SIDE WAX UU DHACEN||FULL DOCUMENTARY ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Wixi tegey wey ku dhawici karaan hadi aad in badan ka fekerto Balse Waadka carari karta ama wax ka baran kartaa

ความคิดเห็น • 3.7K

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362  3 ปีที่แล้ว +3149

    Nal Iyo Nuur Baad Iishidin Dad Wanagsaan Oo Qalbigu Weeheshada Tihiin Niyada Waan Idinka Dhowraa Qalbiga Waan Idunku Hayaa Naxariis Baan Idiin Muujiya Nijad Sami Ku Nooladaa Meel Walbood Ku Nooshiihiin Dhamantiin

    • @najahqalbiudhaya7658
      @najahqalbiudhaya7658 3 ปีที่แล้ว +49

      Sido kle wallshy qali 😚😍

    • @nimcaaadcali8448
      @nimcaaadcali8448 3 ปีที่แล้ว +81

      Waligey ma arkin qof iimaankiisa sidaan yahay gabar yar oo imaan leeh abaayo waka xumahay waxa kugu dhacay mar walipa ilaheey sidaas ugu xernaaw

    • @umumuminchannel7460
      @umumuminchannel7460 3 ปีที่แล้ว +20

      always stay strong my dear lovely sister never give up

    • @HamdaHMulac
      @HamdaHMulac 3 ปีที่แล้ว +32

      7bisha ramadaan waxay ahayd isniin

    • @cabdullahimiremaxmd7210
      @cabdullahimiremaxmd7210 3 ปีที่แล้ว +33

      Qabiil ayeey somali uu dhimaanyaaan abaayo haka yeeelin

  • @zlmonuura6854
    @zlmonuura6854 3 ปีที่แล้ว +1777

    inta rapata iN Ninka Magciiza lazheego Like zara👍

    • @ruururudka4674
      @ruururudka4674 3 ปีที่แล้ว +10

      Ma rabno inaa magaciisa maqlno xtaaaa😢

    • @queen-cz8bc
      @queen-cz8bc 3 ปีที่แล้ว +22

      Iyo wajigiisa ntus sdan isky ilaalino

    • @suldamadaajecelkaa8961
      @suldamadaajecelkaa8961 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa natuus aabayo

    • @queenramlish5773
      @queenramlish5773 3 ปีที่แล้ว +2

      Kas wan kada plse wala diiday in lasheego waa nacas wllnimo xtaa mgalo qanjo wayneh wecel dhimo ceeb reeb 😭😭✊👊👊👊

    • @asiyasiyad4335
      @asiyasiyad4335 3 ปีที่แล้ว +4

      Naa soo sheeg maga cisa qasis ka naa xira ninka maxkamad sara loyar qabso waa mxay Sas iyo ma so sheegna iyo wax raqiska aad ka hdlaysan

  • @thehabiba2697
    @thehabiba2697 3 ปีที่แล้ว +69

    I love how the sister keeps stressing if Allah is with u no one can harm you. What an absolute queen 👸 may Allah protect you always abaayo

  • @foreverlearning9930
    @foreverlearning9930 3 ปีที่แล้ว +127

    Abaayo nin guri cidla waligaa hakula noqon waayo nimanka qaar badan oo dad cun ahaa jiraan😭 Allaha ku xifdiyo abaayo

  • @fartunbilan3130
    @fartunbilan3130 3 ปีที่แล้ว +136

    Somalida waxan ku nacay qabiilka eey wax ku xaliyan😡 strong woman abaayo qaali cadwgaa u nolow nacasiin baa ku helay lkn wad ka reysay❤️💪

    • @abdinasirmohamed9345
      @abdinasirmohamed9345 3 ปีที่แล้ว

      @fartun abdi taas somalida wa cadoda wxskto wa ina qabil aye kuw xaliyan adiga xita ka so qaday hadow dhib yar kiwgu dhaco ilahey kuma keenyo lkin arintaa qabiil aye lagu xalin lahay

  • @user-ms4wd2xw1n
    @user-ms4wd2xw1n 5 หลายเดือนก่อน +50

    Team ramadanka 2024 😂😂😅

    • @user-nast
      @user-nast 5 หลายเดือนก่อน

      Maanta 😂

    • @maariyaali5245
      @maariyaali5245 5 หลายเดือนก่อน

      Waa ikan ani xitaa 😂😂😂

  • @aishaabdisalan5456
    @aishaabdisalan5456 3 ปีที่แล้ว +163

    Aasaaskii dunida iyo anigu dumar baan ahaa 🙋‍♀️
    Warshadii aadmiga iyo udubkii noloshaan ahaa ☝️
    Hayeeshee ina ragoow ergiyo dacwaan ahoo 😭
    Eed baan kaa tabanayaa😥

  • @hilaalyare
    @hilaalyare 3 ปีที่แล้ว +93

    🤲الله يحفظ بناتنا وبنات المسلمين🤲
    ILLAAHEY ha xafido gabdhaheena iyo gabdhaha muslimiinta meelkasto ey ku sugan yihiin🤲

