Daawo;-Prof Yaxye Sheekh Caamir "Muqdisho waxaa leh 1qabiil mana jirto cid la' sheegan karto."

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 68

  • @seed3966
    @seed3966 ปีที่แล้ว +9

    😮😮😮. War muqdisho reer banaadir baa iska leh waana caasimadii soomaali oo dhan runtu taas weeye hadii kale caasimadaanu karareynaa 😮😮😮

  • @SarahA1217
    @SarahA1217 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmanali4435
    @osmanali4435 ปีที่แล้ว +3

    Caasimada iyo unukaa leh isma qaadan karto Ustaadka Asagoo mahadsan mid ha u haro

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 ปีที่แล้ว

      Casimad waye lakin dadbaa loga yimid ogoowtaa

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 ปีที่แล้ว

      Muqdisho dadkii lahaa waa laga qaatay, waana dadka magaceeda leh, Banaadiri/reer Xamar, haddase waa Bullaacad laga yaacay oo goob fisqi, Daroogo iyo Ciyaal Weero!

    • @ramstoneway7197
      @ramstoneway7197 ปีที่แล้ว

      dee Waa run Isaga waa miskiin cali mahdi markuu madaxweeyne noqday ku hambabaray abgaalnimo intii kahoreeysay weeydiiya xagee buu ku sugnaa oo taa waxaa ugu dareeyd markii buu bilaabay inuu dhulalka dhaco guryo sameeysto profesornimadiisa ayaa question mark uu saaran yahay midawga musharaxiinta wuu yahay badbaado qaran wuu yahay jaajuus weenynaadayna wuu yahay.

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    MUGDISHO HAL QABIIL MA LAHA BEENAALE TUUG WAXAA LEH UMADA SOOMAALIYEED OO DHAN💙💙💙💙💙💙💙

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    KAALAY MUQDISHO DADKA KA SAAR HADAAD AWOODO REER ISBAARO QUUTE YAHYE FAMILY💙💙💙💙

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    MUQDISHO WAA CAASIMADA UMADA SOOMAALIYEED HAWIYO MALAHA BEENAALAYAAL TUUGO GURYAHA DADKA AAD DHACDEEN SOO CELIYA💙💙💙💙💙💙💙

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ปีที่แล้ว +1

    Somalia Cudar ey Qaban Insha Allah Guul Somalia
    💯💯🇸🇴

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah Pro. Gulleysa

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllh waan kugu raacay waa qof caqli u saxiiba

  • @maryanxuseen5620
    @maryanxuseen5620 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 ปีที่แล้ว

    Somalia 🇸🇴 guul iyo gobonimo😍😍😍😍😍😍😍😍muqdisho waaa leh hal qabiil wa sax😍😍😍😍😍😍👋👋👋👋

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 ปีที่แล้ว +1

    Anagaaba rabna in soomaaliya caasimad kale loo sameeyo.

  • @abdulkadirhassan3578
    @abdulkadirhassan3578 ปีที่แล้ว +2

    Ar xaa ka hadleysaa balcad iyo jawhar baa ugu so sokeyso baad dagnaan jirteen

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 ปีที่แล้ว +3

    Prof. Yaxye Caamir warkiisu waa xaq.

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 ปีที่แล้ว

    Nairobi somaliga hawiyah ka soogalo ka waran sheekhoow

  • @MohamedIbrahim-kh6up
    @MohamedIbrahim-kh6up ปีที่แล้ว

    yes profosor

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 ปีที่แล้ว +1

    Ninwalba aqoontiisa iyo garaadkiisa ayuu hadlaa kan yaa dhahay aqoon ayuu leeyahay ?
    Xamar waxaa jirtay wakhti ay maamulijireen dad aan somali ahayn.

  • @ahmedmaxamedcali2632
    @ahmedmaxamedcali2632 ปีที่แล้ว

    Pro waxaan lagaarabaa in banaadir rijan away dadka leh oo deegaanka udhashay sida loo soodagay waxaan kahaaynaa qoraalka aan haaynaa marka waxaan haaynaa

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld 11 หลายเดือนก่อน

    Good proff do not indulge in tribalism for heaven sake .

