WAXAN WACAY WIILASHA ANIGOO TIMO QAAWAN CADNAAN OO IGU XANAAQAY😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @RoodoMaxamuud-pw4lg
    @RoodoMaxamuud-pw4lg 2 วันที่ผ่านมา +41

    Qofki kussliya rasulkena maxamd scw ilhy janatul furdowsa hakawarabiyo hadafkisana hawfudeydiyo amin yarabi

  • @RahmaMahamed-m7w
    @RahmaMahamed-m7w 4 วันที่ผ่านมา +210

    Waa soo gashee ku Sali nabi Muxammed scw❤

  • @HhUh-p1p
    @HhUh-p1p 5 วันที่ผ่านมา +2258

    Marbo hadaa arkeyso saliga nabiga scw 😢 like maa kudii de😢

  • @BisharoSumayo
    @BisharoSumayo 4 วันที่ผ่านมา +324

    Haiska indha tirin saliga nabigeynna muxamad❤😢😊🎉

    • @DeeqoisaakhAbdulahi
      @DeeqoisaakhAbdulahi 4 วันที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @mohamedosman7288
      @mohamedosman7288 4 วันที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw Scw Scw scw

    • @NasroDirir
      @NasroDirir 3 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw

    • @SaynabCabdi-l7w
      @SaynabCabdi-l7w 3 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🎉❤

    • @FardowsaNour-o2t
      @FardowsaNour-o2t 3 วันที่ผ่านมา

      Scw🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kordahap
    @kordahap 5 วันที่ผ่านมา +1070

    qofkii qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhsiyo🥺🤲

  • @ardoardo742
    @ardoardo742 4 วันที่ผ่านมา +255

    Burukada waa xaaraam Rasulka scw wuu nacladay tan samaysata iyo ta loo sameeyo walashay samia iska ilaali hadaadan ogayn

    • @Tilaawa15a-ws5oz
      @Tilaawa15a-ws5oz 4 วันที่ผ่านมา +5

      Sax waaye

    • @Nimcosss
      @Nimcosss 4 วันที่ผ่านมา +5

      Wa qofka timaha ku dra iyduna timo kuma drin

  • @shqarBoy
    @shqarBoy 5 วันที่ผ่านมา +1475

    Mar ba hadaa arkayso saliga nabiga like la dhac 😢

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 4 วันที่ผ่านมา +71

    Ala saalax jj is funny wllhi ka go idam ale kulahaaaa🤣 alpha and saalax funnyyy😂😂😂😂

  • @Inamuuse204
    @Inamuuse204 5 วันที่ผ่านมา +828

    Cadnaan markaa maqlay waa soo orday yaa ila mid ah 😂❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 4 วันที่ผ่านมา +112

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🥹

    • @QueenSara-m8b
      @QueenSara-m8b 4 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw is the best ❤

    • @FartuunyuusufcumarFartuunyuusu
      @FartuunyuusufcumarFartuunyuusu 4 วันที่ผ่านมา

      abaayo labar talked vuunka❤❤ mcn maiishiigikartaa baliis🙏🙏💖💖

    • @caishoc.raxmaan3521
      @caishoc.raxmaan3521 4 วันที่ผ่านมา

      -:^*/- منغ❤😂🎉😢😮😅❤

    • @SimonHassan-ye4pz
      @SimonHassan-ye4pz 4 วันที่ผ่านมา +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @BusuriCabdi-vn6xh
      @BusuriCabdi-vn6xh 3 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Axlaam456
    @Axlaam456 5 วันที่ผ่านมา +226

    Nabiga igula saliya scw ❤️❤

    • @DeeqoisaakhAbdulahi
      @DeeqoisaakhAbdulahi 4 วันที่ผ่านมา +2

      Scw scw scw scw

    • @XaawoMaxamed125-og1tt
      @XaawoMaxamed125-og1tt 4 วันที่ผ่านมา +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @IkranMohamud-p9m
      @IkranMohamud-p9m 4 วันที่ผ่านมา +2

      Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️

    • @MaryanMaryan-u1r
      @MaryanMaryan-u1r 3 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu caleyhi wasallam

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 5 วันที่ผ่านมา +145

    Ala cadnaan ba soo arke wasoo carare wllhi ❤😂 ilahow cadnan io samia calaf iskugu dar ya rabih😢❤

