ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Dhaanto By Cisman Jagnaa HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2014
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

ความคิดเห็น • 202

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 5 หลายเดือนก่อน +19

    2014-2024 waan dhegeysanayaa dhaantadan. Waa habeenkii lixaad ee bisha Ramadaan ee sanadka 1445 ee ku aadan 2024, waan salaamayaa dhammaan dadka iga dambeeya, nolol farxad leh baan idiin rejeynayaa.

    • @youngyahye4765
      @youngyahye4765 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adna sido kale saxiib

    • @YurubAbdirahman
      @YurubAbdirahman 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤ 0:40

    • @YurubAbdirahman
      @YurubAbdirahman 2 หลายเดือนก่อน

      @@youngyahye4765I’ll

  • @Koronto
    @Koronto ปีที่แล้ว +12

    Dhaantadaan aad baan u xasuustaa
    Bishii August 2014 kii anoo baadiye jooga ayaan taleefan yar ka dhagaysan jiray
    Aabahay ayaa baadiyaha ii kaxeeyay
    Kadib 2014 labo biloood kadib ayaan kusoo laabtay magaalada burtinle anigoo shakhsi ahaan aad isu badalay
    Miyigu qofka wuxuu kasoo dhigaa mid adag 😭😭
    MARKA AAN MAQLO DHAANTADAN MA QIYAASI KARO WAXA QALBIGAYGA KUSO DHACA 💯

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 ปีที่แล้ว +7

    Dhantadan markay so baxaday waxan is jacel Gabar 5 sano isla soconay maantana gacan kuma haayo xitaa wan doontay jacel aan u qaabo laaki waa liididay 😢😢😢😢😢😢😢 2009 igu qali ah ❤❤ walalahay igas dambeeyo wan inaa salamaya 😢😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน +6

    😂 aad dawanayso 2024 like isku muuji😮

  • @abdifatahmahamud954
    @abdifatahmahamud954 2 หลายเดือนก่อน +6

    2030 tolow commentigayga ma arki doona😢❤

  • @sayidkachannel8958
    @sayidkachannel8958 3 ปีที่แล้ว +78

    Hadaaad reer BUUHOODLE tahy likre isaaaR

  • @jaamaccadaani433
    @jaamaccadaani433 3 ปีที่แล้ว +11

    Marqaan iyo reer Cali gari jarmal ayaan kasoo jeeda marqaan iyo jarmal weewee dhulkii daraawiishta

    • @inaabdi3205
      @inaabdi3205 3 ปีที่แล้ว

      Jarati iyo afdheer dhul ogaaden

    • @jaamaccadaani433
      @jaamaccadaani433 3 ปีที่แล้ว +1

      @@inaabdi3205 🥵🥵🥵🤭🤭Ogaden maxaya Dee? Qaar Dhulka dhulbahante ayaa leh nio

    • @asadsomalisomali4672
      @asadsomalisomali4672 8 หลายเดือนก่อน

      Reer Cali Gari ma ihi lakiini Reer Marqaan ban lakiini xili hore ba igu dambeysay Waxana ahay Ciyaal tulo dheere 😂

  • @cilmi5714
    @cilmi5714 4 ปีที่แล้ว +19

    Cismaan jagnaa wiil Buuhoodle haku Xafido

  • @amranmohamed377
    @amranmohamed377 ปีที่แล้ว +7

    Ninka Caligari❤Laaskuna xor u tahay maanta 8/03/2023

    • @XasanCabdi-bs5ug
      @XasanCabdi-bs5ug 10 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmaanqardhoabdirahma5368
    @abdirahmaanqardhoabdirahma5368 2 ปีที่แล้ว +84

    Watching 2023😂✊

  • @Ismailmohammed486
    @Ismailmohammed486 ปีที่แล้ว +13

    Still watching 2023 Amazing Dhanto

  • @cabdifataaxmataan1643
    @cabdifataaxmataan1643 ปีที่แล้ว +21

    Hala hala axyaaaa cismaaan jagnaaa waleee xasuuus 2014 hadana waa 6/9/2022
    1:22am habeenimo aYaan sooo booqday inta IGA danbaysa like ta ha ila dhaafin

  • @Muxiyadiin_fx
    @Muxiyadiin_fx 3 ปีที่แล้ว +11

    Inta TikTok kasoo luntay😂

  • @NajmoCabdiwaaxidcumar
    @NajmoCabdiwaaxidcumar 4 หลายเดือนก่อน +2

    Jah 2024 dawa noya kwrn❤😂

  • @leilahassan631
    @leilahassan631 5 ปีที่แล้ว +7

    Xaqiq dhantadan wa iga gadantahay cisman hor u soco huno geesiyow

  • @apdallajoseph
    @apdallajoseph 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qofta qosolkeedaaba ku haystaaba ❤😂

