“Tan iyo maalintii aan dabka ka baydhay yaab iyo amakaag kama bixin,….”Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ส.ค. 2022

ความคิดเห็น • 131

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 ปีที่แล้ว +28

    Sheikh ilaahay caafimaad iyo cimridherer haku siiyo nin ku leeg iyo nin kaayarba amakaak bay kuriday siyaasada soomaalidu.

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 ปีที่แล้ว +15

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم

    • @SHEIKHDAACICABDULAAHI-uv7ov
      @SHEIKHDAACICABDULAAHI-uv7ov 6 หลายเดือนก่อน +1

      ❤️❤️💯💯❤️❤️اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ 😊❤️💯❤️💯💯

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 2 ปีที่แล้ว +6

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllaah tabarakallah sheekh Maxamed Ismaaciil.

  • @user-qv3cq7tf7b
    @user-qv3cq7tf7b 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahoow kubaraake sh Mohammed Sheikh Ismail

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo oo hanoo kaa xifdiyo sh maxamed ismaaciil

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว +13

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

    • @munyus9865
      @munyus9865 2 ปีที่แล้ว

      Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 ปีที่แล้ว +1

    ماء شاء الله تبارك الله

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah aqlaaqda iyo macaanka diinta waa ka muuqataa ilaahay ha xafido dhaman muslimska

  • @nimo1055
    @nimo1055 2 ปีที่แล้ว +12

    Mansha'Allah Hambalyo sheekh mohamed sheekh ismail cod macaana kkkk Mansha'Allah

  • @mohamedkerow6115
    @mohamedkerow6115 2 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله حفظك الله شيخ محمد شيخ اسماعيل 🥰🥰🥰

  • @user-po7pn7lg3y
    @user-po7pn7lg3y 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah

  • @monasuleiman8320
    @monasuleiman8320 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Waxan uu malaynayaa wa heesihi marku yara uu dhagaysanjiray sheekhu

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa run waa kuwii uu maqli jiray wakhtigii uu yaraa...

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah cimariyi dheera yo cibado subana Allah ha ku xifatiyo shiikh

  • @macalincadnan5208
    @macalincadnan5208 6 หลายเดือนก่อน

    Mashahl

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 2 ปีที่แล้ว +2

    Caadi maaha sheekh mohamed ismael danbigaaga alle ha dhaafo

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 2 ปีที่แล้ว +6

    Hhhh msha allh sh maxamed sh ismaciil xasan alle cimriga haku barakeeyo adeer qali sugaanta wan jeclahay

    • @user-or5bp1cx7w
      @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllah 👍 illahow ugargaar

  • @shukriyusuf8665
    @shukriyusuf8665 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh cimri cibaado leh cafimaadtaama haku siiyo sh

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 ปีที่แล้ว +1

    مشاء الله تبارك الله

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 2 ปีที่แล้ว

    sheekh maxamed alle cimriga iyo caqliba hakuubarkeeyo.

  • @xanaanmuuse2920
    @xanaanmuuse2920 ปีที่แล้ว

    M.a sh Maxamed ismaaciil

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allahu shekh Eebe Haku xifdiyo oo ku karaameeyo labada Darooodba

  • @WaayeelkaJaqafsada
    @WaayeelkaJaqafsada 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah.

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว

    ❤❤🎉🎉🎉mansh allah jeclaan lahaaye hadii lagu daayo 🎤 ik. Aadka gaadheyso tan muuse rabi haku xifdiyo

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh Maxamed Ismaaciil wadaad qiimo weeyn ugu fadhiya ummada soomaalida runtii inta uu nool yahay inyar baa ogsoon lkn markuu tago ayay inbadan ogaan doonaan dhibaatooyin badan oo shisheeye ka dambeeyayna wuusoo marey Allaha dhoowro Shiikha

  • @yummy9606
    @yummy9606 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah sheekh illahow cimriga kuu dheeree