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว +32

    Gabar aad u caqli badan oo sharfoon baa thy Hadalkaaga wanaagiisa iyo sida uu isagu xiran yahay ayaaba i deeqdaY. maasha Allh ♥️

  • @maryamabdi424
    @maryamabdi424 3 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah u r really a strong beautiful soul may Allah protect u from any disaster

  • @studywithbii
    @studywithbii 3 ปีที่แล้ว +47

    Waxaa ku badbaadiye waa salaada ee ku dadaal💛
    Waxaan ku xasuusinaa xadiiska nabiga ee ahaa labo qof waxaa sadaxeeyo shaydaan
    Waligaa qof aan maxramkaaga ahayn ka fogooy
    Ilahay haku xafido
    Waxaad tahay qof adag iimaana leh
    Ilahay haku ilaaliyo♥️

  • @AhmedSalah-ue4mj
    @AhmedSalah-ue4mj 5 หลายเดือนก่อน +25

    Team 2024 like 👍 saar

  • @abz6257
    @abz6257 3 ปีที่แล้ว +202

    Omg wlhi your a strong women alx if your ok this so emotional wlhi

    • @rahmaruun8089
      @rahmaruun8089 3 ปีที่แล้ว +1

      Mansha allah abyo Illahay hakuxifdiyo

    • @sadiaqueencimaan6024
      @sadiaqueencimaan6024 3 ปีที่แล้ว

      Alx alle aya ku badbadiyay

    • @MjeyWadaniMNHJ
      @MjeyWadaniMNHJ ปีที่แล้ว

      Asc abayo qali waa ku salamey marka hore salaan kadib waxan ku leeyahay barasho wngsn magceyda waa MJEY WADANI MNHJ intas kadibna waxan kaa codsanah in aad amiiro qurux aad pranks ku sameysid

  • @kevindebruynevans6733
    @kevindebruynevans6733 3 ปีที่แล้ว +50

    100%100 waxaa tahy gabar Somalia oo sax ah cadawgaada unoolaaw abaayo insha alh

  • @dalnuursheaxmedmuuse2547
    @dalnuursheaxmedmuuse2547 3 ปีที่แล้ว +34

    Geesiyad qalbi nadiif Ah ayatahy Abayo ilaahey Haku xafido abayo Waligana sharaf ku nooloo🙏

  • @jaabirjamiilofficial2423
    @jaabirjamiilofficial2423 3 ปีที่แล้ว +18

    Strong women ku dayashobayaad mudantahay masha allh Mustaqbalkaaga Naftaada waad in aad ubixisaa hadii lagugu soo weraro good

  • @ferihasayit
    @ferihasayit 3 ปีที่แล้ว +115

    I’m sorrry😭 ax wlhi waan kaqiirooday gbadhan yar waxa helay🥺 ilaahay xaqaaga haka soosaaro abaaayo

    • @aliabdi5139
      @aliabdi5139 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameeen qalbi nadiifka ayan kugu wata Allah hakudowro huno

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi qaali

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 3 ปีที่แล้ว +126

    War gapadhu gopsanaa oo qalbi wanag sanaa oo hadana nasap sanaa mansha Allah
    Shit wlh wan ilmeyay markay tiri ninka saas ii galay ilahay haso hanuuniyo ayba usii ducaysay qof walpa saas oo kale qalbi giisu uma fiicna iimaan kiisuna uma buuxo
    Kan gabadha walashiis cml ah oo ayado sooman cuntada iyo cabitanka udontay hadana ayada damaaciyay oo sida wllked cml uso dhawaysatay asago ajnabi ka ah,, kaasi nin raga maahayne halaso baaro wuxuu ahaa
    War somaliyey gabadhaas hala ii raadiyo mansha Allah
    ilahay waxan ka paryay gapar ayaaniita oo kale ah in calaf iigu daro war gapadhu gopsanaa oo hadana nasab sanaa mnsha Allah
    Ayadoo kale dunida wayba kuyar tahay halkii qaaradba hal qof oo ayado kale ah pa laga helayaa
    Gapadha saas uqurux padan ma wuxu garan wayay qaab kale oo xor iyo xalaal ah oo uu nolosha ula wadaagi karo ilaahayna raali uga yahay guur xalaal ah iyo mustaqbal
    Kaasi wuxu ahaa ninkii dhaymanka intuu agtiisa kahelay hadana dhiiqada iskaga tuuray
    Shit ma waxaas pureeqada ah paa looquuri karaa dhipka intaas le'eg iyo wax udhowba
    Kaas oo kale paa raganimo nala sheeganayah
    ilahay dhip dampe kuma tuso intaas-na dampi dhaaf Allaha kaga dhigo wlzhy i'm so sorry wlhi 😥😥😥😭😭😭 🙏🙏🙏🙏

    • @fahmoabdigaas6266
      @fahmoabdigaas6266 3 ปีที่แล้ว +2

      Fariid adoo kle alle nasiib hawgu dro wllo gabdha 🤍

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 ปีที่แล้ว

      @@fahmoabdigaas6266 Aaamiin wllo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @barwaqofarsgax7644
      @barwaqofarsgax7644 3 ปีที่แล้ว

      XOXO check ✔ check ✔ not to check xh if you want xh if they have to it you xh charge them check charge check check it out for a couple xh of 💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💙🤍💙🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @cabdirashiidahmed3750
      @cabdirashiidahmed3750 2 ปีที่แล้ว +1

      Aj

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 ปีที่แล้ว +167

    Qalbi wanaagaagaa iyo aftahannimadaada ayaa iga gadan.