    • @cabdiwahaabcabdisalaan5196
      @cabdiwahaabcabdisalaan5196 3 หลายเดือนก่อน

      42 ago wax qortE 😂

    • @apdallajoseph
      @apdallajoseph 3 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiwahaabcabdisalaan5196 weli xta TH-cam ki kama bixin 😂

  • @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
    @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 2 ปีที่แล้ว +4

    26,6,2022
    Malin axad ah sanad guradi 62ad ee xornimada Somalia 🇸🇴 ban dawanaya waliba Mogadishu

  • @ziciidahmettziciidahmett221
    @ziciidahmettziciidahmett221 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cismaan jagnaa wiil dhulbahante

  • @Kingciska4
    @Kingciska4 7 หลายเดือนก่อน +5

    2024 yaa dawanaya 😂

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 2 ปีที่แล้ว +5

    Buuhoole for life ❤+jarati 🇪🇹🤝

    • @yool2176
      @yool2176 2 ปีที่แล้ว +6

      Naa calankaas naga dhig ish!

    • @apdallajoseph
      @apdallajoseph 3 หลายเดือนก่อน

      Waakan calankaagu🇸🇴❤

  • @ZulthanYoussouf
    @ZulthanYoussouf 10 หลายเดือนก่อน +2

    Inta daawaneys 2023 like and replied 🙏🏿🇸🇴

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 5 ปีที่แล้ว +8

    nio gabadhu wa mid Shaxshax ah wbn ka hely qosolkeda

  • @BISHAN.SHACBAAN
    @BISHAN.SHACBAAN ปีที่แล้ว +2

    1da Bisha ina haysa September 2023 Ilhawo nabad Nagu Gadsii 🤲😂 saxxiib wa idiin Salaamay So Dhoow September ka

  • @hananhanan1835
    @hananhanan1835 3 ปีที่แล้ว +7

    Who watching still 2020/10/1🎆

  • @Abdalle_Ab
    @Abdalle_Ab หลายเดือนก่อน

    2024 hadaad soo booqatay like dhacku sii❤

  • @BISHAN.SHACBAAN
    @BISHAN.SHACBAAN ปีที่แล้ว +1

    Curashada Sanadka Cusub 2023 Milaadi 01/01/2023 uu ku beegan maalinta Axaada inshaallah ?🤔

  • @shaakirfowsyusuf7282
    @shaakirfowsyusuf7282 ปีที่แล้ว +1

    Xasuusuhu waa lama huran 2023 dawaniya

  • @ismo_official
    @ismo_official ปีที่แล้ว +2

    XASUUS HORE 2023

  • @khalifjama6836
    @khalifjama6836 ปีที่แล้ว +1

    Waching 2023 waxaa fhaanto lagaa dhahaa from isaq

  • @hamdacudon3937
    @hamdacudon3937 ปีที่แล้ว +1

    Xasus alla maxan ku Ciyaray Wagi Qaryan dhoodan 3/10/2022

  • @Kabtan_Xoog
    @Kabtan_Xoog 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024 yaa daawanaya like isku Muuji

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadan 2023 dhagaysanaya😅😅😅😅😅

  • @king-ashraf1823
    @king-ashraf1823 5 ปีที่แล้ว +7

    Very good abtigiiz

  • @anuu__pea1292
    @anuu__pea1292 2 ปีที่แล้ว +3

    2022 dawanayaa😃🤣

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 ปีที่แล้ว +1

    Watching this to bring the childhood memories ..........

  • @DhaantoChannel
    @DhaantoChannel 5 หลายเดือนก่อน +2

    Watching 2024😂😂

    • @Hmmmm501
      @Hmmmm501 5 หลายเดือนก่อน

      Waan ku salaamay🤣🥰

    • @DhaantoChannel
      @DhaantoChannel 5 หลายเดือนก่อน

      @@Hmmmm501 wan kaa qaaday😁❤️

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 5 ปีที่แล้ว +13

    *_I miss my girl😭😭😭_*

  • @nooobuuq5863
    @nooobuuq5863 3 ปีที่แล้ว +2

    Best dhanto from Somaliland 2018 reply 2021 From Italia fanànka anoo Aqoon dhantada ku heysteey intey iga danbeysey idinsalaamayaaa

  • @abdirahmanabdullahicaynaba2322
    @abdirahmanabdullahicaynaba2322 ปีที่แล้ว +3

    Codkaa iqaaday

  • @SayidCabdi-it6wl
    @SayidCabdi-it6wl ปีที่แล้ว +1

    marag dhaanto kashidan dhaantadan codkan qosl😊😅😅😅❤❤❤❤

  • @Daakir
    @Daakir 7 หลายเดือนก่อน

    Xasuusto markii iigu horeysay dhantadaan
    waa 2014.
    Caawana waa 19 Jan 2024 Fri 12:10 AM .