    • @Haniyeta
      @Haniyeta 5 วันที่ผ่านมา +1

      Same Wlhi 😂

    • @asiyasalah793
      @asiyasalah793 4 วันที่ผ่านมา

      😂amiin

    • @HasaanHire
      @HasaanHire 4 วันที่ผ่านมา

      Amin

    • @SalmoMaxamed-n5w
      @SalmoMaxamed-n5w 3 วันที่ผ่านมา

      Amiin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 5 วันที่ผ่านมา +306

    Abayo waanku jeclahay waanaku taageeraa said weliba allh dartiis waxbaan rabaa inankuu sheego lagayaabee inadan ogeen ama aadanku bararug saneen burukada waa xaaram rasuulka salalahu caleyhiwalam wuu nacdalay qofka saarta iyo kanoolssaraba hada anaga wan ujeednaa inafan si caadi ah u xirneen gabar wanagdan oo diin iyo aqlaaleh baatahay lkn xataa inaa lagu kaftamo ama saanookale aad waxku sameeso xataa waa qalad wana dembi ween abayo Please iska ilaali mardambe ha ulaaban samia aqlaaq wanaageey wankujeclahay wlh abayo wixii aan fiicnena waankula necbahay wixii wanaagsana waankula jelhaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdifatahmoumin8803
      @abdifatahmoumin8803 4 วันที่ผ่านมา +6

      Samia Ahmed wllo fadlan sidani ma fiicnee iska dhaaf shay kasta oo inaga xaaraan ah inaan ku kaftano ma banaana.
      Iska dhaaf walaalo fadlan

    • @najmocnaasir1895
      @najmocnaasir1895 4 วันที่ผ่านมา

      Abyo aad kaka mahdcelinaa sidaa uwanise walasheen lkn wxa naclady nabiga scw maahn waa ALLAH subxna watacala xadiiska dib ufiiri qofkii sameeyo lacnad xakarbi kasocoto kudhaceso 😢

    • @tawalyusuf1851
      @tawalyusuf1851 4 วันที่ผ่านมา

      Waa xaaraan Burukada

    • @SadiaUmuzaki
      @SadiaUmuzaki 2 วันที่ผ่านมา

      Masha allaah allah kaa abal mariyo sidad ulahadashay walashen

  • @maidaabdinor7597
    @maidaabdinor7597 4 วันที่ผ่านมา +126

    Marka asad iyo koko lagaso tago wa qofta kaliye la daawan karo❤ya igu racsan😂inta kle wa lab labo socota

    • @MariyaMaxmed-n9e
      @MariyaMaxmed-n9e 4 วันที่ผ่านมา +4

      Sundus iteey kuhilmaamtay Quranxay😂

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 4 วันที่ผ่านมา

      ​@MariyaMaxmed-n9ehaa sundus lma ilawi karo wax fiicn so gudbisa

    • @maidaabdinor7597
      @maidaabdinor7597 4 วันที่ผ่านมา +1

      @MariyaMaxmed-n9e iyadaba ugu daran😭😹

    • @maandeeq23457
      @maandeeq23457 4 วันที่ผ่านมา

      Printerest aa Sarane sawir aadan laheen markaasa Boqorada puntland wax ka sheege 😂🙄😌😌​@@maidaabdinor7597

    • @HYareey
      @HYareey 3 วันที่ผ่านมา

      Sundus awy😂😂😂

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 5 วันที่ผ่านมา +185

    Ala cadnan cadiyu isku badalay wlhi kuwa kle funny ahayen 😂

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 5 วันที่ผ่านมา +14

      Haa wuu jeclyhy qofna am jecla inuu arko qofkiis8 oo qaawan😮

    • @SalmociiseCabdi
      @SalmociiseCabdi 5 วันที่ผ่านมา +2

      ​@LaylaCabdiraxman waxaas Aa kaa jaceyl Ah😂

    • @SamiraAli-pf8tj
      @SamiraAli-pf8tj 4 วันที่ผ่านมา +3

      Xitaa asaga wey usheegteyy iney prank thy lkn kuwa kle ma usheegin❤😮

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex 4 วันที่ผ่านมา +118

    Saamiya ma ogtahay inuu Nabigu scw habaarbay ta timaha xidhiidhisa ee timo kale dul saarta iyo taloo saaraba 😢