    • @siciidabdishakuur3744
      @siciidabdishakuur3744 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk wlhi xriif kle aabatahay

    • @filsanahmed2198
      @filsanahmed2198 3 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah dhaha gabadha

    • @xamdixasan5809
      @xamdixasan5809 3 ปีที่แล้ว

      Maasha allaah haladhaho waa gabar aad u da.yar aqli badanbaa illaaheey siiyay

    • @rahmaahmed9541
      @rahmaahmed9541 3 ปีที่แล้ว

      @@siciidabdishakuur3744 mansha allah

    • @bushrakhalid8384
      @bushrakhalid8384 3 ปีที่แล้ว +1

      الله أكبر

  • @nafisafarah9560
    @nafisafarah9560 3 ปีที่แล้ว +135

    Abaayo wadan sharci lahaa joogtaa ninkaas wuu ku dilay adiga oo dhimatay ka soo qaad alle uun baa ku badbaadiyay maanta ninkaas hadii saan lagu daayo gabar adiga oo kale oo bari dhibaateeynaa, hadee saas dhacdo wadankaan isaga soo tag because barina wuu ku soo weerari karaa.

    • @ashashego3474
      @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +8

      Abs ha cafinin wiilka waxaa dhici karto gabdho badan Somalia markii oo joogay in gabdho badan oo ku soo sameeyay hadii aad mantey cafiso berry gabar kale oo makiinad ah ayuu nafta dhaafinaa waana kufsanaa Somalida dulunka iyo qabyaaladda dadka ku taageerto naarta Allah ha ku fogeeyo.

    • @sakicabdirizak4134
      @sakicabdirizak4134 3 ปีที่แล้ว

      Abayo sorry

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว +2

      Sax xir gabarkalo uuh nijaaseyn wasaqa alxamdulilah rabigiyh kubadbadiye alow gabdhaha nobadbadi inta gabdhaha muslim ah🤲😭

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 3 ปีที่แล้ว +47

    Waligey Kuma Daawan Muuqaalkaan Ayaa iigu kaaa Horreeya waxaan kuu rajeynayaa Guul wlh waan ku qancay sidaad u Hadashay

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 3 ปีที่แล้ว

      Aniga hitaa

    • @falismacalin1058
      @falismacalin1058 3 ปีที่แล้ว

      Ani xitaa wlhi😍😍😍

    • @abduwahabmohamed2397
      @abduwahabmohamed2397 3 ปีที่แล้ว

      walaal subscrabe ayaan ku saare udbi adne hore usoco 100k ayaan ku rajenaa

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 3 ปีที่แล้ว +153

    Apaayo runtu geesinimo iyo karti ayaad muujisay guulayso
    😭😭😭😭😭

  • @najuuqueen7141
    @najuuqueen7141 3 ปีที่แล้ว +119

    Strong woman sis mashalla keep going sis 😍

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 3 ปีที่แล้ว

      walaley xaaa hori u soco eh ne😡😡😡😡

    • @abdirahimmukhtargelee4043
      @abdirahimmukhtargelee4043 3 ปีที่แล้ว

      Walahi qaaali fojignanta mar walbo wa muhim SAS ayaan Karaba mida kale caqligaga ayad kubaxsatay

    • @nafisoabdi361
      @nafisoabdi361 3 ปีที่แล้ว

      Hasbunallah wlhi horror movie uu udhigay gabadha maskiinta. Intii aa fiirsanayay wadnaha isii dhacaayay Ilaahay intii muslima haka dhoro musiibadan oo kale

  • @fardosmobarak2755
    @fardosmobarak2755 3 ปีที่แล้ว +15

    masha allaah masha allaah waxaad tahay qof wanaagsan ayaad tahay oo ilaahay ku xidhan waa sababta uu allaah kuu badbaadiyey..noolow wllo wax ku dhibana alle hakaa hayo cadowgaaga cagta hoosteeda. from burco somaliland ayaan kaala soo hadlayaa❤

  • @raxmaaxmed5345
    @raxmaaxmed5345 3 ปีที่แล้ว +38

    Gawar yar o hikmat bdhn.waxa thy qof lagudaadho.Allah hakuxifdiyo walashey

  • @cabasamiin6833
    @cabasamiin6833 3 ปีที่แล้ว +51

    qofka marku alle aminsanyahy wa sidan illahey haku dhowro abayo mcn❤

  • @AbdiqasimG
    @AbdiqasimG 3 ปีที่แล้ว +11

    Ayaan Walaashay Allah ayaa ku xafiday sida aan hadalkaaga ka dheehdayna qof dhowrsoon ayaad tahay
    Allah ku xafido meel kasta aad joogto.