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah cimrigaada ilahay hakuu sidaayiyo,kuu barakeeyo ya sheekh. Mashaa Allah qarni joog baatahay. mashaa Allah Tabarakallah

  • @ahmedcarab11
    @ahmedcarab11 10 หลายเดือนก่อน

    Alla fiicnaan laheedaa in loo daayo hadalka inta uu ka Gaarayo Muuse iyo dowladiisa

  • @calisaeed3569
    @calisaeed3569 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheekhu waaba yaab
    Nin waxbadan og

  • @haadixaashicumarcabdi9498
    @haadixaashicumarcabdi9498 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeer Alah KuDhawro Cimrii Dheer Alah KUsiYooo

  • @feysalyare6685
    @feysalyare6685 ปีที่แล้ว

    maashallah sh jazaakalah

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansh Allaah

  • @Burco.
    @Burco. ปีที่แล้ว +2

    Sheikh hees tusaalo u soo qaatay 2022

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @abdirisaqahmed3391
    @abdirisaqahmed3391 ปีที่แล้ว

    Shhekhu mafananiintu dhagaysanjiray alle cilmiga iyo comriga hakuubarakeeyo

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 ปีที่แล้ว

    Suxaanallaah walaal adiga kuuma

  • @garaadibnudayib6517
    @garaadibnudayib6517 ปีที่แล้ว +1

    AllaH haku sharfo shiikh

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku daayo wakhti badan

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 ปีที่แล้ว +4

    Shekh Allah barakeeye sidii isaaqa ma u shekeyay kkkkk

  • @dajisnet635
    @dajisnet635 ปีที่แล้ว

    cajiib ALLOOW xafid sheekh

  • @muslimgirlandmore4038
    @muslimgirlandmore4038 2 ปีที่แล้ว

    MashAlle sheikh caafimaad Alle ha ku Siiyo

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku xifdiyo hana ku ilaasho

  • @muxiyodiinyusuf7797
    @muxiyodiinyusuf7797 2 ปีที่แล้ว +3

    Macha ALLAH sheekh HhhhHhhh

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 ปีที่แล้ว +2

    Sida larabo Allah unbaa laga helaa walal. Bili Adam waxunbaa kadhiman marwalba.

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow cimriga kuu dheeree caafimaadna ku sii noo jiroo noojoog somali aad baay kaaga faa iday

  • @maandeeqchannel3235
    @maandeeqchannel3235 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhii oo heeso ku dhuftey

  • @abdilahiali6677
    @abdilahiali6677 2 ปีที่แล้ว

    كم من مريد للخير لم يصبه. Sheekh. Dadka wadoayxaaraanta umaraan ha u samayn

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Cabdi Ali
      ma suugaantaa xaaraan ah?

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh gabayga ayaa kuu fiican heesaha inaga daa

    • @fahmicumar6400
      @fahmicumar6400 2 ปีที่แล้ว

      Wa caadi wll markay bila music tahay

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 ปีที่แล้ว

      Sowdiga Anaaashiid carabiya dhagaysta.
      Bilaa music qaaarkood waa xigmado cajiiiiiba.
      Heeeeesaha bilaaa musicu waxay ahaayeen nidaaam la isugu gudbiyo manhajkeeeenii reeeermiya.
      Hees caruureed.
      Heeesta neelaha.
      Heesta dhiisha, kabada, cawska, meedhaxda, adhiga, dhaanka.
      Geeela iyo iwm.