    • @FaadumoAnigaiyoadiga
      @FaadumoAnigaiyoadiga 4 วันที่ผ่านมา +2

      Waa fake😂

    • @Naxariislowga
      @Naxariislowga 4 วันที่ผ่านมา +6

      Wa fake waxy hdlka u so qoray fahan dee horta iney fake yihiin soo muqalka laguma arkin​@@FaadumoAnigaiyoadiga

    • @munaGerat
      @munaGerat 4 วันที่ผ่านมา

      Fake kan​ saara iyo kan lo sara lawada rasulka s.a.w wo habaare tin iyo ciji ba@@FaadumoAnigaiyoadiga

    • @Nimcosss
      @Nimcosss 4 วันที่ผ่านมา

      Oh miyay xidhidhsaty mrka hush

  • @HudiitaHazmar
    @HudiitaHazmar 5 วันที่ผ่านมา +238

    Salax jj funny waye qosalka ayuu iga dhmeyay 😅😂😂😂😂🤣🤣🤣

    • @MahaAli-oy4wm
      @MahaAli-oy4wm 4 วันที่ผ่านมา +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Somaliparty
    @Somaliparty 5 วันที่ผ่านมา +263

    Cadnaan suaasha la weydiiyey iyo sida ay markiiba ugu sheegtey xaqiiqda inta ila dareemeysa ❤😅

    • @taliso-g1s
      @taliso-g1s 5 วันที่ผ่านมา +13

      Asi mala dhibi karo falaaraha raac 😂😂😂😂

    • @Somaliparty
      @Somaliparty 5 วันที่ผ่านมา +1

      @@taliso-g1sin uu block gareeyo ka cabsatee 🤭

    • @HudaAbdiqaadir
      @HudaAbdiqaadir 4 วันที่ผ่านมา +4

      Amus suxe😂

    • @taliso-g1s
      @taliso-g1s 4 วันที่ผ่านมา +1

      @@HudaAbdiqaadir maya ani wax madhhin be 😅😅😅

    • @bulshaawiaweys4381
      @bulshaawiaweys4381 4 วันที่ผ่านมา +5

      Inaa halaahaas soo qoro mesha u soo galay ada iga hor martay 😂😂😂😂

  • @MAGICYT-g9g
    @MAGICYT-g9g 5 วันที่ผ่านมา +131

    Samia ahmed not ❎️ samia mss talent ❤ ✅️ i love you

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 5 วันที่ผ่านมา +45

    Come soon 700k inshaa allah
    ku sali nabi maxamed scw ❤❤
    اللهم صل على محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @MascuudMohamed-t8v
      @MascuudMohamed-t8v 4 วันที่ผ่านมา

      اللهم صل على سيدنا محمد صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 5 วันที่ผ่านมา +174

    Samia umadena m tihid ilahay maskaxadad haku barakeeyo habeen walb wax cusub ❤❤guuleyso abaayo

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 4 วันที่ผ่านมา +42

    Cadnaan iyo saamia inu xariir ka dhexeeyo ba la fahamney videoga dhexdiisa mashllah illahy calaf ha iskugu kiin daro wa isla kin jecel neheee❤❤

    • @HawaMohamed-m3l
      @HawaMohamed-m3l 3 วันที่ผ่านมา

      Amiin horto waxwliba vedio kan laga fahmaa

  • @NimcoAden-l8o
    @NimcoAden-l8o 4 วันที่ผ่านมา +41

    Waa malin jumce nabiga ha kusalino❤😢

  • @AbdikadirAhmed-e3x
    @AbdikadirAhmed-e3x 5 วันที่ผ่านมา +171

    Siiro badan aya fakadeen cawada koley qofki legend ah wau fahmi karaaa😂😅 hdi aad fahante like 👍 saar qoralkaan

    • @RidvvanAqaa12-ok9iw
      @RidvvanAqaa12-ok9iw 4 วันที่ผ่านมา +3

      Ha cadnan Su'aaL klE Aya la waEydiiyEy 😂

    • @abiikarxasan7734
      @abiikarxasan7734 4 วันที่ผ่านมา +4

      Inta fahantay su aasha cadnan la weydiiyay iyo sida dhaso runta looga sheegay❤

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@abiikarxasan7734Haa cadnan suashii xidhiidh mLedahy wlaga wareejiyey😂

