MAXAY KENYA KU DIIDDAY XUKUNKA MAXKAMADDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 172

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 2 ปีที่แล้ว +9

    Somalia guul 🇸🇴

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 2 ปีที่แล้ว +21

    Kenya somalida eey aragtay in eey yihiin dad liita saaxiib

    • @cademuumin5554
      @cademuumin5554 2 ปีที่แล้ว +1

      Kinya waxaye aragateye jajusta ee meye araga geesyasha somaliya ee haso baxado waa labur buriniye gal waa is ogayahaye ee anaga waxa waajibaha in kinya an kaso cashano inta logu daraye oo kinya an losamixin badeena ee somaliye ilali badada oo cj waxa mailalise guul somaliya

    • @circles3381
      @circles3381 2 ปีที่แล้ว

      @@cademuumin5554 walaliyaal waa inagii. Runta aan isku sheegno. Illen dhaxdeena umbaa isku xiniinyo weyn. Wakaa bal eeg. Kismanyo oo ahaan lahayd meesha oo kheryradkaas ogu anfac badnaan lahaa, bal car hal qof hasoo istaago oo ha dabaal dago. Xaafadi Eastleigh ee lasheego ayaa sideedi hadal ku saabsan bada looga mabnoocay. Markaas baad geesiyaal ii tilmaami. Waan hurudnaaa ee aan toosno.

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Gudomiye Ayanle Bada Somalia Waa Lagu Dhacay EE Dhulka Hanola Raadsho

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 ปีที่แล้ว +18

    Asc kenya ilaa aan helno ciidan awood badan oo edbiya iyo soomaali mid ah naga hari mayso waa in aan isku tashanaa kenya aan runta tusunaa 👍🌹

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      Sax.... Waxaa nagu filan oo kaliya anagoo la heshiina Quwadaha waaweyn sida Ruushka ama Shiinaha... Ooy na difaacaan kheyraadka baddana aan wax ka siino..... Intaa kaliya car ha fahmaan madaxdeenu.

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 2 ปีที่แล้ว

      @@fouzianuura2327 Kuwaas aad tiri aan la h3shiino, Kenya maxaa u diidaya in aay la heshiiso iyadaba? Waxaa ka fiican kana baxtar badan, soomaalida oo heshiiso ee ma la helayaa?!

    • @ceydiidmohamuud6178
      @ceydiidmohamuud6178 2 ปีที่แล้ว

      @@abduladansharif9548 saas waaye bro, kaliya somalida lee ku xirantahay

  • @ahmedwll6198
    @ahmedwll6198 2 ปีที่แล้ว

    Lipaax qoyay ha moodin bisad 💪💪🇸🇴💪🇸🇴 dhulkii hore ayaa ku filnawaye

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 2 ปีที่แล้ว +15

    KU QABSO KU QADIMAYSI,DHUL BAY KU HESHAY AANAY LAHAYN,HORE DHUL NFD BAY HORE U DHACDAY ,,,,AAX SOMALI DHOW LAAY, ,,,,,, ,

    • @yoonisgeelle3433
      @yoonisgeelle3433 2 ปีที่แล้ว +2

      Adeer soomaaliya haddii aanay noqon qaran xoog badan oo midaysan waxaa dhicidoonta in qofka dhinta qabriga la gelinayo ruqsad looga soo qaato kiinya iyo waddamo kale amaba dad wakiil u ah oo soomaali ah . Ogoow haddii aadan tashan waa laguu talin , soomaaliya beri hore dal bay ahayd uun baa la dhihi .

    • @maxamadshiikh8384
      @maxamadshiikh8384 2 ปีที่แล้ว

      Cail muuse mhdsnid

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 ปีที่แล้ว +1

    walahi dhulka umada somaliyeed oo dhan aa isla leh shanta somaliyeed

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 2 ปีที่แล้ว +2

    Well done Ayaanle.Very good topic.
    Guushu markasta waxey raaceysaa Soomaalida maxaa yeelay iyadu cidna kuma xad gudbin waa iyada cida lagu xad gudbay.
    Soomaaliya Hanoolaato.

