Gacalisadaada "Xabiibi saaxiibkaaga kaheley ee u tanaazul" Maxaa Sameyn Laheyd ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #arimaheena #team27
    Original Content: • Sharma Boy - Saan iyo ...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    922,576 subscribers

ความคิดเห็น • 546

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +281

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @apdallajoyofficial3041
    @apdallajoyofficial3041 ปีที่แล้ว +249

    MAGACA ALLE ADIGON LIKE SARIN HA DHAFIN 👍

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 ปีที่แล้ว +224

    Waxan ilahay kagabaryaya inu muradkaga kurumeyo wll I.A wll 1k igarsiya😢🔥💝🤝👏

  • @dekaadan466
    @dekaadan466 ปีที่แล้ว +207

    When maacalimo is there, the whole place is lightning. Masha Allah TabarakaAllah. Evil eye aside. His smile is contiguous. Masha Allah TabarakaAllah. Before even knowing the topic

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +186

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @fatwatv5535
    @fatwatv5535 ปีที่แล้ว +35

    Dunida masoo marin Shaqsi ka cibaado badnaa Nabigeena suuban csw

  • @aishaxajidineaishaxajidine9241
    @aishaxajidineaishaxajidine9241 ปีที่แล้ว +21

    Macalimo TH-cam haloo furo yaa ila mid ah

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 ปีที่แล้ว +27

    Anu macalimow inu fariid yahay mar horan arkay 👍❤

  • @Hassan_leo10
    @Hassan_leo10 ปีที่แล้ว +18

    Kusali Xabiibkeena Mohamed(NNKH) صََلَِّﷺوََسََـــلَِّـم

  • @QueenHamda243
    @QueenHamda243 ปีที่แล้ว +115

    Macalimoow gabadhii heshaa nasiib leh wiil dagan aqlaaq leh 😂😍💚

  • @zmartmasuut2968
    @zmartmasuut2968 ปีที่แล้ว +72

    Ku sali nabi muhmd scw

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว +28

    Naaag lagama kaftamo hadalkaas iga gadan diamond is diamond 💎

  • @cupcuttemblet
    @cupcuttemblet ปีที่แล้ว +34

    Allah is one 🥰

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 ปีที่แล้ว +92

    Waaw wiilkas macalimow wuxu leeyey caqli saaid ah masha Allah mustaqbalka gabadhii heshaa nasiib bay leedahay.😍😁

  • @AlisaidNor
    @AlisaidNor ปีที่แล้ว +13

    Cumayr iyo legendka kale ku raacsanahay su.aasha kowaad

  • @preatykaliya8355
    @preatykaliya8355 ปีที่แล้ว +26

    kusaliya nabiga scw

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 ปีที่แล้ว +1

      Scw🥰🥰🥰🥰🥰

    • @nimcojibriil7756
      @nimcojibriil7756 ปีที่แล้ว

      ​@@caishahaji8839 scw🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sahrahassan9449
    @sahrahassan9449 ปีที่แล้ว +7

    M.a macalimoow gawadhii kuheshaa nasiib leh allah kubarakeeyo mesha ku jirto iftinkeda thy wanku rajeynaa in ad chenal furato

  • @dimplegirldimplegirl1243
    @dimplegirldimplegirl1243 ปีที่แล้ว +8

    Macalimow meelu ku jiro ya ka maqnan karo

  • @zumayamahdi
    @zumayamahdi ปีที่แล้ว +20

    Arimaheena😇 1 million Coming Soon iNshlh🥰💪

  • @ahmedsahal6670
    @ahmedsahal6670 ปีที่แล้ว +5

    Ku Sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 ปีที่แล้ว +42

    Arimaheena You Tupe maka maqnaaa beryahn mise anigan chanelkiisa soboqan
    Keep Going all of you 🥰🙂
    Part two insha allh

