Basaasad Muslimad Ah Oo Dagaalkii Labaad Jarmaalka Ka Yaabisay | inayat khan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

ความคิดเห็น • 166

  • @sahanka97
    @sahanka97  4 ปีที่แล้ว +119

    Waxa aan aad ugu mahad naqayaa dhallinta ku xidhan Sahanka Xogaha maadaama aanay diyaar u ahayn in ay cidina u soo gudbiso xogo aan iyaga macne u samaynayn ama liita.
    Marka xiga muuqaalkeenan maanta, ugama jeedno faanin aynu faaninayno qoftaas aynu kaga warranay ee laba arrin ayaan ku baraarujinayay.
    1- Gaaladu sida ay inaga doonaysaa waa intan uun, in aynu dusha Islaam ka noqono, hoostana iyaga uga adeegno ogaal iyo ogaal la'aanba. Gabadhan Muslimadda ahayd xataa mararka qaar jidhkeeda ayay ku soo jiidanaysay dadka ay doonaysay in ay sir ka la baxdo. Inta ay doonayaanna waa intaas uun.
    2- Muuqaalkeenii shalay waxa aynu ku soo qaadannay guubaabo badan oo daarran dhanka in aad ereyga xaqa ah tidhaahdo wax kastaaba ha dhacaane, muuqaalkanina waxa uu inoo muujinayaa sida ay gabadhaas iyada ahi ugu dhegganayd wixii ay xaqa u arkaysay, haba ku qaldanaato haddii ay doonto'e. Yacnii, in aad mabda' lahaato oo mabda'aagaas si ku habboon u noolaato.
    Waad ku mahadsan tihiin sida aad u ixtiraamaysaan garaadkiina, mar walbana xogaha aanu idiin soo gudbinno sidaas isaga shaandheeya.
    Wsx.

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 4 ปีที่แล้ว

      Dadbadan baan akhrin commentkaagan hhhh dadkaa wada hadhadlaya u kobiyee oo cntrl+c kadibna reply Cntrl+v hadaad isticmaalaysid computet

    • @محبةعائلتها
      @محبةعائلتها 4 ปีที่แล้ว +1

      m.allah wllo shukran

    • @ahmedaymanofficial8196
      @ahmedaymanofficial8196 4 ปีที่แล้ว +1

      Shukran wll intaa nagu gordhisy in kabadan allaah hakugu abaalmariyo

    • @zaahachannel1471
      @zaahachannel1471 4 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan wll qlih

    • @purhaanxbf8496
      @purhaanxbf8496 4 ปีที่แล้ว +3

      Aadanoow masuul halkuu marayaa buugii sirdoonka ka hadlayay ee aad tarjumaada ku sameysay masoo baxay mise waa wali

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein 4 ปีที่แล้ว

    masha allah Aaden allaha ku daayo.

  • @abdirahmanibrahim123
    @abdirahmanibrahim123 4 ปีที่แล้ว +1

    Brother Adan keep going on. I love you bro
    Allah keeps you. Wallahi you talk the reality.🙏🙏🙏

  • @alishire2125
    @alishire2125 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah jazaaka allaah khayr

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998 4 ปีที่แล้ว +8

    Aadanow maanta waad ilduuftey

  • @naimashawo8937
    @naimashawo8937 4 ปีที่แล้ว +3

    Aadan Khadar wll hore u soco👏👏👏👏👏

  • @huthamohamed1010
    @huthamohamed1010 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle cimriga iyo cilmigaba haku barakeyo wll ❤️

  • @abdiaziiz3392
    @abdiaziiz3392 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid

  • @fabio4734
    @fabio4734 4 ปีที่แล้ว

    Barnaamij nooga soo samee c/laahi ibnu sabba ineha allah Aadanow

  • @Garas1
    @Garas1 4 ปีที่แล้ว

    Shukran wll Aadan

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 4 ปีที่แล้ว

    Muslimiinta imaanka leh tusaale wacan

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 ปีที่แล้ว

    Macha allah macalin mahadsanid

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto oo qabriga ha u nuuro aamiin.

