26 sano sirtii laqarinayey waxay igu sababi gaadhay inaan sodonto walashay lkn Maxadhacay!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 122

  • @naciimacabdilaahi8616
    @naciimacabdilaahi8616 ปีที่แล้ว +29

    Mash allah Dar Allah kuu Tageer Keep Going

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +7

      Mahadsanid wllo 🎉🎉❤❤

    • @CumarCade-xm5zs
      @CumarCade-xm5zs ปีที่แล้ว +1

      ​@@sawdamqaalib❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤w❤w❤❤222❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤WAwÀ1QQ1😂1❤❤ no no TV know no on MO

    • @NuuraAwke-qo6qn
      @NuuraAwke-qo6qn 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@sawdamqaalib❤

    • @mustafeabdiabwanka2233
      @mustafeabdiabwanka2233 8 หลายเดือนก่อน +2

      Same ther

    • @ladnamaxiyadiin248
      @ladnamaxiyadiin248 หลายเดือนก่อน

      Wlhi aad ayaan kuu jecelahay alle dartii in aan walalo ku noqono wlo sawda lanbarkaga isoo qor

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +7

    Ceebey tacal intan afka gacmaha saro ayaan kalmada ku celcelin jiray xasuus yarantaydii ceebey kalay wlhi waad iga qoslisay jasakallahu khyr wll

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 ปีที่แล้ว +8

    Maanshaa allaah gabadhaan qisadadeeda waa cajiib xijaabka iyo asturaada ba kadaran❤

  • @user-yv1oy3jq6z
    @user-yv1oy3jq6z 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maashaalaah waa qof dhawrsan noo soobadi qisooyinka Danbibaadhista🎉❤

  • @AsmaDarajo-c8j
    @AsmaDarajo-c8j 19 วันที่ผ่านมา +2

    Wllo mcn wan ku tagera markasta dadka waxad xasuusisa saliga nabigena maxamed scw scw

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +10

    Subxanallah Subxanallah hadii ay gabdhuhu qadarka ilaahay rali ku noqon wayay waxan iyo wax ka daran ayaa imada ilaahayow na astur dumarow ilaahay rali galiya horimar aduun iyo mid akhiraba waad helaysane nin ka farxi say isku lahayd ayay baxar gashay

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 ปีที่แล้ว +6

    wcs qofka ugu horeya waa ani

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 ปีที่แล้ว +4

    Yaab badna Allh ilmuhu isiyey Ku mahadina gabar iyo wiil waxba isma dhamaan hadiyada Alle wa qali mar walbo

  • @user-jd9dk6vp5l
    @user-jd9dk6vp5l 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤️❤️❤️❤️❤️scw scw scw nabi ga ku sali saw dooy qisoo yinka soobadi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 ปีที่แล้ว +6

    Islaantu daneysto ween bey aheed marki hore yuu ninku kaa tagin oo naag kale guursan bey wiilka u gadatey markii danbana yaad dhaxal wareegin bey ku dishey illahow iimaanka ha naga qaadin xitaa waa garan weydey wiilkey soo korisey oo nuujisey inuu yahay oo xaq ku leeyahay waxa kaliyo u muuqdey hantida iyo wiilkeda runta inuu aheen❤

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +6

    Wiil jecelaa .awlaadu waa isku mid

  • @ayaandagan7854
    @ayaandagan7854 ปีที่แล้ว +16

    Wllhi mamadaan waa iska jeclahay qisooyinkeeda iyo video ima dhafan guleyso

  • @XaawoCandilaahi
    @XaawoCandilaahi วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahraabdirahman6385
    @zahraabdirahman6385 ปีที่แล้ว +5

    Subxaallah inta qisa arkaye tan tuu kadaran ma arag waligey waa qisa xanun badan

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +4

    Waa qaimad bilaa fikira

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah nin adunyo jogow maxaa aragti kulaban aaqiro nin aadow maxaa lugu ogeysiyey ayan malijiray waa qiso cajiib ah wallahi abayo mcn mahadsanid inbadan❤

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid8385 ปีที่แล้ว +4

    Subxaan allah wa sheeko mucjisa ah

  • @user-yb8sn7lb9b
    @user-yb8sn7lb9b หลายเดือนก่อน +3

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r 29 วันที่ผ่านมา

    Subxaanlaah allahu akbar allahu akbar 😢😢😢😢😢😢

  • @user-fr6bf2kq5f
    @user-fr6bf2kq5f หลายเดือนก่อน +1

    Carabtu waa dad khafiifsan wlhii😂😭😂

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r หลายเดือนก่อน +1

    Salahu calhi waslm Salahu calhi waslm maash alllh walshy sawda qaalib ale haku barakeeyo ❤

  • @user-kq2fc3re9b
    @user-kq2fc3re9b หลายเดือนก่อน

    Allah akbar

  • @FadjmoFadumo
    @FadjmoFadumo 10 วันที่ผ่านมา

    Gulayso waliga gadal hamarin waxatahay gabar wanagsano kudayasho mudan allha ku sharfo waxatahay qoftakaliya een kudaydo wanageda sharaftade

