Ka baxsiga Tiirka 😩 || Qiso cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 205

  • @ifrahahmedsugal1668
    @ifrahahmedsugal1668 3 หลายเดือนก่อน +11

    Alhamdulillah guul bay kudhamaatay nimanka gbdhaha dhowra way guulaystaan xamad wxu naftiisa uga tanaasulay oo dalka kuwayd iisugu soo dhiibay inan gbdhu lumin 😭😭😭😭

  • @qamarabdullahi3298
    @qamarabdullahi3298 3 หลายเดือนก่อน +24

    Ifiyow hadan boh codkaga qurxon maqlayno like ta waa qasab ilhay Amrkis Çodkaga iyo sakoyinkag maçan👌 I love you ayan ku ahay 💖💖💖💖

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et 3 หลายเดือนก่อน +14

    Ileysow aaway qisooyinka cabsi cabsida 😢😢❤ kiibgooyin ❤ saxib 🎉forom Sacuudi ✌️🇸🇦🗽🇸🇴 Good 😊joob ✌️💗🔥🦁🤟❤

    • @SahdiyaSahdiya-eo2st
      @SahdiyaSahdiya-eo2st 3 หลายเดือนก่อน

      Same intee kasee jogoty sucudi carabi anig jidah

    • @RaqdaCadeey
      @RaqdaCadeey 3 หลายเดือนก่อน

      Asad adna madhageysataa qisooyinka😢😢😂😂😂

    • @RaqdaCadeey
      @RaqdaCadeey 3 หลายเดือนก่อน

      Asad asc😂😢

    • @AzZa-in8et
      @AzZa-in8et 3 หลายเดือนก่อน

      @@RaqdaCadeey WCS😂😂haye😂

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI 3 หลายเดือนก่อน +8

    Omg wlhi wan qiyasay marka dahday abahi a mesha jogay wlhi marka dahday maxa is ledahy wlhi waxa is dahy amu WALIID NOLYAHY ILAHOW MASKAXDEYDA I DHAAF 🥰🌸

  • @SalmaMukhtaar-ym2qz
    @SalmaMukhtaar-ym2qz 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaysow aad baa u mahadsanthy wll qaali sida maskaxdena u Korisay xita anigu walahi hal maalin xita qiso laanteda ma ahan Karo thanks wll keep goin🥺❤❤🥰🇸🇴

  • @user-qd4lu5yp5n
    @user-qd4lu5yp5n 3 หลายเดือนก่อน +12

    Ii soo duceeya imtixaan doowlad aa gali rabaa 🤲🤲🤲

    • @SmilingBicycle-gu3ye
      @SmilingBicycle-gu3ye 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha ku fududeeyo

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

      Allaha kuufududeeyo amiiiiiiiiin insha allaah

  • @AbdirahmanAbdullahi-zn7qn
    @AbdirahmanAbdullahi-zn7qn 2 หลายเดือนก่อน +3

    Best qisooyin Ever Mr ifiye m,a ❤❤

  • @sihaam-10
    @sihaam-10 3 หลายเดือนก่อน +47

    yea I'm Number1 our golden voice keep going Manta labo mia so dhigtay mise ana modo wale wana qamizz schoolki baz ma jiro cawa wa lo dhafri kara labada qisaba😂🫶🏽❤️‍🩹

    • @SamaroonSiciid-be9xu
      @SamaroonSiciid-be9xu 3 หลายเดือนก่อน +5

      Somaha

    • @ShukriShacni-ep9jd
      @ShukriShacni-ep9jd 3 หลายเดือนก่อน +2

      Janalka kale search kama soo baxayo ee yaahaya

    • @user-sg8mf9uj6i
      @user-sg8mf9uj6i 2 หลายเดือนก่อน

      AL IRSHAAD ma dhigata ❤

    • @rahmagalis2580
      @rahmagalis2580 2 หลายเดือนก่อน

      Eeerrr4rrr​@@SamaroonSiciid-be9xu

  • @liinabushara1889
    @liinabushara1889 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walhi markaa dhameesto shactiradaada waan ku qoslaa sidaa kaftan noogu bahdoleyso lkn kama tago oo waan saaraa like ta 🙏🏼👏👏👏mahadsanid waa istahishaa