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 4 ปีที่แล้ว

    Aqoon yahan,ustaad aadan sahanka illhy cilmiga io caqliga hakuu barakeeyo😘😘😘

  • @muuseabdi2519
    @muuseabdi2519 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going aadan sahan

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan kula fahanay mahadsanid

  • @khaalidabdalaziz6585
    @khaalidabdalaziz6585 3 ปีที่แล้ว

    Islaam ayay aheed kuma qanci karo laakiin inta kale hayska ahaato

  • @honestman4046
    @honestman4046 4 ปีที่แล้ว

    Thank you so much 👁👍💯

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 4 ปีที่แล้ว +1

    ينصر الله من يشاء..

  • @nimcoali748
    @nimcoali748 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo allah haku xafido

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 4 ปีที่แล้ว +3

    Aadam Khadar Cali💚🐦

  • @ayaanahmed1485
    @ayaanahmed1485 4 ปีที่แล้ว +1

    mandha allh wll noo sinead xogaha ilaahay haku barakeeyo pro💌💌💌💌💯💯❤

  • @fgproduction8804
    @fgproduction8804 4 ปีที่แล้ว

    Adanoow wll ilaahay hakaa abaal mariyo xogaha aad noosoo gudbinayso👏

  • @ibrahimmohamed7537
    @ibrahimmohamed7537 4 ปีที่แล้ว

    mashaalh wlal. ino sobadhi shekoyinka serdonka iyo gushaa

  • @hassanproduction3827
    @hassanproduction3827 4 ปีที่แล้ว +10

    WAX LA DHAGAYSTO 🎧 WAXA UGU MACAAN 🥰 QURAANKA EEBE SAAR SUBSCRIBE MAHADSANID......

  • @SamoReview
    @SamoReview 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 ปีที่แล้ว

    Macalin Alle Ha Ku Sharfo❤💥

  • @abdallahassan5703
    @abdallahassan5703 4 ปีที่แล้ว +1

    Naag jirkeda dad kuso jiidan jirty baa nuurul nisaa la dhahaya subxanalah

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wllo adam

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว +12

    Thanks ❤❤❤

  • @qamarcali974
    @qamarcali974 4 ปีที่แล้ว +9

    way khasaartay muslimadaasi maadaama aysan u dagaalamaynin in kalimada alle kor noqoto sidaas ayuu na baray rasuulkii ilaahay csw

    • @istahilelisabeth2105
      @istahilelisabeth2105 4 ปีที่แล้ว

      Walaalo taasi waad ku qadanthy
      Waxay u dagaalamysa si caqliyan ah waayo #Hitler ama German wuxuu ahaaa hooyada iyo aabah yahuuda
      Markaa maxaa u diiday inay raacdo cidkasto oo neceb germanka

  • @djsubermaxamed1056
    @djsubermaxamed1056 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay wall qaali❤❤❤

  • @abdirizakmahamed9513
    @abdirizakmahamed9513 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah walalkay

  • @M_A_M407
    @M_A_M407 4 ปีที่แล้ว

    M.A wll alle hku daayo

  • @xubbiahmed8470
    @xubbiahmed8470 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wllken 💓💓 Alle haku barakeeyo🤲🤲🤲

  • @maxamedabdisamad64
    @maxamedabdisamad64 4 ปีที่แล้ว

    A-sahanow buuga basaasada magiciisa halkan noogu soo gudbi akhii

  • @SAHANSIDDE1Sahansiddechannel1
    @SAHANSIDDE1Sahansiddechannel1 4 ปีที่แล้ว +1

    Aadam sahip muqaalkan ujeedo iyo fogaan arag baan kala baxay nio
    Wax weyna waanba kafahmay(shukran)

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 4 ปีที่แล้ว

    Thanks SX.

  • @greatsomalitv9694
    @greatsomalitv9694 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaaxowla waxay sharafteedi uwayday dad aanay isu diin ahayn dad aan dadkeedi ahayn iyo dal aan dalkeedi ahayn maxayse xus aduun utari, bal kawaran hadiiba ilaahay ka xusiwaayo maalinta aakhiro janada, gabadh basaasada ilaahow ha isoo marin

  • @muniirmahad1971
    @muniirmahad1971 4 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @kamaldiinyusuf6228
    @kamaldiinyusuf6228 4 ปีที่แล้ว

    Tnx pro

  • @cawoileena9609
    @cawoileena9609 4 ปีที่แล้ว +1

    Adan wll yaba baneyay iny qurux rag kusoo jidto ilen waba cawro jidhka dumrkuye yana u goldy in dawlda dhex gashay

