The big legend Simba waan wataa. Balse meesha ah ..Qiimaheeda leedee Qof lays kama amaanoo Qalad looma hesee Qurashaytii habeenkaay. Weeyaan. Maaha qofna lama amaano.!!
Heestan waxa iska leh Prof Abdulqaadir Maxamed Shirwac, prof waa mid kamida Aas'aasyadii Jaamcada GALKAYCO University (GU), sido kale hada waa Hogaamiye beesha Ilmodahabo-tolmoon. Prof heesta wuxu u Sameyey Xaaskiisa Qarad oo in kabadan 12 sano ee wax isla so baranaayen Heer School ilaa heer Jaamacad wana Xaaska kaliya ilaa hada uu qabo. Waxaas aa ka caashaq ah prof iyo xaaskiisaba Allaha isku deesto.
War guuleed simbow maxaa kuugu dhacay codkaaga saan lee muu ahaa waaba kuu waabsanaa fanaan codkiisa aad u sareeyo ayaan kuu heystay war waa ku jabtay heesahaan munshup-ka ah
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤
Fanaan guled simb rer jaceel waye cud macaan qurux is ku darstay Masha Allaah waxaan illahy ka ka baryaa
Codka %100
music %100
lyrics %100
laxanka%100
inta igu raacsan like
Ragga geesi madiido meesha ah ma aha ee waa ergo geesi madiido 🖤🔥 another mash up somali ❤️⚡
M.a wll al fanaan gulleed zimba zxb halmar gobalkaagi gedo imoow oo noogu hees inta cabaar ah 💗
Hits of the year inay tahay waa la sii ogyahay legends 🔥 🔥
Codkiisa inaba caadi maaha🔥🔥🥰
The big legend Simba waan wataa.
Balse meesha ah
..Qiimaheeda leedee
Qof lays kama amaanoo
Qalad looma hesee
Qurashaytii habeenkaay.
Weeyaan.
Maaha qofna lama amaano.!!
Guleed simba codkiyoo qofa wlhi🥺🥰❤❤💯💯💯
Fanaanka kaliya ee heestan uqalmo keep going ❤
Benta joji khadar keyow uga fcn wlhi guled qabdarow uqadoya
🎄
Amazing.❤
Heestan waxa iska leh Prof Abdulqaadir Maxamed Shirwac, prof waa mid kamida Aas'aasyadii Jaamcada GALKAYCO University (GU), sido kale hada waa Hogaamiye beesha Ilmodahabo-tolmoon.
Prof heesta wuxu u Sameyey Xaaskiisa Qarad oo in kabadan 12 sano ee wax isla so baranaayen Heer School ilaa heer Jaamacad wana Xaaska kaliya ilaa hada uu qabo.
Waxaas aa ka caashaq ah prof iyo xaaskiisaba Allaha isku deesto.
Libaax waad la keentay legend.
Lejan of Lejan walahi guuled maxamed dhuubow bule simba 🥰🥰🥰😊😊
Legend Guuleed Simba🙏
Fav fanan fav man all the time ❤️❤️❤️🤴 on the way to 🇫🇮
Fanaaniita aan ku ilaway fanaantii hore aya thy mr guleed hees degan kaaga fadhiyaa brother
Guleed hees Hiraan Haso qaado sndkan🥺
Amazing Cod SiMba🖤✌
Khadar keeyooow
Ayaa kaaga fiiican Brotherkey
Ikn ma xumid adba keep up 🙏🏻👋
Wow the song is amazing the sound is amazing!!🔥🔥
Guuleed simba waa fanaan cod macaan reallty👏🙏🙏
😢😢😢
gulled codkaaga ma xuma balse khadar keeyow ayaa kaaga cod macaan heesta oo ku soo baxay fananionteyda an tageero gulled iyo khadar keeyow
Amazing Gulled zimba ❤
Gulledow hestan kuma hayo bro khadar keyow legend wlhi✌️
Lengend zxbkey guled waanu kulanay marar badan always ❤👆
Maxa saan dhan ogu cod macan tahay guled simba masha allah 😻😻😻😃
Legend of the Legends keep going 💪
Khadar keeyow the one and only mashup asaga ugu fiican 👍💪💪💪💯
Beenaa sheegtay guuleed iyo king of playback iidle ugu shidan heestaan
Hees cusub ayaa kaga fadhinaa taas horay ayaa loo qaaday sanadka 2022 waa dagtay see camal
Mataan pro isoo qabo nio nin qaalibaad tahaye
The one and only gulled simba ✅🎶🎤