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว

    Waa runtiis!

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    AR MA KANAA PRFASOOR AH WAA BEENTIISA WAA KUWII GURYAHA XAMAR DHICI JIRAY GABDHAHA FUULI JIRAY YAHYE MOORYAAN💙💙💙💙💙

  • @mohamedabdi4295
    @mohamedabdi4295 ปีที่แล้ว +1

    Dhulka dowlada ayaa iska leh qofka somalika xaq waxuu uu leeyahay in uu ku noolaado haduu dhinto luku duugo.

  • @Liiloowe
    @Liiloowe ปีที่แล้ว +1

    CAALAMKA AYEY KA JIRTAA IN CAASIMAD KASTA DADKA DEEGAANKA INEEY MAAMULAAN. WAA REER XAMAR, ABGAAL , MURUSADE.
    XAQQU WAA KAAS

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 ปีที่แล้ว +4

    Yaxye caamir runta ku yuurur beenta waa waxa lagu dhumay waa kugu raacsanahay 100/100

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 ปีที่แล้ว

    Reer muqdisho ilalsada Nabadiina la shaqeya dowlada .Reer muqdisho Allah ha xafido Amiin yaa Rabi.cadowga Reer muqdisho cagta hoos Amiin yaa Rabi.Qeer Allah ha idiin siiyo Reer muqdisho Afkiina ku heysta XasbunAllah wannicmalwakiil Aqrista sura baqara Allah hanoo fududeeyo Aqriskeed Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @saidaali412
    @saidaali412 ปีที่แล้ว +1

    Yahaye masha Allaha runta ayaan ku jeclahay

  • @السيدعنجو
    @السيدعنجو ปีที่แล้ว +1

    Dad badan oo comments halkaan kasoo bixyay 3 qeeb bey ka koobanyihiin qaar wey kasoo horjeedaan muqdishaawiyiinta qaarna wey taageerayaan qaarna fikir qaldan bey caasimada ka aaminsanyihiin waxaana leeyahay 1 kuwa muqdishaadka taageerayo waad mahadsantihiin 2 kuwa kasoo horjeedo waxaan leeyahay intaad gaar wax uleedihiin tan xamartaa anagaa/unukaa iska leh 3 kuwaan fikirka qaladka aaminsan adeer caasimada waa lawada yeeyahay kunoolaanshiyaheeda ee local governor iyo lower houses 🏘 dad gaara aayaa leh wixii intaas kasoo hadho waa iska hadal

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 ปีที่แล้ว

    Xamar masii ahaan doonto casimada Somalia wa In lahelaa magalo lawada leeyahay

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 ปีที่แล้ว

      Qof walbo way degan tahay 😂😂😂😂

  • @abaadiribraahimmohammed5327
    @abaadiribraahimmohammed5327 ปีที่แล้ว +1

    Xamar digil iyo mirfleh waxbuu ka leeyahay yaxye caamirow keligiin ma lihide ogow

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 ปีที่แล้ว

    Kana cilmi leh ay leeyihiin. Cid walba oo somali ah.oo ku dhalatay xamar, iyada leh. Qabiil ma lah

  • @AZus6pd
    @AZus6pd ปีที่แล้ว

    NO COMMENT!

  • @abdirahmanmire7402
    @abdirahmanmire7402 11 หลายเดือนก่อน

    Prof beel

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 ปีที่แล้ว

    DUQA MAGALADA MUHU U NOQONWAYEY NIN JIBIL CAD HADAD RUN SHEEGIN UNUKA ISKALEH AD KU WAALATEN

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 ปีที่แล้ว

    Casimada waa lawado leyahay.laakin dhulka ay ku taalo waxaa iskaleh Reer muqdisho walalayaal xaq daro maad Rabtaan war Alle ka baqa .xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he ปีที่แล้ว

    wariyaha wa dameer dameer dhalay shaqadiisana haba yaraatee ma yaqaan.