  • @azenzioofficial2589
    @azenzioofficial2589 4 ปีที่แล้ว

    WaLaaL AatHan noLoL waartaH BrotHEr 🌹🌏🥀🙏

  • @ahmedm2724
    @ahmedm2724 4 ปีที่แล้ว

    Thanks 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @blacklifesmatter3791
    @blacklifesmatter3791 4 ปีที่แล้ว

    Amiirad #Muslimah miad ka shekeyn mise #Magaalaysato

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhda yaDa aH muhim maaHa zhp waayo gabadh gaala raaCa amaantedu waxpa ino tarimayso aakhirana jaNo kutaGi mayso

  • @cabdikariinminisoto5430
    @cabdikariinminisoto5430 4 ปีที่แล้ว

    aadan sahan keep goin teacher❤💯✋

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahsantahy sida aad noogu gudabiso muqalada tayadale wll alle ha ku xafido

  • @salaamachannel6558
    @salaamachannel6558 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa uu inan ka mida muslimiinta kuwooda diinka Aabahood kasoo gaadhay sida hada inaga na haysata badankeena

  • @ayuubibnismaaciil1841
    @ayuubibnismaaciil1841 4 ปีที่แล้ว

    Aadán qisada waxay u ektahay in ay gabadhu khaldantay lkn marka dhinac laga eego waa hal yeeyada sababtoo ah waxay la dagaalamaysay ka dulmiga wada.waad mahadsantay wll

  • @ahmedaymanofficial8196
    @ahmedaymanofficial8196 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @AbdiwahabMowlid
    @AbdiwahabMowlid ปีที่แล้ว

    wll taalanti baa leeyee igacan qabo

  • @salaamachannel6558
    @salaamachannel6558 4 ปีที่แล้ว +16

    Maxa sheekadaan nooga gudboon oo aan ka faaidney wa muslim Alle ka furtay oo Basaas u kala noqday Laba gaal xitaa iney jirkeeda kaga faaideysato wax walbana way u sameysay inuu ingriis guuleysto oo dalalka muruq danbeedka u Ahaa inay bur burto Dawladeeni iyo Diinkeeni itiisii igu waynayd ee ugu xadaarada badnay wax walbana ilaahay ayaa ku cilmi badan والله اعلم

  • @HOYGA_HORMARKA
    @HOYGA_HORMARKA 4 ปีที่แล้ว +1

    • Walal macn aduunyada cisi iyo sharaf ku
    • noolaada aakhirona jada alleh hakugu 🤲casumo🤲4K oo 🙏SUBSCRIBEd👈igu caawiya 🤲codsi 🤲weeye wallahay

  • @abdifatahjoseph1860
    @abdifatahjoseph1860 4 ปีที่แล้ว +2

    subxaanalah ma jihaad ayay hadaba ku jirty xayawaanadaasi nafteeda halaagty haduu ingiriis maamuus siiyey ilahay agtiisa maxa u yaala?

  • @fafajaja309
    @fafajaja309 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaayab

  • @Abdirizakah1
    @Abdirizakah1 4 ปีที่แล้ว

    We love you

  • @abdirahmaninbuallale8098
    @abdirahmaninbuallale8098 4 ปีที่แล้ว

    Love muzLim ♥️♥️💯

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 4 ปีที่แล้ว

    Keep going Wll Adam

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 4 ปีที่แล้ว

    Lakin Sxbkey Aadan Maanta maxaa ka si noqday? Waaayo kamaan filayn sidan oo kale.

  • @khalidabdinasirhassan4425
    @khalidabdinasirhassan4425 4 ปีที่แล้ว +1

    Mhadzanid 🙏🙏

  • @Zeeko_Media
    @Zeeko_Media 4 ปีที่แล้ว

    keep going aadan Sahan

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 4 ปีที่แล้ว +19

    Talow wa isweydiine maxa laga faiidaya gabadh gaalo u shaqeynasey
    Umarta waliba jiidkeeda si ey gaal kale sir ugu geyso layaab

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 4 ปีที่แล้ว

      Faaiido malaha hadey diinta Sa ogu shaqayn lahayd islamka ayay guuul uso hoyi leheed. Hadana madama Muslim ahayd illahay shuhadad ka ku daro gaala dishe

  • @ismaaciilhazzan1571
    @ismaaciilhazzan1571 4 ปีที่แล้ว +1

    Nio meel aan kaala soo xidhiidho ayaan ubaahanahay wll

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 4 ปีที่แล้ว

    wcs wllo aadan sahan
    wllo adigo raaliya waxad kaso hadasha fimltan dadka dadka cuna waxa loga jeedo mahadsanid