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hadafbeegsade dhib uma arko laakiin sharkii baa batay meelkasta ayey sheekha wadi doonaan

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 ปีที่แล้ว

      @@dagansh5606 waa runtaa wll kahortag ahaan. Laakiin wll way ciileeen dowladuhu oo dabagal CID, CIA ayaa jira, sidaas awgayd waa kuwaa kaga heesaysiiyay, waxay sheegataba hawaydee.kkk

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 2 ปีที่แล้ว

      @@hadafbeegsade Ilaahay haka nabad galiyo qabiil iyo xabashi ayaa layskygu kaashan jiray sheekha

  • @SportsYYT
    @SportsYYT 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh maxamad ismaaliin & heesii kacaankii siyaad bare lagu durayay

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaallah wax ku qata ubax lamood yow

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 ปีที่แล้ว

    Al sodin saaray sh kadaa caruurta hamirqamim

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesaha loo qaaday waxan ka xasuustaa “Dab dhaxmooday. Waxa qaadaa Hibo iyo Cabdi Muxumed Amiin . “......
    ........Doc Kastoo la Eego Nolosha Dunidu Waa Dabkee .....
    ........Waa Tilmaan La Daahoo Degdeg Kuma Haboonee....
    .......Haddii Dabkii Dhaxmoodoo Maxaa lagu Diiriyaa.....
    ........Waa Su’aal Da’waynoo Madaxa Daalinaysee.........

  • @achmedwilders-baudet7006
    @achmedwilders-baudet7006 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali people be fighting each other for centuries not seeing what they could achieve if they work together. The whole world showing them whats possible is not enough. These people are stubborn as mules.

  • @mawliidmahadmaxamedxajigal1475
    @mawliidmahadmaxamedxajigal1475 2 ปีที่แล้ว +1

    Cimaamad shiikha labo midablay

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 ปีที่แล้ว +3

    waan kaa qaadnay sheeq salaanta, waad mahadsantahay waxaad inooga sheekeeysay Taariiq waayo waayo ah, runtii waxaa wanaagsanaan lahayd in waxaan cilmi iyo aqoon iyo waaya aragnimo kugu duugan in lagaa qoro ayaa wanaagsan

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 ปีที่แล้ว

    Waa sheekh funi ah

  • @naasirxasan5451
    @naasirxasan5451 ปีที่แล้ว

    Ayaan darto maha dhaqankii ehlu cilmiga taasi alle ha laga cabsado

  • @maandeeqchannel3235
    @maandeeqchannel3235 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 ปีที่แล้ว

    Sheekha numberkiisa ma haysaan please

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 2 ปีที่แล้ว

    culumada na miyeyhesa ?

  • @kariima646
    @kariima646 ปีที่แล้ว

    Sheekhi wa heesay hhh

  • @moh4127
    @moh4127 2 ปีที่แล้ว

    Manchalaa sheekh fanaanimo ayaad ku cod macaantahay .
    Nin taariikh haya baad tahay

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 2 ปีที่แล้ว

    axsaan cod iga dheh

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 ปีที่แล้ว

    Calankan meesha ka muuqdaa waa somalia tii horana wadaado ayaa geeyey

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq 2 ปีที่แล้ว +1

    🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤣🤣🤣🤣🤣🤷‍♂️

  • @qodaal5098
    @qodaal5098 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh xasan aadan baa yaabay

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 2 ปีที่แล้ว +5

    meel sacab iyo foori is qabsatay qeer kama jiro ee dib iskugu noqo heesta micne kaste eey leedahay lamaso qaato gabay ga kiisa fiican ayaa karoon

    • @cabdiwali4
      @cabdiwali4 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad ku caddaynaysaa inaysan banaanayn in hees la soo qaato hadii ay wanaagsantahay?

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 2 ปีที่แล้ว

      Markuu yaraa ayuu maqlay ee taduu soo gudbiyo maxa Ku jaban

    • @FadumoHas
      @FadumoHas 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali4 horta adiga diinta sobaro wayoo awaa lagaa dareemaayaa in aad diinta wax badan ka ogeen

    • @FadumoHas
      @FadumoHas 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahahmad5635 walaal xitaa haduu markuu yaraa bartay illaaheey ayaa ka bad baadshay oo karaameeyay oo shiikh kaDhigay marka waa in ow iska daa yaa soo qaadoshada heesta waa yoo heesaha faasiq ayaa lagu noqdaa aniga shiikh qa manenci waan jeclahay wacdi yaashiisa ne in aad ubadan ayaan kadaawaday waana xiineeyaa wadi giisa laakiin qalad hadaan arko kuma taageeraayo ee waan u sheegaayaa qalad kiisa

    • @cabdiwali4
      @cabdiwali4 2 ปีที่แล้ว

      @@FadumoHas Horta adigu diinta soo baro waa lagaa dareemayaa inaadan wax badan ka ogayn.

