Maalmihii Nolosheena Part 18, Fikradii Nimco Jookar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • Maalmihii Nolosheena Part 18, Fikradii Nimco Jookar

ความคิดเห็น • 491

  • @somalihiphopproduction5774
    @somalihiphopproduction5774 5 ปีที่แล้ว +106

    Inta xalqadan ufahantay farqiga udhexeeya real life ka iyo life of social media like haygu qabto bilahi calayk

  • @mogdishugottalent4165
    @mogdishugottalent4165 5 ปีที่แล้ว +66

    1Luulyo hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇭🇺🇭🇺🇸🇴🇸🇴
    We Are Together All Somalia 5 stars

  • @abukarmustaf6410
    @abukarmustaf6410 5 ปีที่แล้ว +34

    Runtii waa Jilaa majaajiliiste ah, iyada kaliya ayaaba jili karta Ruwaayada waaba dhowr qof, Maashaa Allah Horay usoco Naciima, Allah Yaxfidak, isku filan ayaanba dhihi lahaa!!!.

    • @ibrahimxaji3878
      @ibrahimxaji3878 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlh caadi matihit nicimo joojar

  • @safoahmed6109
    @safoahmed6109 5 ปีที่แล้ว +4

    Naciimo jokar wlhi wan Aamin sanhy wax walbood jisho wad kabaxsanee masha Allah ishii kugumaqan Allaha kaa indha saabo love u Naciimo Jokar

  • @leilacaynab6305
    @leilacaynab6305 5 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah 59 ayaa ka soo wareegatey xornimada ummada soomaaliyeed guul iyo gabanimo iyo nabadwaarta aameen aameen

  • @filsanahmed116
    @filsanahmed116 5 ปีที่แล้ว +6

    Naciima jookar Talent cajiiba leedahay ku jecelnahay❤️
    Caawa hurda ii goysay qosolkaaga kuso jeeda weli😂😂😂😂

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +81

    😂😂😂😂 wll guryaha iska clean🚿 gareeya nolasha saxda ah oo social media waa sidaas illaah baa igu ogeee hhhhhh photo shop waa codka waa nala kor saaray war like❤ no saara 😂😂😂😂😂

  • @najmaaweli2030
    @najmaaweli2030 5 ปีที่แล้ว +43

    Hamblyo 1 luulyo somlia ilhy mid hnaga dhigo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

    • @richman3322
      @richman3322 5 ปีที่แล้ว

      Hamblyo Hamblyo

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว

      Soomaaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @a.a1412
    @a.a1412 5 ปีที่แล้ว +69

    Hanbalyo 1luulyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Sanad guuradii 59aad ee xornimada iyo midowga Soomaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @simranali4057
      @simranali4057 5 ปีที่แล้ว +1

      Hanbalyo 1luulyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💯

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +1

      Soomaaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @naimafarah3434
    @naimafarah3434 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abtigey siwacan ayaaa ujishahay riwaayada horey usocda abti adiyo naciimo jookar

  • @karbaash_halaal2824
    @karbaash_halaal2824 5 ปีที่แล้ว +3

    Soo uruura uruura war waawareey😂😂😂😂😂 jecliyaa Naciimo Jookar taking piss on them😂😂😂😂😂😂

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 5 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂 Naciimo naagaha TH-cam-leyda ku dhego hadleysaa waan ku fahansanahay

  • @zamzamshire500
    @zamzamshire500 5 ปีที่แล้ว +8

    🤣🤣🤣🤣🤣 kaagaaba wasaq ahe see wax nuugu sheege like ii saara 🤣🤣🤣

  • @najmaali3487
    @najmaali3487 5 ปีที่แล้ว +15

    1da luulyo 🇸🇴🇸🇴hambalyo somali weyn shanta somali waa mid ❤❤🇸🇴

  • @fadumoaden5864
    @fadumoaden5864 5 ปีที่แล้ว +4

    Niciima jookar wa download
    Mansha Allah hore u. Coco❤️❤️❤️❤️👏👏

  • @mogdishugottalent4165
    @mogdishugottalent4165 5 ปีที่แล้ว +10

    M.a Nimco jookar waxaa tahay gabar talent leh horey usoco wlshey

  • @deeqothman7286
    @deeqothman7286 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkkkk Niciima Jookar, waan ka helaa amar Allah 😍🤣

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 5 ปีที่แล้ว +21

    🤣😂😂🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣🇸🇴🌟🤣 Hambalyo 1 aad July dhaman meelwalba somalida ee joogan iyo Nimco joker