  • @sharmaedan6658
    @sharmaedan6658 3 ปีที่แล้ว +33

    Wallah U can see the mental stress she is facing and the way she is dealing with it wa kula daremay xanunka wlhi waxa kubadbaadiyay maalintas wa cabsida alle🙏🏻wa lagu dulmiyay sis e raali noqo❤️

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 3 ปีที่แล้ว

      Naa ninkii malahayaa daanyeer daanyeer dhalayweeye

  • @hannibdi2348
    @hannibdi2348 3 ปีที่แล้ว +7

    MashAllah we love you may Allah protect you women stay 💪 fight for your rights

  • @amiinibraahimdaacad9606
    @amiinibraahimdaacad9606 3 ปีที่แล้ว +8

    Alxamdulilaah, Ilaahii dhibkiisa kaa bad baadiyey ayaa mahad leh
    Rubtii ku xidhnaantaada wanagsanyd eed Rabbi lalahayd wtaa aad ku badbaaday
    Sida fiican eed u fikirtay ee soon ka iyo cibaadada aad xoojisay waan kugu hanbalyeynayaa
    Sister Guulayso

  • @anhaarabdul4535
    @anhaarabdul4535 3 ปีที่แล้ว +34

    Wlhi anigo imtixan national diyaarsanayo video gaan iiso dhacay waan dawade illaha igu og ilinta wan ceshan wae 😭😭😭mxa marwalpo dumarka loo dhibateya illahayow naga haay dhipkasto aamin yarapi

  • @sacdiasalah9299
    @sacdiasalah9299 3 ปีที่แล้ว +54

    War maleysia wa lagu go ay wlhi allow dumarka haga qabto raga xun inta wanagsan alle ha no dhafo

  • @mohamedabdulkadir8397
    @mohamedabdulkadir8397 3 ปีที่แล้ว +8

    Dadka adigoo kalaa dunidaan way kusii yaraanayaan dhinac walba waad ka dhisan tahay dadnimo io caqiida ahaan ilhy haku xifdiyo adduun io aakhiraba waanadaada kuwii qaata ilhy hanaga dhigo 🤲

  • @MaryamaMssGulled
    @MaryamaMssGulled 3 ปีที่แล้ว +406

    Wiilkaas Mid Caana Ah Miyaa Tolow Waa Iska Jeclaan Lahaa Inaan Ogaado Cafwan Abaayo Sharaftaada Allha Kuu Illaaaliyo I.a🤲

    • @mariamanka4687
      @mariamanka4687 3 ปีที่แล้ว +7

      wa wil somali ah siday ku dhawaqda abyo maryama

    • @drsasmahappy5162
      @drsasmahappy5162 3 ปีที่แล้ว +4

      haa somali nahey iska war jecel nahey

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +16

      10 Bilood baan TH-camr ahy hadana 5k wali ma gaarin Amar Alle.
      Qof i soo garab istagaNa wali ma Arag...

    • @saynabahmed7504
      @saynabahmed7504 3 ปีที่แล้ว +10

      Waxuunba igule waa axmed maraq kaasa dib jir dibjir u eege tuhunkuna ma fiicna e

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 3 ปีที่แล้ว

      @@saynabahmed7504 😆😆😃

  • @naagnool1501
    @naagnool1501 3 ปีที่แล้ว +138

    Strong women ❤

  • @khadraabdullahi9942
    @khadraabdullahi9942 3 ปีที่แล้ว +9

    Aakhiro iyo Adunba wad gulaysatay wlhi😭wan iska ooyay Wlhi Allah hakuxifdiyo abayo❤️Staty strong we love❤️

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 3 ปีที่แล้ว +61

    Welcome wllshey Qalbiga wanaagsan ledahy m.a Allha kuxafido ❤✌

  • @faliscabdikariin2335
    @faliscabdikariin2335 3 ปีที่แล้ว +34

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wlllh habo adan ugu qiiroday xld kugubdhacday balse waa alle mahadiisa hadii uu alle kaa badbaadiyay dhagartii lagula damacsanaa alle kuma tuso wax ku dhibo habo qaali

  • @mahomudjama4041
    @mahomudjama4041 3 ปีที่แล้ว +20

    waxaan kaa dhiibi lahaa 100 geella matihid nagaha hilibkooda baylah kadhiga ama gata ilahay haku dhorwro cadowgaga caano baqay alaha kadhigo

  • @Queenahmed2024
    @Queenahmed2024 3 ปีที่แล้ว +116

    Macalinka xitaa iska ilaaliyo Aminada ha yarato abyo😰Allah idin xafido😭🤲

    • @shuqul3765
      @shuqul3765 3 ปีที่แล้ว +10

      Waxaba khalad aheed in laba qof oo kala ajnabi ah in ey hal guri looga tago. Xita hadii 1000 maalmood aad bad baadiin ,Sheydaanka waxa ka badan hal maalin oo idinka adkaado

