Ardayga iyo furaha Guusha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #Subscribe_share_Like

ความคิดเห็น • 24

  • @mustafehadaf9797
    @mustafehadaf9797 2 ปีที่แล้ว +1

    habeenkaa waan daawanayay waa habeenkii iigu farxada badnaa intaan aqliga lahaa waayo qof dhamays tiran ale cilmiga iyo aqoonta ha u siyaadiyo

  • @nadiramohamed8542
    @nadiramohamed8542 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaaalah tabrkalah alle ha brkeeyo culimdeen iyo aqoonyahnkeenba ...hanblyo mmtv

  • @tusiye4356
    @tusiye4356 2 ปีที่แล้ว +6

    36:00-42:10 . qiso Quruxbadan: Meesha loo socdo ayaan badalayaa hadda wixii ka dambeeya " Changing Distination" . Dadka qaar ayaa u baahan tusaalo noocan oo kale ah si ay wax u fahmaan

  • @somalitechcenter
    @somalitechcenter 2 ปีที่แล้ว +8

    Guud ahaan guusha waxa keena laba qodob

    A. Allah ka cabsi
    B. Juhdi (dadaal)


    Hadaba si aad u xaqiijiso samee 11kan qodob

    1. Ku dadaal gudashada arkaanta islamka
    2. Wakhtigaaga ka faaidayso (qorshee)
    3. Han iyo hami sare yeelo
    4. Ha ka daalin waxaa doonayso ha niyad jabin u dhabar adayg
    5. Badso baryada rabbi
    6. Badi shukri naqa
    7. Badso waxa bixinta iyo sadaqada
    8. Dadka kula noolow akhlaaq wanaagsan
    9. Talo badso
    10. Samayso asxaab wanaagsan
    11.Qalinka ha jabinin (intaad nooshahay barte iyo bare noqo)

  • @user-ty7hh9iy7k
    @user-ty7hh9iy7k 2 ปีที่แล้ว +3

    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته،
    الحمد لله، وصلى الله وسلم على رسول الله، وعلى آله وأصحابه ومن اهتدى بهداه، أما بعد:
    Waxaan Allaah ka baryayaa in uu ka abaalmariyo cidwaliba sabab u aheyd in ey muxaadaradan qabsoonto, gaar ahaan: wasiirka diinta iyo awqaafta sheekheena alwaalid sheekh Cabdirisaaq Albaani iyo sheekh Cabdillaahi Barbaraawi. Sidoo kale wasiirka maaliyadda digtoor Sacad Cali Shire iyo digtoor sheekh Cabdibaasid sh. Axmed sh. Ibraahim oo runtii qeyb weyn ka qaatay muxaadaradda. Sida sheekh Cabdibaasid ba yidhi caalamka tuulo yar bey iska noqotay anigoo wadankaba joogin aan la soconkarro muxaadaradahaan oo kale, runtii waa nimco aad u weyn. Waxaa mahad oo dhan u sugnaatay rabbigeeni Allaah oo dad muslimiin ah inaga wada dhigay.
    والحمد لله رب العالمين.

  • @subeeromer8826
    @subeeromer8826 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah walaahi waa sheekh aqoon leh, Alle ha barakeeyo sheekh Abdi-baasid.

  • @cabdiraxmaanjaamac
    @cabdiraxmaanjaamac ปีที่แล้ว +1

    waa sidaas

  • @cabdiraxmaanjaamac
    @cabdiraxmaanjaamac ปีที่แล้ว

    maashaa Allaah ilaahay dambigiina hadhaafo

  • @omergul4363
    @omergul4363 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah, muraaxidani waa aad iyo aad u fiican

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah walahi wax badan ka faa'iiday

    • @abdirisaqyusuf6839
      @abdirisaqyusuf6839 2 ปีที่แล้ว

      markaad dhagaystay quraankii baa iisii macaanaaday wll

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha barakeeyo aqoonyahankeena

  • @musaali7446
    @musaali7446 2 ปีที่แล้ว

    runtii muxaadaradani wey ibadashey sidaan moodaayay, waxan gartay in waxyiga eebe kaliya guushu ku jidho

  • @aminaabdi8841
    @aminaabdi8841 ปีที่แล้ว

    ❤Maashallah

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah.

  • @abdirisaqyusuf6839
    @abdirisaqyusuf6839 2 ปีที่แล้ว +1

    mashallah aadbaan uga faaiday runta

  • @cabdilaahi2378
    @cabdilaahi2378 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsantihiin fadlan noo soo celceliya

  • @HAhmed-no3vv
    @HAhmed-no3vv 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakumullaahu khyra

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalah

  • @xamdacabdiraxmaan4977
    @xamdacabdiraxmaan4977 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @musaali7446
    @musaali7446 2 ปีที่แล้ว

    asc