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +2

    Dadka wax waad ka qarinkarta lkn ilaahay rabi subxana watacala waxba lagama qarin karo allow xaqa nagu sug aamiin yaa allah

  • @عبدالناصراحمد-ن1د
    @عبدالناصراحمد-ن1د 24 วันที่ผ่านมา

    maasha allaah walal sawda Alle haku xifdiyo qisooyinka noo soo Badi faflan

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว +6

    Walalaheyga somaliyeed Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please 💗💗💗💗💗🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-yg4cz8vo2c
    @user-yg4cz8vo2c ปีที่แล้ว +3

    M,alllah

  • @NasraAbdiraxmaan
    @NasraAbdiraxmaan หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ale hakuxafido wllo

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +4

    Inash allaah abaayo❤❤❤❤

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +2

    M.a habo sowdo dagan alle ha ku xifdiyo 🥰

  • @xamlishyasin
    @xamlishyasin หลายเดือนก่อน

    Mashaa allh abaayo alle haku barakeeyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo ❤

  • @MaxamadCalixasan-f5r
    @MaxamadCalixasan-f5r หลายเดือนก่อน

    Waa cali tartiib

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว +2

    Yahuu war islaantu cadowsanaa subxanallah

  • @MunoQaasin-te5ps
    @MunoQaasin-te5ps ปีที่แล้ว +1

    Quruxey wlhi qisoyin macan ayaa soo bandhigta waan ka helay runti 20malyan iyo wax kabadan horay usoco qalbiyey😉😉😘😘😘

  • @FadjmoFadumo
    @FadjmoFadumo 10 วันที่ผ่านมา

    Wacalekumusalam waraxmadulahi wabarakatuh salalahu calayhiwasalam sowday kobkaga shaxa ah waxan kusiya intana ba bilabanin dawashada video gaga waxankayaba inan hilmamo intay shekada ilatagto 😂😊❤

  • @ZamzamZamzamww
    @ZamzamZamzamww 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @KhadraabdiwahabKhadra
    @KhadraabdiwahabKhadra 16 วันที่ผ่านมา

    Subxaanala waa sheeko mucijso leh

  • @sahuur3269
    @sahuur3269 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana allaah

  • @SadamSaxane
    @SadamSaxane 8 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha goorta uudilay iyo sbbta uu udilay😂😂

  • @user-tr6hw6mu2v
    @user-tr6hw6mu2v หลายเดือนก่อน

    Subaxaana Allh

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +1

    Waa adunyo iyo xalkeedi wiilka waaba lagu waashtay subxanallah

  • @ifrahadami4095
    @ifrahadami4095 18 วันที่ผ่านมา

    Xafdi41k🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @user-mm8ns7kg8u
    @user-mm8ns7kg8u หลายเดือนก่อน

    Sallahu calye waslam❤🎉😊

  • @AtiyaabdirahmanBuuwe
    @AtiyaabdirahmanBuuwe หลายเดือนก่อน

    Xawaryarey Aatbaankuujeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yb8sn7lb9b
    @user-yb8sn7lb9b หลายเดือนก่อน

    حبيبتي ❤❤❤❤

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr หลายเดือนก่อน

    Gabadhey Sawda, aduunyo ninkii nool wax walbo wuu arkaa. ( أن تعش تر ما لم أره) لبس هذا عجيب فقط. اشكرك شكرا جزيلا يا سودة

  • @user-qm3ve1rx2i
    @user-qm3ve1rx2i หลายเดือนก่อน

    Sawdo ale haku xafido qisooyinkaga aad baan

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว +2

    WCS SCW THEN WAAN DHOWNAHAY WALAAL👍

  • @SahraCiire
    @SahraCiire หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @umuanas993
    @umuanas993 ปีที่แล้ว +1

    subxaanalaah wlh waa yaab ilaahow imaan waasaca nasiiiii

  • @DegenDahircige
    @DegenDahircige หลายเดือนก่อน

    Aamin

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +5

    Cadunyada nin nolow maxaa arigti kuu laawn Mashaa Allah mahadsanid

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaashey sowda cadeey waan kusalaamay inbadan

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 ปีที่แล้ว +2

    Markiiba waan fahmay inay wiilka badalatay

  • @HodanAloza
    @HodanAloza หลายเดือนก่อน

    Alla wiiilkii isaga oon hooyadii saxda aheed ogaan maw dhintay illaahey ha unaxariisto

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله ❤

  • @11akhalif
    @11akhalif 3 หลายเดือนก่อน

    Allahuma Baarik. Aad iyo aad ayan kuugu heysta xabibti. Halba haal ayan usoo dhageysanayi qisoyinkaaga. Bishan illa 11 bilood ayan maraya oo hoos ayan usiwada qisoyinka. Keep up the great work abaayo mcn. ❤❤❤

