Waxad uciidesin si farxad ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 มิ.ย. 2018

ความคิดเห็น • 83

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +23

    Fadlan subscribe dheh youtube chanalkena mahadsanid walaal

    • @amiiirah8767
      @amiiirah8767 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahmaad Zawaaj waan dhahay mar hore waliba walalkey abaalkaga illahey jano haka dhigo 😭😭

    • @Layla6793
      @Layla6793 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj Walal Ilaahay waxaan kaaga baryayaa in uu ku siiyo wax kastood jeceshay oo ay Jannadu ugu horeeya Amiin ya Allah

    • @ibtisaamyuusuf9384
      @ibtisaamyuusuf9384 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahmaad Zawaaj waxan rabaa lanbarkaya inaan ka qeyb qataa ayaan rabaa lanbarkeeya ku siina isoowac adikoo.mahadsan 0615363387.ilahay hakaa ajar siiyo.wll qali ah janada insha allah

    • @ibtisaamyuusuf9384
      @ibtisaamyuusuf9384 6 ปีที่แล้ว

      waaku mahadsanthy markaste like isii sid meelkaste joogo.

    • @libanmohamed8914
      @libanmohamed8914 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj masha allah wan dhahay bro adiga iyo inta kugu so dadaashay walidiintada allow janada ku arzaaq

  • @hanihappy6061
    @hanihappy6061 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah carurtan inti qof e ka farxisey ilahey haka farxjyo iyana
    Wllkey ahmed zawaj adna wad ku mahadsanthy

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay waxaan uga baryayaa inta caawisey Ubadkan danyarta ah in uu Ilaahay ugu badalo wax ay ku farxaan oo khayr leh. Ilaahay na siiyo muraad kooda Amiin ya Allah

    • @anabmohamed791
      @anabmohamed791 6 ปีที่แล้ว +1

      Amiin abayo alahaa uu aqbalo ducadada

  • @zamzamhusein9046
    @zamzamhusein9046 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah side aad uugu farxisay Allah kaga farxiya inta kaalmada sodhiibato badal kheer qaba Allah siiyo

  • @cabdisalansiibaay4338
    @cabdisalansiibaay4338 6 ปีที่แล้ว +2

    Maaasha allaah ahmad ziwaaj abaal beey kuu haaysaaa bulshada somaliyeed run ahaantii video yaada waan la ilmeeyaaa waana kuu duceeeyaaa sxb garabkaaga allaah ayaa ah waad liibaaaneeysaaa thanks thanks thanks walal dhallinta indhahoodaa tahay waana kugu faanaa

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay sidaad uga farxiseen ha idiinka farxiyo.

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman403 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sxb sare waad ku mahadsantahay sida wanagsan aad uka farxiso masakiiiinta alllah haka aajir haka siiyo

  • @KEYFLIPKeykeyFlip
    @KEYFLIPKeykeyFlip 6 ปีที่แล้ว

    Intee Baxsatay Alle Wax Kheyr Qabo Ogu Badalo Muraadko Alle Ha U Sahlo Amin

  • @mj-club123
    @mj-club123 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ciida xamara uxiisay wlh jazakallah bro

  • @somalifantasypremierleague8548
    @somalifantasypremierleague8548 6 ปีที่แล้ว

    wow!this so inspiring bro ahmad may allah give u the reward!

  • @dayibahmedjimalejojole6027
    @dayibahmedjimalejojole6027 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc sxb ahmed wan kugu taagersanhy wallkey halkaas kasii wad caawimaada allaha ku siiyo ajir iyo abaal gud insha allah

  • @bakar-dhobley
    @bakar-dhobley 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Ahmed ilahay haku xifdiyo

  • @ayanbadan2678
    @ayanbadan2678 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarkallaha wll Ahmed zawaaj Jazakallahu khayr Alle haka farxiyo Qof wanagsan bad thy

  • @rahoduane5528
    @rahoduane5528 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah walalkey waa ka farxisaye illahay haka farhiyo dadkii so sadaqaystayne illahay muradkooda ha u saqiro waxay jecelyihiin illahay ha u sahlo

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 6 ปีที่แล้ว

    masha alllh walky zawaj waka farxisee anakana farxadeena wayee allllha.kaa farxiyo.ku dayasho yaa mudn taheee

  • @ahmedaarshe9105
    @ahmedaarshe9105 6 ปีที่แล้ว

    Guuleyso wllo dar ilaahey baan ku jecelahy Naxaristaada mid qalbiga adanahu so kobi karo Keep Do it pro

  • @ugaasadsumayo509
    @ugaasadsumayo509 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤❤❤❤👍 inta caabisay io adiga walalken Axmaad zawaaj Ajir allaha idinka siiyo ku farxay wlhi

