ความคิดเห็น •

  • @mahadahmed203
    @mahadahmed203 37 นาทีที่ผ่านมา +2

    Mariya inchallah allah ku fideydiyo huno kiis kaga ha cafin wllhi hadad cafiso bari ka malin gabar kale o somali sidey ugu dhacin ......

  • @ummnoura4891
    @ummnoura4891 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Xasbunallah Ha Cafin Abaayo Wallahi Wa Inay Maraan Ciqaabta Ay U Qalmaan Fihima Quje Iyo Rayaan Bajaaj

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 27 นาทีที่ผ่านมา

      Sax

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +37

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Talada un ku siinayo waligaa xeer Somaali iyo Adeer hala aadin kiiskaaga Abaayo. Allah haku booga dhayo.🤲

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 27 นาทีที่ผ่านมา

      Waa sax somalida iyo odayasha waa dulum socda

  • @SaharaalimuhumedMuhumed
    @SaharaalimuhumedMuhumed ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allah hakushrfo abayo

  • @rodaali169
    @rodaali169 30 นาทีที่ผ่านมา

    Maria hor u soco gesiyad💞💞

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 15 นาทีที่ผ่านมา

    Alle calamo ha ku ridee ha ka hadhin duliyadaas oo dhulka la gal iimaanka alle ha ka qaadee

  • @idmax007
    @idmax007 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Masha Allah she is beautiful

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 26 นาทีที่ผ่านมา

      Haa wlhy

  • @SabirinSaciid-kf5sz
    @SabirinSaciid-kf5sz 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Xanun wayeh wlhy wan ilmeyay😢 maskin abayo lkn nag fariida thy nolol qurux badan ku rajeena❤

    • @WaliCabdulahi
      @WaliCabdulahi ชั่วโมงที่ผ่านมา

      nagahan Qamara sugani isku dagalyan😂

    • @zundiinahmed855
      @zundiinahmed855 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@WaliCabdulahiqamar la iskuma dagaalin ee gabdhan lacagtid Laga dhacay wayna kadhacen wn moryaanimo weyna

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@zundiinahmed855 fahimo quuje mooryan Alcoholic ah waye

  • @SafiyoAbdiRaage-i2s
    @SafiyoAbdiRaage-i2s 19 นาทีที่ผ่านมา

    Haboon waanibane halagagaaro😢rayaan😢baja😢weydaroogesay😢waxkste.weycatyihiin😢

  • @RodaJubba
    @RodaJubba 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waa saxanatahay hada cafisana wllhy doqon ba tahay ha Cafin nagahaana🙃😌

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Fahima iyo rayaan waa labo mooryaan inkaar allaha idinku rido

  • @hodanfarah4887
    @hodanfarah4887 37 นาทีที่ผ่านมา +1

    Subxna illhy ceeb muxuu assurance cebtoodii bananka timi show baad baa lgu nolyhy

  • @AmranAxmed-z2y
    @AmranAxmed-z2y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Masha allah gabar adag thy oo rayaan lacagaha kuraxeysato waxaa sameysaa miyaa cawaan weye😔

  • @ArdoMohamed-ms4oj
    @ArdoMohamed-ms4oj 50 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ha cafin abyo hana u naxariisan iyaguba kuuma naxariisan

  • @ekimdenkel2100
    @ekimdenkel2100 32 นาทีที่ผ่านมา

    Mansha Allah Habo geesi day baa thy we are with you 👸🏻🫶🏻😍

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 36 นาทีที่ผ่านมา

    Subaxaanalaah wlhy waa umad dadqalatooyina iimanka laydinka qaad wllo quruxday kuu quudhi waayeen

  • @AishaIsman-w7h
    @AishaIsman-w7h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Geesiyad wey gabdhan❤

  • @hamdaahmed2229
    @hamdaahmed2229 5 นาทีที่ผ่านมา +1

    Sheekhada inanta waxay ka baran karaa gabadh kasta oo qiso noocanii ku dhacdo oo lagu rakaateeyo waxaba lagaa duubay inaan dabin kale ku sii dhicine ay caawimo raadsato

  • @isooduceeya8957
    @isooduceeya8957 44 นาทีที่ผ่านมา +1

    😢😢 murugo wlhi in qof bini adam ah in la dhibaateeyo😢

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sumad podcasts 100k comesoon 🎉❤deeq darajo