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 ปีที่แล้ว +1

    anaga kenya ciil weyn aa u qabna waxa naga maqan dhulkeena hoyo iyo umadena somaliyeed iyo walaalheena nfd

  • @aliosman9369
    @aliosman9369 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha Noolaato SoomaLiyo

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahay ha isku keeno umada somaliyeed nfd iyo galbeed iyo Djibouti iyo somalida somaliya

  • @AA1237
    @AA1237 2 ปีที่แล้ว +4

    Asw waxaan mudo kuxirnaa barnaamij yadaada, waxaan kuu rajaynayaa in aad kamid tahay dadka kooban ee dhalinyaradaa oo wax bartay kana xoroobay qabyaalada, oo gartay in ay qabyaaladu jahli kudhisan tahay,
    waayo aniga oo heli kara in aan soomaali oo dhan walaalo ka dhigto maxaa hoos iigu celinaya hal qabiil oo yar.
    Waa caqli xumo,
    Soomaali oo dhan waa walaalahay, aduunka kale yaanu iga walaal badanin.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      Kaba sii gudub Somali... Banii, Aadamka oo dhan hadaad wlal ka dhigto ka waran...... Cimrigeyga oo dhanba dad aan Somali iyo Muslim midna aheyn ayaan la noolaa Rabbi ha barakeeyee,

  • @hassanmohamed3742
    @hassanmohamed3742 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waxay ila tahay in Kenya amini la'dahay inay qaxotiga Somalida marti galinaysay 30 sano Somalidina ku qabsaden Dhulka iyo badda ay ayagu isasiyen ayago u qabay in wixi dhulka Somalidu ka so tagtay ka mid ah oo Kenya abaal ahan isu sisay aysan Somalidu ka hadlidonin ama Somalidu iskaba siindonan. Marka Kenya dhulkas Somalida e ay iska qadatay waxay u qabtay inay iska yelandonto arimahas aya sababaya in Kenya ku hadasho waxay donto. Thank you #Somalia ha noolaato.

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 ปีที่แล้ว

    Thank you very much Hanoolaato answering your question about Somalia nation and the government never negotiating nor compromise Kenya is stupid and greed Somalia must be careful and vigilant evil never sleep

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 2 ปีที่แล้ว +1

    Kenya waxay islaadahay soomaaliya
    Waqtigan wax baad ka boobinkarta dhulkeda badeeda iyo hantida dhextaala keyaya mana aragto inta aayku heshay daciif nimada ku dhacday soomaaliya

  • @mahdisaidkheyre3622
    @mahdisaidkheyre3622 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxey ila tahay in ladhiso ciidan badeed adag oo soo dhacsankara inta naga maqan iyo hanankara guud ahaan badda soomaaliya oo idil Guul soomaliya iyo shacabka oo idil

    • @fadumo4024
      @fadumo4024 2 ปีที่แล้ว

      Aduunyooy xaalka be ma iyagaa weliba uuleeyahay isdejiya meeshan xoolo baada ayay rabtaa iyo qaadkii oo soo celiso diida damac badan baa jira aad iyoaad lakin wey eedi

  • @ismaaciilxasangaabow9459
    @ismaaciilxasangaabow9459 2 ปีที่แล้ว +4

    لا حولة ولا قوة إلا بالله allaan talada saaranay

  • @sahrociisesabriye9241
    @sahrociisesabriye9241 2 ปีที่แล้ว

    asc Kenya wadhurwa dhurwaguna waxibaylah ayucuna warabuhuna wafulay ee Somalia xolaha kaceshada

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa in ciidanka 🕴️🚢🛳️🕴️badda la dhiso, kadip Kenya wee carareesaa fakatax 🏃‍♂️🏃‍♀️ kamaa fatuura🤣

    • @abdullahiahmed5903
      @abdullahiahmed5903 2 ปีที่แล้ว

      hhh waad iga qoslisay walaahi kalimado anigoo yar aan maqli jiray baad isoo xasuusisay fakatax kama fatuuro ahahahahaha

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ila tahay inaynu dalkeenna ilaashanno sikasta oon u tabaryarnahay Allaah baa inala jiri inshaaAllaah !!! Mahadsanid ayaanle

  • @rodahussein6754
    @rodahussein6754 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Soomaalia midnimo isracaagu cado geenu waa badanyahay midnimo