  • @ahmedtifow6713
    @ahmedtifow6713 6 ปีที่แล้ว

    Ajir iyo xasanaad allaha kasiiyo intii soo baxsaday caruurta masakiinta kafarxiyeen ayagana aduun iyo aaqiro allaha kafarxiyo

  • @zakariyewaaakujeclahaymcn8182
    @zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 ปีที่แล้ว +2

    mashà allh wallkeya zawaaji

  • @sacdiyosiman971
    @sacdiyosiman971 6 ปีที่แล้ว

    Mch allh bro ahamed zawaj ilaahay haka abaalmariyo wll waxan rabaa ina hal arin kugu darsado oo ah qofka aad wax usoo gadeesid ina hadee macquul tahay awadiid si uu uhelo dhar kuhaboon oo laeg hadiakle waxba si kanoqon karo oo inu kuyarado ama kaweenado aa surto gal ah, shukaran ....

  • @fc9782
    @fc9782 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illah badar ka kheer badan ha idinsiyo insha Allah

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi wan ilmeye Allow ajar badan sii inta so dhiibtay adiga walalkena Allow ajar badan kusii Ahmed

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 ปีที่แล้ว +1

    Hool muhiim ayaad heesa ajir allaha ka siiyo sxb

  • @Mahiigaan_Media
    @Mahiigaan_Media 6 ปีที่แล้ว

    Woow walaal ku dayasho mudan
    Horay u soco zxp

  • @nimalul6517
    @nimalul6517 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalah khair walal

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 5 ปีที่แล้ว

    *_I still don't understand why are we using the US dollar when we have our own currency Somali Shilling anyway Masha Allah keep up the good work_*

  • @liampayne7698
    @liampayne7698 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sidaad uga farxisay ilahey hakaga Farxiyo walalkey sawaaji

  • @aziyamohamed1460
    @aziyamohamed1460 6 ปีที่แล้ว

    masha allah wllky halka kasi wada illahy hakugu garab galo ameeeen

  • @umusaabirlove9548
    @umusaabirlove9548 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah. Jisaakalah qeer bro

  • @user-tp1mq5zh7p
    @user-tp1mq5zh7p 6 ปีที่แล้ว

    Ahmed Wall Qaali nolow farxada Waa qeybta oku weyn adamaha

  • @kooshinsharmaarke8790
    @kooshinsharmaarke8790 6 ปีที่แล้ว

    allaha haku xafido bro horey u soco

  • @gooleboode9336
    @gooleboode9336 6 ปีที่แล้ว

    Maasha alah wllkey ilaahay ha ku xafido

  • @shukrijamac6239
    @shukrijamac6239 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey haku barakeeyo wllkey

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 6 ปีที่แล้ว

    Walalkey Axmedoo maxan kugu duceynaa wad kafarxisay 🤗🤗🤗🤗ilahay hakaa farxiyo aamiin

  • @mohamedabdi3288
    @mohamedabdi3288 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walal keyga insha allah ducada masakimiinta ayaad heshey

  • @farhanmohamed8349
    @farhanmohamed8349 6 ปีที่แล้ว

    Alle sida aad ugu farxiseyn alle adinka farxiyo

  • @idmanqeuun2822
    @idmanqeuun2822 6 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢ilhy ajar haidinka sido wixi so sadaqeystey

  • @engyoung1205
    @engyoung1205 6 ปีที่แล้ว

    Allaha ka ajarsiiyo bro alwys haka dalin howsha wngsn a u heso bulshada

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 6 ปีที่แล้ว

    Waa arin fiican axmed zawaaj illahay ha kaa amaal mariyo sxb wax fiican ayaa u haysaa dadka tabarta yar ama dadka jilicsan oo danyarta ah

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 6 ปีที่แล้ว +1

    ahmadow heesta maa ka daysid waa ramadaane

  • @umusaabirlove9548
    @umusaabirlove9548 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah. Jisaakalah qeer bro

  • @nafisobarre6578
    @nafisobarre6578 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi somaliya hadan joge laha ciyalkan qarba gurigeyga ku nolan laha 😢😢😢

  • @ashaymohamed1008
    @ashaymohamed1008 6 ปีที่แล้ว

    jazakalah walalo

  • @supermario5247
    @supermario5247 6 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah 🌹❤️

  • @wilkatagyeerabarcaandchels995
    @wilkatagyeerabarcaandchels995 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @IQCREATION
    @IQCREATION 6 ปีที่แล้ว

    Maazha Allah💯💯💯

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah allé ha ku garabgalo wllo