  • @abdinasirfidow3156
    @abdinasirfidow3156 ปีที่แล้ว

    Waa runtii taada kula lihi teydana anaa iska leh garowe wax kale daaye qof koonfur kayimid doorashada kama qeyb gali karo
    Wax naanta soomaali kadhexeeya waa dhul iyo hanti hawiye kaliya .

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 10 หลายเดือนก่อน

    Yaa kugu haysta.Intaan arkayey duqa magaada muqdisho waxaa noqda Abgaal kaliya waxan arkay bartamihi 80 aadki uu.noqday Xassn Abshir faarax.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 ปีที่แล้ว

    Aqliga ama aragtida qaar.

  • @ZahraAhmed-i3j
    @ZahraAhmed-i3j 11 หลายเดือนก่อน

    Abgaal baa leh a oo xawaadle ah ayaa marqaati ka ah yaxyo camiroow ii noolow Balkan foolxumada badan oo gaajada ka muuqato

  • @ramstoneway7197
    @ramstoneway7197 ปีที่แล้ว

    Foolxumo iyo caqli xumo ayuu isku darsaday waxaa layabaay markuu Wasiir Bayle isagoon Gaari Karin Ayuu Iskaaga Mantagay Laakiin Beeyle Legend Waaye Wuu Yasay.

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 ปีที่แล้ว

    Waa eber muqdisho waxaa leh umadda somàaliyed oo dhan inta ay caasimadda u tahay
    Dadka uu sheegayana ayaga gatay goofafkoodi

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan deegaanka is laheeysiinaaya xoog ayuu sheeganayaa xamar iyo xamardaye ayaa loo yaqaanay xamarna qabaa'il badanaa degganaayeen oo la yaqaan balse yaa garqaadaaya?...

    • @rooraayecalimurjaan377
      @rooraayecalimurjaan377 ปีที่แล้ว

      War odaga habarta la saar: nin naagtaada rabo gabadheyda hoo kaa ma yeelo. Professore dadkaan dan gaar ah ey leeyihiin oo xasidnimo, kibir, iimaan darro iyo abgaal naceyb ey meel la fadhiyaan ee waxba ha isku howlin.

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 ปีที่แล้ว

    Yaadkagabadantahay ma daarood oo guryahoodii dhacaday mass kaga badanta ma raxanweyenbaad kaga badantahay

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 ปีที่แล้ว

    Wallahi waxan ku dhaaran Kara ina odaygan professor iska daaye, xita high school Inu wax ka dhigi karin. New York dad aa iska lee iyo Washington kulaha kkkkkk aqliga ilaahay kaa qad war bal jaahil Kan maqla

  • @ramstoneway7197
    @ramstoneway7197 ปีที่แล้ว

    Kan Yaayiri Horta Hadal qashin qashin Kala Jirin Iska Hadloow Ina Igare Waayahay Isbartiibada Maxamed Cabdullahi Farmaajo Makuu Hada Joogay Madhisin Ayaad Tidhaahdee Oo Fiqi Adigoo Dabadhilif Ah Aadku Raacday Yacni Mudulood Iyo Anukaa iskale Marbaa Lasoo Afjari Intaa Ka Horeeysaa waxaad doontaan Sheega Taariikhda Uunbeey Baalkaad Ka is taahishaan idiinku Rideeysaa.