  • @aishaabdi9897
    @aishaabdi9897 2 ปีที่แล้ว

    Every true

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 2 ปีที่แล้ว

    Kenya arinteedo waa ku qabso ku qadi meysid ,waana soo jeednaa maanta hadii dad hore ey ka faaiideysatay

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato waxa ay jogtaa arintu waxa kenya u muuqda oo ah in aaney jirin cid ka ceshan karta iyi nef gowracani geedo kama waabto balse madaxda duliga ah ee iminka ayey toos ugu socotaa macnaha yaa IGA kiin celinayaa made gartaan

  • @abosman7587
    @abosman7587 2 ปีที่แล้ว +1

    asc keyna sababta damac badeena somali waxeey tahay siyaasi yiintii hore xasan sheikh iyo shariif o rajo ka leh in ay madaxweyn ka noqdaa somaliya madaxdaaas wadani ma ahan lacag waax kasto wey ku amusayaan ilaahoow maxadweyn keyna noga saro wadankaa keen

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida intey isku maqnaayeen ayaa laga faaideystay dowlad danbe yaa LA burburinin Haday dowlad danbe is ka burburiyaan soomaaliya bad Macal dhul ayaa laqaadanayaa Wali waxaan hey Sanaa bada ugu dheer Africa waa in LA dhisaa ciidanka bada soomaaliya

  • @abdiwahababdirazaq5685
    @abdiwahababdirazaq5685 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo is not talking about the sea behind him there's flag of different army that message is very strong we have army of navy,land and airforce don't judge somali easy

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 2 ปีที่แล้ว

    👍🇸🇴❤️🔥👍

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 ปีที่แล้ว +3

    Ani Kenya laa yabi mayo ee wax laa yabanahay Dadka ka dashaya ee Somaliyeed inte nalaga hesta? Max noo dhiday ina ka baxano jahiil nimada qabilka iyo beenta isku shegayno oo ah Laandhere aya nahay war hada dada jiro nahay Kenya nama so haweysteen ee runta haa lesku shego qabiil qaran ma naqonaya aduunkan kama shaqeyo ee hadi sida ku sii socon Bada iyo Biiri wa nalaga qadan taasi wa hubal waxa nahay dada ayaga isku xooga badan

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 ปีที่แล้ว +4

    Kenya waa dilaalka ugu wayn ee afrika,ayaamahana booskii TPLF aya isu sharaxaysaa oo iska gadaysaa
    Right wings ka reer galbeedka

  • @abdiwahababdirazaq5685
    @abdiwahababdirazaq5685 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato he lies more than his age I don't this guy always he against somali government but I will tell u always we are supporting farmaajo if he does right or not

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Wa mahmahdi ahayd ku qabso ku qadimaysid e ee reer burco ku soo sareen ku qabso ku qadimaysid e

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 ปีที่แล้ว

    Somali Somali Somali ba leh🇸🇴🤲❤✊✊👍🐠🐟🐬🐋🐋🇸🇴

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว

    Inikan uhuuru eed moodoh wejigiisah haashterey wado Gaadhihi kujiidhay wuu kibraye aan wadankeenii kasooce shano 💪🏻👍🦁🦁🏆👍💐

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💚💕💕💕💕💕💕💕

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +1

    Keniya waxay maxkamada udiidaysaa waxay arkaysaa in somalia aanay ahayn dal jira waxaanay ogtahay inaanay waayayn dhuuni qaata yaal mija xaabiya dawlada somalia ee hada jirta iyo ta danbe ee la soo dhiso

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa inoo dagaal keenya

  • @rayan781
    @rayan781 2 ปีที่แล้ว +1

    anaga dagaalbaa nooroon somalina israaci bada iyo barigaba walaqadi

  • @abdihagi3517
    @abdihagi3517 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayanle Anigu waxaan Rumays nahay sababta ay u diiday Goaanka ICJ Kenya inay Tahay Shabka Soomaaliyeed 50% waxaa gacanta ku haaya Kenya Burburkii Somaaliya ama ha noqoto Qaxooti ama Ganacsi ama Siyaasinta Aan Rabin Horumarka Dalkooda waxaas oo isbiirsaday Xata Maxkamadu way Xeerisay oo waxay Siisay 12 % Si aysan Duulimad Kenya u Qaadin Laakiin way Diiday marka Soomaalidu ha Ogaato inay Bilow Tahay , Dagaal ha isku Diyaariso.

