo wadey datahay ma ugurin lahen lkn hadey jawjaw tahay haa abo sido kale hadu jawnaw yahay anig wax firin laha farxada hooyo iyo abe ❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +35

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴

  • @mohamedabdi7178
    @mohamedabdi7178 ปีที่แล้ว +12

    Rag jilicsan oo qalbiga dumar ka hada ay shukansadaan ilaalinayo ayaa imuuqda
    Iyo dumar(gabdho) dareenkooda ka hadlayo oo anan garaneyn xaqiiqada
    Rag way ku adag tahy in hooyadii ninkale guyrsado lkn abihii waxaba laga yabaa inuu ku caawiyo in duqan guri kale loo yegleelo ( lkn go'anka ugu danbeyo walidka ayaa leh)
    Halka dumarka hooyada ay la maseyraan aysan ku farxin in hooyada ninkale guursato dhanka kale duqa yeysan ku cawin lkn sidaa ma usii daneyaan (dumar koo dhan ma wada ah)

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 ปีที่แล้ว +1

      Ogsoonow adna fikirkaagad ka hadshay rag iyo dumar fara badan ayaan kugu rayi ahyn

    • @mohamedabdi7178
      @mohamedabdi7178 ปีที่แล้ว

      @@queenmaryama9237 wan ogahay taa wana so qorayba

  • @abshirkamedia8655
    @abshirkamedia8655 ปีที่แล้ว +9

    Anything for my dad and mum as long as it makes them happy

  • @XamdaMaxamed-wf1pm
    @XamdaMaxamed-wf1pm ปีที่แล้ว +24

    I am ke sorry 😞 bro qalbiga ii xanuune wllhi 😮😢

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 ปีที่แล้ว +5

    Coming soon 1M Inshaallaah abowe
    Respect pro ❤🎉❤🎉❤

  • @inamohamout
    @inamohamout ปีที่แล้ว +7

    Wll arimaheena coming soon 1m I.n 🎉❤

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 ปีที่แล้ว +13

    Arimaheena 1M Coming Soon 🎉❤

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- ปีที่แล้ว +4

    Farxad waalidkey wax walba ay ku jirto wan u sameyn laha waa an u guurin laha waayo suashu waxay tahay hadey kala tagan ney is Rabin ama haddi labada walid mid u Dhinto ,qof walba oo aduunka jooga Lamaane bu u bahan yahay,
    Hooyada ninkedu dhintay ama ninkedu kabtagay badanka waxay ka xishodan caruurtoda hoyo ninkalan guursanaya ku dhihi meyso
    Illahey walidinteen heyno xafido❤

  • @Ladan373
    @Ladan373 ปีที่แล้ว +2

    Labadba wa u guurin lahaa anaa u yar war maah hooyone nolosheed horay ha u wadto aabne sidokle ani lakad kum noqodeen. Sidokle barmaamijkaan fowzi marka kasta kuso dar wa qof doodeed waxa lag faaido o cilmiyan u hadsho❤

  • @xamdimaxamed3819
    @xamdimaxamed3819 ปีที่แล้ว +5

    Aniga abbahy last week ayu iga dhinty igu soduceya inu Alleh unaxaristo 🥲🤲 pls

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 ปีที่แล้ว +9

    Wow Barnaamijkan Arimaheena caadi Ma ahn 🔥🔥

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 ปีที่แล้ว +4

    Arimaheen adiga dat yaryar anookeentay anaka wali makuqancin jawaabtiina oo kusaabsan waait kalatagay iyo waalid kaladhinteen damacooday iyo bahiyaatkooda iyo sidii ilmahooda ook waweeyn go'aan uugaqadan lahaayeen please video kale iyo datwaweyn oo waxgarat eh thanks important topic keep going for 1M🎉. Can't wait mashaAllah

  • @shutterbidaarofficial2819
    @shutterbidaarofficial2819 ปีที่แล้ว +26

    Wllhi ani wa ka fikir duwanahay ❤
    Marka ma fiiriyeen nin islaamed i
    yo naag islaamed xagga hoyada ❤marka waxan fiirin lahaaa walalaha lacalla hoyo iyo aabbe ay kla tagaan 😮midba midka kle wuxuu iisameynaaa guurkoda kle walalo aan dhiigga isku huri karno ❤hoyo wan u ogolaalahaa nin ay ku faraxsanthy inan ku daro wyo ubadka ay hoyo dhasho wa walalaheyga aan biri ka maaalin isgarab istaagi doono ❤

    • @nasteexacumarnasteexacumar5799
      @nasteexacumarnasteexacumar5799 ปีที่แล้ว