    • @naciimacareef7199
      @naciimacareef7199 4 ปีที่แล้ว

      @@raaiblaabaas1333 haa wllo wad mahadsanty

  • @sahamiye1087
    @sahamiye1087 4 ปีที่แล้ว

    Wll jidhkeeda miyay ragga isu dhiibi jirtayna

  • @ahmazinic6384
    @ahmazinic6384 4 ปีที่แล้ว +2

    Intaan chanelkaaga ku xidhnaa maanta kahor ma arkin wax nuuqaalkan kamadhaxsan taas micnaheeda ulama jeedo inaad siwacan wax usoogudbin ee waxaan ula jeedaa in gabdhan aad noosoo gudbisay ayna ahayn qof islaamka taariikh kuleh waxna islaamka ugatagin kaliya waxay ahayd qof caloosheeda uun ushqaysan jirtay siday doontana utuman jirtay taasoo kuucadaynayso in hadafkeedu lacag uun ahaa plz dadka aad bulshada hsoogudbinayso aadanow wll kafiirao anagu waanku wadanaa waxbadana waankaafaa'iidnay kuwaasoo aan xataa Jaamacadaha kafaa'iidin ee wll arintan gabdhan kunoqo oo iska hubso
    Mahdsanid wll 🙏🙏

  • @cogor7135
    @cogor7135 4 ปีที่แล้ว

    adan sahan in kasto aan aad ugu xirnahay page kan hadana sxb sheekooyinka sirdoonka aad soo geliso inta badan tixraac maleh
    tusaale ahaan
    1. book ga kahadlaya cidda qortay taariikhda la qoray iyo meesha lagusoo bandhigay
    2. arrimaha maasooniyada la xirira waxay aad ugu eg yihiin filimaan isla iyagu jileen oo isku xayeysiinayaan iyo inay dadka tabarta yar ku cabsiiyaan oo isdhahaan qoomkaas bes baa awood leh dadka kale oo awooda lehna sirdoonkooda ka shakiyaan
    labada qodob xaqiiqadood waa in la soo baaro
    sida kale waad ku mahad san tahay xogaha aad na siiso ee bilaash ka ah

  • @mohamedcabdicali1354
    @mohamedcabdicali1354 4 ปีที่แล้ว

    Wali mafahmiN aadaNow wlal waa videoGi ugu Horeyey ee aan qalpiga kasaluuGo ee ujadedada mxay tahay

  • @shafacmaxamad5681
    @shafacmaxamad5681 4 ปีที่แล้ว

    3 daqiiqo

  • @hamsehaajiaar3684
    @hamsehaajiaar3684 4 ปีที่แล้ว +1

    🙏❤️🥀

  • @mustafelamo
    @mustafelamo 4 ปีที่แล้ว

    Aadan zahan 🙏🙏💯

  • @shafacmaxamad5681
    @shafacmaxamad5681 4 ปีที่แล้ว

    Hory usoco zxp

  • @abdirahmaanmohamed6984
    @abdirahmaanmohamed6984 4 ปีที่แล้ว

    Film la yiraahdo #call to spy.. ayaa laga sameeyey iyada iyo shabakada basaadiinta u ahaa xulufada.

  • @abdirisakali8554
    @abdirisakali8554 4 ปีที่แล้ว

    Wd mhdsantahy gabadhas taariikh by ka tagtey lkn danakle ayey u shaqeynysay

  • @talosamemedia510
    @talosamemedia510 4 ปีที่แล้ว

    Sxb hadaad awoodo taariikhda dalkaaga soo daa sayid Maxamed cabdulle Xasan

  • @bashkaroyal358
    @bashkaroyal358 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid ustaad ❤

  • @libanmireh8125
    @libanmireh8125 4 ปีที่แล้ว +1

    Markaa magaca islaamnimo say u qadaan kartaa iyado laba gaalo u shaqynysa waliba gaadhay inay nafteda xog ku badalato. Magaca islam family oo ay ka dhaxashay mooye iyadu dhaqan islamed iyo wax udhaw tona ma lahayn.

