Wareysiga Mukhtaar Roobow oo dhameystiran.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2021
  • Wareysiga Mukhtaar Roobow oo dhameystiran. Waxaa wareystay Haaruun Macruuf.

ความคิดเห็น • 712

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 2 ปีที่แล้ว +12

    Allah ha daayo Sheikh Mukhtaar Ahlu Diin aan qalad Aqoon waaye wuxuna rabay inuu dadkiisa dhibka Dir iyo Daarood ay kuhaayeen inuu ka dulqaado oo uu u horseedo Amni fiican Cadowga alle haka soo furto kor iyo hoosba Somalia waa lakala leeyahay Somalina wa lawada yahay wana kala yahay isku Diin ba la yahay ma ogiye isku fikir laguma ahan dhulka sida loo kala Leeyahay.
    Maayland iyo Dadkeeda Alle ha barakeeyo Amen ta raaciya 🤲🏾

  • @ahmedabshir3408
    @ahmedabshir3408 2 ปีที่แล้ว +4

    Abu Mansuur Rooblow waa hogaamiye weyn oo muhiim ah dalka Soomaliya a aad bay ugu Baahan tahay isagoo kale.
    Waa in la soo daaya Hogaamiyaha muhiimga ah.

  • @hassanjunior2048
    @hassanjunior2048 2 ปีที่แล้ว +3

    Aabe roobow I wish you were young xabsiga mar waka so baxeysa bay iyo bakool adiga xureynayo insha Allah

  • @Maxamed-Salad-Gurey
    @Maxamed-Salad-Gurey 2 ปีที่แล้ว +6

    Shiikhu dhamaan Su.aalaha Wuu ka gaabsaday

    • @Hassankheyre143
      @Hassankheyre143 2 ปีที่แล้ว +1

      Qof hada xabsi ku jiro
      Wax walbo maka hadli karo lkn hadoo xur ahaan lahaa wax badan boo ka hadli lahaa

  • @moa.9902
    @moa.9902 2 ปีที่แล้ว +15

    Ninkani waa kii ka qirtay afkiisa in uu amray dilka 800 oo qof oo Soomaali ah, sababtuna tahay in ay ka horyimaadeen khawaarijnimadiisa. Waxa uu mudan yahay in maxkamad la saaro, laguna xukumo wixii kitaabka Allah qabo

    • @fowziisak6800
      @fowziisak6800 2 ปีที่แล้ว

      You are kid

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV 2 ปีที่แล้ว

      Hoyadaa usheeg haka aqrisatee.

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 2 ปีที่แล้ว +56

    Hal su'aal ah ayuu Haaruun ilaaway inuu waydiiyo Roobow oo ah xanta suuqa taal ee ah in Alshabaab iyo dowladu xiriir hoose lee yihiin waxa ka jira ama uu ka og yahay madsanidin.

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว +14

      Waxaan u arkaa in boggaan dadka wax ku qorayaa ay wada yihiin Alshabaab inta Rooboow u doodaysa Dowladdana cambaareynaysa. Dad soomaaliyeed ayuu xasuuqay. Taasi qaymo ma idiinku fadhidaa🤔🤔🤔🤔🤔

    • @liibaanomar9150
      @liibaanomar9150 2 ปีที่แล้ว +1

      Su aal wangsan waye balse wey iska muqataa in xriir ka dhaxeyaan sorry

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว +6

      @@liibaanomar9150
      Waxaan u maleyn xiriirka aad Alshabaab la leedahay ayaad ku kahday. Waan ognahay Muqtaar inta taageeraysa halkan waa kooxdiisii uu ka tirsanaa ama mabda' ku taageer ama Qabyaald ha kuu weheliso😳😳😳😳😳

    • @liibaanomar9150
      @liibaanomar9150 2 ปีที่แล้ว

      @@cadeycali6723 roobow isku qabiil ma nihin wll. Arinta shabaabna somaliyaba 15 sano iyo kbdn ma arag .mlha dowlada ayaad qabiil ku taagertaa waa adi naga xigsanayo nana shaabadeynayo cajiib

    • @kobcigaraadkaaga5682
      @kobcigaraadkaaga5682 2 ปีที่แล้ว

      @@liibaanomar9150
      Ma aragtay wllo inantaan aniga uun baan moodayay iney igu so gagabtay ilen waa shaqadeeda alle xaqqa ha tusiyo walaasheen

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 2 ปีที่แล้ว +12

    Nin Argogixiso noqday siduu u tartami karaa? Anagay nagawaalayaan xataa Alshabab wali wey jirtaa ani waligii uuma ogoladeen haduu hada xilqabto uu maamulkaasiba argagixiso noqdo kawaran

    • @mohamedhassani_
      @mohamedhassani_ 2 ปีที่แล้ว

      waa adiga caac ku haye sheikh maxi aha neefyow

    • @Andhiga927
      @Andhiga927 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedhassani_ waar sheikh lahayne maanu ahayn ninlii dhiiga umada muslimiinta ah mala yacni u daadiyey

  • @jambaadan9510
    @jambaadan9510 2 ปีที่แล้ว +3

    Somalia daaya raga sharafta leh roobow guuleyso

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 2 ปีที่แล้ว +24

    😂😂😂 Dowlada Somalia naxariis badana. Hadiiba argagixisadii shacabka somaliyeed xasuuqay ay nolol raaxo leh iskaga jiran oo ay wali soo indho cad yihiin plz #Tiirka hala geeyo #mujrimiinta shacabka xasuuqay

    • @omarhassan6968
      @omarhassan6968 2 ปีที่แล้ว +3

      Geeya geeya hala dilee

    • @fowziisak6800
      @fowziisak6800 2 ปีที่แล้ว

      Stupid ayatahay

    • @ilatijaabiwaxwaliba3224
      @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaan hala dilo mujrim waaye dhiig muslim ayuu qabaaye

    • @mohanur3447
      @mohanur3447 2 ปีที่แล้ว

      @@fowziisak6800 Alshabaab ayaa Thy Eeleydii ku dhashy wase dhammn ely oo dhan waaa wada alshabab waana in La diloh Tan kale ninkaan waa Mujrim murtad ah Xukunkiisuna waa Dil , hadna wasrka cadlada lagga dhgy dhammn dadka ku Nol Muqdisho waa wada shabb

  • @abdulkadirjubba8850
    @abdulkadirjubba8850 2 ปีที่แล้ว +17

    Dowladnimada Somalia hada jirtaa maaha mid sharciga ilaalisa waa garnaqsaday nin kaan waxbadan oo khalad ahna waa muuqdaan Balse aniga maqabo in uu siyaasada door ku yeesho

    • @samiraadan2435
      @samiraadan2435 2 ปีที่แล้ว +2

      Why not walaal waxaaba laga yabaa inuu soo afjari lahaa qoladan nabadiidka ah ee beesha caalamka,carab & cajaba ay mashruuc ka dhigteen ee diidan inuu wadankeena caga dhigto

