Gadgadoonka Maalmaha !! Qiso Cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 195

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu หลายเดือนก่อน +72

    Qisooyinka dhaadher inta jacel 😂❤

    • @HayaatHassan-pl1wl
      @HayaatHassan-pl1wl หลายเดือนก่อน +4

      Marķan xamlanyo ee an dhar ama shaqo kle hayo ayan daarta si aan ahaqada u dhameeyay ma ba garto xata cuntada aan marka Kariya waa mcn mcn ka tagy😂

    • @zumaya_cllhi_maxamed
      @zumaya_cllhi_maxamed หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi waa ku dhintaaaaa😂❤🎉

    • @FatmaMohamed-ph1db
      @FatmaMohamed-ph1db หลายเดือนก่อน

      ​11q1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @anhaarcabdi3047
      @anhaarcabdi3047 25 วันที่ผ่านมา

      Amba wallhi

  • @SmilingBicycle-gu3ye
    @SmilingBicycle-gu3ye หลายเดือนก่อน +13

    Woow ifiye xlay markaan arkay qiso soconaysa 40daqiiqo wax ka yar waan ka naxay aniga wxn jecelahay qisoyinka 1 saac ilaa 2saac soconaya hasana waan ku farxay wllkay illahay codkaaga ha kuu barakeeyo codkaagu aniga balwad ayuuba iga noqday hadan mln waayo wxn dareemayaa in wax wayn iga dhiman yhy 🥰

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +2

      Aad iyo aad wax hal saac ka yar nuur maleh

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI หลายเดือนก่อน

      Same wlhi wan ka niyad jaba hadey hal saac ka yartahy 😢

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h หลายเดือนก่อน +14

    Hooyo waa hooyo mar walba
    Wana lagaa xisaabinayaa hadaad dayacdo sikastoy hooyo u qaldanto😢😢😢😢

  • @Sumayomaxamudmaxamed
    @Sumayomaxamudmaxamed หลายเดือนก่อน +5

    Allow ifiye hanaga qaadin caadi baad balwad noogu noqotay❤

  • @S.A.H.R.A_0
    @S.A.H.R.A_0 หลายเดือนก่อน +7

    Yaa ila mida o qisada intu like saaro kadip soo degsada oo hawl la raadsada😂❤

  • @Tribalaaa
    @Tribalaaa หลายเดือนก่อน +9

    Wlahi wan ooyay😢
    Xalad xanuun iyo murug ayey
    Maree wiliba #Mustafa
    Alle anaga heyo masiwdas
    WANA KU SALAMAYA saxip
    MADAMA CALOSHA IGA HURISAY😂

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i หลายเดือนก่อน +27

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hoyo4458
    @hoyo4458 หลายเดือนก่อน +5

    Wan ku salmya ifiye form Djibouti 🇩🇯 tageero 🎉❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +1

    SCW ❤SCW ❤SCW ALLAAHU AKBER ☝️

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k หลายเดือนก่อน +4

    Ma Mudna. Lkn dareemahaaga Ayaa ku maamulaya xaal walba. Aad ku jirto 😊

  • @captain__eagle
    @captain__eagle หลายเดือนก่อน +5

    Wow car parking multiplayer baa dheelaysaaye city 2 iyo offroad ka aad 😀😀😀

  • @suhaybc.qaadir3733
    @suhaybc.qaadir3733 หลายเดือนก่อน +7

    Sxp iska waran❤❤❤❤❤

  • @MaaidoCabdirashiid
    @MaaidoCabdirashiid หลายเดือนก่อน +1

    Abowe been maadan sheegin hooyo waa un hooyo sikastay uxuntahat hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤ ilays thanks abowe qaali

  • @user-lj7sz6bg5q
    @user-lj7sz6bg5q หลายเดือนก่อน +5

    Ifiyow sheekoyinka xarfaanta iyo hackers hanaga iloobin 😂😂 haddii aan nahnay team teenage ❤❤ anagana garabgaaga taaganahay.

