Nin Boolis ah oo baadhe ah iyo wiil Fadeexadayn Jiray Dumarka oo is helay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 157

  • @zamzamsaeed4856
    @zamzamsaeed4856 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa qiso wax ku qaadasho leh gabadhow raga ha aaminin vedio alle usan raali ka ahayna ha u dirinina allahna ka cabsada

  • @الجزيرةالرياضية-و5ت
    @الجزيرةالرياضية-و5ت 3 ปีที่แล้ว

    Maashlaah macalin waan kuwaydiinayaa jacayl

  • @citywide4356
    @citywide4356 4 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allaah weye Allaah hablaheena iyo dhamaan inta dulman ha xifdiyo

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 4 ปีที่แล้ว +17

    Mubaarigoow Ilaahay danbigaaga iyo kii waalidkaaba ha dhaafo

  • @sharecoabdilahi2420
    @sharecoabdilahi2420 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku xafido macalinka waxbadan ayaan kaa faaiidnay jazaakallaah sheikh

  • @hannaha188
    @hannaha188 4 ปีที่แล้ว +5

    I like how you tell the story
    Thank you walalkay!

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว

      Waa nin nijaas ah hadaanu gabadha aanu guursanayn muxuu guurka uu ugu diidayaa waa qof xun

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว

      abaalkiisii waa helay

  • @canadacanada9133
    @canadacanada9133 4 ปีที่แล้ว +11

    sxb wax fiican baad dadka barta ee allaha janatul fardowsa kugu badila walaal

  • @kotburothmanmuhamad2672
    @kotburothmanmuhamad2672 4 ปีที่แล้ว +3

    Maclim ilahay haku xifdiyo

  • @samodooncali
    @samodooncali 4 ปีที่แล้ว +3

    Qiso cajiib ah! Aad bay ii taabatay qisadani dhab ahaan. Aad baad u mahadsantahay macallin Mubaarig Aar.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayba Kashifay ...Masha Allah

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 ปีที่แล้ว +2

    Mubaarik aar wuu mahadsan yahay sida inoogu sogudbiyey qisoyinka cajiibka ah

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 3 ปีที่แล้ว

    Kuwa cadhada ilaahaay kudhacday ee hablaha soomaaliyeed ceebeeya ilaahaay waxaanu ugabaryaynaa iyagana in sidaas ookale loociqaabi inshalaah aamiin Aamin Aamin

  • @farhiyaaden7991
    @farhiyaaden7991 4 ปีที่แล้ว +14

    Allah. Swt. Umadiisa. Ma dulmiyo. Iyagaa. Is. Dulmiya.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +3

    Anigs gabdh waan gursan lahaa isagana qoortan ka jati.lagaa haduu xumsnta gabdhyda dibada keeno

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 4 ปีที่แล้ว +6

    MASHAALLAH WALAAL MUBAARAK.

  • @MohamedAli-ny6sn
    @MohamedAli-ny6sn 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid mudane

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 ปีที่แล้ว

    Macalin thanks to your advice..wow

  • @alinassir2258
    @alinassir2258 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakala khayr waa run nin waliba wuxuu galabsadaa loogorgorya

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alllah

  • @mansuryare3567
    @mansuryare3567 4 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خير

  • @nasranuux4801
    @nasranuux4801 4 ปีที่แล้ว +3

    Jasakallah khyr wa qiso waxku qaadasho mudan

  • @musaali5323
    @musaali5323 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso caajip ah Alle Hana xifdiyo I.a

  • @abdihakim3049
    @abdihakim3049 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ahmednor160
    @ahmednor160 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa Qissa Cajjiiib ah

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc. Ma'runbaa sheekadan?

  • @sumayasahal2181
    @sumayasahal2181 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks san uraadinayy qisadan iyo san uhely🤔🙄😏

  • @luulmohamed192
    @luulmohamed192 4 ปีที่แล้ว +1

    Badanaa asagoo kale qabashada bini aadamka hadaadka badbaadid tan ilaahey ayaadanka badbaadeyn waligaa hadulmin qof bini aadam ah

  • @caanokadhan4699
    @caanokadhan4699 4 ปีที่แล้ว +7

    Pro mubarak Allah yaa baarik 🙏

  • @rahmanahmed3836
    @rahmanahmed3836 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice wacyi galin to young pple

  • @ibraahimbashiir511
    @ibraahimbashiir511 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazklah khyr