      Waa sax dadka qaar iska hdl waayo warkooda waalidka waa xor muhiimadana waa farxadooda qofkastaa ha guursado aniga ahaan alx hoyo iyo aabo kalama tagin Lkn hadey is dagaalaan dagaal ay xalin wayeen ayaga ani ma xalin karo qof kastaa waa fasixi lahaa 😂😂😂😂😂

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi ปีที่แล้ว +6

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad❤❤❤❤ salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anwarqurux-ie8mf
    @anwarqurux-ie8mf ปีที่แล้ว +4

    Arimaheen barnaamijyadaan oo kale soo badi waan ku haystaa inaba caadi maaha soo badi sxb❤

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 ปีที่แล้ว +7

    1M coming soon wllken arimaheena❤❤🎉🎉

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 ปีที่แล้ว +23

    ARMAHEENA 1M COMEN SOON 🎉🥰😍

  • @isra686
    @isra686 ปีที่แล้ว +9

    Hdey tahay Arimahenow so Bdi wllal legend the🖐️❤️

  • @halishabdull2448
    @halishabdull2448 ปีที่แล้ว +6

    PLEASE ARIMAHENA 1MILLION AN GAR SINO WA IGA CODSIII🙏

  • @JibarSamson
    @JibarSamson ปีที่แล้ว +4

    *Yes main point Amira Qurux hada tabatii can't wait part 2*

  • @nasroabdihassan1188
    @nasroabdihassan1188 ปีที่แล้ว +10

    Uma guuriyeen labadeeyda waalid lkn ayiga farxaadooda
    Ka tali lahey✌️🥰

  • @THOMAS-12
    @THOMAS-12 ปีที่แล้ว +19

    1M coming soon 🎉

  • @qoslaye3870
    @qoslaye3870 ปีที่แล้ว +1

    Arrimaheena dooda waa wax wanaagsan lkn guu soo daare quf culmaa ama quf dinta waxa kaa yaqano sababto ah waxa naa haye dad islam ah mahadsanid

  • @NimcoCali-ys2fs
    @NimcoCali-ys2fs 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mya aniga aabahay io hooyaday ilahay ma kala geeyo amiin amiin

  • @kingzakaria7360
    @kingzakaria7360 ปีที่แล้ว +3

    Aniga taydahadan kahadlo hooyo iyo aabo farxadoda wankatalinlaha wayo wan ugurinlaha sidey farxadeyda u jacelyihi Aya u jaclanlaha❤

  • @cabdilaahicilmi739
    @cabdilaahicilmi739 ปีที่แล้ว +5

    Ani hal fikir raba ina kula wadaago wll arimahena
    Dooda xigta wxa kaso dartaa sual ah
    "Badna hablhu ma jecla in lala guursado lkn wxy jecel yihin in wllahod 2 ilaa 4 xaas sameysto?"
    Mrka suashas doodada dhex dhig
    Mahdsanid 👏

    • @nasteexacumarnasteexacumar5799
      @nasteexacumarnasteexacumar5799 ปีที่แล้ว +1

      Sidokale hooyadu waxey jeceshahay wiilkeeda inu dumar bdn guursado wllhi Anaa arkay waa yabay ayadana ma rabto in lala guursado

  • @maaidimaanka
    @maaidimaanka ปีที่แล้ว +5

    Aamiin yaarabi 😭💔🤲😢 Allah ha unaxariisto hooyo mcn 😢😭 24:17

  • @yashkeyow
    @yashkeyow ปีที่แล้ว +5

    I can’t wait 😛 your 1m Wllkey ❤mcn

  • @abdikhaniomaar9556
    @abdikhaniomaar9556 ปีที่แล้ว +43

    Aabehey waa uguurin lahaa lkn hooyade Uma guurin leheen inta igu raacsan👆

    • @SihaamxajiXasan1
      @SihaamxajiXasan1 ปีที่แล้ว +3

      Allah wilasha dhan isku mid sppt noshegbo

    • @quenwafa7790
      @quenwafa7790 ปีที่แล้ว +1

      @@SihaamxajiXasan1ma aragtay waba yabe 😂

    • @BilanMohamoud
      @BilanMohamoud ปีที่แล้ว +2

      You're selfish isn't she a human too bad one but that's your opinion 🤷

    • @abdikhaniomaar9556
      @abdikhaniomaar9556 ปีที่แล้ว

      @@SihaamxajiXasan1 hoyadeena nin kale Uma ogolin

    • @abdikhaniomaar9556
      @abdikhaniomaar9556 ปีที่แล้ว

      @@BilanMohamoud It's wrong, my sister, I talked about her personality when she calmed down😂