  • @mamoqaali2530
    @mamoqaali2530 ปีที่แล้ว +47

    Salax the funniest guy 😂😂😂

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman2352 ปีที่แล้ว +30

    Arimaheena part 2 kusoo celi asad io iamkna kusoodar, please 🙏

  • @bushrohappy
    @bushrohappy ปีที่แล้ว +14

    Wow Macalimow wiil caqli badan Alle haku barakeyo

  • @hanaderibey3260
    @hanaderibey3260 ปีที่แล้ว +3

    the best TH-camr somali arimahena hagio nin ciisa mudulod ujeejen ah oo siyad macalin ah kul pro insha allah

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 ปีที่แล้ว +62

    Ceyda ani eri maa ahay kulahaaaa😂😂😂tijaabis ma ahan qalbiga bash😅😅😅😅faadil baqiil lacagtaa ku qabsanaa kulahaaa😂😂waa liis feeri karaa lee😂macalimow lugo waa leedahay bax aad kulahaa😂😂taas wee xanuunsantahay😅😅😅😅cumeer ninka waa kaas adi xitaa waa baran kartaa kulahaa🤣🤣🤣salax taas barako malaheyn kulahaa😂😂😂😂😂ano xaafada ku ooyaa dhaanto😅😅arimaheyna labo daqiiqo naqaska igu dhagi lahaa kulahaa😅😅kala tageena dhaftirkiisa prank uu ahaaa😅😅😅😅alla su'aashii u danbeesay waan fuuray saan u qoslaayey🤣🤣🤣🤣faadil caadi ma ahan naag lagama kaftamo😅😅

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว +3

      Waa runtii lkn anigu wllhy shook ayaa igu jira si baan u naxsanahy
      Laa ilha ilalaah😂😂😂 lkn waa iska caadi

    • @ruqiyoshiikh7913
      @ruqiyoshiikh7913 ปีที่แล้ว +2

      Taaas naaaag ma aha 😂😂😂😂 Prank😮😮

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +5

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ::::

  • @sihamiita4898
    @sihamiita4898 ปีที่แล้ว +8

    Plz Muuqaaladan cml soo badi🙏😇✅

  • @izaha7702
    @izaha7702 ปีที่แล้ว +5

    I always like mclinow ideas always he gentle man love u ❤😊

  • @AishaOmar-oz4dp
    @AishaOmar-oz4dp ปีที่แล้ว +3

    Plz part 3... Abeera Cade 💓 kusodar

  • @yurubhussein1011
    @yurubhussein1011 ปีที่แล้ว +10

    Macalimoow he is ninrageed nolow huno❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqamuuse7143
    @deeqamuuse7143 ปีที่แล้ว +4

    Cayda legend kulaha qalbiga bash waa runti wlhi wan wata fikirkiisa

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 ปีที่แล้ว +8

    Legend arimaheena Part 2 Nososamey

  • @luulcali7215
    @luulcali7215 ปีที่แล้ว +4

    Macalimo iska jeclhy

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +6

    Part two soosamee wll arimahena waa so funny parnamijkan asxptana dib usooceli su aale kale soodiyarso

  • @zakariyaabdirizaqhassan5776
    @zakariyaabdirizaqhassan5776 ปีที่แล้ว +2

    Macalimo wan tagera yaqey

  • @haniaar298
    @haniaar298 ปีที่แล้ว +2

    Macalimow suu isleyahay marka kòobaad eega qosol waye

  • @wllmoha1
    @wllmoha1 ปีที่แล้ว +4

    Moha Cade waa idin salaamay my friends keep going somalia 🇸🇴 idinka soo salaamaa

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 ปีที่แล้ว +4

    M.a ninka laweey keep going brother..........Farhadii ooo daad ehh wayo....... marwalbo farhad nirajeyna brothers inshallah

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @yuunisabdikarim
    @yuunisabdikarim ปีที่แล้ว +13

    Ceyda iyo fadil besnagadhaha deee🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zumayamahdi
    @zumayamahdi ปีที่แล้ว +14