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว +2

      Ninkaan kumanaan Soomaali ah oo aan denbi lahayn ayuu masuul ka ahaa. See loogu dhibaa masuuliyad

    • @samiraadan2435
      @samiraadan2435 2 ปีที่แล้ว

      @@cadeycali6723 walaal Allah baa xaqiiqda naga og dusha kama saari karno wax aynaan ku xaqiijin karin ninkan nabad buu wax ku rabaa isagaaba afkiisa ka sheegaya inuu la dagaalamey oo ay laba wiil uga dhinteen marka waxaa wanaagsan cadaalada iney sareyso

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว +1

      @@samiraadan2435
      Ii wad sheekada😁
      DADKII UU LAAYEY EE 20000 KA BADAN AYAA CADAALAD RABA OO QABRIGA KA SOO OOYAYA

    • @qamarcali974
      @qamarcali974 2 ปีที่แล้ว

      @@cadeycali6723 farmaajo iyo adeerkiis intay laayeen iyo intay dheceen ayaga cadaalad uma baahna miyaa

  • @hudamohamed4738
    @hudamohamed4738 2 ปีที่แล้ว +13

    Wadanka MA xabashi leh

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay haka dulqado cadwga

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 ปีที่แล้ว +7

    sidee umada u amainaysa waan tartamaya bay kaga dhegtay dadkii waali baa ku haysaa tartanka qofka ku aaminaya ka walaan dheh ma qof umada soo birayn jiray bay doonayaan war dantada garo hadi lagu siidayo umada dhinac ka raac doorasho lahayn

  • @faraxcali3918
    @faraxcali3918 2 ปีที่แล้ว +16

    Mawqifkisa Iyo aragtisa alshabaab iminkaba ayuu cadyahay inuu argagiso yahay walina matanasulin wali dawladnimadu sas wayka duwan tahay maha seef laboodnimo Iyo cabsi galin

    • @iseckcali5898
      @iseckcali5898 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk indhamati

    • @arman__aj3751
      @arman__aj3751 2 ปีที่แล้ว

      Dad bada gateen is sharxeen asaga mxaa u diiidey argagixisanimada wxaa ka dran dad nool aad gadato roobow waa muwaadin soomaliyed

    • @quoteschannel5040
      @quoteschannel5040 2 ปีที่แล้ว

      @@arman__aj3751 saxiix walal robow ayaa ilahay tusay

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV 2 ปีที่แล้ว

      Hoyadaa hakaa aqrisato howshaas.
      Anagu madaxweynihii no yahaye.

  • @AhmedHassan-ys1tg
    @AhmedHassan-ys1tg 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa very Clear Mukhtar Roobow Inuusan Inuu asagoo shabaab ah uutabay inuu madaxweyne Koofur galbeed Kanoqdo

  • @ayaan7472
    @ayaan7472 2 ปีที่แล้ว +8

    Maxaa shabaab loola dagaalamahayaa hadii mujrimkii ugu sareeyay saan loo buun buuninahayo.?

    • @mohamedhassani_
      @mohamedhassani_ 2 ปีที่แล้ว

      adi mujrim doo faaryow sheikh sharif maxo yahy ama ahmed madowe

  • @cabdiraxiim5323
    @cabdiraxiim5323 2 ปีที่แล้ว +24

    VOA waa idiin salaamay salaaman sare ✋✋✋✋👍👍

    • @ayankhader3164
      @ayankhader3164 2 ปีที่แล้ว

      ..llllllppp0pppoob

    • @iseckcali5898
      @iseckcali5898 2 ปีที่แล้ว

      wankaxumahay muktar manuqaneysid madax wayo wiilki abihisa adishey batagan fa

    • @iseckcali5898
      @iseckcali5898 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk

    • @iseckcali5898
      @iseckcali5898 2 ปีที่แล้ว

      @@ayankhader3164 me

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 2 ปีที่แล้ว +14

    Sida punland ay sameeyeen ayaa fiicanaan lahayd inay ku daydaan soomaalida kale siiba kuwa koonfur galbeed iyo muqdisho in marka ay wiilshoodu lagu oo ogaado inay alshabab yihiin latoogto ayagoi arkaya oo Ayan qarsan kuwooda dulmiga iyo dilka samaynaya

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 ปีที่แล้ว

      Faqash yaa qadaad weyn dad Bani aadam ah oo aan waxba geysan ayaad maxkamad qoys yaroo nijaas ah oo dhabayaco ah ayaad leeadahay waa in lagu daydaa. Nijaas fawqal.nijaas. marka Somaliland usoo celiso dalkoodana qabxadnimo. khaniisnimo darteed iyo munaafaqad ayaad iska dhigaysa muslimiin. Nacala munaafaqad iyo nijaasnimada ku yaal . Faqash uu Faqash dhashay . Qabxah dhabayaco siil qadhmuun. Buq buq keentay

    • @cashrash432
      @cashrash432 2 ปีที่แล้ว

      @@Noredin20 argagaxiso kasta wala toogana, adiga iyo kharijinta kale si calacala 😂

  • @jxsyv1
    @jxsyv1 2 ปีที่แล้ว +10

    Libaax Libaax dhalay
    Wale waa ina Libaax sanka taabte
    Salaan sare Madaxweyne ❤ 💖 ❣ 💕

    • @a.k5759
      @a.k5759 2 ปีที่แล้ว

      silka hoyada ayaa madaxweyna ah

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 2 ปีที่แล้ว +9

    mukhtaar roobooow maaaha afkiisa saan maaha codkiisa maaha beeenloooow

    • @nicmocabdiali9815
      @nicmocabdiali9815 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhbbbbb

    • @nicmocabdiali9815
      @nicmocabdiali9815 2 ปีที่แล้ว

      Rooboow maku wassaa

    • @zaaanc7008
      @zaaanc7008 2 ปีที่แล้ว

      @@nicmocabdiali9815 Akhlaaq xumada Gurigiina laguugu soo baray public hala imaan ma xishooto

  • @jxsyv1
    @jxsyv1 2 ปีที่แล้ว +7

    Madax weyne waan kusalamay
    Insha allah marunbaad heli doontaa xuriyadada
    Weli waxaad tahay madaxweynaxa KG ###FREE ROOBOW

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว +1

    Subhanllah sheekhi iso dhibay miyaa laxidhay subhanllah subhanllah

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 2 ปีที่แล้ว

      Adiga haduu ku soo dhiibay ama haad akoon beentahay sidee baan u kala saarnaa. Tan kale inta qof uu qarxiyey na yaa masuul ka ah. Hadhowdii irgada iyo xildhibaanada la soo doorto haduu u hanjabo oo Al-Shabbaab garabsiiyo yaa masuul ka ah. Qof dabiile ah ma tartamikaro oo waraaqda amniga ma helikaro. Ninkaan waa dambiile siduu u tartamaa?