  • @miskiismail8599
    @miskiismail8599 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Im speechless 😭😢

  • @hoodo6989
    @hoodo6989 38 นาทีที่ผ่านมา +2

    quruxda Armay u quuri wayeen she is so beautiful 😻 somali haday sas isku galayso aduun Ka jiraa wa la oyey wlhi gabdhan sorry abyo😭😭

  • @ayaanfarhan1722
    @ayaanfarhan1722 39 นาทีที่ผ่านมา +1

    Subxaanallaah ilaahay waleecaad idinka ifi waa maafiyo kuwii ugu waynaa ha cafin plz abaayo naagahaas

  • @hawaluul655
    @hawaluul655 13 นาทีที่ผ่านมา

    Wwww kaabo waan xasuusta filimki ifurtaye maxaa faaiday

  • @riyaaqmohammed8530
    @riyaaqmohammed8530 42 นาทีที่ผ่านมา +2

    Subxanalaha 😢😢

  • @dhiindhiinstore
    @dhiindhiinstore 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ha cafin walalo dadkas sharaftada ku ciyaare rabeena allah ku bad baadashay tusi xanuunka walalo cidna ha aminin

  • @nasromaxamuud8566
    @nasromaxamuud8566 8 นาทีที่ผ่านมา

    Abaayo hacafin wlhi ciqaabtoda hamaraano haba cafin abaayo

  • @AnsalAbduwali
    @AnsalAbduwali 16 นาทีที่ผ่านมา

    Abayo hacafin wllcelada dhiigaaga ayeye baneesteene😢

  • @RoodaMuse-e2l
    @RoodaMuse-e2l ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ha cafin qali duliyiinta

  • @Qaalikassim-cn6ey
    @Qaalikassim-cn6ey ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanallah ilahayow somali hanojabinin

  • @umalkheiraden3941
    @umalkheiraden3941 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ha caafin walahi.

  • @nimaomohamed8294
    @nimaomohamed8294 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaa rayaan umada xoolohooda cuntaa iimaanka beel Ina quuje waan Iska ogaa in damiirku ka dhintaye 😢

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Tuuganimada ayey ku heshiyeen naago mooryan eh oo Alcoholic eh waye

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 12 นาทีที่ผ่านมา

    Imaanka beela
    Bal maxay ku falayaan qof xoolihii oo dulmiga ugu wacan

  • @zahroali2407
    @zahroali2407 50 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ha cafin waligaa

  • @zundiinahmed855
    @zundiinahmed855 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Rabbi xaq hasoo saaro ilhy hku dhib dhamayo maranbaa ha cafin abyo naagaha waxaa la arag kusoo sameyey sharciga latiigso

  • @NasroNasro-ce5it
    @NasroNasro-ce5it ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    M a wll allh ku sharfo

  • @FatimaGanaf
    @FatimaGanaf ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ha cafin wllo

  • @fariihasaiid3522
    @fariihasaiid3522 2 นาทีที่ผ่านมา

    Ha cafin kuwaas abayo sharciga kaga aarso iimanka alle ka qaadoyinka waaba naago maafiyo ah nago dad dhacaya

  • @NasraMahamoud-gw2fu
    @NasraMahamoud-gw2fu 8 นาทีที่ผ่านมา

    Bisinka iyo burdaha😢waa juudaano

  • @zahroali2407
    @zahroali2407 48 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahey ayaa wax dilo kuwakas hacafin weligaaa

  • @AsmaAsiim-wu4nw
    @AsmaAsiim-wu4nw 50 นาทีที่ผ่านมา

    Qaliyey hno guulbanku rajeynayaa

  • @fatuushqali8111
    @fatuushqali8111 45 นาทีที่ผ่านมา

    Wll hadhifin ku wan waxe ku marsiyen marsi

  • @nasraabdiqani9950
    @nasraabdiqani9950 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Bartaa ka hay inader naagahaas hawnaxariisan xabsiga hasoo arkaan dhibkaasna hadareemaan waxaad tahy gabar ad adag hasoo sikane naagaha dareensii dhibka waligaa hawsoo jilcin waa naago kibray anigoo naag inadertaa ah baa sidaa kuleh queen