  • @zahraali1301
    @zahraali1301 5 ปีที่แล้ว +6

    Nacima jookar best comedian

  • @mariamabukar8470
    @mariamabukar8470 5 ปีที่แล้ว +19

    Ala Nimco jookar action keda jecliya😂 dhaman Somalia o idil waxaan leyahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hambalyo hambalyo 1luulyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Fadmiina
    @Fadmiina 5 ปีที่แล้ว +31

    Waxa codsanaa qalalaadkiina inoo so deysaan😂ya ila qaba

  • @maraamaomar5620
    @maraamaomar5620 5 ปีที่แล้ว +27

    Hhhh Iyada gurigeda wasaq 😜😜😝😝dadkay waanineyzaa😃😂😂gacan baan kuu tagay naciima jokar

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 5 ปีที่แล้ว +4

    💚بسم الله الرحمن الرحيم
    💗 Salatu duxa 💗
    Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta iyo Walalaha cfi 📖📚َ

    👉🏿 Buu Darr (A.K.R.)
    Wuxuu Yiri: Nebigu
    (S.C.W.) Wuxuu yiri Markiiaad soo Kacdo waaberiga Sadaqaa lagu leeyahay Xubin kasta oo ka midba Jirkaaga.Marka Alle hafid
    Walbaa yacni inaad Tiraahdo
    Waa Sadaqo,Mahdin kastoo oo aad mahdisaa Alle

    👉 Yacni inaad tiraahdo
    1)💎Subhaanallah
    2)💎Walhamdulillaaaaah
    3)💎Walaaillaha illallahailallaaah
    4)💎Wallaahu akbar
    👇👇
    👉 Nabigen muxammed ❤sallaahu calayhi wasallam❤
    👉 wuxu yiri qofku wuxu leyahay 360 .sadax boqol lixdan xubnood _xibin
    👉 kastana Waxa laga rabaa
    👉 ( sadaqo) Marku wagu baryo Balse waxa ka gudeyso laba rakco ah Nebigu ( s.c.w) wuxuu yiri
    👉 Qofkii subax_kasta iyo Habeen_kasta dhaha Ducadan
    (3) jeer wax dhib Ah ma Gaarayan 🎁👇👇🎁
    قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ
    : ( مَا مِنْ عَبْدٍ يَقُولُ فِي صَبَاحِ كُلِّ يَوْمٍ وَمَسَاءِ كُلِّ لَيْلَةٍ بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لَا يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ لَمْ يَضُرَّهُ شَيْءٌ
    👉
    Bismillaahilladii laa yadurru maca is mihi Shey'un filArdi Walaa Fis-Samaa Wahuwas Samiicul Caliim📝
    👉 Sheyga manta Cibaadada Ka Mashquuuuuulinayo Biri Qabriga
    makugu wahlinaayo 👉 Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis Baarakallaahu fiiikum ✍🏿 ✅

    • @leyloqurax6420
      @leyloqurax6420 5 ปีที่แล้ว

      Jasaakumulhaau.qaayra.saasaa.lagaarabaa.xasuusi.malinta.qiyamha.ayeey.kuxasuusan.doonaaan

  • @Susu-vx3os
    @Susu-vx3os 5 ปีที่แล้ว +3

    I appreciate these videos. They are really entertaining 😂😂

  • @farhiamohamud5811
    @farhiamohamud5811 5 ปีที่แล้ว +7

    8 xayaysiin baa iiso gashay inta daawanayay ani lee miya mise dadka dhan 🤦‍♀️
    Happy 1da luulyo soomaliya hanoolato 🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @hodanjamahodanjama2509
    @hodanjamahodanjama2509 5 ปีที่แล้ว +4

    Alaa gabdhan jecliyaaa ❤❤❤❤❤ faankeedan aad usii jeclahay

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 ปีที่แล้ว +9

    Abaayo naima waanku salaamay ❤️❤️🇸🇴✌️✌️ ... 😂 🤦‍♀️

  • @hamdiahmed911
    @hamdiahmed911 5 ปีที่แล้ว +8

    wlh nacima joker stresska daaweysaa hhhhhh adoo xanaaqsan hadaad dawatid farxad dareemaysaa