  • @alisayidmohamed2513
    @alisayidmohamed2513 2 ปีที่แล้ว

    adeer waxay sugaysaa madaxdii soomaaliyeed ee marka horeba u carab laalaadiyey intay dalka mar kale qabsanayaan
    1.Ex wasiirkii hore ee badda cabdiraxmaan cabdishakuur
    2.Raysalwasaarihii hore somalia cabdirashiid cumar sharmaarke.
    3.Madaxwaynihii hore somalia sheekh shariif Axmad
    3daa nin oo warqadda isafgaradka la qortay kenya .........oo marka hore oggolaaday inay shaadhka ay xidhan yihiin ay kenya ku garamaan .... waana qoraalkaa kan damaca geliyey badaa somaliyeed.. waxayna inoo aragtay dad ay ku yar tahay waayaragnimada siyaasadeed oo aynu ilduufka ay ina helayaan.....

  • @ayubabdi3694
    @ayubabdi3694 2 ปีที่แล้ว

    Hadii somalidu ay buuqi lahayd oo ay diidi lahayd adjustment line ka kenya wey aqbali lahayd go’aanka maxkamada lkn markay arkeen somalidii oo ayagoo qeyb weyn oo badooda ah laga xukumay dabaaldagaysa waxay ogaadeen inta kalana in ay bililiqaysan karaan oo Aan cidna iska celinayn

  • @marwaancade7415
    @marwaancade7415 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada dhulka yaalagu ogyahay ma anagaa heesano mise wali keenya ayaa maamusho

  • @TheLegnd1
    @TheLegnd1 2 ปีที่แล้ว +1

    Inkastoo la yiri ri walbo shalalkeey is dhigtaa lagu qalaa keeny goodiskeedu waa waa idinka awood badanahay waxaa idinka
    haynaa qaxooti badan iyo kuwo ay awalba naga heysteen hadii dagaal noqotana way naga awood badan yihiiinkastoo ticnoolajiyda ciidan ay naga hormasasn yihiin inkastoo ingriiska dabada ka riixaayo ayna isku halaynayso indriiska soomaali lacagteediina waxay taalaa kenya maxaa anaga noo talo ah haduu adduunka badankiis na rabin carab ha u badnaatee ma ree hebelkeeni baa wali isku dawakhinaa ama dawladaa heysano miyaa taageernaa englishku wuxuu wuxuu ku maahmaaha if you cannot defeat join them. you enemy. hadaad iska caabin karin cadawgaaga la heshii

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 2 ปีที่แล้ว

    Waraa somaaleen maxaa kaagalay afaaraha somaliya iyo kenya

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 ปีที่แล้ว +2

    Kiinya 1991 ayaa ugu horaysay in ay aragto Dahab & Dollar indhahaa u furmay.

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 ปีที่แล้ว

    Waalahey hadenu meelsarikarna kiiniya reer toogdher haadanu nahey diyar baanu nahey dagaal kiiniya diyar ❤️💕🤣💕🍥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🚔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 2 ปีที่แล้ว +1

    Kenya jaadka haddii laqato bada marabto

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 2 ปีที่แล้ว

    Asc Ayaanle kenya Mackey qaadi kartaa hada?

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 2 ปีที่แล้ว

    Allah ciilbadanaa maata rageeniina waxeey ku mashquulsan yihiin maxaan cunaa iyo siyaasad aan jid iyo jaho laheeyna iyo qabiil hebel iska celi iyo wax liita barwaa qada dhulkoodaa ka badan hadeey is maqli lahaayeen oo cadawga meel uga soo wada jeesan lahaayeen Allah waxaanu weeydiisaneynaa in farmaajo soo noqdo ama mid ka khayr badan maanta kuwa u ordaya xukunka ugu sareeya waa xaabo hal laqaato kuma jiro waa wada dhuuni qaatayaal intaan arkay wax soo socdana Allaha ayaa og ee Rabbiyoow nabadabaadi oo dadkii soomaliyeed waa silcaye hantideena noo badbaadi. Ragii soomaaliyeed waxey noqdeen mid daroogeeysan mid qabiil dhego tiray mid dantiisa shaqsiyadeed uun fiiriya yaa noo maqan Allaha ayaan talo saaraneynaa quus ayaanu joognaa hadii sidatan lagu sii socdo..😭😭😭😭😭😭😭