  • @SafiyoAxmed-me6qb
    @SafiyoAxmed-me6qb 3 หลายเดือนก่อน +3

    IFIYEYOW guuleyso aad ayan ugu hele qisooyinkaga wadna mahadsan tahay wll qaali❤❤❤

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ufoow number one inaa noqday rabay kwrma maanto dhan kor fadhiyay youtubeka😂💔

  • @Xamda.Cabdilahi
    @Xamda.Cabdilahi หลายเดือนก่อน

    Manshalaah kuul qisadi

  • @fatumoali1973
    @fatumoali1973 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qiso cajiib ah❤

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xamar dawo dacala,wariye jisakAllah khair

  • @user-jh8oz5ui8m
    @user-jh8oz5ui8m 3 หลายเดือนก่อน +6

    ifoyow..Ma.ogthyy..ina ahyyy n.1 your fans wlh bilaaw ilLa dhamat wa dawade...ila ay familka igu ka naceen..😂😂

    • @SmilingBicycle-gu3ye
      @SmilingBicycle-gu3ye 3 หลายเดือนก่อน

      Dhibaatadaa waa kula qabaa wlhi xataa dariskaa iga yaabay xiligay xafada soo galanba anoo dhagaysanaya wxy iga idhaah daan ina ifiye

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ani saxibkey iku nacay qisa dhagesanaye marka daho waxas Iska dhaaf idahaha alah alah ifiye man dhafi kara codkisa jeclahy dahy sasu ku nacay asi maser cml😂

  • @user-lj7sz6bg5q
    @user-lj7sz6bg5q 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walahi waa habeenka keliya ee anoo ooyeen dhamestay qisada caawa. ❤❤❤😂😂😂😂

  • @KanzaSharif
    @KanzaSharif 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi waa qisada ugu fiican ee maanta aan dhagestay ifiyo🥰🥰🙏

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 หลายเดือนก่อน +4

    SHEEKADAN WAA SHEEKO CAJIIB AH THANKS BROTHER 👍

  • @ayaanabdullahi-dn5bd
    @ayaanabdullahi-dn5bd 3 หลายเดือนก่อน +4

    Xalay sii dagsay hadana dhar ku dhaqanoya qisada❤❤

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 3 หลายเดือนก่อน +1

      Same alaab ku daqanaya xalay ana dagsaday 😂😊

  • @Munaismacilclaahi
    @Munaismacilclaahi 3 หลายเดือนก่อน +12

    Wcs ifiyow 🤝 Anoo ku Daawanaya Ma like ta Hilaami karaa ifiyow .. Waaa MaYaaa .. taliye ♥️

  • @asmaabdirishid1421
    @asmaabdirishid1421 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilkii wallakiis ahaa baan dhiman baan umalaynayaa😮

  • @Duncarbeed
    @Duncarbeed 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaa cajiiba sheekadu markay maraysay iskudaygii dil ee uu madaxweyne sadaam xuseen ka badbaaday waxaan ag marayay masaajid sadaam xuseen dhisay 1988 oo Birmingham UK ku yaala
    Mahadsanid sxb ifiye sheekooyinkaaga waxaan dhagaystaa markan shaqada kujiro trio malaha intaan safaro dhaadheer oo saacado badan aan qisooyinkaaga wehel kadhigto gaadhigana aanan wax daal ah ku dareemin
    Illlahay haku barakeeyo

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asalmucaleykum ifiye ❤qiso qiso dhaaftey noo soo daa ❤❤❤🎉❤ManshaAllah mahadsenid. ❤❤

  • @cabdifataaxrashiid366
    @cabdifataaxrashiid366 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hhhhhhh aad bd iiga qoslisay sxb bila aadam bn nahee ma xayawaan baad meesha ka filaysay

  • @NimcoCnuur
    @NimcoCnuur 3 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay janada hakuu gu bishaareyo ana culayska haiga dulqado

  • @FaizaIsmaciil-sg9zf
    @FaizaIsmaciil-sg9zf 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ileys sxb wan ku salamay mida lawad fans kaga ka mid ahay Kenya mardhow ka imaday muqdisha jogaa ina ku arkaa jaclan laha hada lacala farinteyda aragtid plz wad iga codsi ii tix Gali codsigeyga ADIGAba markasta codsigaga diyar u nahay inta yar aan muqdisho joogo AAn Kula kulmo🙏

  • @AadanGoode
    @AadanGoode 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi waankutaag yeeeraaaa hadii aad I aragto❤ waad mahadsantahay isoo dheh