    • @Queenahmed2024
      @Queenahmed2024 3 ปีที่แล้ว

      @@shuqul3765 aad iyo aad

    • @qadijoqali3497
      @qadijoqali3497 3 ปีที่แล้ว +4

      subxanalah abyo ilah hidin xifdiyo lkn ha talo ani mah ogi inad aqrin donto lkn iska ilali dadka qaar ayago ku quslayo ayee sakintodah hos ka watah abyo macne walahi dacd ayah tahay dad masakin hde jiran mesah aad jogto wll sadaqo baxsho wayo sadaqo lah baxsado waxa walbo wah ka gudbe ❤😭😭🤦‍♂️ Jwb wcn xbibtii

    • @hibomohamed1462
      @hibomohamed1462 3 ปีที่แล้ว

      Macalinku wa aayo wll

    • @Queenahmed2024
      @Queenahmed2024 3 ปีที่แล้ว

      @@qadijoqali3497 aad iyo aad 🤲Allah Ayan ka magan galny abyo rag ma jiro 😰🤲

  • @alijinowmohamed6980
    @alijinowmohamed6980 3 ปีที่แล้ว +29

    Waad guuleystay wlh diintada iyo rabigaada oo aminto ayaa wax walbo kaga filan💯🙏

  • @jibrildhorre8985
    @jibrildhorre8985 3 ปีที่แล้ว +10

    Maasha Allah Aqli iyo edeb astaan wanaagsan waxaa u tahay gurigi aaku soo barbaartay. Il iyo cawri kuma aragto edebsaneey 🥰

  • @kingaaqilka2349
    @kingaaqilka2349 3 ปีที่แล้ว +59

    Wllhi ayanita Waxaad thy Qof qalbi wngsn ✊ Alle hagu dhowro

  • @cashiali968
    @cashiali968 3 ปีที่แล้ว +67

    Abayo wiilka magacisa iyo sawirkisa keen mesha si bari ka maalin hadi lagu wayo loogu tuhmo qofkas insh alh wxna kuso Gari Mayan hadad ilahy ku xiran thy Wana mhd Santahy abyo

  • @faandhe3113
    @faandhe3113 3 ปีที่แล้ว +11

    Strong women🖤✊ may God bless You

  • @sabringurey3123
    @sabringurey3123 3 ปีที่แล้ว +23

    Alhamdulilah hadaad badbaadey ku dhimo sharaf iyo dadnimo waliga ha is dhiibin❤

  • @ilwadhaji9162
    @ilwadhaji9162 3 ปีที่แล้ว +47

    Xppti be strong 💪 inshallah you will get through this hard time Allways we are by your side Babay girl🥰❤️

  • @Kindlyy99
    @Kindlyy99 3 ปีที่แล้ว +8

    I’m crying 😭 wlhi ❤️❤️🤌🏽 queen 👸🏼 waa guuleysaty

  • @maryama607
    @maryama607 3 ปีที่แล้ว +29

    OMG 😭❤MashaAllah tahy walahi😭❤am wordless

  • @hamdajaceyl6246
    @hamdajaceyl6246 3 ปีที่แล้ว +45

    Wiiilkaaaz soo sheeeg abaaayo dumarkaba waala cebeeeya ninkan hanaga celin😭😭😭

  • @maryamabdulqaadir1560
    @maryamabdulqaadir1560 3 ปีที่แล้ว +3

    I am with you Ayaniisa wanaagsan. Illaahey ha ku wanaajiyo qaaliyey. Darajo Allah ku saaran Qurux badan. Madha Allah

  • @abdiahmed643
    @abdiahmed643 3 ปีที่แล้ว +13

    abayo mcn run ahntii wan ku farxay sida wangsan oo firfriconida leh ee aad u hadashay quruxay waxan qiraya somalida dhab ah oo xalaal ah inaad thy illahay haku xafido mar walba iyo meel kastaba ee ad joogto waliga sidas dacad u ahow waxbo uma haleli donaan qalbiga wangsan waligis mahungoobo abayo mcn illahay ha iika xafido il/afba illahay haka dhowro keep going somalinimada ma'aha la dafiri karo nolow waliga waliba sifarxad ku dheehanthy wxan kuleyhy jir oo joog waligaba i wish u qayr sis

  • @warisabdi1266
    @warisabdi1266 3 ปีที่แล้ว +78

    abayo waxad tahy geysiyad gul ban ku rajenaa cafimad tam ah allaha ku siyo🥰🥰🥰

    • @abdulaahiahmed1085
      @abdulaahiahmed1085 3 ปีที่แล้ว

      Abyo kudadad asturka cowradada laba jibar ala kuxiran shaha guuleyso abyo

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 ปีที่แล้ว

      Allha mahadisa oo ku badabadiyay manta isku meel maa jogatii gacalo

  • @meraali7575
    @meraali7575 3 ปีที่แล้ว +14

    Omg 😭sister you strong woman ilaahay baa kaa badbaadiyay

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 ปีที่แล้ว +65

    Strong women. Dhiirrigelin iyo in taalo laguu taago ayaad mudan tahay. Hore usoco saaxiib.