  • @Aliyaawaale9521
    @Aliyaawaale9521 6 ปีที่แล้ว

    Mashllah

  • @aymancadey8612
    @aymancadey8612 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh farxad warta waliga wllkega

  • @Baashe-mn5gn
    @Baashe-mn5gn 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Baashe-mn5gn
    @Baashe-mn5gn 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @jamalhussein9999
    @jamalhussein9999 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @aliismail3818
    @aliismail3818 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @wilkatagyeerabarcaandchels995
    @wilkatagyeerabarcaandchels995 6 ปีที่แล้ว

    Sida aad uga farxisen Allah had ha idinka farxiyo

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว

    Mashllah bro wlhi ducaa kugu dhacday

  • @mohamedabuukar3777
    @mohamedabuukar3777 6 ปีที่แล้ว

    waa kafar xisay brd alaah kaa farxiyo

  • @sahroabdi3184
    @sahroabdi3184 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah allaow idin brake

  • @KeithKrull
    @KeithKrull 6 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @hamdiamiin9138
    @hamdiamiin9138 6 ปีที่แล้ว

    Allow meel roon ku mari Axmed wll hortaada kheer allaha dhigo

  • @farhanmohamed8349
    @farhanmohamed8349 6 ปีที่แล้ว

    Dadkii sadaqeystay alle haka farxito

  • @sharmaabdimuse2384
    @sharmaabdimuse2384 6 ปีที่แล้ว

    Axmed zawaaaj sxbkey jazakalah waan ku tageera lawada will ee gariga dhaqayeen farxad balaran aya ka muqatay

  • @omara9353
    @omara9353 6 ปีที่แล้ว

    allahu akbar walobahanya arinkaan horay usoco

  • @pharhanmoahmed4163
    @pharhanmoahmed4163 6 ปีที่แล้ว

    dadki so sadaqaYsty alle muraadkooda ha siyo

  • @deeqoali5598
    @deeqoali5598 6 ปีที่แล้ว

    Ilhow kher allaha ku siyo

  • @quenaisha5934
    @quenaisha5934 6 ปีที่แล้ว

    mnzha allh

  • @xwchannel6783
    @xwchannel6783 6 ปีที่แล้ว

    mash Allah ilahow cadawag ka xiijab

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed4760 6 ปีที่แล้ว

    Ahmed waxatahy wil kudayasho mudan sxb alaha kula jira

  • @sahroabdi3184
    @sahroabdi3184 6 ปีที่แล้ว

    Sida Dadka u cawineysan Allah ha idinku awal gudo

  • @ibraahimmahamuudvovo1980
    @ibraahimmahamuudvovo1980 6 ปีที่แล้ว

    Bal fiiri 114 dollar o kaliya Afar qufood ku filan, halka ey dadka qaaarkooda 300$ ee ku yar tahay wallahi wa cajiib

  • @ggtl304
    @ggtl304 6 ปีที่แล้ว

    3:33,darbiga waxaa Ku qoran "waxbarta aan barwaqo gadhne " dhalinti hdlkaa kusocday nh wa kuwaa darbiga hoostisa gadhiga Ku dhaqaya .allah ayaa ino maqan.by the way great job sir,jazakallah kheyr

    • @zkicade7151
      @zkicade7151 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Dahir bro isku day grdkaaaga inaad ka shaqaysiiisid waridkiiz haduu lacg hyo gaari ma dhaqeen Ee wxbuu brn lhaaa

    • @ggtl304
      @ggtl304 6 ปีที่แล้ว

      zki Cade ,INA Adeer waan fahansanahy micnaha wxan ULA jeeda wayaha ayaa ka hiliyay carurtaa ,hadalkyga isku day inad si fcn u fahanto bro ,haku boodin inad I xukunto si dag dag ah

    • @zkicade7151
      @zkicade7151 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Dahir OK mhdsnid zhp

  • @saaracusmaanjaamac3428
    @saaracusmaanjaamac3428 6 ปีที่แล้ว

    Ah sorry abayo fardowso runtii waa kanaxay qufaan aqanay athy barasho iguma kalabna ilaahay waxa kaga baryaaya inuu aragaaga kuso celiyo culimada islamkana waxa leyahay hayasina dadka lixdoda lixad dhamaystirneen teeda kle qur aanka waa waxa ugu qeyrka badan ee labarta bal kwrn hada barato oo hadana aa dadka kle sii barto bal maqiyasi karta halaha ajar ee lagu qorayo allow naga dhig dad barto oo hadana dadka siibara aamiin hadaba qufkii gabadhan haigu soxiro waa IGA codsi ina lahadlo ayaa raba

  • @aaminomuuse9667
    @aaminomuuse9667 6 ปีที่แล้ว

    Asc walal nambarkaaga igu saacidey