  • @BEAUTy_10889
    @BEAUTy_10889 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa nin hadal yaqaana walahay waa loo baahnaa wareysigaan waxbadan buu ka hadley

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +2

    In uu maanta robow oo malayin Somali dilkooda amray uu hadlo waxay kutusinaysaa heerka Somali marayso, in cadalad la hor geeyo oo la toogto bay ahayd ninkaan, cod baa la isoo xiray buu kuleeyahy ma ilaaway inuu dambiile qaran yahay

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 ปีที่แล้ว

      Farmaajo oo caruuraha iyo haweenka fuula.oo nolosha ku aasa waa kuu Rasuul ..nin dalkisa difaacayna waa xagjir . Sow maaha khaniiiis

    • @highflyer215
      @highflyer215 2 ปีที่แล้ว

      @@Noredin20 farmajo meel uu arday qalin jabinaysa ama haween dhulka xaaqaya Ku qarxiyay ma arag anigu, dalka yaa Laga difaacay cadow aan alshabab ahayna malahanbe

  • @maxameddeq3064
    @maxameddeq3064 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc dhamantin waxa is weydiis mudan ..robow madanbiile shacabka dhibateeyay baa mise maaha ????????

    • @yussufduale4142
      @yussufduale4142 2 ปีที่แล้ว +1

      Taas suaashaasi jawaabteeda waay cadahay sxb. Wuu qirtay inuu alshbb u weeynaay. Markuu dhiiga, dilka & xasuuqa musmliinta iyo shacabka qarash ka helay ayuu musharax is odhan rabaa yaa ka yeela???

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 2 ปีที่แล้ว +6

    Xabsiga Ilaheeyoow uu ku dhinta aduunka alshabaab iyo wax ku jiro iyo wax ku jiri jiraa u necbhy hadaan xalaal ahay xabsiga ku dhimo si foolxun udhimo intaad hooyo Somaaliyed asaay usaartay intaaad agoomeysay caruur intaad na ciishay Ilaheey meeldaran ayaan kugu ogahy adiga iyo qoomkaaaga😡

  • @cumarsufi8383
    @cumarsufi8383 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wrwb
    Sh muqtaar rooboow Allan wasahlan
    saas waaye qofka diinta lafaha ugashay qaabkaan aas u hadlaa laakiin run doowlad alle iyo rasuul taqaano iyo xurna ah cadaaladna taqaana allah keeno
    Allah kusugo dhagarta insiga iyo jinniba allah kaa ilaaliyo
    Fg voa thanks so much
    Doowladdeey xuriyada lasiiyay sh Xasan maa isagana lasiiyo aqoontiisa kafaaiideysanee
    sh muqtaar kusoco sheeyq

  • @sabaaxiadan1071
    @sabaaxiadan1071 2 ปีที่แล้ว +12

    VOA ... AAAD BAD U MAHSANTIHIIIN MADAX WEYNE MUQTAAR WAREEEYSI CAJIIB AH AYUU IDIIIN SIIIYEY WLLHI M.A

  • @yaaskaabdulahi6280
    @yaaskaabdulahi6280 2 ปีที่แล้ว +6

    dowlada somalia waa inee dhacdooyinka ka dhaca wadanka shrciyo ka soo saarto sida hada roobow asigo danbi ka galay dalka iyo dadka mudo yar kadib dhaho murashax xil dowladeed ah ayaa raba qofka shabaab ka soo baxo da diisa ka weyntahay 30 waa inuu wadanka wax xil ah ka qaban karin

    • @mcalincali1010
      @mcalincali1010 2 ปีที่แล้ว +1

      Hoyada muu danbi eydii Ku dhashi wasee

    • @said1498ify
      @said1498ify 2 ปีที่แล้ว

      Ahmed madoobe iyo shariif ba waa ku wa noqday

    • @mcalincali1010
      @mcalincali1010 2 ปีที่แล้ว

      Qof walba iyo dadku kaso jedo sy yihiin ayuu noqdaa

    • @mcalincali1010
      @mcalincali1010 2 ปีที่แล้ว

      Nin kaan cid udooda ma lahan

    • @xamdamahamad5297
      @xamdamahamad5297 2 ปีที่แล้ว

      🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @Somalitraveli1
    @Somalitraveli1 2 ปีที่แล้ว +30

    5:15 See how breaks the rules - “Naqaska uu isla saaray “
    He is not qualified to hold any public office because is still a criminal. I think he should seek forgiveness from the families he destroyed their kids.

    • @iseckcali5898
      @iseckcali5898 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk K

    • @Somalitraveli1
      @Somalitraveli1 2 ปีที่แล้ว

      @@iseckcali5898
      you could say more than KkK

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 ปีที่แล้ว

      @@Somalitraveli1 Soomaali oo dhan ayaa criminal ah ee Illaheey ha soo daahiroyo Caadalada Masaakiinta Ku dhiban Soomaaliya ii dhan

    • @DunialulDunialul
      @DunialulDunialul 2 ปีที่แล้ว +2

      Zakarie iyo fahad ayaguna mexey yihiin qabyaalad ayaa mesha ka socoto ragaas soo alshabaab ma ahayn oo hada amniga gacanta Ku haayo

    • @garboraaxo6401
      @garboraaxo6401 2 ปีที่แล้ว

      @@haniyey1 Kolayba adaa criminal ah

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhimo oo ceeb reeb baan maqli jirey waa Musiibaygaan oo kale Hotel Shaamoow aawey shacabkaad ku laysey Halaag kuu sugnaa shaydaan Rooboow adiga in lagu doorto sharci ah miyaa yaa Maadhar dhagar qabe Xasbiyalaahu wanicmal wakiil.

  • @ismailabdifatah3468
    @ismailabdifatah3468 2 ปีที่แล้ว +6

    VoA hadii aad dacad katihiin oo aydin dalal shisheeye u adeegin ninkan waa argagixiso umad badan oo soomaaliyeed walina mukhtaar roobow maxakabad lama sootaagin dadkii uu xasuuqay maxda sual uwaydiin wayday kusaabsan dadkii uu xasuuqay markuleyahay ma ihi dabiile kkkkkkkk

    • @shariifsakiin8620
      @shariifsakiin8620 2 ปีที่แล้ว

      Maku cadeenkartaa kitaab ma umaraysaa in gacantiisa oo dad kuxasuuqay

  • @waainnablue3370
    @waainnablue3370 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa Runtaa Xaquuqtaada bey ku Tunteen; Lakiin Adigana
    Inta Shacab Dalaataada Magaceed ku Xasuuqdey, Miyeen Ayaguba Xaquuq Laheen?