    Wlhy Anigoo Gabar Eh😂Ani Ahaantey Hadaan iska Hadlo😅Mafa Saxeen Waayo 9 Saac HabeeNimo Abeera Asaga Mxaa XaasKa Kasoo Galey😂🤣Ama MuuSoo Waco Xaajiga😅🤣

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 หลายเดือนก่อน

    Look at saalax back then and macalimoo is the youngest in team 27

  • @anisaabdiasis
    @anisaabdiasis ปีที่แล้ว +13

    Part2 soo samey arimahena iamk iyo asad ku soodar🤣

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 ปีที่แล้ว +4

    Marka hore wan kusalamay wllkay qaliga waxad tahay qof an tagero walahi wan kugu xidhanahay waa fani wad kuso darta asad imk abeera

  • @hibaaqahmed9331
    @hibaaqahmed9331 ปีที่แล้ว +2

    part 2 Asad iyo imka so qabo plse wll

  • @ceydaruuscusmaan
    @ceydaruuscusmaan ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل على سيدنا محمد

  • @qaliahmed1637
    @qaliahmed1637 ปีที่แล้ว +4

    Part 2 soosameey

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 ปีที่แล้ว +37

    King ceyda always is legend.

  • @shankaroonhussein3554
    @shankaroonhussein3554 ปีที่แล้ว +7

    Jcl tijaabo iyo prank la'an ma nuuryo beeeh xoogaa caajiska la iska kicyo wyo wyo hwn io mlnba romantic leee maa jileynaa jclka dhandhn ayuu u baahanyahyay🥰🤣

  • @amalmohamodmohamed6967
    @amalmohamodmohamed6967 ปีที่แล้ว +8

    Saalax hadalkisa qosol igu dile😂

  • @fardawsamc6410
    @fardawsamc6410 ปีที่แล้ว +16

    Fadil inta ila jecel 😂❤

  • @rakiasharif7467
    @rakiasharif7467 ปีที่แล้ว +4

    Part2. So Sameeeya. 🙏🥰 Fakirka Ku Heysana

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 ปีที่แล้ว +9

    King ceyda & fadil dum dum xanta joojiya😂😂

  • @djhaniahmed7943
    @djhaniahmed7943 ปีที่แล้ว

    My beautiful young t..m asad ayaa meesha kaa maaqan ... xaas xiilidanbe baaxaysa ma maabnoc waa na qaalad weeyn inta isku raacday inay xaaskod faasaxan waaxa dhaanta inaay kaa diidan haaday iyaadu diidana meeshas waax fiicani kaama soo soocdan ee saadexdeda ha la siiyo ayaan aniigu qaaba my allh bless you all🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 ปีที่แล้ว

      Waxaani wa iska kaftan ee ma wax dhacaya in naag exkedii 9 saac habeenimo u baxdo ayadoo xaas ah iskadaa xaase gabadha aqliga leh hadey gurigoodi joogta xitaa 9saac waba dheertahay 4 saacban loo baxeyn aduunku aamin waka dhamaaday

  • @samiirohassanabdi2329
    @samiirohassanabdi2329 ปีที่แล้ว +7

    Walalo naso bathi wallhi wan kehele ee cawa wa igaqoslise😂😂😂😂

  • @ridkaluul1082
    @ridkaluul1082 ปีที่แล้ว +5

    Cedya no girl can betrayed you

    • @vill1433
      @vill1433 ปีที่แล้ว

      Betrayed😂

  • @safaanafaysal
    @safaanafaysal ปีที่แล้ว +24

    Mida kowaad hadaan nin ahaan lahaa:waxaan samey lahaa iyada waa qof dumara haddana,waa xili danbo inteey usocoto inee qof soo caawiso dhibaato wadoyinga kla kulmi kartaa marka waxaan ula hadli lahaa si wngzn oo xushmad leh waxana kuqancin lahaa inaan aniga soo caawiyo waa Aniga raiahaanteyda

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +1

      Isku fikir❤

    • @fatimaabdiqadir
      @fatimaabdiqadir ปีที่แล้ว

      Suaal adiga makyeeli lahayd ninkaga inu extiida socawiyo.