  • @user-rz4gl4bv9g
    @user-rz4gl4bv9g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Watching last day in 2023

  • @malcolmlele2666
    @malcolmlele2666 ปีที่แล้ว

    Still watching 26/7/2023 at 3:04 AM Nairobi - Kenya.
    ❤❤❤

  • @abdikeniali8769
    @abdikeniali8769 5 หลายเดือนก่อน

    2012kii baan daawan jiray besrigay soobaxday waxaan kadaawqn kuray Mobile dos la odhan jiray oo isna wagaas soobaxay

  • @AhmedRooble-o7m
    @AhmedRooble-o7m 27 วันที่ผ่านมา

    Hadaa reer labi fiidaale tahay like saar❤

  • @ShaaFi23
    @ShaaFi23 4 หลายเดือนก่อน +1

    who still watching 2025❤

  • @bilanilkacasebilan8405
    @bilanilkacasebilan8405 5 ปีที่แล้ว +7

    Saaxiibadan

  • @saidabdihassan6850
    @saidabdihassan6850 11 หลายเดือนก่อน +1

    *Still watching 2023 end of August*

  • @sadiiqjimcaale
    @sadiiqjimcaale 25 วันที่ผ่านมา

    2024/😂 so qoray Tollow 2030 ma arki doona😢

  • @fahadinho6654
    @fahadinho6654 14 วันที่ผ่านมา

    Still 2024 😢😊

  • @Anwaar.aadan.maxamud
    @Anwaar.aadan.maxamud 4 หลายเดือนก่อน

    Sabti.13.apr 2024/ hijriga.1445 gobolka saxiil magalada BARBERA northern somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪❤

  • @abdulahidigale8609
    @abdulahidigale8609 11 หลายเดือนก่อน

    Ninka Manto ogg joga guleyso brother from garissa waqoyi bari kenya

  • @user-pz5ze5qr5n
    @user-pz5ze5qr5n 3 หลายเดือนก่อน

    2024 dadka dawanaya wa idin salamay❤

  • @alimohamuud7668
    @alimohamuud7668 2 ปีที่แล้ว +3

    2022 watching

  • @Cismaan_darawish
    @Cismaan_darawish 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan cismaan saleeban xirsi jagnaa

  • @BurhaanCabdi-jp6gx
    @BurhaanCabdi-jp6gx 20 วันที่ผ่านมา +1

    2014--2024

  • @najahmahdi8521
    @najahmahdi8521 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhaanto 2022❤️

  • @Ismailmohammed486
    @Ismailmohammed486 ปีที่แล้ว +1

    The girl acting so beautiful 😊

  • @engsalebansaedbidaar6595
    @engsalebansaedbidaar6595 3 หลายเดือนก่อน

    2015-tii ilaa 2024 yaaab

  • @mohamedabdikaafi8179
    @mohamedabdikaafi8179 ปีที่แล้ว

    Dhantada gabdha Ku Dhex jirta tan 2018 Ila hda waan raadiyaa 🥺🥺

    • @gacangacan9641
      @gacangacan9641 ปีที่แล้ว

      Ana kuhaya tee rabtaa ma anisa misi faisa yarta heesta jelaysa

    • @mohamedcadde4743
      @mohamedcadde4743 ปีที่แล้ว

      😅😅 all ku sahlo sxp

  • @liibaanmaxamedyusuf4087
    @liibaanmaxamedyusuf4087 ปีที่แล้ว +1

    2023/07/15 wacthing 🤚😂

  • @ShucaybabdiBashir
    @ShucaybabdiBashir 29 วันที่ผ่านมา

    Dhaantadaan markey soo badax waxaan jiray 7sano🤣

  • @Yooco.
    @Yooco. หลายเดือนก่อน

    2014kii Hadana Beatka saaran waa khatar cadiim😂

  • @Zir_khaalid
    @Zir_khaalid 11 หลายเดือนก่อน

    Still watching September 2023 ❤

  • @faadumomaxamed4159
    @faadumomaxamed4159 ปีที่แล้ว +1

    2025,😃😘😘inta dawan 💋

  • @SayidCabdi-it6wl
    @SayidCabdi-it6wl ปีที่แล้ว

    dhaantada aad baanusoo xasuusataa dhaantoyin bada 123❤❤ aadnawaanujeclahay

  • @robertnyakundi6631
    @robertnyakundi6631 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah