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha daayo sheikheena Allah haka soo bixyo Gacanta Cadowga Farmaajo.

  • @abubakarhassan3652
    @abubakarhassan3652 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxaa udiidaayo in uu tartamo,sow shekh shariif ,iyo indho cade iyo ahmed madow waa ayagii wada mas uul noqdey,mise kuwaas isku reer baatihiin ,Waxay galeen looma qabto ,shekhana raxanweyn leewaaye,soomaliyey xishooda ,wlh intaad cadaalad darada kudhaqmaysaan dawlad nimo arkimaysaan insha allah.

    • @haawocabdulle4478
      @haawocabdulle4478 2 ปีที่แล้ว

      Kuwaas aad sheegtay beelaha eey kadhasheen ayaa garab istaagay shiiqan tolkiisa ayaa xirtay marka soomaali oodhan maaha

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว

      Xasan dahir aways internet ayuu isticmala somalidu waa sidaa

    • @AbukarDeerow
      @AbukarDeerow 2 ปีที่แล้ว

      Sxb waxaa inta na dhigey keyga ah Sheikh kaagana waa dembiile da ay Dir iyo Daarood ay wadaan.

  • @hassanbashi3922
    @hassanbashi3922 2 ปีที่แล้ว +4

    Muqtaar roboow iyo xasan daahir aways wali lagama haayo afkooba shabaab wey qaldan yihiin ama figradaas waan katanaasulnay marka halagu hayo xabsiyada dadka u doodaya xagee jireen marka ey shacabka laynayeeen mudo badan

    • @gameplan1759
      @gameplan1759 2 ปีที่แล้ว +1

      Soomaalidu Dareen & danqasho ma lahan taariikheed ma laha. Qaa'in dhiigyacab nolasha dhallinyaro badan ee Soomaaliyeed qarax u geystay waaye. He needs to jailed for the rest of his life or give him back his friends to defend him self .

  • @kheyramaxamed5535
    @kheyramaxamed5535 2 ปีที่แล้ว +4

    MAASHA ALLAAH SH MUQTAAR ILAHEY GACANTA CADOWGA HAKAA SOO BADBADIYO INSHA ALASH NOOLOOW GEESI GARABWAYAY

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

      Kheyra Shabaab Qarsoon 😳😳😳

    • @wiil__hoog__halaak8160
      @wiil__hoog__halaak8160 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cadeycali6723 Hoyadaa SHAPAP ah

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

      @@wiil__hoog__halaak8160
      Dhiladii ku dhashay ee qaeaxyada liiska ku wadatay u sheeg shuubo

    • @wiil__hoog__halaak8160
      @wiil__hoog__halaak8160 2 ปีที่แล้ว

      @@cadeycali6723 CawaN Wax Maka Rato Ayaa Tahay Dulaf Yahay 👎

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

      WIIL HOOG DUMARKA LAMA CAAYO XISHOOD

  • @qurandream7359
    @qurandream7359 2 ปีที่แล้ว +6

    Beenta Allah ayaa ku waydiin subhanallah

  • @ciisecumar6362
    @ciisecumar6362 2 ปีที่แล้ว +7

    Qufka ugu horoyey shageysta ahaa

  • @farhiyoisack3199
    @farhiyoisack3199 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleysa insha allh cadowgaga indhahey kugu firiyeen allh ha tiro wdn ka so baxayaa adiga unbaa na nogaminaaya insha allh

  • @abdirahinabdiwahid6834
    @abdirahinabdiwahid6834 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey wa xaq soore roobow wax badan aya laguugu tabaya kaliga ma ahe dad badan idinko ah dilaayow dil ba ku danbeyo wale wale hooyo badan maxad gablan ka dhigten xisaabta alle na wey idin dhiman thy

    • @xirekeyhassani1349
      @xirekeyhassani1349 2 ปีที่แล้ว +1

      Adeer aawey kuwa kale ama kan aya idin fudud

    • @abdirahinabdiwahid6834
      @abdirahinabdiwahid6834 2 ปีที่แล้ว

      @@xirekeyhassani1349 adeer xaqa wu socda iska sug kuwa kale wey kuso xigaan. Lkn adeer xogaa caadifad aya ka muuqato. Mid ogow baadilka kalmo ma lahan

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 2 ปีที่แล้ว +8

    Mamarkaad dhiigii umada soomaaliyeed aad dhamaysee iyaad ka soo baxday maxaad maalintii koowaad ee aad raacaysay aad u arki wayada mamarkaad umadii aad dhamayseen ayaad hadlaysaa 😡😡😡😡

  • @adenarabmuhumad779
    @adenarabmuhumad779 2 ปีที่แล้ว +11

    Aniga seey ila thy mukhtaar robow wuxu rabaa xil dawladeed oo uu ugu shaqaaynaayo ururka Ali shabaab marka shabaab waxay rabaan in aay dowlada iyo dadweeynahaba aay ku dhax milmaan markaa fikirkaayga gaaban waxan ku cabirayaa roobow Dil toogasho
    Waayo waa shaab raba inuu xidho shaadh dawladeed
    Waxan leyahay waxba ma oogine ilahayow sidii roon ka dhig waxan sala mayaa qof walba oo akhrista Ra Yi geeyga dawladna aad beey ugu mahadsan thy iney mar horeba Soo qabteen mukhtaar robow Ali shabaab

    • @abdirizakabdi7695
      @abdirizakabdi7695 2 ปีที่แล้ว

      Wakugu raacsanahay in la toogto wa gacan kudhiigle laayay umad ashahaadaneysa subxanallah🥺

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 2 ปีที่แล้ว +13

    Dowlada wax badana oo qalad ah eey gashay ayuu kamid yahay markii ugu horeysay ee u isi so dhibay ayeey aheyday in cadalada lakeeno hada asiga iyo kowa xirtay wa isku mid sharci ma ku dhaqman

    • @mohamedhassani_
      @mohamedhassani_ 2 ปีที่แล้ว

      ma dofarada mar labad madaxweyne u tartamayo moo ka xun yahy

    • @hassanjunior2048
      @hassanjunior2048 2 ปีที่แล้ว

      Wabasha was

    • @mohamedhassani_
      @mohamedhassani_ 2 ปีที่แล้ว

      Hassan junior sii wax lo qoro so baro kadib walsha caay laxyey

    • @osmanmohamuud3051
      @osmanmohamuud3051 2 ปีที่แล้ว

      Asxabeey aflagada dumarka somaliyed aa nagu ceeb ee aan iska dhaafno

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa qalbi xanuun ninka geesiga somaliya waa lagu dilaa dhakhtar regeerakkoord dhe

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 2 ปีที่แล้ว +2

      Xorriyada Somaliland meel kale ka raadso.