  • @rahmamohamed537
    @rahmamohamed537 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😢😢😢 xanuun weynaaa
    H maraan ciqaabtoda
    Iyaguba waakuwaa ku diir nixi waayyeeeee cashar u dhig

  • @MicrajmahamedGulled
    @MicrajmahamedGulled 32 นาทีที่ผ่านมา

    Sorrry abyo 😢

  • @ShamsoMaxamed-d7j
    @ShamsoMaxamed-d7j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Strong women 🦁🦁

  • @UmuMaazim-w4c
    @UmuMaazim-w4c ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha cafinin wlhi abaaayo😢😢

  • @zamzamyusuf6591
    @zamzamyusuf6591 32 นาทีที่ผ่านมา

    Ha cafin Wllo

  • @ubaxaxmed8257
    @ubaxaxmed8257 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abayo hacafin naagahaas waxkadaran baysoo wadaane inay cadow aad umada kaqabatay noqdaan lagayaabaa halaxukumo😢

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein6240 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xolo aduun bee walasheed Ee san uyeleen jaahilin waaye😢😢

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 26 นาทีที่ผ่านมา

      😢😢😢

  • @amalabdiali5918
    @amalabdiali5918 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Inta tiktak kasoaragtay📱

  • @dekayusuf3759
    @dekayusuf3759 9 นาทีที่ผ่านมา

    Ha cafinin let them face the music. It should be a good example to the rest

  • @Imoo5
    @Imoo5 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bismilaah rayan waa mafia wlh kwrn

  • @AbdiAbdi-bq7li
    @AbdiAbdi-bq7li 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Iimaanka allah ka qaad fahimo iyo rayaanay

  • @NabiihaIsmacil
    @NabiihaIsmacil 45 นาทีที่ผ่านมา

    Ha cafin abayo kuwaas sharciga gee

  • @XafsaMaxamud-gl9uh
    @XafsaMaxamud-gl9uh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ma Nin Dartii Baan Gabdhan Qruxda Badan Aashita U Quura😢Naaga Balaaya Haku Aragto😂😂

  • @KhadroMaxamed-q4s
    @KhadroMaxamed-q4s ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaasid sana subxnallah 😢😢

  • @Sunshinee_23
    @Sunshinee_23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha cafin xaqaaga ka dhacso byo

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanalah sharciga la tikso😭

  • @Haajira-t9q
    @Haajira-t9q 24 นาทีที่ผ่านมา

    Gabadhan TH-cam manay ahaan jirin mise way isku eegyihuun

  • @farhiyamohaan
    @farhiyamohaan ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mariya abayo nagaha ha cafin plz sharciga mari

  • @SafiyoAbdiRaage-i2s
    @SafiyoAbdiRaage-i2s 36 นาทีที่ผ่านมา

    Wayaab herka😢meeymayaan

  • @fathiabdi1613
    @fathiabdi1613 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallh

  • @zahroali2407
    @zahroali2407 51 นาทีที่ผ่านมา +2

    Qasqas laga taajiraah ayaaba layabay kuwaas hakaharin dadkeyba dhibeen wax dhib Allah ukeeno hakarin tuuga waa buracad badeed

  • @ubahomar2546
    @ubahomar2546 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    bisinkoow shaw naagu waa bahalo Dumarkan qaylinayaa show iyagaaba balaya😮

  • @saharaismail4315
    @saharaismail4315 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Rayaan Bajaaj ceeb u dhimo Subxannallaah

    • @HamdaHMulac
      @HamdaHMulac ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Rayaan Bajaj dadka hada baranaya ma taqanin miyaa wale naagtas qisadeda nolosheda qofkii og UN ka hadli kara

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 56 นาทีที่ผ่านมา

      Ayada waxabo kasi daran naagtq fahimo quuje la dhahayo oo 10 years somaliland xiliban ka so eheed inte geysay lacagtas waa iyadan hada mooryan isku badashaye😂

  • @UbahAbdiwali-jw2ci
    @UbahAbdiwali-jw2ci ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaan kaaa xuuumaay wllllshey diiil.naaaaghas 😢😢😢😢

  • @SiyadCabdi-m3t
    @SiyadCabdi-m3t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maria 😂😂😂wllshy wa ka xumahy dhibtada lagu gesty😅 insh allh wa guleysan illaha garabkada ah