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waad cod mcntahee maa cadi noogu hestid ..

  • @Xasan-ehlubeydlf1ib1pt8j
    @Xasan-ehlubeydlf1ib1pt8j 9 หลายเดือนก่อน

    Calanki yahuda kadanbeya

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 2 ปีที่แล้ว +5

    shiikh qoo waakula talinayaa heesta sikaste bo weey xuntahay ee iska Dhaaf waayo weeyku Dhumuneeysaa wado xun ayeeyku hor seedeeysa waa araktay marka aad heestay seeykugu sacbiyeen wadada fiican haka Dhumin

    • @sacadhassan2854
      @sacadhassan2854 2 ปีที่แล้ว

      Sheekha ma Fanaan baad Mooday
      Miskiin yaa dalas.... Horaa loo yidhi, Doqoni halkii lagu Kaftamay ayay in lagu kala Tagay Moodaa...🤣🤣

    • @FadumoHas
      @FadumoHas 2 ปีที่แล้ว

      @@sacadhassan2854 hadoowba qaf duqun yahay adiga ayaa qafka koowaad ah waayoo shiikh qa wuu qaldoomay markuu heesay oow waliba cudkiisa kor heesta ugu qaaday qaf kaste oo qalad kaDhaco waa in loo sheegaa qalad kiisa ee in loo sacbiyo ma aha waayoo diin ayaan kubaranay hees iyo diin ne meel mawado galaan waana markii labaad aanku arkaayo aso heesaayo marka waa in loo digaa intuusan qadka kabixin

    • @cabdiwali4
      @cabdiwali4 2 ปีที่แล้ว

      @@FadumoHas Heesta uu sheekhu akhriyay waxay la mid tahay qoraalkaan aad soo qortay iyo hadalka caadiga ah oo kale , hadii ay dambi tahayna taaduna waa dambi ee walaal ilaahay ka cabso oo hadalka iska dhaaf ha hadlin ee iska aamusnoow.
      Horta heesta waxa xaaraanta ka dhiga ma taqaanaa ? Waa muusiga iyo erayada xunxun intaas wixii ka soo hara heestu hadalka caadiga ah iyo gabayga ayay la mid tahay.

    • @khadar8016
      @khadar8016 2 ปีที่แล้ว

      @@FadumoHas halkaad ku aragtay sagoo marhore hees qaaday

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 2 ปีที่แล้ว +2

      Ereyada heestu xaaraan maaha ee muusika ayaa xaaraan ah sxbyaal

  • @roohaani6952
    @roohaani6952 2 ปีที่แล้ว

    Cinwaanka iska hagaajiyo sidan saxaafad haku sheeganinee😂

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 2 ปีที่แล้ว +1

    Madiin baa laysugue yimi mise maaweelo

  • @xeergeeyee
    @xeergeeyee 2 ปีที่แล้ว +1

    Afkaaga Caano lagu qabay isla maanta Tii baa taagan kolba, reer somaliland maanta Hargaisa ha la aado weeye sidaa ula socda

  • @MadrasatuAtTibyan
    @MadrasatuAtTibyan ปีที่แล้ว +1

    Sharaf dhac wayne

  • @barkhad100
    @barkhad100 2 ปีที่แล้ว

    Qoladii heesaha xaraanta ka dhigaayay meyeen.