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +2

    Aniga nasiib uma yelan aabahay inaa aabo dhaho wayo markii dhashtay ayuu dhintay 9 caruura ahayn hoyadeen nasoo korisey ninkalana ma hawaysan 😢😢😢😢 dadka nasiibka uyeshay walidkod wada nool kuma jiro

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 ปีที่แล้ว +2

    MaanshaAllaah tabarak waa program khatara qaybta 2aad sugeynaa

  • @hawasaid7325
    @hawasaid7325 ปีที่แล้ว +1

    Idinka guur khayr qaba allaha idin siiyo dadka kale masul kama tihiine

  • @Mss_pretty_04
    @Mss_pretty_04 ปีที่แล้ว +3

    1M coming soon inshallah ❤️

  • @sowdahassan3727
    @sowdahassan3727 ปีที่แล้ว +4

    1m coming soon arimaheena 🎉🎉🎉

  • @cumarxuseen9007
    @cumarxuseen9007 ปีที่แล้ว +3

    arimeen coming soon 1 .m walalkey ❤❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho ปีที่แล้ว +16

    Aan kusaliya nabigeena scw ❤❤❤

  • @nasrrinaadam9352
    @nasrrinaadam9352 ปีที่แล้ว +4

    Hoyaday Nina abahay aheen inuu tabta xita maro alla ka magan galay😂❤

  • @mariamanka8810
    @mariamanka8810 ปีที่แล้ว +11

    Doodaan okle waxaa kuficnaaa
    Koka iyo fowzia fadlan dadka aqonta usaxib ah noo keeyn dodaan dooda xigto insha allah

  • @omarikar82
    @omarikar82 ปีที่แล้ว +4

    Coming soon Arrimaheena 1m🎉🎉

  • @himilo101
    @himilo101 ปีที่แล้ว +2

    arimaheena you are so close to hit 1M Subscribes. congrats hor dhac ah

  • @shaqalleyare4553
    @shaqalleyare4553 ปีที่แล้ว

    Congratulation 🎉🎉🎉🎉🎉 Arimeheena

  • @aliyare228
    @aliyare228 ปีที่แล้ว +8

    Legend armheena❤❤❤

  • @AbdirahmanNuur-g8z
    @AbdirahmanNuur-g8z ปีที่แล้ว +1

    Fikirkayga hadan ka dhiibto inkastoo abaahay dhintay allaha unaxariisto lkn haduu noolaan lahaa wan udhisi lahaa haday farxadiisu ku jirto si ay anigaba farxadayda u jecel yihiin ❤❤❤❤

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 ปีที่แล้ว +7

    😭😭😭😭😭😭I m k 😭😭😭😭😭qalbigiisa ilaaliya walhy waan ka naxay hadalkiisa 😢uguuriya wiilka madinimo ma fiicna

    • @sabrinajabril9879
      @sabrinajabril9879 ปีที่แล้ว

      Reer wuu u dhisanyhy alx wll la an maheso hoyoyinkis labad wax u dhalay 😢

    • @raaqiyoibrhim8089
      @raaqiyoibrhim8089 ปีที่แล้ว

      @@sabrinajabril9879 masha allaah abaayo allha ubarakeeyo

    • @nasteexacumarnasteexacumar5799
      @nasteexacumarnasteexacumar5799 ปีที่แล้ว

      @@sabrinajabril9879 asaaba dhahay madiyaa ahy wll hoyo labaad dhashay wll sax ah maaha Lkn walal labaad waaye kuma necba Lkn ka heli meysid sidaa wllka waalidkaa dhalay

    • @suweeshasan5169
      @suweeshasan5169 ปีที่แล้ว

      ​@@nasteexacumarnasteexacumar5799hal gabar Aa aabo dhalay marka maxaa madi ka dhigay walal woo hesta dhanka aabo waxe ka soo farcamo lama shegto miya

    • @naruurohassan6043
      @naruurohassan6043 ปีที่แล้ว

      @@suweeshasan5169Somali ahaan hadii wiil uu la dhasho 10 gabdhood gabdhahas lama tiriyo wiilka madi waaye aya la dhahaa waayo waxey Ka fiirinayaan abtirsiimada wiilka magaca aabha ayuu badinaa Lkn gbadha hadey ilma dhasho ilmahaas aabihii kuma abtirsanayaan ee family kale ayey ku abtirsnayaan Taas ayaa keenta in la dhaho wiilkaan Waa madi. Inaa fahmtaa filaa