    • @sahraomar6872
      @sahraomar6872 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Muhammad-sx7wr waa sugtay

  • @Ahmed_Aden_Mohamed
    @Ahmed_Aden_Mohamed 2 ปีที่แล้ว +6

    AAD AYAAN UGA XUMAHAY SHIIKHA ALLE XORNIMADIISA HASIIYO CADOWGANA GACANTIISA ALLE HAKA SOO SAARO

  • @myday144
    @myday144 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah wariyaha waxbaka qaldan waxuuku celcelinaya maka tanasudhay jihaadka war jihaadku maha tastur dad qoreen ee waa waajib dhanka Rabika imaaday cidii inlala jihaado aytahayna waa waajib cad marka wadadka muslim haduu sidiinya uga jawabo waxuuka cabsanaa unuu naftisa qatar ugalo hadii rabo inuu gaalada iyo gaalala jirka ujawaba inuu dabi xaga Rabi ah uuku dhaco marka waku saxan yahay inuula gaabsado Allahaku saqiro aami🤲🤲🤲🤲

    • @sahraabdilahiwacayz6959
      @sahraabdilahiwacayz6959 2 ปีที่แล้ว

      Just no hi l by ft,
      ,

    • @SadiaM1960
      @SadiaM1960 2 ปีที่แล้ว

      Jihad ka sharci buu leyahay. Jihad ma aha waxaa uu ku layeey umad Muslim ah. Carurti medical school ka baxay ku layeey shamow ma jihad miyaa? Raboow waa mujrim Ilahey SubxanaAllah watacala maxkamidisa sugeysa. Shabab jihad waxaa u bahan hadey run ka tahay fusiqa Somalia ka socda drugs ka iyo qamriga mandooreyasha dhalinti babineya iyo dhaqanki islamka ka sii babaaya somalia. Maxaay akhlaqda islamka u ilalin wayeen markey umad dhamenayan aan wax galabsan.

    • @myday144
      @myday144 2 ปีที่แล้ว

      @@SadiaM1960 anigu kama hadlin shabab ee waxanka hadlay waxala weydii ninkan maxbuuska ah hadalka dib udhageyso waxaala dhahay aan fursadku siiye maka tanasule arinkii jihadka ahay oo aad amin saneed marka anku weydiiye adigaba maxadku jawabi laheyd hadiilagu dhaho jihaad maka tanasushay micneheedu waa mabeenine inuusan jihaad jirin marka qof muslim ah siduuku dhihi karaa sidaas midakale qof awalba ula booco logu kutubaay sidiiku dhihi karaa jidahadka waa aminsanahay waa marna adunkada waay marna aqiradada waay waxuku qasban yahay inuuka meer mero xaga Rabina waxuuka heesta cudur daar lkn waxanla yaabay qofka xurka ah oo Muslimka ah oo dhahay jihaadki mabenine

    • @suheebs9171
      @suheebs9171 2 ปีที่แล้ว

      Dameer abu mansuul maxoo xil qabta waaba gacan ku dhiigle oo xasuuq geeste
      Hada dib uso laabto Waxaba qalad ah in fursad la siiyo shedaan roobow abu gacan ku dhigle

    • @hasanshmuktar656
      @hasanshmuktar656 2 ปีที่แล้ว

      @@suheebs9171 afgaaga ilasho qabiiliiste

  • @quoteschannel5040
    @quoteschannel5040 2 ปีที่แล้ว +8

    Mukhtar robow gacantoda Alaha kasosaaro insha Allah hadii adiga ad ahan laheyd qofka oguhoreyo Alshabab kasobaxo lacafiyay dod ayan kaqabi laheyn boqolal kahoreysay ayaa madaxtoyada kujira ilah hakasobadbadiyo gacantoda yaaa rabb hadii ad isasodibtay Alana dambi daaf ad weydisatay akhiro Ale ayaa kalaxisabtami cafimadka Alaha kuziyaadiyo insha Allah

  • @mraliabdi1081
    @mraliabdi1081 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxa uu yiri wax walbo oo aan sameyay kama Qoomameynayo 🤣🤣🤣🤣Astaqfuruallah war somaliyey Aaway Xaqii Aaway Xadaladii war Alle u noqda ee is dhaafiya Ninkan sualaha qaar sax uguma jawabayo sualaha kalane wuuna donaya aaway suashiikale kulaha dadka yiri ninkan asaga ma aha run beey sheegeen ninkan far baa ku godan ee hubsada walal thanks voa

    • @abdikareemomaar7766
      @abdikareemomaar7766 2 ปีที่แล้ว

      Cawaan baad tahay si fcn u dhegeyso
      wuxuu yiri wixii dambi oo aan sameeyey anoo cid i qasbeynin ayaa ka towbad keeney wixii wanaag ah aan sameeyeyna kama qoomameynaayo ayuu yiri

    • @muqdisho1213
      @muqdisho1213 2 ปีที่แล้ว +2

      Si Dagan u DHAGEEYO wareysiga. I’m sure you did not understand what he is taking. All he is asking is to get back his freedom.

    • @mraliabdi1081
      @mraliabdi1081 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikareemomaar7766 hhhhh SubhanaAllah wll maxa kenay aflagado anigu fahankeyga baan aragti ka dhiibtay wan awooda in aan wax xun kugu Tilmamo adiga balse kuma daba dayanayo because.................. dhamestiro buxso halka banan wll

    • @mraliabdi1081
      @mraliabdi1081 2 ปีที่แล้ว +2

      @@muqdisho1213 thanks wll for understanding wll everyone can make mistake if l do mistake no 1 is perfect

    • @abdikarinomar5682
      @abdikarinomar5682 2 ปีที่แล้ว

      @@mraliabdi1081
      Waxaad diideysaa in cawaan laguugu tilmaamo adna waxaad been ka sheegeysa qof hadalkiisa oo cad
      Towbada alle ayaa iska leh ninkaan in uu qalad ka dhacey wuu sheegey
      wuuna ka laabtey marka wax aadan fahmin faalo haka bixin intii qoraalkeyga ka dhibsateyna ka raali ahoow

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh wareeysigaan waxba ika baxaaaay qofka intuu hadlayo waxba ka fahmaysa xaqiiiqdi

  • @salaadmoh509
    @salaadmoh509 2 ปีที่แล้ว +61

    I listened two times this interview it's an extraordinary interview! Haruun Macruuf is a best corespodnet of the year.

    • @saddambarrow6364
      @saddambarrow6364 2 ปีที่แล้ว +8

      Why can't you speak you mother tongue

    • @xaajikulmiye8531
      @xaajikulmiye8531 2 ปีที่แล้ว +3

      @@saddambarrow6364 hhhh

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 2 ปีที่แล้ว +2

      *It makes you wonder what sort of connections he has with these individuals, to be constantly getting such preferential treatment from them.*

    • @cabdulaahiboy6526
      @cabdulaahiboy6526 2 ปีที่แล้ว

      @@saddambarrow6364 fffgghhhh

    • @garboraaxo6401
      @garboraaxo6401 2 ปีที่แล้ว

      @Abdiwahab Omar adi maxaa kuu diiday inaad afkaaga hooyo ku qortid?