    • @AnisoMaxamed-p1f
      @AnisoMaxamed-p1f 4 วันที่ผ่านมา +1

      Xitaa inobaranki yahay wala shegay

    • @NimcoJamac-r4q
      @NimcoJamac-r4q 4 วันที่ผ่านมา +1

      Haa su.aal kale la waydiyey .Mariba waxa la dhahy waa brnki

  • @11naa44
    @11naa44 5 วันที่ผ่านมา +88

    Wlhi samiya so funny beeza iyo cumeer mxd ugu dari weydey😂😂😂😂😂😂

  • @KingCeyda-s3j
    @KingCeyda-s3j 4 วันที่ผ่านมา +97

    Ku sali nabigena Mohamed (SAW) the most knowledgeable person and the most respected on earth ❤❤❤

  • @DuniyaAxmed
    @DuniyaAxmed 5 วันที่ผ่านมา +53

    Cadnan mash allh sifiican buu kulataliyaya❤❤

  • @BishaaroRasaas
    @BishaaroRasaas 4 วันที่ผ่านมา +44

    Aan kuwa salino nabigeena scw scw scw❤❤

  • @QueenFilsan-oq3lg
    @QueenFilsan-oq3lg 5 วันที่ผ่านมา +66

    Ina Ahmadey borama lagu Celina wa walatay😂❤

  • @fatxaelmi9860
    @fatxaelmi9860 5 วันที่ผ่านมา +35

    M.a samiya hsbeen kasta wax cusub baad la imata sidaa ku wad quruxdeydiih❤🎉😊

  • @maryamahassan6010
    @maryamahassan6010 4 วันที่ผ่านมา +11

    Walahi wiilsha somaliyed inyar mahane wanagenay jecel yihiin ilahay haydin xifdiyo melaad joogtan ba❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdikaremFarah
    @AbdikaremFarah 4 วันที่ผ่านมา +60

    Kuwa waxa laway diyayy
    Xirir maledahayy😅
    Cadnaane wadanke jeceshayy😅❤

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 4 วันที่ผ่านมา +2

      @AbdikaremFarah if you know what imean😅😅

    • @rayanilyas4156
      @rayanilyas4156 4 วันที่ผ่านมา

      Wd fahanty shaxda😂😂

  • @Maryan7676
    @Maryan7676 5 วันที่ผ่านมา +57

    Jh cadnaan Lee iqnciye siduu oga xumaday ❤❤😂

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 4 วันที่ผ่านมา +22

    Soonka Allah Nabad hanagu Gaarsiyo insha Allah Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @zahroadem4098
    @zahroadem4098 5 วันที่ผ่านมา +52

    Alla saalax qosolkuu iga dhameyay 😂😂

    • @caashoshcumar5780
      @caashoshcumar5780 4 วันที่ผ่านมา

      Anigaba wlhi😂😂😂cadi u qoslay

  • @MohamedCiro-f9l
    @MohamedCiro-f9l 4 วันที่ผ่านมา +30

    Cadnaan mxay u waydiin wayday xidhiidh ma.leedahay😂😂😂
    Wax leee jira😂😂❤

    • @baabkakismayo
      @baabkakismayo 4 วันที่ผ่านมา

      Waxa jiro adiga cules miyu kugu haya 😂😂😂😂😂😂

    • @MohamedCiro-f9l
      @MohamedCiro-f9l 4 วันที่ผ่านมา

      @baabkakismayo bax soo xaar 🤣🤣

  • @Saara__08
    @Saara__08 5 วันที่ผ่านมา +40

    Saalax jj ugu qosol badan😂😂

  • @Xamdi397
    @Xamdi397 5 วันที่ผ่านมา +19

    Samiyadeydi waxa kugu jeclahay waa fikradaha cusub ee aad latimaado keep going sister maskaxdaada maal horay usoco mss score 😘👸💗🤍

  • @SaynabAxmed-w8d
    @SaynabAxmed-w8d 5 วันที่ผ่านมา +28

    Ku Sali nabigena muxamed salallahu calayhi wasalam ❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 4 วันที่ผ่านมา +10

    Cadnaaan nin rageed wlhi qof ku jecl baaa is astur ku dhahoh wlhi😢

  • @Amiinsheekha-j9e
    @Amiinsheekha-j9e 5 วันที่ผ่านมา +114

    Sir baa fakatey raga kle xiriir ma leedahay la weydiiyey lkn cadnaan suaal kle la weydiiyeey😅