  • @almaasxuldumar1059
    @almaasxuldumar1059 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haa caafin 😢

  • @HoodoMohmed-qc6ui
    @HoodoMohmed-qc6ui ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ax sorry 😢😢😢

  • @Safiaindho
    @Safiaindho 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kenya noocaasna ma laga sameeya subxanallah 😢

  • @XamdaCabdilahi-z1e
    @XamdaCabdilahi-z1e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wlhi sanadkan lajoogo aaminaad malaha😢

  • @IqraGulandhe
    @IqraGulandhe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallah Alle xaqaga haka sosaro cafis malha ha arkan xanunkey kugu sameyen

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 29 นาทีที่ผ่านมา

    No Cafis ha Cafin Abaayo naagahaas sida Arxandarada ah Lacag Darteed ku dileen ha cafin

  • @SafiyoAbdiRaage-i2s
    @SafiyoAbdiRaage-i2s 46 นาทีที่ผ่านมา

    Wayaab.fahiima😢datma ah

  • @SaynabcaliFarax
    @SaynabcaliFarax ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Noo ha cafin

  • @SabariinQurux-q4s
    @SabariinQurux-q4s ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dadka qabiil qof ku difaacayoe gabdhaas baa indrteed oo ay isku reer yihiin baa dhibaataysay oo heerkas gadhsiisay

  • @XamdaApdi-p6p
    @XamdaApdi-p6p 27 นาทีที่ผ่านมา

    Sorry Sorry 😢😢

  • @ft8611
    @ft8611 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wll qori qaado ku faaruji dhamaantood

  • @KhadraDheeman-n4p
    @KhadraDheeman-n4p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walhi gabadhan waxba helay miskiinta😢

  • @amiraosman5350
    @amiraosman5350 7 นาทีที่ผ่านมา

    Soo durug maxay ah naa kuwaa haka harin ciqaab adag marsii

  • @Mulkiyada
    @Mulkiyada 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runted aaminad aniga mar hora ka guuray

  • @safiyayusuuf8587
    @safiyayusuuf8587 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha cafin

  • @safiyoahmed7551
    @safiyoahmed7551 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacalad idinku dhacday ciilkooda ayan ka joogi la'ahy abayo waligaa ha cafin

  • @WaliCabdulahi
    @WaliCabdulahi ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tana Inuu warsta Ridwan isaqa fican😂

  • @MariaAbdikadir-bp3cr
    @MariaAbdikadir-bp3cr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    cafin maxaya abyoh plse ha cafin nagaha sharaftada ku xadgudbay😭

  • @Laki2017
    @Laki2017 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hacafin abaayo maxkamad latiigso

  • @zaynabmacalin1430
    @zaynabmacalin1430 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlhi waa naago maafiyo ah

  • @user-haaruunmacruuf
    @user-haaruunmacruuf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Fariid wlhi hore u soco abayo❤

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa gabadh fariid oo adag

    • @user-haaruunmacruuf
      @user-haaruunmacruuf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@Allahwayn ha wlhi fariid

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet2783 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasbunallah 😢

  • @Fahmoahmed4
    @Fahmoahmed4 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢xanuunka ay ku mariyeen mari😢

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mariya wan ka xumahay abayo dhibka ku gaaray naagahaas Waa bilaa aqlaaq cadowsanaa balayada ha cafin abayo Waa iney xanuunka daremaan shoobooyinka naaraha ka waraabi naag adag baa tahay sharciga marsii naagaha maafiyada ah

  • @CanabXusen-g6e
    @CanabXusen-g6e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Rayaan tuugo😂

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 31 นาทีที่ผ่านมา

    Sorry 😢

  • @FarhiyaBashiir-jd6rf
    @FarhiyaBashiir-jd6rf 59 นาทีที่ผ่านมา

    Waligay Yutube ma dawan war jecli baa ikeentay

  • @NadaMohamed-ng1dr
    @NadaMohamed-ng1dr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naaa nagaha haka harin xamsi gee 😢

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gabadhanhadii lagaga gardaranyahy ilahay xaqeeda hawso saro

  • @mohamedahmedcali9949
    @mohamedahmedcali9949 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢

  • @haawaabdishakur6076
    @haawaabdishakur6076 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadha tolow ma la fara xumeyey 😢