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh isku team ayaynu nahay legndow anigu wanba necbahay qisooyinkan carabta waxan aad ujeclahay qisooyinka hackerska iyo jabsiga bangiyada😂

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI หลายเดือนก่อน

      @@Hamsebaashe1akhir tuugo noqeysiin 😂😂😂😂

  • @sihaam-10
    @sihaam-10 หลายเดือนก่อน +2

    yzz I'm Number1 hrta ifiyow replay iso gal bal youTubeka congratulation ha iso dhehe😅❤️‍🩹

  • @HuseenYee
    @HuseenYee หลายเดือนก่อน

    Guleyso wlo ifiye aad ban ku daawada zxp from gabiley

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann หลายเดือนก่อน

    Allah gabara iskaa baaday saa kaas huun oo warkaba aan kariin baa kafanayah

  • @sundusfarahabdullahi3687
    @sundusfarahabdullahi3687 หลายเดือนก่อน +4

    Boweheenow mhadsanid😊❤

  • @Cusman.13
    @Cusman.13 หลายเดือนก่อน +6

    Ifiyo Tiktok ayaaa sameyey ku yaaca dheh
    Magaca ILAYS QISOOYIN

  • @alikuno5297
    @alikuno5297 หลายเดือนก่อน +18

    MashaAllah❤

  • @user-hl4hh4kb3p
    @user-hl4hh4kb3p หลายเดือนก่อน +2

    والله قصة عجيب جداً😭😭

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 12 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah 🙏💖💖💖🌷🌹

  • @fihimaahmed565
    @fihimaahmed565 หลายเดือนก่อน +5

    Hoos hoos noo cayaysaa zxp😅

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 หลายเดือนก่อน +1

    bisnka tan qisa wey dhaftey walahi waxa ficneed iney iskacafiyan hooyadodah😢😢

  • @farduuskuuli8367
    @farduuskuuli8367 26 วันที่ผ่านมา +1

    Uma qalanto hooyo in lagooyo hooyo waa bini Adam qaladna waa Ka dhici karaa ma mudna hooyo in lagooyo waxey tahey baa kaweyn

  • @user-ql3dp4vm3c
    @user-ql3dp4vm3c หลายเดือนก่อน

    Wani solamey ifiyo waxan ka dalbanayena in ad no so badisis 😢😢🎉🎉🎉

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m หลายเดือนก่อน

    Hal aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scwb

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI หลายเดือนก่อน +1

    Horta nagaha carabta nolosha raxada wey dhibtaa Subaxanallah ninka intaas usameeye abalkisa waxey ka dhigty bal eeg musiibo dheh 😢

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 หลายเดือนก่อน +3

    sxb ifiyowu habeen wanagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI หลายเดือนก่อน +1

    Aax murugo badana dhamdka 😢sidii iney hoyadod dhimaty urafaden 😢ilahow hooyo hanaka qadin 😭la aanted sidas ahan laheyn wey imurjisay qisada wlhi 😢

  • @cabdirashiidjaff6995
    @cabdirashiidjaff6995 หลายเดือนก่อน

    Qisadaan wa qaboow ifiYoow

  • @maryanmahamud8239
    @maryanmahamud8239 หลายเดือนก่อน

    Ma mudana hooyo macaan

  • @SaadaqYuusuf-o6e
    @SaadaqYuusuf-o6e หลายเดือนก่อน

    Seenberi hoyo waa hooyo

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyow sthy apwe❤❤❤❤❤

  • @MuniiraCaydiidCali
    @MuniiraCaydiidCali หลายเดือนก่อน +2

    Alla ifiyow saan kuu sugayay❤😂

  • @alfanaancowke
    @alfanaancowke หลายเดือนก่อน +1

    Hdi ay codsan laheed in kaligeed la wado ninka laga tago wxbey ahan lahed ninkii be si ledhy ila wad macquul ma ahan😂😢

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h หลายเดือนก่อน +4

    Ifiyow chenelkii malaga fuqay mise wali walagu dhaganyahy❓️❓️❓️

  • @Hamsebaashe1
    @Hamsebaashe1 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp nagada qisooyinkan carabta oo kasheke bangiyada lajabsado iyo hackerska