    • @shankaroonyaasiin3917
      @shankaroonyaasiin3917 5 วันที่ผ่านมา +6

      Maila aragatay miase ana moodey😂🤔

    • @11naa44
      @11naa44 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

    • @11naa44
      @11naa44 5 วันที่ผ่านมา +1

      Mrky tiri meesha wiilal ba joga wa is galay yarka maseer 😂😂😂😂😂😂

    • @omarhuseinmohamed8863
      @omarhuseinmohamed8863 4 วันที่ผ่านมา +3

      Isla markiina runta waa loo sheegy in prank ee thy hh hh

    • @Muminaadow
      @Muminaadow 4 วันที่ผ่านมา +1

      Mailaaragte rer comment wxa bey arken😂😂😂

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 5 วันที่ผ่านมา +25

    Mss score mss views mss tallanted omg la jecleyy hore usoco 😮

  • @jamiilaomerahmed
    @jamiilaomerahmed 5 วันที่ผ่านมา +58

    Cadnaan iyo saamiyaan arkay mana soo cararin hadaan kaa yeelo😂😂

    • @FarhiyamohamedAli-yz1lr
      @FarhiyamohamedAli-yz1lr 5 วันที่ผ่านมา

      Jeceel naxriis ka muuqdo indhah cadnaan

    • @Fatima-bu5id
      @Fatima-bu5id 4 วันที่ผ่านมา

      Hye ppe bye dhagaheyga mia mise wa maqly😅😅😂

    • @Malabo-v3p
      @Malabo-v3p วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @AaminoAli-k5e
    @AaminoAli-k5e 4 วันที่ผ่านมา +18

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲🤲

  • @MaqdisMaqdisbashiirdaweye
    @MaqdisMaqdisbashiirdaweye 5 วันที่ผ่านมา +65

    Ayy cawa aniga uuu horeyo. Jah like ii zaara xppiyal ❤😂

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 5 วันที่ผ่านมา +33

    Samia dhibleydeyda wlhia qosol iguma hadhin wiilsha dhamnatood way ka xumdeen may kugu farxin lkn cadnan ugu darna maskiinku xta indhuhu is qabteyy 😢ax. Qlpiga
    Salx jj habaar nafta kaga saareyy😢😂😂😂

    • @HafsanuhDirie
      @HafsanuhDirie 3 วันที่ผ่านมา +1

      Saalax wa galti anaga habaar naga so horeyo Hadan galti nahay xumana nagama aha

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 5 วันที่ผ่านมา +91

    Hambalyo isoo dhaha 116k subscribe ayaan gaadhay adna wll isoo raac❤🎉😂

    • @FatumaMukhtaar
      @FatumaMukhtaar 5 วันที่ผ่านมา +1

      Hampaliyo

    • @MumtasCadey-e2v
      @MumtasCadey-e2v 5 วันที่ผ่านมา

      Congratulations 🎊 pro❤

    • @ShukriAiim
      @ShukriAiim 5 วันที่ผ่านมา

      Hambaliyo

    • @Halima-dz6hh
      @Halima-dz6hh 5 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @halimaali308
      @halimaali308 5 วันที่ผ่านมา

      🤔

  • @zaynabali2712
    @zaynabali2712 4 วันที่ผ่านมา +5

    Mashaa alla wilasha majecla gabdhaha qaawan mida kale way waaniyeen

  • @KOKOBULLE-ti5so
    @KOKOBULLE-ti5so 5 วันที่ผ่านมา +79

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person all created by Allah Prophet Muhammad❤(صلى الله عليه وسلم)❤🕋☝️

  • @NimaJama-t6e
    @NimaJama-t6e 5 วันที่ผ่านมา +48

    Miss talanti habn walaba wx cusub ka filo ❤cadnan waaba xanaqe asxaabta kle loma shegin cadnana waa lo shegey iney prank tahy😂