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 2 ปีที่แล้ว

    Allaha soo furto sh.mukhtaar xaq daro ayuu ku xiranyhy

  • @mohammedsaiid8553
    @mohammedsaiid8553 2 ปีที่แล้ว +29

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @amirabdulle6928
    @amirabdulle6928 2 ปีที่แล้ว

    Waa siyaasi dawlad diid ah , wali dawlad soomaaliyeed waa diidan yhy VOA waa u ryaaqaysaa warkiisa

  • @tahliilissa
    @tahliilissa 2 ปีที่แล้ว +3

    Aduunka sida uu ushaqeeyo qofka haddii uu leeyahay Criminal Record xata hayarado sida qof lagu qabtay isagoo bilaa insurance gaari wado ama dambi galo iska daa in uu xil madaxweyne u tartamo'e xata looma ogolaado in uu kashaqeeyo taksiile ama puplic shaqo ah. Sidee ayey macwuul utahay in madaxii Al shabaab oo argagixiso ahaa uu utartamo madaxweyne dowlad goboleed?

    • @xirekeyhassani1349
      @xirekeyhassani1349 2 ปีที่แล้ว

      Xilalka adiga miyad qeybisa shuuba ku dhashee naga aamus adiga umada ma xukumeysid teda kale asaga miya u horeya qof nocas ama waxkale ayad ku heysata

    • @tahliilissa
      @tahliilissa 2 ปีที่แล้ว

      @@xirekeyhassani1349 Afcaytamo ninkiisa ayuu kuyaal. Haa asaga aa aduunka ugu horeeyay argagixiso Criminal ah terrorist madaxweyne isku sharaxay, muxuuse ka faaiiday? Xabsi. Adeer Daahir Aweys miyuu ka laandheereysanyahay?

    • @qayeyqayey9156
      @qayeyqayey9156 2 ปีที่แล้ว

      @@tahliilissa been baad sheegtey sheek mukhtar. Mar hore ayaa laga saarey liskaas argagixisada aas shegeysid. shuruuda uu isku soo dhibey beyka mid aheyd in laga saaro.

    • @tahliilissa
      @tahliilissa 2 ปีที่แล้ว

      Shiikh aa magaca looga dheelay. Shiikh Shaakir, Shiikh Roobow, Shiikh Daahir Aweys, Shiikh Cali Dheere, Shiikh Xasan Shiikh, Shiikh Shariif, Shiikh Musse Suudi mana kujiro hal shiikh oo ayax kaceliyey Soomaali. Shaki miyaa kaaga jiro in Shiikh sharaftii looga dheelay?

  • @ayaanxuseen8919
    @ayaanxuseen8919 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi harun macrufow waxan kama digaya ilahey Kuma kene inte qoldan Dalka u afduban yahy somali caga ha isku so dhigi fahad yasin iyo xulfdisa waxba isma dhaman on ehen dadkan ine cadaban ti wariyayshi shabela ku dhacday an ogaye subxnlh

  • @Refuge359
    @Refuge359 2 ปีที่แล้ว +4

    IN LAGU DILAAY AHEED GACAN KUDHIIGLE HOTEL SHAMOW

  • @maxamedsiidoo982
    @maxamedsiidoo982 2 ปีที่แล้ว

    Muqtaar waxaa ku afduubtey kuwa dulmiga ka shaqeeyo ilaahy haku garab galo

  • @ayaanabshir9481
    @ayaanabshir9481 2 ปีที่แล้ว +9

    Waan idinsalaamay anagooo sidaana😱😱😱😱😱😱😱

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 2 ปีที่แล้ว +3

    Tuug tuugdhalay ma aheen waxay aheed in mar hore lagu dilo ayeey aheed waayo imsa dad ayaa soo dishay dhiiyo cab ilaahay haku cadaabo

  • @libandhub6415
    @libandhub6415 2 ปีที่แล้ว +3

    nin kaligii muslim ah iyo mid kaligii waddani ah 😂😂😂 yaaab anagaa aragnay

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 ปีที่แล้ว

      Waaa farmaajo nijaas kaasi

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh mukhtaar roobow ale haku gar gaaro

  • @mahadcabdulahi7755
    @mahadcabdulahi7755 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aadan hada kamid aheyn magacyada maad sheegtid maxaad uqarineysaa

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga5682 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaah haku soo daayo Sheekh Muqtaar
    Waa lagu dulmiyay

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

      Dulmi wax kama ogid ee Dammeryahow dadkuu xasuuqay ee uu dulmay ka hadal. Walaahi waxa aad qoreysaan ee ku taageeraysaan way idinku imaan👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈

    • @kobcigaraadkaaga5682
      @kobcigaraadkaaga5682 2 ปีที่แล้ว

      @@cadeycali6723 abaayo adigoon igu xadgudbin inad sheegto waxaad cadeyn heyso baa la raba
      Hada isaga ma dulmi sana miya inago kala saareyno wax aad ku eedeyneyso iyo haatan xaaladiisa
      Waayo midaa hore cadeymo baa loo baahan yahay lkn ta hada waa midaa aad ujeedo dafir ama qir waxba igama galin lkn carabkaaga wanaaga bar wllo mcn

    • @mukhtarjibril4473
      @mukhtarjibril4473 2 ปีที่แล้ว

      Kobci Garaadkaaga ayaa kuugu qoran diblo masiyadana magarnaysid layabaa inaan latixgalin xuquuqdii muwadinlahaa lkn Nin argogixiso haduun kasoobaxay oo xataa goaan uuqaatay uugasoo bixin lkn uugasoo baxay markay isku dheceen siduu utartamaa?

    • @omarhalima8332
      @omarhalima8332 2 ปีที่แล้ว

      @@kobcigaraadkaaga5682 cadayn waxaa kuugu filan wariyuhu wuxuu waydiiyey tan iyo intii aad shabaab kasoo baxday marka adigu walaal shabaab inuu ahaa asagaa qirtay maxay xagaaga ka yihiin nimankaas adigu suaal hadan kuwaydiiyo.

    • @kobcigaraadkaaga5682
      @kobcigaraadkaaga5682 2 ปีที่แล้ว

      @@omarhalima8332
      Alshabaab inuu ahaa cid inkirsan ma jirto lkn isaga Shaqsiyadiisa ayaan ka hadlayaa
      Alshabaab waa urur diimeed leh wax wanaagsan iyo wax xun oo aan ku taageereyn.