  • @homesidehunter6817
    @homesidehunter6817 5 ปีที่แล้ว +15

    Inta deeq darajo tageerta like isaara best cameraman

  • @amineetaomar6517
    @amineetaomar6517 5 ปีที่แล้ว +26

    Asc dadkaygii xiligay kutahayba plz subscribe iisaara thanks all 😍🌷😍🌷😍🌷😍🌷😍🌷

    • @qaaliladan1880
      @qaaliladan1880 5 ปีที่แล้ว

      Samidy maxa ka qaldan adaba gurigadu is dhax yalaye

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 5 ปีที่แล้ว +30

    Happy Independence Day my people 🇸🇴❤️🇸🇴 Guul iyo Gobnimo

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +1

      Happy independence day too 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohakinghassan485
    @mohakinghassan485 5 ปีที่แล้ว +5

    kulahaa hargab ayaa igu dhacday markaas ayuu hadiyad dahab igu kenay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @afnaansidqi4339
    @afnaansidqi4339 5 ปีที่แล้ว +5

    ilaahy ayaa mahadle nimca kastuu ina sii yey isagaa mahada kowad iyo labadba le alxmdulilaaah

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 ปีที่แล้ว +14

    War manta soo daahay like ta igu qabta

  • @fatumaomar4578
    @fatumaomar4578 5 ปีที่แล้ว +10

    😂😂😂😂😂 the guy funny as hell😂🇸🇴🇸🇴

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 ปีที่แล้ว

      Pretty girl Quax subcuribe iggu caawi abyo

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 ปีที่แล้ว

    Happy 26 june my sis love you nimo nice film noloshana mashallha 1 da lulyo my sis viva Somalia 🇸🇴💙💙💙💖💖💖💖💓💓💓💓💓💓💖💖💖💖

  • @fowziomohamed4526
    @fowziomohamed4526 5 ปีที่แล้ว +12

    faxada manta oo qosolkiina lagu daray 🤣😂💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hamplyo 1lulyo

  • @somalidhalad5999
    @somalidhalad5999 5 ปีที่แล้ว +2

    1da luulyo hamblyo somali wayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munoxasan801
    @munoxasan801 5 ปีที่แล้ว +22

    Wllhi dada oghy saan ah iyagoo tooda ogeyn ayee taada kugu caynyan uf dheh😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @kafiyahassan5793
    @kafiyahassan5793 5 ปีที่แล้ว +16

    Hargabbaa igu dhacay markasaa gifty la igu kenay dahab hhhhh wax iga qosliya adaa jira nicimadaydii❤️

  • @abdullaahialidhuh4358
    @abdullaahialidhuh4358 5 ปีที่แล้ว +1

    waxaan aad ugu farax sanahay in aan helnay dhalinyaro somaliyes oo naga bahi tiray filimanti ajaa nibta nimco jokor sxbey waan kaa helay

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkk naciimo jecliyaa mansha,Allaah

  • @SaeedOfficial101
    @SaeedOfficial101 5 ปีที่แล้ว +7

    ASCWRWB ALL ASXBTA INTA ILLAAHAY IYO NABI MOHAMED SCW JECEL FADLAN SUBSCRIBE IGU DEEQA MAHADSANID

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +8

    Naa views kugu dhacyee adigaa
    U baahan in lagu share gareeyo
    Ku lahaa 😂😂😂😂

  • @fathiafaisal2496
    @fathiafaisal2496 5 ปีที่แล้ว +1

    Way is ilawday nimco baa kafakatay
    WA idin taageernaa horay usocda👏🏻👍🏻

  • @612nasir2008
    @612nasir2008 5 ปีที่แล้ว +2

    Happy Independence day. Somalia Ha Noolaato.

  • @nuunetube9471
    @nuunetube9471 5 ปีที่แล้ว +7

    Inta naciimo jokar taageerto like plz

  • @nawaaljiiraw7575
    @nawaaljiiraw7575 5 ปีที่แล้ว +4

    Niciimaa kkkkk wankuhaystaa imisakuhaysata🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @haawakiin5625
    @haawakiin5625 5 ปีที่แล้ว +5

    Naciima waa qof talinti leh

  • @deganbintuyusuf7184
    @deganbintuyusuf7184 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh qofyahow madaxa guguban leh idhagayso😂😂😂😂 jokar funny

  • @iskuxirkabulshada2672
    @iskuxirkabulshada2672 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh qosol badanaa nadaafad ka hadlaysaa ayada guriga waxa dhax taalo arga hhhh kkkkkkkk

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 5 ปีที่แล้ว

    Nasir. Dheere and naciimo joker. Best actors. Big respect

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 5 ปีที่แล้ว +5

    Areeboyin badan Aya meshan Lagu karbashaya 😂😂😂

  • @asmaabdikadir5356
    @asmaabdikadir5356 5 ปีที่แล้ว +12

    Gurigeda qashinka jaranjarada lokoraaa🤣🤣🤣🤣 wlh jokar wixi jiray ka hadasha

  • @farhiyathehennaartist5772
    @farhiyathehennaartist5772 5 ปีที่แล้ว

    Sanad cuuro wacan dhamana soomaliya melkasta oo aya kunolnahay

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 5 ปีที่แล้ว +2

    Hamblyo dhamaan Somaliweyn I Luliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘🇸🇴♥️😍😘🇸🇴♥️😍😘🇸🇴♥️😍😘🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @anabali1926
    @anabali1926 5 ปีที่แล้ว