    • @ILAYS11
      @ILAYS11  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qali

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 3 หลายเดือนก่อน +3

    Inta an qiso so maqlayey qisadi igu cajib sanid abid waye qisidan caja ib qisoyinka nucan oo kale noso badi ifiyow🥺❤🙏🏽😊

  • @user-io6he5fe6l
    @user-io6he5fe6l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah guulayso❤❤

  • @user-em5jv4xz2n
    @user-em5jv4xz2n 3 หลายเดือนก่อน +5

    Alla qisada mcnaa

  • @ummuabullah1
    @ummuabullah1 3 หลายเดือนก่อน +10

    wlhi hadan qisooyinka ifiye dhageysan hoshaba iima soconeyso balwad ayeyba ii noqotay lkn wan ka xumahay mararka qaar liketa aan ilaawo ..dadaalkaga allaha kaa ajarsiiyo farxadna kunolow wllkeygiyow❤

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 3 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkkkkk ar ifiyoow waxaan maanta dhan aan dhageysaneynay prank mey aheyd😂😂😂😂

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 หลายเดือนก่อน +24

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 3 หลายเดือนก่อน +2

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @SafiyoAxmed-me6qb
      @SafiyoAxmed-me6qb 3 หลายเดือนก่อน +2

      صل الله عليه وسلم

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @salmaog1044
      @salmaog1044 3 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw scw

    • @HabonMohamutt-ys8oi
      @HabonMohamutt-ys8oi 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @user-mx3gm6sv5q
    @user-mx3gm6sv5q 3 หลายเดือนก่อน +2

    Plz ii soo duceeya waan dhibanahay inta qof dhibatoday ayaan dhibatoday ee duco igu soo caawiya 😢😢😢

    • @mawadomacalin3774
      @mawadomacalin3774 หลายเดือนก่อน

      ILAAHEY HA KORQAADO🙌🙌
      MASHEEGI KARATAA
      LABADEENA KADHIB WEYN HASYTO?
      BAL ANA IISOO DUCEE IN ILAAHEY IGA QAADO DHAMAAN WAXII IDHIBAAYA🙏

  • @user-ws9ss3ho2t
    @user-ws9ss3ho2t 3 หลายเดือนก่อน +3

    M.a tabaaralaah

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h 3 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاءالله تبارك الله

  • @abdoulladif
    @abdoulladif 3 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going ifiyow walaal ❤❤❤

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ifiyow😂😂dadkaga waa nasab markuu isoo dhacayba waa iga soo horeyan😂

  • @Yusriina921
    @Yusriina921 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah i love the way u tell stories simple intro and straight to the point masha Allah❤️ u are amazin keep doing thiss📌

    • @FiyoorCabdi
      @FiyoorCabdi 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😮😮😮😅😊😊😊i

  • @user-xn8gs4fv2o
    @user-xn8gs4fv2o 3 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks ifiye❤🎉

  • @user-xn8gs4fv2o
    @user-xn8gs4fv2o 3 หลายเดือนก่อน +3

    58:47 wxn is leyhy mu dhiman inaderki

  • @qali5586
    @qali5586 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kanaalkn ma aheeno bes knalka qisoyinka xrfanta iyo crime story’s mxa carabta uguso celise qisoyinkoda 😭😭☹️ majecli😂qisoyinka crbta 😏☹️

  • @updalla12
    @updalla12 3 หลายเดือนก่อน +2

    Manta anaa ugu horeeya 😂😂🔥

  • @Zaka1865
    @Zaka1865 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow sxp kan anaga nasii qisooyinka carabta ley noosoo dhig sxp ❤

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ wcs wll.ifiyeee mad noso❤jawabtid ina aderoow🎉❤🎉❤

  • @Xanan-re7nz
    @Xanan-re7nz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Juma Mubarak sxb ifiyow🥰

  • @fatimaabdi1099
    @fatimaabdi1099 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ifiye 😊😊

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc All keep going my brother ifye

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wan sarey ifiyow aboowe macaanow hhhhh😅😅😅😅 like maba ilaawo

  • @SadaamAxmed-hr1qi
    @SadaamAxmed-hr1qi หลายเดือนก่อน

    inta aan qiso somaqleey waa midii igu macaneeyd aan so dhagaysto alee aku xafido ifiyow sxb so dhawow leegti wd iga haysaa ee hayabaliin sxb kuma ilawee cashuurtadaa wd qabta sidaa sxb