  • @Qaaliyey576
    @Qaaliyey576 5 วันที่ผ่านมา +37

    cadnan oo igu xanaqay intas iga bdn 😔😂💋

  • @Mariammukhtaaromar
    @Mariammukhtaaromar 4 วันที่ผ่านมา +9

    Dadka kale xidhidh ma ledahy la dhahayay lkn cadnan su,al kle la wydiyay wow😍😂😂

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 5 วันที่ผ่านมา +129

    Gabadha ugu qosolka badan ugu dabeecada wangsan team 27 Samiya guuleyso

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 4 วันที่ผ่านมา +9

    Walee samiya wax fiican sooma wadid Alle kabaq burukada waa danbi subxannallaah

  • @idilindho-h7f
    @idilindho-h7f 5 วันที่ผ่านมา +67

    Salax bari waan kuu imaanaa anoo daba gaab wata ku ye saamiya😂😂😂😂😂

  • @Nimcosss
    @Nimcosss 4 วันที่ผ่านมา +5

    Dadkan ku haya burukadu wa xran nabigu wxu yiri qofki timihisa timo kle ku dara iyadna timheda kumy drin wx kala sara❤

  • @Ahmed.shreifteam27
    @Ahmed.shreifteam27 5 วันที่ผ่านมา +21

    Dunidaan maso marin rux ka qeyr badan nabi maxammed 🎉

  • @ZulaikaMohsin
    @ZulaikaMohsin 4 วันที่ผ่านมา +12

    War samiyo ma ogthy in ay baruukado xaaraaan thy hddaadn ogyn mrklehku dhowaaan😂❤

  • @AbdallaHalazi-l2i
    @AbdallaHalazi-l2i 5 วันที่ผ่านมา +17

    Deeqow waaba funny tintan maad qabtay kulahaa cawa qosol iguma hadhin 😂😂

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 4 วันที่ผ่านมา +36

    Samia labdii wiiil ee wlahaaya salax jj iyo ceyda ee filimki ku wlalowdeen abaayo wx isla duubta oo teamka dib ugu boqo😮 madma booska wlshood ku gashteen iyago qofkle udhiib karyey😮

    • @HamdaAbdi-sc3tz
      @HamdaAbdi-sc3tz 4 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

    • @Nimcosss
      @Nimcosss 4 วันที่ผ่านมา

      Wake up t9 the reality

  • @DaahirCli
    @DaahirCli 5 วันที่ผ่านมา +16

    Samiyo naga waalno hada kahor ubursatay Ankuumaleye❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoAbdilaahi-q8w
    @FaadumoAbdilaahi-q8w 5 วันที่ผ่านมา +20

    Wn ku jeclahay wllo from burco❤

    • @baabkakismayo
      @baabkakismayo 4 วันที่ผ่านมา

      Reer burco dadki nasabka aha❤❤❤❤

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i 5 วันที่ผ่านมา +24

    Salx iyo alpho fuuny wlih😂😂😂😂😂😂❤

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @ShamsoDhubow
    @ShamsoDhubow 4 วันที่ผ่านมา +9

    Wlhi willasha dhaman wacti waxa kanahay salah jj kulaha naa afka isku qabo afka lakuqabaye jj funny way😂😂

  • @ayaanhussein2817
    @ayaanhussein2817 5 วันที่ผ่านมา +73

    Cadnan waxay kutidhi prank waye lakin kuwaa kale umaysheegin inay barankitahay 😂😂

    • @nuuraaadan
      @nuuraaadan 5 วันที่ผ่านมา +4

      De cadnaan fixunbu uxanaqy lkn kuwa kle way iska qaylinayaan

    • @bulshaawiaweys4381
      @bulshaawiaweys4381 4 วันที่ผ่านมา

      Quruxy falaaraha raac nh 😂😂😂😊

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 4 วันที่ผ่านมา +2

      Cadnan said uxanqeyy runta in loo shegana must waaye madma xta sual kale la waydiyey😮

  • @AbdallaHalazi-l2i
    @AbdallaHalazi-l2i 5 วันที่ผ่านมา +30

    Samiyay wll Prankyada Sameyneysid xitaa anaga daawadaysha Nagu dartaa waan naxay wlhi 😂😂

  • @FivochanneL-g2y
    @FivochanneL-g2y 3 วันที่ผ่านมา +2

    Saalax kulah Ahmed na gaadhigu sosaarnyhy Aka kan funny way wlhiy 😂😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 5 วันที่ผ่านมา +13