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 3 ปีที่แล้ว +24

    Subxanallah 😥 wlhi wan ilmeyay Masha Allah gbr aqli bdn ayaa tahy gabdhaha somaliyed ayaad role model utahy ilaahey haku xifdiyo wixi dhib kula raba ayaga allaha kuceliyo, qabiil balaaya Somalina caabudaan uf😡 kan falka geystay iyo kuwa qariyayba wa isku danbi taariq xuna waa dhigteen waxba yaa nalo qarin shayaadiinta inta laxerinaayo ayeyba kusi kibraan

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 3 ปีที่แล้ว

      Mashaa allh wlh wan ilameyay

  • @Prettynasrin
    @Prettynasrin 5 หลายเดือนก่อน +2

    2yrs ago inteen jire 😂😮hada lee arkibee

  • @moqtargesey3235
    @moqtargesey3235 3 ปีที่แล้ว +13

    Qalbigada aya nadiif ah walashey ilaah ayaa kula jiro ❤❤❤💯

  • @nastehaadanabdi2521
    @nastehaadanabdi2521 3 ปีที่แล้ว +38

    Girl you deserve Nobel peace prize Alle haku xafido xbbtii

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah gabar fariid ayaa tahay Allaha ku xafido Aamiin Yaarabi

  • @thekeydfamily6447
    @thekeydfamily6447 3 ปีที่แล้ว +122

    I'm so sorry but in Islam never be alone with men
    Somali women are too brave

    • @istarmohamed5569
      @istarmohamed5569 3 ปีที่แล้ว +7

      They aren’t brave but they aren’t stupid

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 ปีที่แล้ว +7

      That doesn’t justify what he did, she was helping him for the sake of Islam by preparing him afur, and he decided to thank her by violating her.

    • @faadumamohamed3944
      @faadumamohamed3944 3 ปีที่แล้ว +2

      Alxm ilaahey hadduu kaaga badbaadiyo

    • @pivotgang7
      @pivotgang7 3 ปีที่แล้ว +3

      @@wondroussoul5414 She was helping him for the sake of Allah by doing something that is against Islam. Does it make sense? Freemixing is haram in Islam. It causes fitnah just like in this case. I hope this is a lesson for her and all the women who think it‘s okay to live and hang out with men who are not their mahram.

  • @amiirabintuapdirashid3695
    @amiirabintuapdirashid3695 3 ปีที่แล้ว +42

    Biyo Cab wllshy qaLi😭 wllsheenn100k Halla gaadhsiiyo koLba waa cadowgeeda ka saa ugaLayaaye😔😔😔💯💯💯💋💋💋

  • @amranabdullahi6661
    @amranabdullahi6661 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah. Eebe ha ku xifdiyo, waxaa tahay gabar yar oo rabbi akhlaaq iyo garaad ku maneystey. Diinta oo ilmaha lagu canqariyo waxay yeelataa aayatiin danbe. Waxaan aad uga helay inantaas yari sidda ay Allah swt ugu kalsoon tahay uguna xirantahay’ Abaayo mcn rabbi haku ilaaliyo adduun iyo aakhiraba❤️

  • @zeitunabdiabdi4522
    @zeitunabdiabdi4522 3 ปีที่แล้ว +6

    Ya walahi always trust Allah sw...strong woman deserves 💞💞💞

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 3 ปีที่แล้ว +23

    Strong women keep going queen ilhey haku amansado waqti walbo

  • @bahjaabdullahi6967
    @bahjaabdullahi6967 3 ปีที่แล้ว +23

    Omg your so strong sis 😭
    I would be traumatised for I don't know how long
    May Allah keep us all safe ameen ya rabi
    So sorry for what had happened to you

  • @zedriina
    @zedriina 3 ปีที่แล้ว +19

    M.a geesiyden wakugu daysan doona abayo
    Qofkii neceb horumar kaaga
    Adoon ku habsaamin tiisa
    Karaacoo hawlahaaga
    Hirgali riyadaada guusha
    Queen of queens ...💋🥰👑💯

  • @aminamohamed7154
    @aminamohamed7154 3 ปีที่แล้ว +31

    I am sorry for wat happen to you and your strong person masha Allah always cadowgada hoos and I really liked the way you talked insha.allah justice will be served and he will be punished

  • @ahmethazhar8863
    @ahmethazhar8863 3 ปีที่แล้ว +4

    you have my respect wlhi
    waxaad tahay gabadh karti badan allaha ku barakeeyee
    isma lahayn waxaa aduunka jooga qof adoo kale ah oo u wanaagsan sida aad adiga u wanaagsantahy oo kale
    keep going my sister
    ana waxaan rajaynayaa inaan kula kulmo waa qof nasiib badan qofka ku arka
    😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖

  • @gametv.743
    @gametv.743 3 ปีที่แล้ว +40

    Ilahay cadawgaga haka qaabto wll nin xun weeyan iska ilaali dadka qaar qofna haa aminiin waliga