    Maashallaah maashallaah ala nadaafad badanaa ma godkii Dowlada hoosaa

  • @anyaxali4945
    @anyaxali4945 5 ปีที่แล้ว +6

    Hambalyo hambal umada somaliyey wa malintii xornimada

    • @niceyussuf5035
      @niceyussuf5035 5 ปีที่แล้ว

      Me and my husband flow...kkk

    • @anyaxali4945
      @anyaxali4945 5 ปีที่แล้ว

      @@niceyussuf5035 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wax la arag waxna laban aya maqli jiray

    • @niceyussuf5035
      @niceyussuf5035 5 ปีที่แล้ว

      @@anyaxali4945 wallahi berka ii xanunay...jookar waa musibo. Disastoring..

  • @aymanmohamud2867
    @aymanmohamud2867 5 ปีที่แล้ว

    Heestan malmihii noloshena waa kuma fananinta qaada

  • @sacduushmaxamuud4859
    @sacduushmaxamuud4859 5 ปีที่แล้ว

    Manta anaa ugu sohormaray waaw ruwaydii malmahii nolosha naciimo keep gonig

    • @ayanhealthyfood7586
      @ayanhealthyfood7586 5 ปีที่แล้ว

      Sacduush walal channel kayga Subscribe isaar ina soo booqo ado mahadsan

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 ปีที่แล้ว +1

    Har gab baa igu dhacay Gift 🎁 ba lygu kenaya subxana allah🙈🤣Yuhuuda iskuma kenan #Joker tartiib🤣🤣🤣🙈

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 5 ปีที่แล้ว +1

    Happy Independence Day to all somali people🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 ปีที่แล้ว

    2019 ila iyo 2023 wankuso celcelshada qeybtan ban ugu jeclhy😂😂

  • @wafaa9410
    @wafaa9410 5 ปีที่แล้ว

    Iga cilmi badan wllhi xaliimoyinka safican ujafty

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว +3

    somali ilahay ceebteda ha asturo rag iyo dumar laysma dhaamo qurbaha dhib ba ka jira runti social media. ha na dadki wa walay hada nag masayrsan wa arkay caytamaysa fanaysa qaylinaysa

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla inta maqna bey idhaftey malmihi nolashena 😂😂😂😂nimco jokarey alla ku jecliya so urura so urura🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Mariish9331
    @Mariish9331 5 ปีที่แล้ว

    Ala beerka wlhi Waa qoslay Nadafad ey ka sheegen dhulka waxa u dadsan eg👀😂😂😂😂😂😂😂

  • @improudtobesomalimohamed8696
    @improudtobesomalimohamed8696 5 ปีที่แล้ว +3

    The funniest video ever 😂😂😂

  • @fartunsuleiman8941
    @fartunsuleiman8941 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco joker congratulations on your wedding. Mashallah Allah sister

  • @دمعةشتاء-ه3ذ
    @دمعةشتاء-ه3ذ 5 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 niciimo jookar qof aan jeclahay wlhi

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan4716 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa qosool iyo qareexo

  • @fardosaabdullahi5040
    @fardosaabdullahi5040 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi way iga qoslisay nacimjokar waa waxa naagaha naga haysta

  • @bushronuur5064
    @bushronuur5064 5 ปีที่แล้ว +4

    Necbiyaa markii an wax dawanayo xayaysiinta xunee iga soo dhexgasho

  • @lakihassan9440
    @lakihassan9440 5 ปีที่แล้ว +2

    Kklkkkkk kana waa iga qosliyay kulaha kana hala sher gareeyo

  • @honestdude70
    @honestdude70 5 ปีที่แล้ว

    Nimco jookar balaya kudhufsatay qosolka ayey iga dhameesay actress’s aan caadi ahayn waaye

  • @fardowsafarah8112
    @fardowsafarah8112 5 ปีที่แล้ว +6

    Asc nimco jookar jackiyaa ina adeer walhi Waxaa tahay jilaa da weyn jir oo joog habo

  • @filsancadey1608
    @filsancadey1608 5 ปีที่แล้ว +3

    Hampalyo 1 luulyo dhmn somaliyey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Nimco jokar laantaa ma dawaden runti😂😂😂

