Qeybta 1-aad ee Wareysiga Prof Yaxye Caamir Qamri Soomaaliya la keenay iyo Gabdho....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • Qeybta 1-aad ee Wareysiga Prof Yaxye Caamir uu kaga hadlayo Daraasad uu ka sameeyey Qamri iyo Maandooriyaal kale oo Xarunta Xalane qeybna laga keeno qeybna la geeyo,Masuuliyiin Maalmaha qaar xalane waqti kusoo qaata iyo Gabdho da'yar oo uu sheegay in Daraasadda uu ku ogaaday in la baray.

ความคิดเห็น •