  • @Khabib013
    @Khabib013 ปีที่แล้ว

    War wuxu laandhereysana😂😂 Sh.Mukhtar robow Wa wata

  • @abdinuribrahim8894
    @abdinuribrahim8894 2 ปีที่แล้ว +1

    In kabadan 10 kun oo soomaaliya ayaa laga rabaa Inuu meel kusheego
    Xaqna nonol umaleh

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 ปีที่แล้ว +1

    hadaa maxaad uqarxisaan masaakiin shacabah dumariyo caruur yaase qaadaaya danbigaa aakhiro ?

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa inladilo wayo dad buu dadkoodii ciyar kulayey

    • @Muhammad-sx7wr
      @Muhammad-sx7wr 2 ปีที่แล้ว

      Dad maskaxda ka jiran baa dalkii la wareegay.

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 ปีที่แล้ว +6

    Roobow waa jidka lagu soo afjari karo waalida shabaab iyo dilkooda. Waxaanse ka baqayaa in shabaab iyo Fahad ay shirku ku yihiin ka ganacsiga dhiiga dadka soomaliyeed.

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 ปีที่แล้ว +3

    Xariga Roobow waa ihaano qof walboo Somali ah dul saaran. Xad gudubka lagu xad gudbay waxay marqaati u tahah in dawladnimada Somali oo dhan leedahay in ay u afduubantahay shaqsiyaad aan arakti dheer la hayn.

  • @hassanmuhumed6721
    @hassanmuhumed6721 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninka kani waa dilaa wayn kumanaan shacab soomaaliyeed ah ayuu dilay waa ninkii labaad ee ugu ugu sareeyay argagisisada calaacalka jooji waa in sharciga lagula tiigsadaa

    • @denniscellovicjr4705
      @denniscellovicjr4705 2 ปีที่แล้ว

      Anaa kuwaso adi iyo walaashaaba Waana Ku dubeenaa shuubaa ku dhashee

  • @kalaza897
    @kalaza897 2 ปีที่แล้ว +1

    Hala dilo gaalkas wacelka ha war Ani hadan arko walh waan dila xaranka shacabkena asiga dhameyay wlh dowlada hadisho ninkas Hadi kala dowlada waa Laga Amin baxaya

  • @hibofarah1078
    @hibofarah1078 2 ปีที่แล้ว +4

    Once shabaab will always be shabab to us, gaalka lacagta ku saarey kaana qaaday 😂 asi lee u shaqeen jirta awalba!

    • @hibofarah1078
      @hibofarah1078 2 ปีที่แล้ว

      @@hassanhussein4471 ma shabaab ayaa taha maxaa u kululaata? Maskiin uu maskiin dhalay inaa tahay sidii dhoocilihii u catameysaa? You can dis agree with me it’s ok, all you got to do is to make your point maskiin yahow!
      by the way shabab and gaalada are hand in hand you know that right? Because you are one of them! maskiin shabaa…..😂

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV 2 ปีที่แล้ว

      Dalka keligaa ma leh Hoyada cune.

  • @hudamohamed4738
    @hudamohamed4738 2 ปีที่แล้ว +3

    Alx calaa kuluxaal walsugaayay wareysigaan

  • @maxameddeeq653
    @maxameddeeq653 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan la yaabay mucaaradka meeshay ka keeneen dibu dhac baa la galay illeen shabaab safiirkooda iyo mukhtaar bay ka keeneen ayadoo wadanka guulihii abid ugu balaarnaa wadanka horay buu u sii socon doonaa shabaab iyo mucaarad iyo wixii kaenya u shaqeeya wadanka ma is taajin karaan

  • @nuurdiinaadan5668
    @nuurdiinaadan5668 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم فكانت اسرك ياشیخنا إنشاءلله ننتصر نصرا مٶيدا😱😱😱😱😱😱😱😱😂😂😭😭😭😂 Dartada ayaan uciilanaya shiekhii

  • @iskalabiinyo4325
    @iskalabiinyo4325 2 ปีที่แล้ว +6

    Aniga waxu u nool yahay qalad ayaan u arkaa meeqo hooyo ayuu gablan ka dhigay ima shacab ayaa ku maqan naclad ilaahey haka dhacdo asiga iyo waxii la mid ah wasaq

    • @abdiaqib9035
      @abdiaqib9035 2 ปีที่แล้ว

      Dad ayuu xasuqay hadana dood ayuu qabaa dambiile yaa cafin kara

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 ปีที่แล้ว +1

    Muqtaar wuxuu ka mid yahay dadkii noo qixiyay ceelasha biyaha . Ninkaas iyo kuwa la midka ahba ilaahey baan idinku dhaarshaye plz ninkaas hala dilo plz asaga iyo inta la midka ahba blz nimankaas umada soomaaliyeed wuxuu u yahay ciqaab suge sugayana ciqaabta umada soomaaliyeed plz

  • @mohamoudabdullahihersi5192
    @mohamoudabdullahihersi5192 2 ปีที่แล้ว +1

    MUQTAAR ROOBOOW SOOMAAHA KUXIGEENKII ALSHABAAB HADANA WUU HADLAA WUXUUNA LEEYAHAY WAA LA ISOO AFDUUBAY ,KUMANAAN SOOMAALIYA AYAAD XAQDARRO KU DISHAY MAANTANA WUXUU RABAA INUU XIL U QABTO INTII HADHAY WAAYAAAABAY!!!

  • @axmed_jeylaani
    @axmed_jeylaani 2 ปีที่แล้ว +9

    Waqtiga nin rag ah ciilay nacas buu sa sabayaa
    Insha allaah waad soo bixi shekhuna xabiib ustaadi mukhtaar sama fale ayaad eheed waa run baydhabo ayaan joogay markaad saamax day rag badan ilaahayna hakaa daayo gacanta aad kujirtid rabi hakuusoo celiyo xuriyadaada iyo wadaniyadaada amiin🤲

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaliya Somali as leh hadana wexey sm8nsanayeen iney soo afjaryaan waxey qorsheyseen in lagu shirwolo sarakiisha Habargidir oo dhabsrks laga toogto si loo dhaho ahlusunaa dishay alshabaab yaa lasocda ciidamada golmudug si ay siyasada fahad iyo farmajo u fuliyaan oo mesha lagu wiiqo sharkisha wadaniyiinta ah ama Habargidir ah

  • @mahamodnuur849
    @mahamodnuur849 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa geesi

  • @amiinabdikarin441
    @amiinabdikarin441 2 ปีที่แล้ว +1

    Abuu masuur ma magaca aabihiisa yaa u bixiyay? Weydii

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849
    @odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilka yar danbe waa ugu dhamaatey
    Qurunka firka xun

    • @Shaamil_post
      @Shaamil_post 2 ปีที่แล้ว

      Dadkaa soomaaliyeed maxad ku cayday hda

  • @sahalducaale11
    @sahalducaale11 2 ปีที่แล้ว +6

    Kuwa xaqa u radinaya maxad ugu radin weyden hoyoyinka u goblaka ka dhidhigay wuba hadlayaaye waa in cirbd suna lagu dhifta

    • @samiraadan2435
      @samiraadan2435 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry cagligaaga unbaad hadashey meel dhow wax ha eegin he’s being truthful hoyooyin uu gablan ka dhigey ma jiro cadeyn ma u heysaa adiga orod cirbada aad sheegeysid ku soo dur hadaad awoodeeda leedahay

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh Mukhtaar Allaha Xafido gacanta Cadawga Asagoo Nabad qabo Allaha kasoo baxsho.