  • @user-ui7dw6nn9c
    @user-ui7dw6nn9c 3 ปีที่แล้ว +15

    الحمد لله على سلامتك يا اختي ربى بحفظك ويخليكي لنا كلنا ام واخت وبنت ربي يحفظ بناتنا وامهاتنا واخواتنا اتمني كل بناتنا زيك ربي يحفظك من كل شره 🇸🇴❤❤❤❤😍

  • @qalbifuraninaabdullahi5776
    @qalbifuraninaabdullahi5776 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaa Allah wlhi wxthy qof iman iyo yaqin leh Allahu Akbar Alle hakuxifdiyo

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 ปีที่แล้ว +23

    Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever ayaaniita supper women love you habiibtih horey u soco💯💘🌹🌹❣🤦‍♀️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 3 ปีที่แล้ว +17

    Qofka qof caan ah Malaysia jooga umLeya
    Mida kle qof dhiiG somaliyed hadana wadan shisheye kuGu dhibaTeyy kass mid maaHa Ha cafin iLaa aad xaQaga la dhacsato🤴✌

  • @bulgaas114
    @bulgaas114 3 ปีที่แล้ว +12

    Great and talent allah safe you every place you are insha allah we stand with you

  • @supernova12m
    @supernova12m 3 ปีที่แล้ว +26

    WALAL waxaatahy qof awood badan oo qalbi wanagsan, Waxan kurajeynayaa guul inshallah 💪 Illahy garabkaada hagalo

  • @ArMaanXz
    @ArMaanXz 3 ปีที่แล้ว +29

    Strong Women❤️🥰

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 3 ปีที่แล้ว +9

    Gabadha Wiil Kasta Ku Riyoodo in Uu Helo iyo Gabadha Aabo Kasta Uu Jecelyahay in Uu Ka Dhigo ilmihiisa Hooyadood Wlzhey Keep Your Head Up ❤💯💉

  • @maryanabdisalan1274
    @maryanabdisalan1274 3 ปีที่แล้ว +16

    Alx abyo waa ilaahy mahaddii hadiiba aad ka badbaday dhagartuu kula damac sanaa 🤲🤲🤲

  • @iqraalimohamed5427
    @iqraalimohamed5427 3 ปีที่แล้ว +24

    Ayanita abayo Allah kubadbadiyaya 🥺😭😭 arintan walaga so wada hadlaya waxna walagaga qabanaya wa balan ninkas in lagaga ar godo 🥺 inshallah Friday ayan imanaya😭😭😭

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah Wll Xafidukalah If Aaqiraba Qalbigaada Wanaagsana Ruuxii Aad Soonkiisa Iyo Cunadiisa Aad Ka Fikiresay Saan kuu galay Alase Ku Arkaayey

  • @HANIOSMANQEYT
    @HANIOSMANQEYT 3 ปีที่แล้ว +33

    dadka qabiilka ku difaacay ninka wasaq ah allaha xaqa ha tuso, waxaa ku badbaaday allaha ka cabsiga

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaalo Yuuka Ahaa Somaali? Inkastoo Nimankii Soomaaliyeed EE Bahalo Noqdeen Qabiilwalbooy Yihiin

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 3 ปีที่แล้ว +40

    Abaayo Allah Haku xifdiyo be careful walaaley is ilaali soomalidan way dhibadanthy Mas bay qarsanayaaan yaahuuuu soomali Diina Kuma dhaqmaaan sharcina Kuma dhaqmaaan abaayo ayaaniita Nin kaas Iska ilaali waayo Mar buu ku damcoo Allah baa kaa bad badiyay waadna sheegte is ilaali quruxeey Allahna Haku ilaaliyo Aaamin Aamin waligaa Nin hasoo dhawaysan gurina Kali hakula noqon 👍

  • @ashkiroawale7036
    @ashkiroawale7036 3 ปีที่แล้ว +6

    Eedo Allah Ha kuu gargaaro Aduun iyo Aaqiro...wana ka xumahay Ninka falkaas xun kugu sameeyay. Gabar wanaagsan bad tahay...Allah Raxman haku xafidho

  • @muqtaaramiin350
    @muqtaaramiin350 3 ปีที่แล้ว +11

    Waxan qabaa gabar walbo somaliyeed i ey kuugu dayato m.a allh ku dhowro🤲🤲🤲

  • @naimaqurux5973
    @naimaqurux5973 3 ปีที่แล้ว +9

    Gabdhkasta oo qurbo joogta reerkoodii ka dheeryahay allah ha xafido walhi baqdina iga shayba markaa maqlay sheekadan yarabii naxafid 😭😭😭😭😭

    • @waanjeclahayallaah4895
      @waanjeclahayallaah4895 3 ปีที่แล้ว

      Waa run abayo is ilaali waliga cid haa isku halayn hanah. Cabin biyo adan war ka hay xita hada biyo gacantada ku shubtay oo ka aag kacday oo wax yar xita so qabso is dhahdo gacanta ku sii qado

  • @zubeirissack5520
    @zubeirissack5520 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah my siz .. never give up my lovely siz myn Ilxun kuma aragto