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 4 ปีที่แล้ว +1

    OGI OGI BAADI XOOLAAD IN YAR BAY BAHAL KA BADBAADAA

  • @bahjahazan5381
    @bahjahazan5381 4 ปีที่แล้ว +4

    Salalhu calyhi wasalam

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 ปีที่แล้ว +1

    Aalllhu akbar

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw

  • @jiibziinkhaan3003
    @jiibziinkhaan3003 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ninkii gabadh rikaato ku haystow saana kuudanbayn ilaahow noo gargaar

  • @vlogingwithhamdi4462
    @vlogingwithhamdi4462 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah. 😭😭😭😭😭😭

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 ปีที่แล้ว

    Ws waraxma

  • @paneenaofficial8502
    @paneenaofficial8502 4 ปีที่แล้ว +9

    Marka hore dumarku ha is ilaaliyan

  • @azliazli3004
    @azliazli3004 4 ปีที่แล้ว +1

    qisadu ma soomaliby ku dhacday

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax

  • @abdulahimubarak3031
    @abdulahimubarak3031 4 ปีที่แล้ว +1

    asc walal Qiso xanuun badan ha layskajiro ciqaabaha ka dhasha dadka ajanabi kala ah ee Hadana wada khalwoonaya,
    Tan kale walal Dadkii ma cafiyeen uu kacodsadey inay cafiyaan?

  • @amiiravlogs8652
    @amiiravlogs8652 4 ปีที่แล้ว

    mn sha allah wll

  • @ismailabdi4243
    @ismailabdi4243 4 ปีที่แล้ว

    Alle swt sharafteena haynoo daayee wllo hablahaw is ilaaliya pls

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 4 ปีที่แล้ว +3

    Asckm subxaanallaah

  • @sucadahmed4180
    @sucadahmed4180 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الله 👍🏿👍🏿

  • @mohamudabdi5567
    @mohamudabdi5567 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninbaan xasuustey saaxiibkey ahaa oo sida ninkan oo kale hablaha u handadi jirey inuu maanta daawado ayaan jeclaan lahaa qisadan

    • @yahyehassanabdi892
      @yahyehassanabdi892 3 ปีที่แล้ว

      U share garee walaalo. Illaahay haku hanuuniyee.
      Balse walaal ka waani dhaqankan xun, haduu ka joogsan waayo ka shaqee xidhistiisa adigoo ku markhaati furaaya, wejiga ilaahay dhigo qofkan dhintay ha dhigan weji.

  • @maryamhhhuvgyjyy6
    @maryamhhhuvgyjyy6 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxan alh yarabi ilhow ad ween

  • @aminahassan3181
    @aminahassan3181 4 ปีที่แล้ว +1

    jzklh khayran

  • @xaamidaxmad6793
    @xaamidaxmad6793 3 ปีที่แล้ว

    alehakubarakeyo hunodanbugaga alehadhafo

  • @samiaahmed2021
    @samiaahmed2021 4 ปีที่แล้ว +7

    Qiso ta lamid ah aya igu dhacday nolosha na wanka quustay hdse alx wax walba way dhamaden salaad kasta an tukado waxan ilahy waydiista sidu farxadayda iga dily qofkasi in ilaahay tuso wax aanu kufarxin😭

    • @shaakirabdi9422
      @shaakirabdi9422 4 ปีที่แล้ว +3

      Iska caafi walaalo ilhay kuwa cafiska badan ayuu jecel yehee allah haku sharfo aakhiro iyo aduunba walalo

    • @raqiyayusuf7348
      @raqiyayusuf7348 4 ปีที่แล้ว

      Ha cafiyin ee weliba habaar si uu u DHA dhamiyo wixii aad dhadhamisay

    • @jihaanjiinaahmed6152
      @jihaanjiinaahmed6152 4 ปีที่แล้ว

      nin dhan fa ido laheyn allah ka weyn wixi dumur ciila nolshayda quruxda badned qalpi jab igu ridy nin fa ido maleh mid kasta ka aminbxy

    • @raqiyayusuf7348
      @raqiyayusuf7348 4 ปีที่แล้ว +3

      Samira axmed iyo jihaan axmed
      Habo illaahay isku xir Allana Talo saaro isagaa Kugu filan.
      Hore u soco haw joojin waxa uu kaahayo iyo waxa dadka dhahayaan
      Be strong love your life