  • @xamralive
    @xamralive 2 ปีที่แล้ว +2

    uhuru wixiisu waa boor isku qarin shacabkaygoow waa in aad is dejisaan baaba iigu daran ma dhulkeenaa laysu dejinayaa?? walee Soomaali waa la arkaday Alloow Soomaali Caqli shaqay naya sii sidani si maaha ee

    • @nabadiyonolollondon3939
      @nabadiyonolollondon3939 2 ปีที่แล้ว

      cadowtinimo ku qarsoon ayaa kugu jirta saxib waxaad iska dhiktaa qof somalinimada ku weyn lakin waa lagaa dareema

  • @bashirabdikarim2621
    @bashirabdikarim2621 2 ปีที่แล้ว +2

    Kenya waa ku qabso ku qadi mayside waana heshay dhul aysan lagayn wali waxabay raadinaysaa way sii bahaloday

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 2 ปีที่แล้ว

    Somalida in Kenya lagaso brsada ka cabsana.

  • @xusencumar9656
    @xusencumar9656 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadalka huuro kiiniyate waxa weeye wali waxay rayjaynaysaa inuu soomaliya uu madax ka noqdo qof bilaa damiir oo xukumkaa yidhaa waan ka tanaasulay oo wado hadal ayuunu ku dhamaysan

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 ปีที่แล้ว

    Kenya 🇰🇪 waa in aan kasoo ceshanaa dhulka somaliyeed oo eey gumeysiga nooga haysato si badeena inta ka maqan samaaliya gacanteeda usoo galo somaalina waa ineey isku duubnaato si cadowgooda uusan uga faa,ideysan

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว

    Soomalia hano laadto

  • @aliabdimohamed7328
    @aliabdimohamed7328 2 ปีที่แล้ว

    Maxkamadu mar hadey Somaliya u xukuntay ogolanshaha Kenya ayadey u tala wana la iska dhicinaya

  • @osamayare7621
    @osamayare7621 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa wax lala yaabo

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliada waadoqomo lkn waxakaliya eeyka aqlibadanyhiin waa keyna.

  • @OB-xk8hh
    @OB-xk8hh 2 ปีที่แล้ว

    DHIBKAAS WAXAA NOO KEENAY 3 NIN , INAAN HANTIDADA QARANKA SOMALI 25 PERCENT LO XUKUMO *KENYA*WAXAA KA MASUUL AH , SHIIKH SHARIIF OO MADAXDWEEYNE XILIGAS IYO WADIIRADIIISA C/SHAKUR, IYO CRASHIID SHARMAAKE. , MAANTA WAA.MUSHAXIIN MADAXDWEEYNE WAA CAJIIB. SIDEE KUU AMINAA

  • @mohamedsiciidducale6585
    @mohamedsiciidducale6585 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaan lopettaa maxaad ugaladliwayday madaxda jubaland ee u ogolaaday kenya inay soogasho gudaha somalia somali hadaan. Nahay runta iskumasheegno

  • @caydaroos
    @caydaroos 2 ปีที่แล้ว

    😔Fuck icj court and fuck kenya😔
    We Need Justice !!!
    🇸🇴💪Soomaali Nin Rag oo Geesi oo 2xaniinyood ah weli ma u soo bixin anaga ma ogolin xukunka icj oo ay naga eexatay marka waxaan u baahan nahay Badeena inta naga maqan inaan soo ceshano💪

  • @maxamedomaryussufcali9464
    @maxamedomaryussufcali9464 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ma aminsani maxkamada 25% la siiyey iney sidaa Ku lahaaneyso badeena kaliya waxaa naga xigo Dawladnimadeena Aan hagaajisanno Naguma qaadaneyso maalmo inshaa allah