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +1

    Labadaba waan ugurin laahy hadee is rabi rahayen wey isla jogi lahayen isma fureen.
    loma gursado ilmo darteeda nolosha sidaa wey kabadalnthy

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ani ahan Horta aabahey anigo yarbu geeriyoday kagudub lkn hoyo
    Majeclan laheyn in nin kale gursado
    Saas aytahay way gursatay anigona
    Jeclesay marki lagursade aya
    Gurigeda igudambesay .mar mar wan is aragna nin kle oo hoyadey qabo wax fiicN ilama ahan

  • @azamabdirahman8979
    @azamabdirahman8979 ปีที่แล้ว +3

    Iamk jr , he make me feel disapointment wlhi 🥺we are ur brothers ✅

  • @crisaaqshaka8938
    @crisaaqshaka8938 ปีที่แล้ว +3

    arimaheeena 1m coming soon☝️❤️

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 ปีที่แล้ว +8

    Iamk nin wayen hadla yaqaan ah💯🙏

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 ปีที่แล้ว +1

    Ina shall Allah 1m komison hanbalyo hanbalyo wllkay qaliga

  • @AbdifatahEtoo
    @AbdifatahEtoo ปีที่แล้ว +4

    I can't wait 1 million arrimahena 🎉🎊👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hodanmoha4672
    @hodanmoha4672 ปีที่แล้ว

    Qalbiga hoyadey waan ku ciyaara wlhi iyagoo is la joga iskuna faraxsan baa ku dhahaa hooyo aabo waan u guurinayaa markan shaqaysto xaasidnimo igama ahayn balse caruur kle oo wllhy ah baan jeclahay inaan arko iga raali noqo hooyo mcn

  • @MohamedAbdalla-n4q
    @MohamedAbdalla-n4q ปีที่แล้ว +3

    Arimahenna 1m coming soon 🎉❤

  • @AbdifitahAlidheereMaxamuuf
    @AbdifitahAlidheereMaxamuuf 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga hooyadey io aabaheyba waab uguurin lahaa sababto ah waa waajib in waalid farxadiisa laga taliyo❤❤

  • @ayanibrahim2523
    @ayanibrahim2523 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxaristo hoyodey macn

  • @maaidomaxamuud5095
    @maaidomaxamuud5095 ปีที่แล้ว +1

    Dooda iyo fikir kle duwan wa jeclhy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @suxaashiy
    @suxaashiy ปีที่แล้ว +1

    Mashalh barnaamijkan aa wadid ee dood wadaaga ah wakahelay 😍❤️

  • @zamzamaden-mt7qh
    @zamzamaden-mt7qh ปีที่แล้ว +14

    1M coming soon inshallah never give up my brother ❤

  • @cabdikhadarcali2459
    @cabdikhadarcali2459 ปีที่แล้ว +2

    Coming som 1.m arimaheena ❤🎉❤❤

  • @hooyosacdiyo9392
    @hooyosacdiyo9392 ปีที่แล้ว +3

    Noosoo badi parnamijkan waliba dood walba kusoo dar Koko iyo fosiyo dimple m.a 2ba gabdhod ee patnamijkan qiimihiisa yaqaan ❤❤😊

  • @mohamudcali4601
    @mohamudcali4601 ปีที่แล้ว +1

    Hadii hooyo nin kale qabo kwrn amiira

  • @idirisak7134
    @idirisak7134 ปีที่แล้ว +15

    Qofkan Xaga Dambe ka Qoslaya Iga Qosliyay 😂😂😂😂

    • @fooziyafawaza4526
      @fooziyafawaza4526 ปีที่แล้ว +1

      Same😂😂😂😂😂😂

    • @kawsarcabdi3236
      @kawsarcabdi3236 ปีที่แล้ว +1

      sema Waxuu maxuu ahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @fahadabuubakar
    @fahadabuubakar ปีที่แล้ว +14

    1m coming son legends arimahena 🎉🎉❤ 99.91k only 8k❤️🫡🐯🙏

  • @anfacchannell
    @anfacchannell ปีที่แล้ว +1

    Aniga Aabahey wan u guurin lahaa anigo xaas ah hdu iga cod sodo waan uguurin lahaa ninkeyga lkn hooyo uma guuri laheyn hdeysan markas duruuf taal ookle wn uguurin lahaa

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว +5

    Ohhh my brother Imk caloosha aad i hurisay sorry brother 😢😢😢

  • @4xaasleSidaaabihiisa
    @4xaasleSidaaabihiisa ปีที่แล้ว +1

    Aniga aabahey allaha yaraxma hooyadey na waxeyrqbta gur ana kuma qanacsani laki hooyadey farxadeeda iga wen wax walbo 😮