    • @HodanMohamed-fs4kj
      @HodanMohamed-fs4kj หลายเดือนก่อน

      Ma meel bad japsanysa wll😂

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 หลายเดือนก่อน

      @@HodanMohamed-fs4kj bangiga dahabshiil ayan ujaakidhaya😂

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse หลายเดือนก่อน

      ​@@HodanMohamed-fs4kj😂😂

    • @HodanMohamed-fs4kj
      @HodanMohamed-fs4kj หลายเดือนก่อน

      @@Hamsebaashe1 wll wx iso dhip marka 😂😭

  • @ceegaagcade
    @ceegaagcade หลายเดือนก่อน +1

    zxp qisoyen ka hackerad nusuba di

  • @garsoorebookh2011
    @garsoorebookh2011 18 วันที่ผ่านมา

    Hooyo waa hooyo siwalba mana haboona in sidaa loola dhaqmo

  • @degelkhayr
    @degelkhayr หลายเดือนก่อน +1

    Waxan isleeyahay xumaanta ciqaabteeda bay martay lkn aaway aabihii ilmaha maadan xusin

  • @UbahCabdullah
    @UbahCabdullah หลายเดือนก่อน

    Wali🎉😮

  • @Madiinamaxamed-th2eo
    @Madiinamaxamed-th2eo หลายเดือนก่อน +1

    Aniga wan sameyn laha midas hooyadey abe qayantey fadhi ima yaalo xita haka rabin abehey Haduu qayano hooyadey waa ku sameyn laha midas io mid lamidah

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl หลายเดือนก่อน

    Wiilashu waay ku saxsan yahan mawaqafakay ka qataan naag caruurteed ixtiirami waayday abaalkedii ayaa helay waayn ku fican thy sidaasii🥺

  • @user-to4ko6nn4y
    @user-to4ko6nn4y หลายเดือนก่อน

    Hoyoo ifiye guulayso guuleyso mashallah tabarakallah allah ha ku xifdiyo❤❤❤❤❤😂 Djibouti ban ka salamay❤❤❤❤❤

  • @RaqdaCadeey
    @RaqdaCadeey หลายเดือนก่อน +1

    Anaa first 🎉🎉 ilays mahadsanid❤❤❤

  • @AxmedGeedi-m4f
    @AxmedGeedi-m4f หลายเดือนก่อน

    zxp mawaalatay sowdigii lahaa gabadhu waxbay noqotay waxay caruutu
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sunshinee_23
    @Sunshinee_23 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mar walba wa hooyo ma mudna in sidaas loo fogeeyo subxanalh🥺

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 หลายเดือนก่อน

    ma mudno walaahi iney sidas ugalaan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +3

    Sidee kula socotaa qisadaan; Jiif, istaag ama Fadhi?

    • @sahroshikhnuur1143
      @sahroshikhnuur1143 หลายเดือนก่อน

      Istaag-Shaqo howl hayn...

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน

      @@sahroshikhnuur1143 hh hawshaa isku mootisaa. Aad iyo aad

  • @MARWA-1654
    @MARWA-1654 หลายเดือนก่อน

    Wcs ❤️ani fikrad ahaan waankugu raacsanahay hooyo si kastay uu xuntahay saas logalin hooyo iska dhaafe qof kale uu xumaan kaste kugu sameeyey inaad ka daba xumaato ma fiicno oo ku dayato ka daba wanaagsanoow! Qisadana waa qiso runtii dhankasta faalooyin ka xambaarsan mashallah ❤️allah haku sharfo wll IFIYE🥰

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 หลายเดือนก่อน +1

    Alx hadusan qof dhiman 😢😢😢

    • @GetTo-zc1np
      @GetTo-zc1np หลายเดือนก่อน

      Wah habaryar samro ayaa dhimatay😢

  • @MahadAmerica
    @MahadAmerica หลายเดือนก่อน

    Sxbo gemamamka talefan maaa ku dheshaa

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 หลายเดือนก่อน

    Ninkii waalidkiisa tibil u qaado towxiidka ma toosiyo aan maqli jiray hooyo macaan malaga Arsan karaaa Allow hooyooyin keena dhimbigooda dhaaf jazadoodana jananoh fardowsa ka yeel qiso colol xumo waye walahi