  • @xabiiboaxmad1220
    @xabiiboaxmad1220 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

  • @NajmaMaxamed-gx1dx
    @NajmaMaxamed-gx1dx หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-ov8qw4rc5j
    @user-ov8qw4rc5j ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله سبحان الله ❤😢

  • @ifraaxfaatule8705
    @ifraaxfaatule8705 ปีที่แล้ว +1

    Walee waa yaab iyo amakaak walee qof qayaano iyodulmi galayma qarsoomo ilaahay baa fashiliyay waxay qarinayeen wammaluahu qaafilan camma yacmalu dalimiin

  • @user-mf8go3mu5z
    @user-mf8go3mu5z 2 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮

  • @user-gf2kk4le6c
    @user-gf2kk4le6c ปีที่แล้ว

    Masha Allaah abaayo qaali wan ku salaamaya abaayo qaali

  • @user-yk4gu3zi1o
    @user-yk4gu3zi1o 12 วันที่ผ่านมา

  • @user-vv4pp4zb1l
    @user-vv4pp4zb1l หลายเดือนก่อน

    Guridanbays baan ahoo geela layga jecel
    Hooyday gacalo guraday iseexisaa😢😂😊

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +1

    Way dagdagtay

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 ปีที่แล้ว +1

    Mashala allle 😂😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    Wcs welcome Abaayo ❤❤

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Subxanallah wa qaraba cusubo kugusobirtay abaayo hori usoco mashaallah

  • @FatimaMahad-ex5ug
    @FatimaMahad-ex5ug ปีที่แล้ว +1

    Axsan qiso❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
    جزاك الله خيرا.
    Mahadsanid wll.
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين يارب العالمين

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @KhadraMohammed-gr1jl
    @KhadraMohammed-gr1jl 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +1

    Cunuggi ay naaska u deysay bey disho waan ka xumahay

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah 😢

  • @naciimocali-wr2pb
    @naciimocali-wr2pb ปีที่แล้ว

    Subxaana allh waligey ma arag qisadan oo kle ilaahow na astur

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waanu dhuwnahey❤

  • @KhadraMohammed-gr1jl
    @KhadraMohammed-gr1jl 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Abaayo ❤❤❤❤

  • @magool8581
    @magool8581 14 วันที่ผ่านมา

    Shaly marky rabtyna malyuumad bay kabixisay maanta marki malyumadkeedi lagu qoryna way kataqalustay!! Aduunyooy aduunyoo aduunyooy aduunyooy Xaalkaaba😢

  • @user-xi4dh2ky1q
    @user-xi4dh2ky1q 6 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @ifrahabfirahman3964
    @ifrahabfirahman3964 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 6 หลายเดือนก่อน

    Bisinka waxaana ugu daran wiilkii ay korsatay oo ay nuujisay dil yaab waaye Wallaahi

  • @AshCabdi
    @AshCabdi หลายเดือนก่อน

    M😊😊

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว +1

    Ceebey tacaal😂😂 waad igaqoslisay wllh anigaa markey ceyb weyn dhacdo ayaan isticmaalaa

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว +1

    Yaaab 😂😂😂 ilahew hanagu keenin

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyo iyo xaalkeed

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +1

    Khajil kkkkkkk

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah 😢😢

  • @shukrisheekhmuumin5383
    @shukrisheekhmuumin5383 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @AbdirahmanMohamed264
    @AbdirahmanMohamed264 ปีที่แล้ว

    Sawdaay waanku salaamay wll hore usoco

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 5 หลายเดือนก่อน

    Wax la arag, waxna laaban.

  • @user-ot2xm4ip6h
    @user-ot2xm4ip6h 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanlah subxanlah

  • @user-el2zp6ds4w
    @user-el2zp6ds4w 6 หลายเดือนก่อน

    Cajiib😮

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +2

    Ciwanku waba yaab wlhi🤔

  • @user-vm4nh7dt8e
    @user-vm4nh7dt8e 6 หลายเดือนก่อน

    Aslaamucalaykumsawdawaxaangaranwaayaykolbaqisadacusubhalkaymaraysomatkaymididhamaatotakuxigtaeexageenkabaadhaabartituugagaeeigagacaawiwakhtigunahakuuwacnaadaishaalaahaniguwaxaananafartnjirahooxoogkuuguxidhanooaadkuutaageeraalehakubarakeeyoeeqsadiikariimeedembaadhiicaqligabadnaasoodedejiaafusoobaadhookusoodadaalmahdsnid

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n ปีที่แล้ว

    M.a
    Waa qiso cajiiba
    Qofka soo guuriyry
    Aad ayuu u mhd san yhy
    Sowdo aad baan
    Ooga helay qisooyinkaaga
    Mar dhow ayn kuugu doo biiray

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +1

    Nin aduunyo Joogow maxaa aragti kuu laaban!!!!???

  • @mindasahmed9327
    @mindasahmed9327 ปีที่แล้ว

    haa wasas walahay