  • @Xamda.Cabdilahi
    @Xamda.Cabdilahi หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu hortan ka saaraa.like 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AmeinMahamod
    @AmeinMahamod 3 หลายเดือนก่อน +1

    WOOW WAAA NOOCII LOO BAAHNA IFIYOW❤❤❤❤❤❤

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa qoslaa markuu Ifiye markuu gabadha amanayoho quruxdooda🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @KanzaSharif
    @KanzaSharif 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wll allaah haku barakeeyo bal sidaan noogu wad jadwalka❤

  • @Ifrahmoe
    @Ifrahmoe 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ooooh warheedhe ninyohow waan naxsanaa oo qisadaan aad ayaan uga naxay.
    Laakiin runtii yaa ayey kudhamaaty.

  • @BilanAhmed-rr3vs
    @BilanAhmed-rr3vs 3 หลายเดือนก่อน +3

    First one 😂❤

  • @maryamaadam8271
    @maryamaadam8271 3 หลายเดือนก่อน +2

    58:50 ban maraya waxan isleyay ninki uudilay mabu dhiman ama wa lacafiyay

  • @Ifraax-ml1zc
    @Ifraax-ml1zc 3 หลายเดือนก่อน +6

    🎉yes ileys replying please

    • @ILAYS11
      @ILAYS11  3 หลายเดือนก่อน +3

      Thanks wll qali

    • @Ifraax-ml1zc
      @Ifraax-ml1zc 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@ILAYS11 taageeraan kuu ahaa ilaa kanalkii ifiye show

    • @mucaadasad8775
      @mucaadasad8775 3 หลายเดือนก่อน

      Anba waantaagera waxkale sheeg nio😂​@@Ifraax-ml1zc

  • @user-dc2yj7tz2j
    @user-dc2yj7tz2j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Way soo dhacday❤😂

  • @alijama6723
    @alijama6723 28 วันที่ผ่านมา

    WAA WAXA YUHUUDU U NAAGAYSATAY WUXU CAQLI MALEH

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 3 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤❤

  • @Khadardaacad25-xp4dp
    @Khadardaacad25-xp4dp 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dilka wa ukufududaaday wu xiri karay 😢

  • @NimcoCnuur
    @NimcoCnuur 2 หลายเดือนก่อน

    Qisooyinkii meeye ifiyow😢😢😢😢😢

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inaadeerkii baan dhiman malahayga😂

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 2 หลายเดือนก่อน

    Ileys kumeee wn ku tabnay noso dhaqso wll 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @musadikahmed545
    @musadikahmed545 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcm qofka ugu horeeya

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 3 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp waxaan rabaa inaan macluumaad kula wadaago ee xagee kaala xiriiraa😢

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @Bahja____8036
    @Bahja____8036 3 หลายเดือนก่อน +1

    War ifiyowww intaan dawan baan like ta dhac ku siyaaa kama kaftamo likta waa wxa kliya aaad dhaxal ahaanta uledahay I taasna waa iska kaftanee 😂❤

  • @user-ok4ef6oo1h
    @user-ok4ef6oo1h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka ugu horeyey ❤
    Ifiyow waxan rabaa inaan qiso kula wadaago

  • @idirisadan5456
    @idirisadan5456 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow aawey channelkii kale ifiye show

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 2 หลายเดือนก่อน

    shukrn wll

  • @HindaSaleban-lq4fm
    @HindaSaleban-lq4fm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifyuw zxb nozotarjum qizada TH-cam ka ee ah قصه طفله ضيعت اهلها و رباها رجل لين تزوجت وفي يوم تفاجأت بسالفه عن أخوها و
    هذا اللي صار\ د. عبد الرحمن الدعيج.