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +1

    That’s true walaahay waa runtaa 👍👏❤️❤️

  • @beelodagan7983
    @beelodagan7983 5 ปีที่แล้ว +3

    dhagahaa haleyska babiya miyaa kadhacday jookar😜🤣🤣😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zeynabhassangarane4700
    @zeynabhassangarane4700 5 ปีที่แล้ว +3

    Qofka ugu horeyay ahy manta

  • @alibacher8041
    @alibacher8041 4 ปีที่แล้ว

    Hahahaaaa
    Caadi Masha.
    Waa xaqiiiqo show gani

  • @leylaali8021
    @leylaali8021 5 ปีที่แล้ว

    Nimco jookar waad iga qoslise aad iyo aad

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    😜Naciimo horta managada nadawata oo naxamata waxay nasteexo tidhi markay laba is eegtaba aniga ismooda🤝🏼🤣🤣😜🤣

  • @hassancadaawe4266
    @hassancadaawe4266 5 ปีที่แล้ว +3

    #NIMCOJOKER ILOVE U WALSHEY full respect wlhi

  • @saynabanwar4170
    @saynabanwar4170 5 ปีที่แล้ว

    Nimco joker adih iyo koxdadah hnplyo ruwydahga wn khelah runtih adih iyo koxdadah hnplyo hnplyo❤❤❤❤❤❤❤❤💕❤💕💕💕💖💖💖

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 ปีที่แล้ว

    Maalmihii nolashadii waa filimkii sanadka yaa igu raacsan asxaabay

  • @nasra591
    @nasra591 5 ปีที่แล้ว +3

    Naagtan wa fariid she is funny wan arkay waxa ay ka hadlayso naag ilahay xaalkeda og yahay aya igu tiri naya guriga iskama hagajisid miya

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 ปีที่แล้ว

      Nasra Dahir subcuribe iggu caawi

    • @nasra591
      @nasra591 5 ปีที่แล้ว

      @@najahqurxinta9230 ok wll

    • @naciimanalka7941
      @naciimanalka7941 5 ปีที่แล้ว

      Inaad fiirisaad khalada inaad dhahday ahayd

  • @nastehahofficial9035
    @nastehahofficial9035 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi Naciimo waxay ka hadlayso waa xaqiq, naago sas ah ayaa jira

  • @xiisstar
    @xiisstar 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa clean dheh ku lahaa

  • @munoxasan801
    @munoxasan801 5 ปีที่แล้ว +9

    1 luulyo hampalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fathiahasen4665
    @fathiahasen4665 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi niciimay abayo imtaxanbaad rahay

  • @axmedfarxan8484
    @axmedfarxan8484 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh hargab ba igu dhacay saa dahab buu i keenay🤣🤣🤣🤣🤣🤑🤑🤑🤑dumaraa

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 ปีที่แล้ว +1

    Naciiima joker cimri dheer Iyo caafimad ilahy hku siiyo ameen wallhi waad iga qoslisay
    Nadaafad kuteh gurigeeda igu daran
    😂😂😂😂😂

  • @queenxilka5488
    @queenxilka5488 5 ปีที่แล้ว +4

    Alla tii dey wey idaawaneysaa sandheertii islama hadalnee sugnal aan block gareeye🤣🤣🤣🤣✋

  • @mushtaaqcaday8506
    @mushtaaqcaday8506 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah Naciimo jokar cimri dheer iyo cibado suuban maxaa tiri manta waa malintii nadafada wan qoslay runtii gurigaga markaan arkay
    Naciimo jokar waayo badan joog
    Wankahelaa ruwayadahaga adiga iyo Tusmo Ilove you ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saamishow
    @saamishow 5 ปีที่แล้ว +9

    hanbalyo inta kowda luliyo udabal dagayso subscribe igu sharfaa viva somali wayn

  • @akmoha1394
    @akmoha1394 5 ปีที่แล้ว

    long time ee ku jirtaa jilitaanka hadana wili Camerada ayeey fiirineysa markasta, haye aqayaarta ma ila aragteen. inti ila aragtay like ha iga baqiilin

  • @aryuraalaguyiri4214
    @aryuraalaguyiri4214 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 ninka dhagbalaar qabo whi cudkiisa waan ku qoslaaa

  • @Striving_Muslimah123
    @Striving_Muslimah123 2 ปีที่แล้ว

    Naciima you are so funny 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedabdifilfil2141
    @maxamedabdifilfil2141 5 ปีที่แล้ว +24

    Hampalyo soomalay idil ahaantiba 1 luulyo

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +1

      Soomaaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @umuaamiin1314
      @umuaamiin1314 5 ปีที่แล้ว

      Somalia hanolato