Masha alalh walkey guuled simba wan ku wataaa wlhi wan ku tageera si qalbii ah
Gulled simba the legendary👊👊👊👊
0oķ
Alla huuno ku jeceliya ilaahay janada ku gee Guleedow 🤲💋🤴❤
Ilahow is aragtan❤
Gulled in the building
Mattan pro waan ku wataa legend
Waiting
Meelahan wa melaha lagu kala hadho abti heesahan iskada 😂😂 wad ku ciyartay wlahay
Legend 🙏✌️
WAAW HEESTA BERI HORE AYAAN KU KAABAN JIREY WAA HEES QIIMA LEH
Legend guuled simba🤙
Ayro wax la dhoho ma jiraan ee wa ido amma laxo saad u taqaanabo weer ma daayo waaye✌iska sax😂
Simbaaaa de legend 👋🔥😘
Wllahaygaa somliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi mahadsanidiin igarap isdaaga
❤❣
Xasan Adan Samatar 100%✓
Guleed Simba 99%✓
Khadar keento 80%✓
Idle yare 79%✓
Ka dabo qaadka heesaha idle yare kaga wada wanaagsan
Gulled waxuu kadigay sidaa hees cusub🥰
Wooooow ♥️♥️🌹
Amezin voice wallahi 🎻🎤🎧
Inta og in heesta khadar kenyow ku fiicanyahay isoo raaca
M.a fananka keli aan fananinta ugujeclahay ilahay haituso gulled❤️❤️😰🥵
wooow what a voice m.a gulled simba the one and only🤘
Legend gulled simba keep it up
Alla yaazic fanan la hupo keep going 🥰😍😘
J'aime bien cette chanson même papa l'écoute souvent ❤❤❤❤🇩🇯🥀🥀🥀💕
Moi aussi
@@mustaphhonest9217 Hum ❤🇩🇯
Omg 😱 simba🤴💯🔥
Hiiraan dhawee❤❤❤
Codka 🥺🔥
Woow the only one 🔥
Wllhyy. Heesa leedahy oo. Aan macan aheyn man arin. 🥵🥺 guuled zimba
Guledow wlhi waaku dheeshay heesaha xitaa fanaaninta kalaaba aad iyo aad kaaga dhow inay keenaan lkn jooji kabadbadiskaa kuwaalayee labada hese uhoreeya waabad kaxaraabaysatay ninka lyricska diyaariyyna ereyada badankooda waa khalday
Another level proh
way another level guleed Simba
Khadar KeYow ku macaantahy heestu🥵
Khadar keeyow ayaa kaga leh
Guled amazing voice
Isha,calaa.cod,wlhi 💯💯💖💖
Zimba come back
My fav singer Gulled Mohamed Mohamud
Another level
Love love ❤ my brother.
Qabriga hortii qaradeey dareen aad uqabow qadirkeen haku geeyo saxid
Kkk ragaa geesi ma dido maha ee waaa ilku geesi maa diido
🫡🫡🫡✅✅❤️❤️❤️Heeso xul ah wlhi ✅
DIAMOND VOICE GULEED SIMBA💕🌷💖
Amazing voice
Always bogortoyo💯
Ader heestiiba dabkad
Ka rideene ciyaarta kadaaya 🙏🙏
Ninkeyga mustaqbalka❤🤴💯
😂
Fav Songer Gulled Simba ❤💫
Wow 🍁❤️🎶
Dee sxp waxiiba waad ku caartay
War laxankii fanintii hore ku qaad heesta sidii khadar keeyow🤣
Wllahaygaa somliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi mahadsanidiin igarap isdaaga
❣🥰👀
Ina adeeerkey guuuuul wan kujclahy
Guled fan baan u ahay lkn qaaaciga kuma fcna
Heestan Khadar keeyoow ayaa ku cod macaan wlhi, Guuleed wuu kufsaday heesti dhameydba
WA RUNTAA,KEEYOW AYAA UGA COD MACAAN,KAN QAAB KALUUBA U QAADOYAA HEESTA
M.a fanan aad u cod mcn❤❤🥰🥰
Jah coodkizah wxkle gulled😰❤🥰
Wooow 😍 😍 😍 😍
What a voice Masha’Allah guled simba guuleyso inadeer❤
Inataan hees uu leyhay guleed simb tan ayaa ugu kharaad
U are my crush 😍 waku jecelhy guuled zimba my. Fv fanaan.
Woooow
heestaaan khadar keyow lee kusoo baxay gulled simaba kuma soo baxaayo
Legend zimpa
Woooow wan ku gu haysda
yaasalaam hees Cubs guuleed simbo 2022
Woow
Amazing voice
War guuleed simbow maxaa kuugu dhacay codkaaga saan lee muu ahaa waaba kuu waabsanaa fanaan codkiisa aad u sareeyo ayaan kuu heystay war waa ku jabtay heesahaan munshup-ka ah
Hiiran iidhaweye ❤️🏡❤️
amazing voice❤🎤🎤🎧🎧