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar ปีที่แล้ว

    War waxaan caloosja weeyan waa barsfoor qabiil iska daa

  • @abdumacallin2105
    @abdumacallin2105 ปีที่แล้ว

    Wariyasha waa ninyar odayga war aa kujiro

  • @foowsidirir
    @foowsidirir ปีที่แล้ว

    Unukaa leh intay somali leedahay meel gaadhi mayso waa idinka hada haystee maxaad ka fa,iideen taa is waydii kii yimaadaba intuu jaranjarada inagu koruu waxba cidna tarayn wadankana waxba u qabanayn

  • @ramstoneway7197
    @ramstoneway7197 ปีที่แล้ว

    Dowladii Maxamed Cabudullaahi Farmaajo Iyo Fahad Yaasiin Cashar Lama Ilaabaan Ah ayuu Idiin dhigay Hadana Waaleeysku Kiin madhinayaa Xagee Buu Maray Shalay Ceeyrkii Yidhi Baraawe Ayaan Qaadanayaa Galmudug oo Waala dhistay Oo Saleeybaan Baa xukuma Sacad iyo Saleebaan waa Mid Marka Bad Baada qaran ha Baqleeyso Carabku intaa Buu La'eg Yahay Wax Uu Ka Garanayo Taariikhda Soomaali Siduu Ku Yahay Profesor Waa Mamaxbuus Ciilan Sifiican Ayaad U Ciilanaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Kagaro Ciil Beel Ciil Badsi Ayeey Leedahay.

  • @abshirsiidow5006
    @abshirsiidow5006 ปีที่แล้ว

    Dadkaan ayaa lagu leyahay waa jamici yaab

  • @deeqfarah-vm3vi
    @deeqfarah-vm3vi ปีที่แล้ว

    War gartu ilaahay bay leedahay ee ninkaan wuxuu sheegayo waa xaq halagu qoro dastuurka soomaaliga Meel walba waa Lawada leedahay

  • @AZus6pd
    @AZus6pd ปีที่แล้ว

    IT’S VERY UNFORTUNATE IF HE IS PROFESSOR.

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 ปีที่แล้ว

    Caasimaddu waa wax ka dhexeeye shacabka
    Haddey deegaan noqoto dad gaar ahi leeyahay caasimad maaha
    Waana loo deynayaa xamar hawiye caasimadnna ahaan mayso hala kala doorto labadaas

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 ปีที่แล้ว

      Bal garawe caasimad kadhig aan wada lahaane sheeko reer muqdisho hadaa nhy kama kaftanno muqdisho , caqligaa nuuca majeerteynka keyga anigaa leh kaagana kula lihi

  • @saidaali412
    @saidaali412 ปีที่แล้ว

    Kan wariye ma aha

  • @camel000
    @camel000 ปีที่แล้ว

    No comment 😂

  • @jamayusuf-jc2ok
    @jamayusuf-jc2ok ปีที่แล้ว

    Walaahi qabiil ninkaan madaxa ka galay... Mogadishu was somalian capital for centuries before this guy and his father.grandfather and lots generations before

  • @ahmedmaxamedcali2632
    @ahmedmaxamedcali2632 ปีที่แล้ว

    Banaadir waxaaladhahaa baraabe ilaa aadanyabaal 3gobal oo kala ah shabeelahoose xamar iyo shabeelaha dhexe waye banaadir marka dadka bacsaday herr xamar waxay kusoo agee imaaka banaadir eeheer islaaw waana haay naa sida ayku soodadageen damiin ay kusoodageen markarunta kahadal shirta ilaa lasameeyo istaaq furoowga sida lookala soohoreeye ayaa lookala hor maraa here islaaw aau hor Mari jirtay bandhaboww AA kuxigi jirtay shaanshi bandhaboww aadamiinatay heer faqi shaanshi AA keentay kuuli iyo moorshe iyo gud mane waala ogyahay say kuyimideen waxaan udambeeyay asharaaf imaamka agtiisoo dagsaday shangaani saas aaloo shirijiaray waxaan hil maamay qalin shuba imaam key UGA shenjiree dahabka ilaa hada hooshaas ay kushaqeystasn marka imaam kisaciid bar qash imaam koo kalaxariiray imaatankiisa lakin talyaanigaa burburiyay hogaanka imaamka banaadir marka nin Marti ah aawax leh kiiloo soomartiyay wax maleh waadulmi dulmine dulimaad owleeyahay

  • @abdulfatahali408
    @abdulfatahali408 ปีที่แล้ว

    Jaahil