    • @samiaahmed2021
      @samiaahmed2021 4 ปีที่แล้ว +2

      @@raqiyayusuf7348 mahadsanid abayo

  • @mukhtaraxmed2252
    @mukhtaraxmed2252 4 ปีที่แล้ว +2

    ASC MACKLIN WAXANAHAYI NIN BARNAMIJKAGAKU XIDHAN WANAN DONAUAYI INAN KUWAYDIYO SUAL ANKUWAYIDIYO TASO AH WAXATIRI LAMAXIDHI KARO NINKA WASIRKA AMA SARKALKA WAXANRABI INAAN WAXBADAN OOKALE KULAWADAGO MACALIN TASI OON UBAHNAHAYI SHEKO IGUDHACDAYI AWGED

  • @noradinosman6951
    @noradinosman6951 4 ปีที่แล้ว +7

    ayaa sheegay inuu dhintay ileen mayd ma hadlee?

    • @engabbas3632
      @engabbas3632 4 ปีที่แล้ว

      aduunka wa ka jira wx la dhaho shahaadada dhimashada ,marka filekiisa waa khasab iney ku jirto bwe

  • @salaadsalaadnuur7307
    @salaadsalaadnuur7307 4 ปีที่แล้ว

    Ma.a waa qisoiyinka cajiib ah

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah

  • @saredomoh4691
    @saredomoh4691 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allah

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 4 ปีที่แล้ว

    Bisinka alow noo kaalmey yaa rabi

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 4 ปีที่แล้ว

    Subxan Allah 🤔🤔🤔🤔😢😢

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsntahy wlal waa qiso dhab ahaantii Aad u cajib ah
    Kolay waa dhul Somaliyed uun mesha qisadaasi kadhacday

  • @abuuilyaas4413
    @abuuilyaas4413 3 ปีที่แล้ว

    سبحان الله
    أصابه دعوة الوالدة

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa alleykum salam

  • @ahmed-dekalimusse1175
    @ahmed-dekalimusse1175 4 ปีที่แล้ว +2

    sababta gabadhu nin aan qabin ama ninkeeda ah ba muuqaal qawan ugu dirayso ha la'iisheego ikhyaareey.?

    • @munaofficial1689
      @munaofficial1689 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi waa arin iga yaabisay

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa fidnooyinka eey soo gordhiyeen mobilelada

  • @hassanmuse3930
    @hassanmuse3930 4 ปีที่แล้ว +1

    Qisadaan waa qiso dhab ah baan dareemaayaa oo macalinka qayb ka ahaa

    • @hassanelmimohamed7046
      @hassanelmimohamed7046 4 ปีที่แล้ว

      Allah kudhowro will key qiso yinkada wax badan ka faidnay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +1

    LAKIIN TELPHONADA UU KA SOO WACI JIREY HABLAHA MAXAA LOO BAADHI WAAYEY HADUU TRL.KALE USTICMSSLI JIREY ILEY TELPHONKODA LAGA HELYAA TELKUU ISTCMAALI JIREY

  • @Qani911
    @Qani911 4 ปีที่แล้ว

    Macalinka usarra dadbadana ayaa dawanayo usara subscribe

  • @abdirahmanadenhassan9665
    @abdirahmanadenhassan9665 4 ปีที่แล้ว +3

    dad badan ayaa laga yaabaa inay dhibanayaal u yihiin dhacdadan oo kale

  • @suleeqoqasin9931
    @suleeqoqasin9931 4 ปีที่แล้ว +1

    subxanahal

  • @suldancarabnuur7318
    @suldancarabnuur7318 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah

  • @ubahsiad8188
    @ubahsiad8188 4 ปีที่แล้ว

    Waabe nin xanuusanaye yurub wadenki nolow qaar ayaa sidaase omg

    • @ubahsiad8188
      @ubahsiad8188 4 ปีที่แล้ว

      Aniga markaste ku duceysta ilaahey bilaaden shube heykani anita wax dhinace majaceyli

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 4 ปีที่แล้ว +5

    Cadaalada ilaahay ayaa dadka wada deeqda

  • @apdirahmanhikmaawi1079
    @apdirahmanhikmaawi1079 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha allah

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 ปีที่แล้ว

    Aallahu akbar

  • @MohamedAhmed-qi4ds
    @MohamedAhmed-qi4ds 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa mucjeso