  • @mumtasabdi3502
    @mumtasabdi3502 หลายเดือนก่อน

    Ifiye❤

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 หลายเดือนก่อน +1

    Shalytada ma jecli
    Ayadoo la caayo oo la dhibsado inta lasoo waday
    Bay abaalkeeda saas kugu dey
    Jawaab fiican baa adduunka lagu siiyey

    • @LakiIndayare-t7n
      @LakiIndayare-t7n หลายเดือนก่อน

      Wan kula qabaa wlhi isku fikir baan nahy 🫶🏽😭

  • @mahamadhilmi6499
    @mahamadhilmi6499 หลายเดือนก่อน

    ileyso meshaa only fan aa ku furtay sey wax u jiran mise daaqadaha aa ku balaqan🤔😂

  • @Usaamecze2
    @Usaamecze2 หลายเดือนก่อน

    🧐ifiyaw zxp Armay Gabadhu Marka Horeba Qaab Sharci Daraa Gabadh Nimadeedi Ku Wayday Oo Loo Cumaamaday 😂🫢

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    WAXAY AHAYD IN LOO SHEEGO MARKII HORE

  • @saamiesaam8959
    @saamiesaam8959 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ifiye sdee thy Faarax 🙋🤔🤷‍♀️😹

  • @nasrinmohamed510
    @nasrinmohamed510 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow wll qisoyinkaga saan usugo hada ogan lahyd malin walpa dhowr bad so dhigi lahyd m.a ilahy hka abal mariyo 👏🥰

  • @AaminaCabdiraxmaan-mn6uy
    @AaminaCabdiraxmaan-mn6uy หลายเดือนก่อน +6

    Qiso.cajiiba

    • @moha__berdilacshe
      @moha__berdilacshe หลายเดือนก่อน

      Wali madawan lkn cabaar kadib ban furashka ujiifsan saan udhuuxo qisada 😂

  • @Xirsishow
    @Xirsishow หลายเดือนก่อน

    haday qaldan tay yaan lala qaldamin

  • @AnisaCali-j7m
    @AnisaCali-j7m หลายเดือนก่อน +2

    Wallhi chanal 2 sano kuma xirneyn lkn ileys waa kanalka kaliyaa aan ku xirnaa 2-3 sano

  • @fihimaahmed565
    @fihimaahmed565 หลายเดือนก่อน +8

    Wllhi janalka ilays aad utaageeraa😊

  • @kayrofabdala4854
    @kayrofabdala4854 หลายเดือนก่อน +1

    Mr ifiye legend

  • @NasroCumar-mc1kv
    @NasroCumar-mc1kv หลายเดือนก่อน

    Dadka saaka arkay 😢

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan ku tAgeraa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i หลายเดือนก่อน +2

    Wcs 🤝 ifiye

  • @HananHasan-mt3we
    @HananHasan-mt3we หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 15 วันที่ผ่านมา

    Qisadaan aad aan uga helay. Wax la dillay iyo wax xabsi la digay kuma jiraan. Si walba oy usoo rafaadeena farxad ayey ku soo dhamaatay Masha Allah.

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 หลายเดือนก่อน +1

    First ❤

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 หลายเดือนก่อน +1

    Lakiin Hooyo wa Hooyo.

  • @safiyamohamed8148
    @safiyamohamed8148 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo mccn haday xitaa qaldanto looma qaado waayo qalbigii iyo nolosha adoonyo ilaahay hooyooyinka xiftiyo

  • @HafsaIbrahim-f8o
    @HafsaIbrahim-f8o หลายเดือนก่อน

    Subxanallh 😊😢

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh หลายเดือนก่อน +1

    nabiila doqon waaye

  • @falisibrahim2452
    @falisibrahim2452 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ui3xu8rt9r
    @user-ui3xu8rt9r 28 วันที่ผ่านมา

    Wall ifiyaw mhdsanid kunjeer

  • @dabahayeyare8441
    @dabahayeyare8441 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow caawa nagama xishoon hadaan gaadiitley nahey😂😂😂😂