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 4 ปีที่แล้ว

    Carab ibnu muhamiid geesigaa soogudbi
    Walal

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 4 ปีที่แล้ว

    Muslim ba ha ahato hadana ilama aha inay wax dhereyd Dumarka yuhuuduba sirdoon ahan u adegsato wayo wxay samaynaysaa wx kasta oo sir kagala so bixi karto raga muhiim keduna dagaal dineed ma ahayn lkn Ilahay SWT ayay u tala la xisabtankeedu

  • @hamzemohamedhussien
    @hamzemohamedhussien 2 ปีที่แล้ว

    𝙼𝚘𝚟𝚒𝚗𝚐 𝚏𝚘𝚛𝚠𝚊𝚛𝚍 𝚊𝚍𝚊𝚖

  • @c-risaqnacnac3205
    @c-risaqnacnac3205 4 ปีที่แล้ว

    7

  • @shukrihussein6757
    @shukrihussein6757 4 ปีที่แล้ว +2

    Midaas maaha mid diinteena dhexdeeda aykaga amaananthy gabadhaas wxna utari mayso buunbuunintaas

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 4 ปีที่แล้ว

    Wall aadanopw naagaha,iyo kuwa gaalada ushaqeeya wa na nop tiri mayso xogahopda ee inaka daa

  • @inabussuri9511
    @inabussuri9511 4 ปีที่แล้ว

    Qofka nocas ah islam kuma tilmaami karno sxp adan
    Qof uu gaal maamuusaya hadi ad aragtid qofkaas xero islaam kuma jiro
    Naagta zinada baneysatay islaaam kuma tilaami karno qofla.muslimla zino wuu ku dhacai lara lakiin in la xalashado waa heerk kale
    Naagtas qoyskeda aya laga yaba inu islam.ahaa iyadana eysan islam.shaqo kulahen

  • @mohammedalimohammed1724
    @mohammedalimohammed1724 4 ปีที่แล้ว +1

    waxa fcnan leheed in ay islamnimo ushaqayso hada kan ay basastay iyo kan ay ubasasty waa walalo cadawgoda wa ayada

  • @mohamudomusemuse9984
    @mohamudomusemuse9984 4 ปีที่แล้ว +3

    wilkan acliga iyo aqonta ilhay isugudaray masha alah yaa igu racsan inuu noonoqdo madax waynaha umada somaliyed farta tag

  • @hamzebinujah8660
    @hamzebinujah8660 4 ปีที่แล้ว

    NOURNISA CINYATA KHAN

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 4 ปีที่แล้ว

    Aano adiga ixtiraam ku haya ka adan ahaan hadana maha inan kugu raco talabo kastod qaado barnamijkan dib ugu noqo zxp

  • @qaasim9358
    @qaasim9358 4 ปีที่แล้ว

    Adakoow halkaa inagaga noqo

  • @DEKOWSTUDIO
    @DEKOWSTUDIO 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta qeyrka jecel isoo boqda muxadaro taarikhyo ayaan so galiya halkaan th-cam.com/users/DEKOWSTUDIO

  • @ftxgames9601
    @ftxgames9601 4 ปีที่แล้ว

    Lkn haddi aan muuqaalo Ka sameeyo gaming-ka Ka wrn MAA xrn baa Mise waa xalal zxp ii soo baadh
    Xogta haddi aad grnysid na nala wadag magacaygu waa
    :- khalid mohamoud husien
    Mahadsaniid

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 4 ปีที่แล้ว +4

    When I come on you tube the only person is somali or I am connected to somali and you

  • @skprezo8862
    @skprezo8862 4 ปีที่แล้ว

    M.A

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 ปีที่แล้ว +1

    ✊✊😍😍

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 4 ปีที่แล้ว

    Aada noow hindidu waligoodba engriska kabaqaad bay u ahaayeen wall intaan maqlay

  • @ahmedaymanofficial8196
    @ahmedaymanofficial8196 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaal hadaad tahay ruux alle dartiis wax uqabta please alle dartiis subscribe igu saar

  • @abdisalamlibaax802
    @abdisalamlibaax802 4 ปีที่แล้ว

    Wixii aan soo qor islahaaba hortay baalasoo qoray laakiin ma dhamaysan imana qancin bilawga sheekaduba

  • @mahathajji7483
    @mahathajji7483 4 ปีที่แล้ว

    Kaliya kalinta aa nugu jirto
    Wa mid baxad ween leh
    Wall Alle Cimriga haku dhereyo
    Macalinkena ayaa Alle ka dhigay
    Hadeyno nahay teemka kugu xeeran
    Kaliya aayno ku faano wallken