Lacagta Soomaaliya 1800s-2024: Taariikhda Qarsoon Ee Aan La Ogeyn!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Ku ogow muqaalkan faahfaahsan safarkii xiisaha lahaa ee lacagta Soomaaliya ku soo martay taariikhda kala duwan. Laga soo bilaabo waagii hore ee isticmalka lacagta Rupeega Hindiga iyo bilawga shilinka Soomaaliga ilaa saamaynta dagaaladii sokeeye ay ku yeesheen dhaqaalaha, u kuur gal isbadalkii iyo rog-rogadkii lagu sameeyay habka lacagta dalka. Nala daawo caqabadaha iyo isbeddelka lacagta Soomaaliya ilaa sanadka 2024.
    0:00 Isticmaalka Rupee Hindiga
    00:53 Lacagta Taliyaaniga
    01:57 Lacagta Maxmiyada Ingriiska
    02:53 1950
    03:07 1960
    07:24 1991 Burburki Ka Dib
    08:01 Maxa Dollarka Loo Isticmaalaa

ความคิดเห็น • 4

  • @balanbaalis123
    @balanbaalis123 หลายเดือนก่อน +2

    Very Informative Video Thanks.

    • @BeesoMedia
      @BeesoMedia  หลายเดือนก่อน +1

      Glad it was helpful! 🙏

  • @faizayusuf9376
    @faizayusuf9376 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks for the information 👍

    • @BeesoMedia
      @BeesoMedia  หลายเดือนก่อน

      Welcome 🙏 🤗