    • @RAASHID5t
      @RAASHID5t หลายเดือนก่อน

      Wara salaada ilaali 😂

  • @user-ui3xu8rt9r
    @user-ui3xu8rt9r 28 วันที่ผ่านมา

    Walhy wan qiroday mnta san uynaay waa yaby anixita ina ahy qofkas oynaaya 😢😢

  • @Alhm.dullilah-
    @Alhm.dullilah- หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa ka quruxbadan inaad ka farxisid qalbi kuugu daadaly inuu waxa ka faaiido kuuso gudbiyay inaad kaga farxiso inad muqalka xaqiisa siisay oo aadan dafrin dadaalka wallkaa😊😊

  • @sakariyecabdiqani3367
    @sakariyecabdiqani3367 หลายเดือนก่อน

    35:56

  • @user-vu6tt2vi9i
    @user-vu6tt2vi9i หลายเดือนก่อน

    Maashaalaah horeusoco ifiyoow

  • @RahoAbdi-ty8fd
    @RahoAbdi-ty8fd หลายเดือนก่อน

    😢ma mudana hoyo macan inan sasa lo galo

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 หลายเดือนก่อน

    Salada subaah kadib Mogadishu ayan ka firsna alx 🎉

  • @badmaceye9251
    @badmaceye9251 หลายเดือนก่อน

    Ani ahaan goaanka wiilasha aa laqabaa

  • @NimcoSalim
    @NimcoSalim หลายเดือนก่อน +1

    Wisoyinkaga wa jclhy

  • @RayanAries
    @RayanAries หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo waa hooyo marwalba waa inlobarinimo fallo iney hoyadood cafiyaan aye aheed

  • @user-sm8yv1cg7d
    @user-sm8yv1cg7d หลายเดือนก่อน +1

    Alla aniga miyaa ugu horeeyo mise😂🎉😢

  • @user-ps4dh3qp8g
    @user-ps4dh3qp8g หลายเดือนก่อน +1

    War ileys Sheeko Faqiredkan Wey naga Hor imaaden Sheeko yin Cabsi Noso Badi

  • @SulekaYaabarag
    @SulekaYaabarag หลายเดือนก่อน +2

    Waaw

  • @amya3397
    @amya3397 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wall qali😊

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc หลายเดือนก่อน +1

    taas hooyo maladhihikaro ha mamudn lakin shahwa dedayayracatay

  • @CabdiAdam-wx6ps
    @CabdiAdam-wx6ps หลายเดือนก่อน

    Hooyo wanaagsan may ahin Lakin hadan waa hooyo waa in looasxaan fall

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf หลายเดือนก่อน +1

    Haa halagooyo qabxada😂😂😂😂

  • @user-zm4cc5zv5b
    @user-zm4cc5zv5b หลายเดือนก่อน

    Ifiyoow aniga marar badan ayaan donaye in aan dhameesto video ga balse hada ayaan dhamestey
    Fikirkeygu waxa uunoqonayaa in aysan hooyo sidaa mudneen
    Waxaanna Ulley yahay hooyo waa hooyo waxaanna dareemi kara qofka ay hooyo unooleen waayo aniga ayaa soo arkay dhibka iyo rafaad ka ay leedahay hooyo la.aanteed aniga waxaan waaye hooyadee aniga oo jira 12 wanna dareemi kaara 🥺

  • @user-hz5cv2fh5j
    @user-hz5cv2fh5j หลายเดือนก่อน

    Wamuduntahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
    @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws หลายเดือนก่อน +1

    Jah codkiisa😂

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse หลายเดือนก่อน +1

      Nin cod kisa maxa u mashqule jeeb gadala matahey Kkk

    • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
      @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws หลายเดือนก่อน

      @@Amir-Muse 😂😂😂😂

    • @LakiIndayare-t7n
      @LakiIndayare-t7n หลายเดือนก่อน

      Malaha waa gabadh mobilka wllked heysta 😂​@@Amir-Muse

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 หลายเดือนก่อน

    Waridku sikasta oo ay uxumdan hadana waa walid in laxumeyo maha