DAAWO: prof yaxye caamir" dhulka mudulood shirkado ayaa dhacaayo mana yeeleyno"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 9

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha Professor Yaxye

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 ปีที่แล้ว

    Prof yaxye guuleyso ❤ waayo noo joog🙏 geesi baad tahay ❤

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 ปีที่แล้ว +1

    Waleee qaab aad kuqayishaan maweysaan ee waxad wadaan joojiya dulmiga marka hore hagadin hadaad gadaana iska daaya munafaqada cidna idinma dulmayso ee edinkaa rabo dulmi lacagna wan rabnaa dulkeena wanrabnaaa faidaa professor kum haa sigaarka iyo qaadka iyo xashiishada iskadaa qunfac udhimo idima aleee

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 ปีที่แล้ว

    codkar❤🎉

  • @alimire2
    @alimire2 ปีที่แล้ว +1

    Waa kan ook kale hawiye sheeganayo diidanba in eey jirto Qaranimo Somaliyeed isagoo ka doortay qabyaalad 😮 in uu baafiyo waxa hadda afkiisa😅 kaga qiranayo

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 ปีที่แล้ว

      xaa ushege runta xnn waa😂✍️

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 ปีที่แล้ว

    Xamiido Lacagna waa rabtaa jaqaaaqna ma deyso habeen kasta. Kkkkkkkk

  • @MubYus
    @MubYus 10 หลายเดือนก่อน

    Goofka Xamar anukaaaa leh.

  • @ahmedsanuura6669
    @ahmedsanuura6669 ปีที่แล้ว +1

    Fake prof aya tahay shactiro ayaad taqaana