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle Kenya ayada guul joogta waayo bad iyo biyo ey lahayn ayey iska heshey marka waa gardaro garbo og maxakamada duliga ah somaaliya wa ka hiilisey aniga goaankas markan maqley madaxa ilaa hada i xanuunaya

  • @adanhassan4033
    @adanhassan4033 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxeey ilatahay in aay somalidu u midoowdo arintan iyo difaaca dalka waxaan kaloon sojidinayaa in caalamka lalakaashto lana ogeysiiyo gardaradeeda iyo damaca wax aanay laheyn

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

    HADDII LAYS GALO,
    HUBKA LAYSU GURTO,
    GAFUUR CULUSEEY,
    SIDII GORAYADII,
    INAAD GODKA
    MADAXA GELIN !
    BALLAN BAAN KU GELI !
    *GEYIGAYGII MAQNAA,
    INAAN GACAN KU DHIGO !
    NAIROBI GEES,
    SOO GOOSTO BAAN,
    BALLAN KUUGU GELI !

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 2 ปีที่แล้ว

    Kenya ma gardarano mana naga qabsanin aniga sidii naag garoob cml noo shukansatey ee Tanzania ha ku qabsato ama dood ha ku keento cml marka hore maxaa keenay is afgaradka saxiihay c.c,shakur malaga marmi karin iyadoo Somalia kali ah ee u.n ma soo dirsan karo miya ee madaxdii Somalia laaluush qaateeyn ama aqoonta ka yar kenya intas lee ku heshay 25 /% ee waxa maqli jiray miskiinba misko la fuulo lee ee madaxweyne farmajo iyo mucaaradka iyo siyaasi dhan iyo shacabka Somalia waxa ku farasanyihiin inta maxkamadda siistey ee guul la ee shacabka kenya iyo madaxdoda 25 badda Somalia la siyey kenya diidan tahay cml ilaahow laciifnimada naga saar cml

  • @ismailkashawito8619
    @ismailkashawito8619 2 ปีที่แล้ว

    Kenya waxay la mid tahay tuug gurigaagii waax ka mid ah cabirtay, kadibna aad tidhi maxkamad nageeya, waaba ogtahaye maxaa maxkamada lagala doonay, taas ayaaba khalad aheyd, dawlad la'aantu dhibtaatada ay leedahay Soomaali ha ogaato, haddii ay jiri laheyd dawlad xoog badan Kenya ma hunguriyeyseen

  • @lulali8651
    @lulali8651 2 ปีที่แล้ว

    Lamar simi karo kenya iyo somaaliya, somaaliya dal isaga isburburiyeey qabqyaalad iyo qayeebsanaan,oo adigu madeeyenlaheeyed ugaar shabaq kuugu jira, jawaabtu waa may

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

    DHULKAYGI LA DHACAA,
    II SOO DHOWAADEE,
    HA KUU DHACO WARKUYE,
    KEENYAAY DHEGAHA FURO,
    NFD DHAMMAANTEED
    WAA SOO DHACSANAYAA!!!
    XADKU WUXUU DGEX MARAYAA
    NAIROBI DHEXDEEDA.
    DHAWDHAWDUBA CADDUUROW
    WELI KUUMA DHAADHICIN.

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit7048 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxb qali waxaan kaa cotsanayaa inaat sobaarto ceelasha shidaalka ah mise saliida ah wan ogahay inta badan ineey somaliya mareen blse blse haaf maa maray wax la,aan miya oo wax shidaal ah dankoda ma,marin miya zxb so baar waayo baaritaan dheer ayaa lagu ogaankara marka jawabta ayaa ka sugaya wana mahatsantahy gesi ayaa thy wadani ayaa thy nolaw zxb sare

  • @vmgeek7931
    @vmgeek7931 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle I would like you to report on nuclear waste dumping in Somalia.Many people will die if we don´t make this aware.I I am talking about millions of peple that will die from cancer and even the children will be born desformed.We somali tender to be emotional and talk about things that are put out there by others just to get emotional reaction.Somalia have been robbed by the ICJ court and our politicans that have no clue what they are doing or even working with Somalis enemy.Worst thing is that they put out on Somali National Tv that somalia have won,what have they won?No one is asking any question,what is happening to the somali people.