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว +2

      Goormay dawlada somaaliyeed cadaw noqotay,ninkan dhiig ii somaaliyeed qabana uu noqday nin wanaagsan, ma ilowday inuu ku xigeenkii shabaab ahaa

    • @qayeyqayey9156
      @qayeyqayey9156 2 ปีที่แล้ว

      @@husseinaden7560 ma ogid miyaa in uu sheek shariif ahaa hogaamiyaha alshabaab iyo qaar kale oo badan marka sheekh muktaar maxuu kaga duwan yahay.

    • @duniyomahamud9232
      @duniyomahamud9232 2 ปีที่แล้ว

      @@SYL-nq4yo Jaahil Jaahil dhadhalay oo tuuga ayaad tahay Xaaraan kunaax ah

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว

      @@duniyomahamud9232 gabaryahay xishoo, wax la difaacaa badan,tuugan dhiiga islaamka qabo, aakhiro dhinac kuumaa galaayo,raxanwayn wanaagsan hanuun ay aduunka buuhaan, kuwaasaa difaac iyo amaan kaaga baahan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 ปีที่แล้ว +1

    Adaa Gaalo Gacalmooday Adigaa Godkood Galay Geelaaga maad dhaqatid midha haaga maad Guratid Geesibaad ahaydee Gunnimada maxaa keenay

  • @maxamedmacalim8080
    @maxamedmacalim8080 2 ปีที่แล้ว +1

    kan wali waa shabaab
    xabsi ma ahanee dilbuu astaahilaa muqtaar

    • @wiil__hoog__halaak8160
      @wiil__hoog__halaak8160 2 ปีที่แล้ว +1

      ADikq Iyo Tii ku dhashay Kor kisa MatapaN Karo Eey Ey dhale

  • @kayromohammad2347
    @kayromohammad2347 2 ปีที่แล้ว +7

    Dhibka adsheganeyso kawaran dadkii adlaysay carutii ad agontakadhigtay hoyoyinkii gablamisay dumarkii ragoda addishey adi wabad nosha haye makafikirte dhibka adunka in uukadaranyahay dhibka aaqiro

  • @maxameddeeq653
    @maxameddeeq653 2 ปีที่แล้ว

    Kulahaa al shabaab waa muslimiin

  • @abdikahiye3781
    @abdikahiye3781 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxda ugu tariqda weyn dunida dhamaantooda xabsi bay soo mareen ,kadibna guulo bdn bay la yimaaden

  • @barakaat728
    @barakaat728 2 ปีที่แล้ว +7

    Voa waa idin salamaya war bahinta kaliya aan wato

  • @garboraaxo6401
    @garboraaxo6401 2 ปีที่แล้ว +1

    Harun waa nin sirdoonka maraykanka u shaqeeya. Siday JL uugu dhiibeen Axmad Madoobe ayay u rabaan Robow inuu gacan bir ah ku qabto KG.

  • @HasanNassrallah
    @HasanNassrallah 2 ปีที่แล้ว +4

    Cadaaladnimo weyn ayaa lagu sameyey. Ilahay ha caawiyo.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof dilay naf ilaahay ka xaramay muxuu sheegayaa

  • @farhan9564
    @farhan9564 2 ปีที่แล้ว

    Codkiisii maaha umana dhawa waxaan filayaa in idaacada gaaladu maamushaa shirqoolkan u samaynaysaa inay dadkuu ka dhashay ku raali galiso ninkan ama jelalka maraykanka ayuu ku jiraa ama waa la dilay illaahay hanaga qabto saxaafada gaalada ee khariban

  • @cabdulaahibaadi5661
    @cabdulaahibaadi5661 2 ปีที่แล้ว

    alle ayaa mahad leh adiga iyo kuwa kale naga qabtay hadane silac u dhimo

    • @maryanmaxamedcadow2851
      @maryanmaxamedcadow2851 2 ปีที่แล้ว

      Adiga hortisa dhimo allah kaga baryaya balayo cunsiriyada madaxa ku sidato baa tahay naftuna adiga ma haysid allah aya hayo tasi yeyna ka hos bixin

  • @iiddalmar4319
    @iiddalmar4319 2 ปีที่แล้ว +9

    Mukhtaar roobow abuu mansuur
    Waxaan kala dhex baxaya hadaladiisa qodobo dhawr ah oo aan fikradayda ku cabiray
    1: waa nin ay ku jirto fikrad siyaasi islaami ah sidoo kalana aaminsan qori iyo qalinba inaysan kala harin mid walabana qadiyad lagu difaaci karo markii la joogo mid kasta goobtiisa
    2: waxaa iiga baxay inuusan rabin kana war wareegayo inuu ku dhawaaqo ama go'aan kiisa cadeeyo hadeer oo uu xiran yahay kabixida fikradiisi wadadka hubaysan
    3: shabaab in ay iska war hayaan oo wali xiriir doceed ay leeyihiin ayna macquul tahay inu ladiriro iyo inu kulaabtaba
    Waxaa sidoo kale suurta gal ah inu sameeyo urur kale oo uu kuso dabo dhamaan cidkasta ee qabta fikradiisa oo kale shakhsiyaadkaso kakala imanaya ururada dalka ka dagalama
    Sidaasna uu ku sameeyo urur sidii daalibaan oo kale xukunka doona hab caqiido diineed iyo mid siyaaaadeeba leh
    4: waxaa kaloo iiga baxaya inuusan diyaar u ahyn la shaqaynta ujajabnaata iyo udhawaanshaha reer galbeedka iyo dawlaha kiristinka ah ee ka dhisan dunida
    Waxayns ila tahy inu yahy shakhsi akhrin badan in la akhriyo ubaahan

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 2 ปีที่แล้ว +3

    Dastuurka Somaliga waxaa kuqoran qofku haduuna danbi dalka kagalin waaladoorankaraa adi danbi dadka Wd ka gashay oo argogixiso ayaa noqtay

  • @nasroyarey750
    @nasroyarey750 2 ปีที่แล้ว

    Mar hore in lugu toogto Bay ahayad murtiyad illahy kuma naxaristo wajigag I dhibaya xanunkad dareen sisaya hooyoyin iyo aabayal iyo xasas iyo caruur agoon ad ka dhigatya