  • @muniiraaxmed1090
    @muniiraaxmed1090 ปีที่แล้ว +3

    Part two incha allah armheen

  • @ayanabdiwahid3947
    @ayanabdiwahid3947 ปีที่แล้ว +2

    ArimaHeena part 2 Ayan kasugeynaa insallh 🤗

  • @queens1923
    @queens1923 ปีที่แล้ว +8

    Inta lahjada salax ka hesho 🥰

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman2352 ปีที่แล้ว +1

    Wow, first person arimaheena inthe building ❤️ 😍 💖

  • @zumayamahdi
    @zumayamahdi ปีที่แล้ว +14

    AriMaheena Waan kuSaLaaMey Wll😇👋

  • @riyaacabdi950
    @riyaacabdi950 ปีที่แล้ว +22

    So Funney😂😂 Part 2 Asad iyo Ceyda HaiKa MaaqNanin😂

  • @Ina.ahmed346
    @Ina.ahmed346 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro arimaheena

  • @HidayoDaahir
    @HidayoDaahir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dooodaaan waa mid aad ii cajabidayy❤❤

  • @shuceybmuhiyadin5781
    @shuceybmuhiyadin5781 ปีที่แล้ว +4

    M.a 1million coming s00n 💪💪💪

  • @nabaoonelmi5654
    @nabaoonelmi5654 ปีที่แล้ว +2

    Suaasha 2 aad waan ku siinayaa laakin gormee markaan is guursano kadib
    Wax kastoon isku ogahay inta aan siinin kahor fariintaan ayaan uhorma Ren lahaa
    Ogow maanta kahor xor ayaan ahaa lakin manta kadib xad aya leeyahay wax hore oo aan kuqancin hadaad ku aragto forget
    Nolosha hada aan wada bilaawno

  • @abdixuseen2426
    @abdixuseen2426 ปีที่แล้ว +2

    Part 2 arimahena

  • @Viralvideos-sh1ur
    @Viralvideos-sh1ur ปีที่แล้ว +2

    Ani ahaan madama gabadha ay ii sheegtay inay qof ka heshay oo aysan iga qarsan horta xiriirkeena meeshaas baa kuso afjari lahaa nsb wcn baa dhihi lahaa ilaahey af io carab wuu ku siiyey adi raadso

  • @inazultaanofficial3144
    @inazultaanofficial3144 ปีที่แล้ว +2

    Goat of TH-cam Arimahena 💯👍

  • @Ogaalka_Aduunka
    @Ogaalka_Aduunka ปีที่แล้ว +1

    Ka joog dhihii laha hdi diido horey u raacsiin laha furiinkeeda

  • @ruweydahadem5179
    @ruweydahadem5179 ปีที่แล้ว +3

    MacalimooW wuu caqli badan yahay

  • @nimconalka6886
    @nimconalka6886 ปีที่แล้ว +11

    Part 2 so sameee funny waaye 😂😂😂

  • @khadarzhiil
    @khadarzhiil ปีที่แล้ว +2

    Arimaheen waxan waydiinayah haday iyadu diidi wayso inay xiligaas baxdo oo si walpa uu u ugu adkeeyay apera al mihim wuxuunpaa jireh waxay u ogalatay agtaada ka laaday

  • @najaxmaxmuudaxmed501
    @najaxmaxmuudaxmed501 ปีที่แล้ว +1

    Macalimu ayaa ugu fakirfican

  • @filsanmaxamudfilsanmaxamud3122
    @filsanmaxamudfilsanmaxamud3122 ปีที่แล้ว +3