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Mahmahdan reer burco ayaa soo saray waxanay soo naxday berigidhulka aadka la isugu qabsan jiray burco gudaheeda

  • @umucabdi1014
    @umucabdi1014 2 ปีที่แล้ว

    Waan kaxumahey walaahi

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco ayaa soo saray mahmahda ah ku qabso ku qadimaysid e waxay ku soo baxday marka dhulka la isku qabsado ama lagu murmo burco dhexdeda

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 2 ปีที่แล้ว +2

    Hahah. Miskiin.)huuro thinks hes awake but hes actually dreaming.

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 2 ปีที่แล้ว +1

      @Barlin Osmaan To be honest with you, Kenya is awake and its functioning institution, but Somalia has been a failed state for thirty years and counting with no end in sight.

    • @ceydiidmohamuud6178
      @ceydiidmohamuud6178 2 ปีที่แล้ว

      @@alphamale5802 walku wasa

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 ปีที่แล้ว

    hadii la helo shacab soomaliyeed oo wadaniyiin ah jecel wadankooda ciidooda badadooda kukuyo waxba inaga qaadi mayso lakiin inta aan ananga isku maqan nahay ee aan qabiil qabiiil isku cunayno ee aan liidano ee aan diin iyo caqiiidad ka dhigano qabiil iyo qabgaald iska daa kenyee xataa eretrraya iyo oromaa wadanka ina qaadayso

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco tan ookale waxay u yaqanin ku qabso ku qadimaysid e waxay mahmahdasu ku soo baxday berigii burco dhulka la isku qabsan jiray wa mahmah caan ah ooo reer burco soo saren hada kenya aya wada

  • @thebeanman8023
    @thebeanman8023 2 ปีที่แล้ว

    Somaliya somali baleh💪🦶🏼

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 ปีที่แล้ว

    Sheegashada muran badeed oo ka dhaxeeyay soomaaliya iyo kenya ma jirin labadii dowladeed soo maray tii rayadka iyo tii meliteriga waxaa wata gaalada caalamka oo dalka xoog ku haysta iyo madaxda soomaalida dabadhifyada u ah kufaarta dalka ku joogo xoogga ,iyo idaacadyo gaalo maag galiso oo beentaa la abuuray quluubta shacabka soomaaliyeed ku shubo si arinta muranka looga dhigo muran jiray ,farmaajo qiraalkiisa ah in uu aqbalay go'aanka maxkamadda ICJ waa khaa'in ka mid ah madaxda dabadhilifka ah oo gaalada caalamka la shaqeeyo,

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Tan oo kale reer burco waxay yidhahdan ku qabso ku qadimaysid e

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Ku qabso ku qadimaysid ee mahmah reer burco soo sareen oo hirgashay bay noqotay

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 ปีที่แล้ว

    Keniya waxa uu Malena inaya xage laga yimada ina uu dhiha Somaliyed waye ka baxadaya inaya sidi hore waxaye yelataya ciidamo xoga leha oo iska celina karo ciidamadina waa gesiyada Afarika ayiga ku baabaya inta no dhiman ee bada waa soo cesha karana keniya inte daba dilfaka ha illahaya aya naga qabanayo

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 ปีที่แล้ว

    Caac kenya dhulka ay naga haysato in an ka so ceshen doono wax na nagama qaadi karaan wadanka marku maqtigiisa dhamaato lama garan waayo dharka ayaan ka reban doonaa kalaya dheh anagu hadey sidaa tahay maba nihin Africa spaceship ka ayan ka nimi

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 ปีที่แล้ว

    Uhuru waxba kama bedeli karo goaanka maxkamada icj balse doorashada soo socota ayuu ka baqayaa in xisbigiisu lumiyo hogaminta dalka marka inuu saa u hadlo waa siyaasad

  • @anababdi9566
    @anababdi9566 2 ปีที่แล้ว +1

    Xoolo aysan lahden iyo dada iyo dhul ayeey heesataa marka damaceeda waa siibatay marka madaltaa deena aad ayeey ujilcanyahiin