  • @engabdikani903
    @engabdikani903 3 ปีที่แล้ว +4

    axlaa dhanto cismanow

  • @jamaadyuusuf9993
    @jamaadyuusuf9993 ปีที่แล้ว

    Ninkan cismana anigu ii qaday🥰

  • @youngyahye4765
    @youngyahye4765 3 หลายเดือนก่อน

    Memories wlaahi

  • @user-fd3tc7nh5x
    @user-fd3tc7nh5x 3 หลายเดือนก่อน

    2026 anoi yar jeclaa dhantdn😂😂😢

  • @faysalfatah119
    @faysalfatah119 6 ปีที่แล้ว +5

    2016 bishi 1

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 4 ปีที่แล้ว +10

    Aniga aya isku eganahaya gabartana

  • @user-zx8jp8kn7q
    @user-zx8jp8kn7q 22 วันที่ผ่านมา

    Mnsha Allah

  • @sabiriinmaxamuud9795
    @sabiriinmaxamuud9795 ปีที่แล้ว +1

    2013

  • @AbdulqaadirBb
    @AbdulqaadirBb 3 หลายเดือนก่อน

    2024 iyo cw iyo caawa oo khamiisa ah

  • @najmaali4967
    @najmaali4967 ปีที่แล้ว +1

    Watching 2030😆😆

  • @abdlesammow5489
    @abdlesammow5489 3 ปีที่แล้ว +9

    2021 watching

  • @user-yj6fw9tf3u
    @user-yj6fw9tf3u 5 หลายเดือนก่อน

    Watching 2024 😂😂😂😂😂😂

  • @GABAYSIDE
    @GABAYSIDE 5 หลายเดือนก่อน

    Still watching 2024 ❤

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 ปีที่แล้ว

    Congratulations my dear sister and brother thanku

  • @user-fd3tc7nh5x
    @user-fd3tc7nh5x 5 หลายเดือนก่อน

    Anoo yar ESTv Kedington jiry😢😂

  • @farduusasiciid8803
    @farduusasiciid8803 2 ปีที่แล้ว

    dhaanto.aad qimo..badn xzuuuz 2017💕

  • @SayidCabdi-it6wl
    @SayidCabdi-it6wl ปีที่แล้ว

    waan uxiisay dhaantadan

  • @user-rl5mu2xn4p
    @user-rl5mu2xn4p 3 หลายเดือนก่อน

    May 2024😢

  • @CabdiqaniMaxamed-b6t
    @CabdiqaniMaxamed-b6t 22 วันที่ผ่านมา

    Laandheere landheeere daily Wilka reer call geri😂

  • @SayidCabdi-it6wl
    @SayidCabdi-it6wl ปีที่แล้ว

    waxa iigudameeysey 2011 hadan waa 23/7/2023

  • @abdifatahahmed3042
    @abdifatahahmed3042 3 ปีที่แล้ว +6

    The Best dhanto ❤❤❤❤

  • @bilanilkacasebilan8405
    @bilanilkacasebilan8405 5 ปีที่แล้ว +4

    Waan kusalaamay cisaaman gabadhii budlaan miyaa nuune kowsar aadan

  • @khalidabdi6
    @khalidabdi6 ปีที่แล้ว

    still i,m Watching 2023❤❤

  • @user-bd6fw6re4f
    @user-bd6fw6re4f 9 หลายเดือนก่อน

    Inta ilmid ah hada soo firays

  • @bcr2216
    @bcr2216 ปีที่แล้ว

    Farst watching 2015 to 2023🎉

  • @Idaawostudio6213
    @Idaawostudio6213 3 หลายเดือนก่อน

    Dhaanto shidan

  • @Faliseyyyy
    @Faliseyyyy 5 หลายเดือนก่อน

    2019 ilaa hada wan dawanoya saa ujeclahay lee😂❤

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 5 หลายเดือนก่อน +1

      Anbo

    • @Faliseyyyy
      @Faliseyyyy 5 หลายเดือนก่อน

      @@somaligemer1233 same nahnay

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if ปีที่แล้ว

    Osmaan Jagna legend

  • @aadanyareaadancade1439
    @aadanyareaadancade1439 ปีที่แล้ว

    Waw dibisti danto 2016 2023 xasuus

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 ปีที่แล้ว

    Viva Rer Marqaan Iyo Darawiishba

  • @BISHAN.SHACBAAN
    @BISHAN.SHACBAAN ปีที่แล้ว

    Dhul Hijjah 1444 01/12/1444
    Dhul hijjah 1444 Dhul Hijjah

  • @KafeeyoHireMohamed-fr4ns
    @KafeeyoHireMohamed-fr4ns 18 วันที่ผ่านมา

    2024 😭💋💕😂

  • @axmedxawte2380
    @axmedxawte2380 ปีที่แล้ว

    2023 I listen