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shacabka Siiriya

  • @abdiadenmursal3375
    @abdiadenmursal3375 2 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso farxad Ku dhamaatay

  • @user-cx1ve1cc3r
    @user-cx1ve1cc3r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kadip Marku Diyar unoqday inu FuLiyo xukunka Alle Alle Wauyasiray❤️‍🩹🫀 ogoLow XukuNka Alle❤ si uu Alle ku caViYoH❤

  • @mohamednurmohamed-ki3mz
    @mohamednurmohamed-ki3mz 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyo sxb 2 hours nogadig 1 hours waa yarthay

  • @user-vy9zp4lg3k
    @user-vy9zp4lg3k 2 หลายเดือนก่อน

    Qisodiii ugu qorxooneeed weye

  • @DeeqaMaxamed-db4be
    @DeeqaMaxamed-db4be 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan u maley nayaa inaanu dhiman inader kii

  • @user-mu1pg4mt1e
    @user-mu1pg4mt1e 3 หลายเดือนก่อน

    Xamaad xaskisa labad inay dhib marto o cidloto darts ayu naftisa halis ugashy ugu dabmayna farxad bay ku so dhamaty😢🎉

  • @falisibrahim2452
    @falisibrahim2452 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilayz waxaan ka codsaday mar hore horror cabsi cabsi 🙏❤❤❤🎉🎉

  • @alijama6723
    @alijama6723 28 วันที่ผ่านมา

    DAD JIRA MAAHA DHAQANKA DUMARKAY LEE YIHIIN XINKA HADUU CAQLI LEETAHA REER KUU HESHIISIIN .LAHAA INANKABA GABADHUU LA RAADIN LAHAA WAXAA SAA SAR KAAL LAGA DHIGAYAA UMAD AAN QOYS KIISA MAA MULI KARAYN

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan saarey🎉

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beneaadam😂nin yahoow warkaada dagaal iyo aflagaado waye ninkan like ku saarin wa xayawaan 😅😅ninja ku saarana wa beniaadam😮

  • @jihaanmohamed782
    @jihaanmohamed782 2 หลายเดือนก่อน

    😂 sheko qatar ah

  • @princessbeerlula9871
    @princessbeerlula9871 3 หลายเดือนก่อน

    Farxad kuma soo dhamane iga tag😢 bal qiyaas hadan kujiri laha booska xaaska wayn ee xamaad isago naag kale wata ayu ii iman laha wlh wa qaracan inu dhinta la ii qaatay😢

    • @adaakhan8102
      @adaakhan8102 2 หลายเดือนก่อน

      Haa wllhi same nahay nin intas maqna hadana nag laso labtay xanun waye😢

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 2 หลายเดือนก่อน

    Asc zxp❤

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naag butac ah Rabaa ifiyow funskaada ma ku jirtaa😮

    • @Özge_BalaM
      @Özge_BalaM 3 หลายเดือนก่อน +1

      Xalimoyinkiii waa tashteen Butac mjirto legenoow😂😂

    • @baacsiRADIO
      @baacsiRADIO 3 หลายเดือนก่อน

      @@Özge_BalaM talisoy war wax uun iibaadh butac mooye tu kale naftayda kuma aaminaye 😁

  • @hamdaabdirizak4732
    @hamdaabdirizak4732 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiye anoon shidanin shaqaba ma qaban karo wlhi waa inan shewkada ku shaqeya wayo markan dhagysanayo daalba ma daremo thnks 😘 😊

  • @mohamedyusuf6743
    @mohamedyusuf6743 2 หลายเดือนก่อน

    Farxad bay kudhamaatay

  • @iqromaxamed6933
    @iqromaxamed6933 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilki adeerki dhalay madhiman ee dhaawac.noqday uma leynaa

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan 3 หลายเดือนก่อน

    Qiso cibro Qadasho ah dagdaga hliska ilaliyo

  • @sundusfarahabdullahi3687
    @sundusfarahabdullahi3687 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aan uwada ducayno wallaheen plastin duco wxan ahayn ma awoodno fataxa an umarno😢

    • @Zayba945
      @Zayba945 3 หลายเดือนก่อน

      Ilhy haw gargaato❤ 14:41 😊

  • @user-uj7ng3pv4j
    @user-uj7ng3pv4j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxn is leeyahay wilkii walid ba nool😂😂

  • @mohamett.07
    @mohamett.07 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeko funny ah 😂😭

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 3 หลายเดือนก่อน +1

    kurbo ayey kubilaabatay farxad ayey kusoo dhamaatay❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs 🤝 ifiye

  • @RaqdaCadeey
    @RaqdaCadeey 3 หลายเดือนก่อน

    Asc ilays ❤❤

  • @user-xo2ux2mr1x
    @user-xo2ux2mr1x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye Apwowo dilaga aqon yahnka aha ee rer masar kso hdl plz apwowo 😢