  • @ZEKO_B
    @ZEKO_B 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal
    Maadaama at khalad ku heysatey Dhul Soomaaliyeed weliba soo hunguriyeysatey Badeena hadana qayb la siiyey ayadoo Dowlado kale at hoosta kala jiraan intey hesho intii at calaamadeysatey ay rabtey iney dhacdo waase nasiib daro India lagaga haro oo ay aheyd in lagaga mudaaharaado loona sheego in nalaga eexday Aduunka oo mar labaad nala dhacay ayna jirin wax Maxkamad la dhaho, maxaa yeelay
    Kenya ma waxay u taagan tahay in wadamada deriskeeda ay marba Bad ay laheyn kula qabsato why Somalia looga eexdey Aduunka ha ogaado in Maalinteena San Sugeyno hadeey cadaaladiina sidaa tahay.

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 2 ปีที่แล้ว

    Kenya arinteedu waa ku qabso ku qadi meysid diyaar baa soomaali oo dhan u tahay

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

    Dawladdeenu xitaa waa garan weysay inay waqti kooban muran galiso go'aanka maxkamadda si caalamku u ogaado in somaliya wixii ay sharciyan u laheyd wax ka mid ah ay weysay xukun ugub ahna lagu fuliyay.

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 ปีที่แล้ว

    Aqoon ayaa ugu laaban uhuuuure.

  • @waayaab2213
    @waayaab2213 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqso lagu aqbalay Goaankii maxkamada ayaa dhibtaa keenay, haye haye dagdag ah djibtasay kentay

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 2 ปีที่แล้ว

    Hada kama doodi karimayno 😭😭😭😭

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 2 ปีที่แล้ว

    Kheyraat cidii laheyd eey dayacday 30 sano maxaa loo qaadaneynin midakal waa ku qabso ku qadi meyside

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Waxay wada kenya mahmahdi reer burco soo saren marka dhulka la isku qabsado oo ay u yaqanin ku wabso ku qadimaysid e

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Mahmahdan reeer burco ayaa soo saray oo leh waxay ku soo baxday marka dhul la isku qabto ee muran uu yimado ee qof an waxba dhulka ku lahayni ku qabsado qofkii dhulka laha ayay reer burco hadalka way heli ogyahine soo saren ku qabso ku qadimaysid e marka dadka odhahda leh sheeg intad soo.maqasho ha la soo cararin e

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco mahmahdii ay soo sareen marka dhulka lagu murmo ama la isku qabsado ee ku qabso ku qadimaysid e ayay kenya wada

  • @xafsamaxamuud6959
    @xafsamaxamuud6959 2 ปีที่แล้ว

    Kenya iney saan dhahdo waa wax anaka uyeelnay maxaa yeeley xuduud waa xuduud waay loo siinaa biyo Mareeen Kenya padeda badanaa dhanka Tanzania ayaa jirtaa maxakamadane qaladkeeda waalaguracay palse Kenya biyo mareenkaa dhipkuqaptaa marka anakane mayeeleeno badeena dhan hanaloo xukmio

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Ku qabso ku qadimaysid ku qadimaysid e wa mahmah reer burco soo saaren marka dhulka la isku qabsado

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว

    Qormo lagu qoray jaraaid ka soo baxa dalka holland waxa lagu xusay in boqolkii ba 90 loo xukumay bada somaaliya oo hadana kenya ay diyaar u tahay dagaal cidankeedi badana ay diyaarisay Laakin waxa lagu daray somaaliya oo ah walaalka yar ee diciifka ahi lug awood u bada ku ilaashado ma laha isla qoraalka waxa kalo lagu xusay in keenya laba shirkadoo heshiis kula gashay dalal kale oo shidaalka soo saara taasina ay sharci daro tahay isla qoraalka xogo kale oo badan oo calool xanuun ah ba lagu qoray

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco ayaa leh mahmahda ku qabso ku qadimaysid e waxanay ku soo baxday dhulka marka la isku qabsado burco gudaheeda

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว

    Baaq ban u dirayaa tijaarta somaaliyeed ze kenya ku haysta lacagta iyo guud ahaan gacansatada somaaliyeed waxa loo baahan yahay 5 maraakiib oo badda lagu iaaliyo fadlan lacagtaas ba la idinka baahan yahay ee iska kaashada arintaas