  • @caliwadaad4295
    @caliwadaad4295 4 ปีที่แล้ว +1

    Kusoo dhawow Macaahidda Khalil xuzari Quran online:
    Diyaar ma u tahay in aad si fudud uga barato quranka kariimka ah iyo shareecada islaamka adigoo oo jooga gurigaaga xafiiskaaga ama goobtaada shaqo goor kasta iyo goob kasta, hadaba haddi jawabtu tahay haa waxan kuu haynaa macalimiin khibrad u leh ,aqoontoodana lugu kalsoonyay
    Fadlan la xidhiidh lanbarkan:
    +252636103371

  • @ClqaadirFarxaan-x4s
    @ClqaadirFarxaan-x4s 4 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @anfacmaxamuud818
    @anfacmaxamuud818 4 ปีที่แล้ว +1

    Miskiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 4 ปีที่แล้ว

    Rag somaliyed oo badan baa ku sameyo alow dumarka bad baadi

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 4 ปีที่แล้ว

      OGI OGI BAADI XOOLAAD IN YAR BAY BAHAL KA BADBAADAA

  • @naciimonalka9682
    @naciimonalka9682 4 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 4 ปีที่แล้ว +2

    OGI OGI SIR MA QABE ALLOW SAHAN AH

  • @abdirahimkayse1751
    @abdirahimkayse1751 4 ปีที่แล้ว +2

    Siday gabdhuhu ku ogaadeen in ninku jeelka kuxidhanyahay

  • @wardaidiris5459
    @wardaidiris5459 4 ปีที่แล้ว +1

    Qiso cajiiba walhy

  • @ayaanlemuuse7591
    @ayaanlemuuse7591 4 ปีที่แล้ว

    Swc

  • @suldancarabnuur7318
    @suldancarabnuur7318 4 ปีที่แล้ว

    Profeysar

  • @halimaquruxmuhumed5099
    @halimaquruxmuhumed5099 4 ปีที่แล้ว +1

    subhanallah

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 4 ปีที่แล้ว

    allaa yacisak

  • @vlogingwithhamdi4462
    @vlogingwithhamdi4462 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭

  • @AhmedIsmail-nr8xp
    @AhmedIsmail-nr8xp 4 ปีที่แล้ว +3

    Runtii waa sheeko layaabadan Lagabarankaro deris muhiimah waxay ku tusaysa siday habluhu u dulmanyihii oo loogayaabo in uu ku khalday guur ama dhaqaale iyo wixii lamida
    Ku noocaasa waa mujirimiin ilaahay ha hanuuniyo

  • @cabdinour7783
    @cabdinour7783 3 ปีที่แล้ว

    📚Kubaro quraanka hab casri ah adigo gurigaaga jooga
    👇
    chat.whatsapp.com/DOqemLe0SYO6AT04aYFoL2

  • @umaaxabsaumaaxabsa4005
    @umaaxabsaumaaxabsa4005 3 ปีที่แล้ว

    😭

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 4 ปีที่แล้ว +2

    Wallaalayaal subscribe allah dartiis iigu saara khayr aydan filayn allah haydinsiiyo❤️🇸🇴❤️💐mahadsanidin👍

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 4 ปีที่แล้ว +1

    Cid is ilaali karto majirto alaha na ilaaliyo umadana ilaaheey ayaa ilaashanaayo rakaataa bisin ma ogo miyaa haduu gaal yahay xitaa dulmana ducadiisa masoo noqoto xitaa alaa dhahay

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah

  • @Cabaasmoediiriyegaradag
    @Cabaasmoediiriyegaradag 4 ปีที่แล้ว

    Crime weeye social media ka dhaca waxanu isku dayi doona inanu wax ka qabano

  • @umalkhayrcige9418
    @umalkhayrcige9418 4 ปีที่แล้ว

    Qisadu cajiib badana😪

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว

    Harta wax ku dhiba hadaad ka dheeraato ma ka fiicnoo

  • @smartize447
    @smartize447 4 ปีที่แล้ว

    Asalamu Caleykum asxaabey. Ku soo dhawaadaa channelkeyga SMARTIZE
    th-cam.com/video/lHIAfiwNp8I/w-d-xo.html

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว

      horta macalinka cajiibka ahi waa qoloma kkkk

  • @sahrabeauty6010
    @sahrabeauty6010 4 ปีที่แล้ว

    🤙🤙🤙

  • @daudomerjibriil5141
    @daudomerjibriil5141 4 ปีที่แล้ว +1

    Cajiip

  • @Mussa-wx2bi
    @Mussa-wx2bi 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @fardowsaaadan232
    @fardowsaaadan232 4 ปีที่แล้ว

    MCN