    MashaAlh walalmacan habalyo habalyo 1m habalyo habalyo walalmacan. InshaAly

  • @suadhassan5629
    @suadhassan5629 ปีที่แล้ว +34

    More like this please 👏👏

  • @shamsocabdulle4692
    @shamsocabdulle4692 ปีที่แล้ว +18

    Plz Wllo noo soo badi wllhi waa funny🤣🤣🤣🤣👍👍❤

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 ปีที่แล้ว +1

    Saalax fikradiisa hora ku raacay dhamaantiina camera la ciyaar ayaa tihiin

  • @tamlaabdi6451
    @tamlaabdi6451 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my Brother 😍😍😍

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 ปีที่แล้ว +2

    Wilshehan funny wye wlhi horay oo socda waa qoslay hadalkiin iyo fikirkina

  • @naimo3372
    @naimo3372 ปีที่แล้ว +4

    Ar Fadilaa 😅🙌

  • @ayaansahruuji4895
    @ayaansahruuji4895 ปีที่แล้ว +5

    Arimaheena wllhi abowe mcn waan ku xisnay keep going my por

    • @fadumoabukar1136
      @fadumoabukar1136 ปีที่แล้ว

      Hello Arimaheena sethy wll ilaso xariir inaa kulhadlaa rabaa

  • @balqisabdi2757
    @balqisabdi2757 ปีที่แล้ว +4

    mucalimo yutub ufur

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena mashalah

  • @wllmaahir3699
    @wllmaahir3699 ปีที่แล้ว +8

    Salah is so funny 😂

  • @raamexchange
    @raamexchange ปีที่แล้ว +1

    Aniga ahenteda waan ufasixi laha doqeda waayo sikalsoni aye igu shegtay in ee saxipkeyga kahashe 💔💔

  • @barwaaqoabdirahmand3794
    @barwaaqoabdirahmand3794 ปีที่แล้ว +3

    Alleh ha inoo fadudayo hawla aduunka 🤲🤲🤲

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 ปีที่แล้ว +4

    Faadil caadi ma ahan kulahaa surwaal ugalinaa marka horaba surwal la.aan meybixilaheed wlhi wiilasheena waa funny shactiro moiran tihiin

  • @Maryandaaud
    @Maryandaaud 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤ Okey 👌 wamasantihi❤❤❤

  • @samiirohassanabdi2329
    @samiirohassanabdi2329 ปีที่แล้ว +7

    Ala fadil qosol ayu ugudhile muxudahay surwal Aya uxirilaha🤣😅

  • @aminawil7971
    @aminawil7971 ปีที่แล้ว +9

    Keep up brother 😊✌️✌️

  • @cadnaanmarwan9763
    @cadnaanmarwan9763 ปีที่แล้ว +4

    Aniga waxaan dhihi lahaa, wll dhib ma lahan wanna kugu casuumiyee adigana heplaayo (iyada sxpteed) cml igu casuum kkkk
    Iyada ayaa is dajin lahayd bro

  • @mohamedyare11mohamedyare98
    @mohamedyare11mohamedyare98 ปีที่แล้ว +4

    Legend arimaheena salaan sare

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 ปีที่แล้ว

    Arimaheena maalmahan waa laku waayay ee xageemartay saxibow aad na waan kugu xiisnay asxaabtan iyaga waanu aragnaa e waa alxamdulilaah hadaa cafimad qabtid

  • @zamiiraapdalla7228
    @zamiiraapdalla7228 ปีที่แล้ว +4

    Qalbiga bazh kulaha cayda 😂😂😂

  • @shariifomar
    @shariifomar ปีที่แล้ว +5

    Ani hadaan fikerkeyga hadaan ka dhiibto waxaan dhihi lahaa ambo xabado malahan bartey iga dhexbaxdey qof yehey nugu kala wad ano xariif iska dhigaayo😂

  • @Abdaapoi123
    @Abdaapoi123 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro ❤❤❤❤

  • @ibnumohamed11
    @ibnumohamed11 ปีที่แล้ว +5

    Nice idea 💡 can you make a more videos 😂