  • @shugrihassan138
    @shugrihassan138 3 ปีที่แล้ว +25

    Niman iyo gabdho ajinabi kala ah inay isla degan guri abaayo Waa qalad sababto ah shaydaan baa sadexeeya wax walba baa dhici kara. Alxamdullilaah rabi baa ku badbaadiyey lkn hada kadib ka taxadir insha allaah abaayo. 🥰❤️

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 3 ปีที่แล้ว

      Abayo ramadanka so ti shetaanka la xiri jire inte shetaan intu ka yimid

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed 3 ปีที่แล้ว +17

    You are so strong women may allah bless you ayaanita you are best citizen proud your country forever💕❤️💕❤️

    • @hanansaid7394
      @hanansaid7394 3 ปีที่แล้ว

      Ilaah baakaqabtay abyo bagaa udiiday

  • @naimasheriffs.7914
    @naimasheriffs.7914 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi I can’t stop crying 😢
    Alhamdulilah Allah hdii ku badbaadiyy

  • @nimcodagan2726
    @nimcodagan2726 3 ปีที่แล้ว +21

    Wllhy waa wax laka qiirodo 😭😭😭😭 wll qali ilahey haku xafido ilahey baa Mahad leh

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 3 ปีที่แล้ว +13

    Mash Allah strong lady may Allah proctor you and may Allah bless beautiful sister

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v 3 ปีที่แล้ว +9

    Abayo mardambe qof ajaanib ah hasoo dhaweysan. Sabbtu Allah u xukuma jirto.
    Otherwise you are superhero wlh m.a

    • @tvyes2777
      @tvyes2777 3 ปีที่แล้ว

      Mashaa allh xabiiti ilhey haku badbaasho hadiii aad ilhey ku xirnaato' dad waxna kama qaadayo
      Guuleyso

  • @fartunbilan3130
    @fartunbilan3130 3 ปีที่แล้ว +12

    Xaqiiq ah qofkii ilahey xariirkisa wanjiya ilahey ayaa wanjiya qof ilahey ku xirnaa tahay❤️❤️

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 3 ปีที่แล้ว +92

    Oh adoo dhintaa lagu qaaty xbbt adoo sharaftaada dhawrsanthy waa dadaashay allaha ku ma bad yeelo

    • @fatimaahmed7410
      @fatimaahmed7410 3 ปีที่แล้ว +7

      maxay tahay sharafta ka dhacayso gabar la kufsaday waxas shekada hindida qofka sharaftisa dhacday wa ninka wax kufsaday
      gabadha iyadaaba la dhibateye maxay thy sharafta ka dhacayso

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimaahmed7410 sax abayo lkn hdu Ilah badbadiyay Alx

    • @fariida6236
      @fariida6236 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimaahmed7410 Maasha Allah abaayo sidada cml hadii somali u fakari laheed wee yaraan laheed kufsiga

  • @cawilmaxed5532
    @cawilmaxed5532 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha ALLAAH ALLE SWT haku barakeeyo, diintana ALLE SWT haku gu sugusugo, runtii qof sharaf leh baa tahay Fakarkaaga feecannah ALLE SWT hakugu guuleeyo,
    Waxaana ku xasuusinayaa Walal xadiiskii nabaga laga wariyey ee ahaa labo qof oo ajanabi kala ah haddii ay meel ku kaliyoobaan shaydaan baa sadex ku ah, kawaran meel shaydaan joogo.!!! hadiiskaa akhii waligaa ha'ilaawin runtii hadalkaaga dahabkaa waa iruxay' Jasaa kallaahu khayr walaashay ninkaasna mardanbe gabar soomaaliyeed oo danbe yuusan dhibin😍

  • @zakariyemugdiofficialchann5479
    @zakariyemugdiofficialchann5479 3 ปีที่แล้ว +37

    Be strong 💪sister
    I am every sad really
    I can't say forgive him
    Because too hard and painfull
    allaha ku xifdiyo abaayo
    Aaamin aaamin dhamaantena

    • @ifraxinasiyad9315
      @ifraxinasiyad9315 3 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @sumeyaomar9871
      @sumeyaomar9871 3 ปีที่แล้ว

      Amiiin

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 ปีที่แล้ว +1

      Zakariyemugdi official
      He did very bad action really but GOD always like forgiveness and that is the best, all the time.

  • @shidayarefilms
    @shidayarefilms 3 ปีที่แล้ว +7

    Hadal wax gal ah waano iyo dad jaceyl iyo dal jaceyl isugu jira guulayso dhibaatada kusoo gaartayna wax ka qayr badan allaha kuugu badalo dadku mawada xumo mana wada wanaagsano

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 3 ปีที่แล้ว +2

    maa shaa Allah tabaarakalah waxaad tahay gabadh yar oo geesiyad ah ilaahay haku ilaaliyo siduu kuu ilaaliyey adiga Iyo dhamaan gabdhaha sharafta jecel oo dhan maanta labadaada waalid yaa eega farxada wajigooda kamuuqata.

  • @qiimobadan4681
    @qiimobadan4681 3 ปีที่แล้ว +9

    Somali waligood qabiil kama qaan gaaraan
    Ax ax ax ALLAH Kula jiro abaayo never give up