  • @onedollar8306
    @onedollar8306 2 ปีที่แล้ว +1

    Manay manta tas ka tagnen somaliland inamada gobolada waxa lugu qasba hargaysa in ay u dontan .. marka manay cajib ahen warqad ama dr ama wax hadi loga bahdo dawlada wa in ad hargaysa kaso dhamaysata oo safar iyo qarash gasha

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 2 ปีที่แล้ว

      qof jaahila uunbaa hargeysa waxa u soodoonta. maanta wax waliba waa online. wax kasta ood dawlada uuga baahato adoo gurigaaga jooga ayaad dhamaysanaysaa.

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 ปีที่แล้ว

    Tollow ma Ingiriiska iyo European siday inoo kala jarjareen oo adoonsiga inoogu hayeen miyaad dowladnimo ku sheegtaan!

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      waa tii la isku darsadey maxaa laga faaiidey qaxooti iyo dil
      Koonfur iyo waqooyi somaliya waxaa u fiican iney kala dawlad ahaadana si somalida wax uga hadaan dagaa waooyi iyo koonfur
      hada hadii mid la yahey Hargeisana qarax ba a ka socan lahaa

  • @Yackooh
    @Yackooh 2 ปีที่แล้ว

    Habeen Dhawayd baan kusoo lugo’ay habaar qabahan wastadaa aad ka sheekaynayso adiga ku dhaqma oo meesha aad umada lacagta kaga gurato baa lagaga dhaqmaa. wllhi shaahid baan U ahaa Kani Sheekh Maahe waa shaydaan

    • @Lander6656
      @Lander6656 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad ka soo doonaysay adigu haduu shaydan yahay sheekha ha u gafin waa waalidka oo kalee

    • @reercaligamaan714
      @reercaligamaan714 2 ปีที่แล้ว

      Abdoo Media, ma aha qof Soomaali ah. Waa ajnabi Soomaali iska dhigaaya .

    • @sabiriinmaxamud2684
      @sabiriinmaxamud2684 2 ปีที่แล้ว +1

      shaydan haduu yahay maxad kaso doontay waxad qoraysid waa wax kaa hadhaya oo lagala xisabtamayo

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว

      Makhruuq nimcada somalilan miyad ka marooradilacday?

    • @Yackooh
      @Yackooh ปีที่แล้ว

      @@fardusaw9688 may wll waa farxadayda Koowaad Wllhi lkin shaydaankaas sheekha sheeganaya baan ku kacsanahay

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 2 ปีที่แล้ว

    ISKA hadle

  • @siciid9618
    @siciid9618 2 ปีที่แล้ว +1

    Wataa raga culimada magaca kadilaya

    • @nimo1055
      @nimo1055 2 ปีที่แล้ว +3

      Wax sheeg isleedahay waxba kama taqanid sorry 😞 heestah iyo guud ahaan sugaantu shuruuddo ayay leeyihiin ay dambi ku noqonayso dhanka kaleena ay ku xalaalooban oo aanay wax dambiya yeelaan. Adigu intaa adigoon aqon u lahay haku deg degin naqdinteeda waa iga nasteexo, culimadana kaguma soo degdego

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 2 ปีที่แล้ว

      @@nimo1055 sidee uga dilayaa ma heesta midhaha oo la tiriyaa danbi maaha hadaanay xumaan ku jirin musiga oo la raaciyaa danbi ah

    • @mohamedabdirahman4349
      @mohamedabdirahman4349 2 ปีที่แล้ว

      Ka bax

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 ปีที่แล้ว +1

      Kulayaabi maaayo waayo waxaad dhibane utahay Manhaj aaan laguu sharxin oo duuduub laguugu dhiibay.
      Dhaxalkiii Islaaamiga ahaa eee umada Somaliyeeed lahayd ayaa markaliya layidhi tuuura.
      Gabayada, iyo Heeesaha bilaa music-du waa Dhaxal dhawrkun oo sano ah.

    • @nimo1055
      @nimo1055 2 ปีที่แล้ว

      @@yaasiinhassan2127 qoraalkaaga maan fahmin ee qoraalka iska sax.

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 ปีที่แล้ว +1

    Shekh Allah barakeeye sidii isaaqa ma u shekeyay kkkkk