    Samia wll ilahay ha ku jeclado

  • @AbdullahiSugulle-vr3vf
    @AbdullahiSugulle-vr3vf 4 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi waa rag aqli badan oo ka dam qanaya gabadha walashod. M.a ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @Canabmustaf1234
    @Canabmustaf1234 5 วันที่ผ่านมา +44

    Saam waxaan mardabo ha sameness 😂 wllhi waa naxay gaasa igu kacay intaa run umaleey😊😂❤

  • @muna-Cabdi
    @muna-Cabdi 4 วันที่ผ่านมา +7

    Cadnaan su.aashi lama weydin prank iney thyney wa lo shegey yaah😂

  • @AminabareMohamed
    @AminabareMohamed 5 วันที่ผ่านมา +14

    Boqoradeyda samiya qurux so badhii ok keep going sister coming soon 700k❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MalaakUpdi70
    @MalaakUpdi70 4 วันที่ผ่านมา +6

    wiilashina xiriir ma ledey la weydiyey😂❤cadnan na lama weydiin😮😂

  • @ayeeyokoris-bb6rk
    @ayeeyokoris-bb6rk 5 วันที่ผ่านมา +17

    Slaax waa faney walhi samia axmed nolow

  • @RuqiyoCabdulaahi-z8b
    @RuqiyoCabdulaahi-z8b 2 วันที่ผ่านมา +1

    ku nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @IftinAbdirahin
    @IftinAbdirahin 5 วันที่ผ่านมา +25

    Samia qurux❤700k🎉🎉❤😂

  • @MuxiyadiinCismaan-t2h
    @MuxiyadiinCismaan-t2h 4 วันที่ผ่านมา +6

    Dhowrsooni ayaa laguu qiray, qaawanaanna waad ka fogtahay ee sharaftaada keep gareyso.
    My sister go ahead

  • @NimaJama-t6e
    @NimaJama-t6e 5 วันที่ผ่านมา +18

    Samai iyo cadnan waada jogini waanu uu xisnay 😢

  • @HamdiBare-hh1le
    @HamdiBare-hh1le 5 วันที่ผ่านมา +25

    Wlhi Qof ku waninayo waa qof kujcl oo kanaxaa oo walal ah cadnan in the building ❤

  • @Hibonuura-w4o
    @Hibonuura-w4o 5 วันที่ผ่านมา +21

    Saaam ❤❤
    Qurux yaaan kugu dacweynaaa
    Baba Asad hagio fariin kuugu soo dhiibaynaaa😂
    Videos xili hore soo dhig!
    Malaysia joogtaa oo lixsaacadood naga horeysa.
    Waqtigaaas ka faaiideyso.
    Any way love you ❤❤ from Mogadishu Saaaaam

  • @Hoodp
    @Hoodp 4 วันที่ผ่านมา +5

    Cadnaan Markaa Maqlay Aa Soo cararay Yaa iLa mida😂❤

  • @ahmedabdallevission268
    @ahmedabdallevission268 5 วันที่ผ่านมา +11

    mansha allah wiilal ficn weeye Oo Akhlaaa leh m.a ❤

  • @NafisoColad
    @NafisoColad 4 วันที่ผ่านมา +5

    Ay cadnaan see uqanciso kuwa kle wax igama galin😊

  • @MohamedArab12
    @MohamedArab12 5 วันที่ผ่านมา +27

    Cadnaan masha Allah wuu ku ilaashanaa

  • @XayaadCabdi-h6j
    @XayaadCabdi-h6j 4 วันที่ผ่านมา +7

    Cadnaan markaa maqlay wana soo orday😂😂

  • @Nimcocadey-e2v
    @Nimcocadey-e2v 4 วันที่ผ่านมา +4

    Samiya allah ku xifdiyo abaayo boqorad baa tahy

  • @عبدباسدمهمد
    @عبدباسدمهمد 5 วันที่ผ่านมา +23

    Team27 walahi team ka xishood badan ma arag rag kuwooda adag batihiin walahi team 27❤

  • @Sumyo-l7y
    @Sumyo-l7y 5 วันที่ผ่านมา +12

    Naya samiyo xan ah ina tagaysid ma maqlee hday run thay iska joog baku dhihi laha somali khata tadisa iska badan qofta usocotid familya by mesha ku lee dahe iska jog ❤

    • @CaashoSaid-z3n
      @CaashoSaid-z3n 5 วันที่ผ่านมา

      Xagee usocotaa saam

    • @Iskufilan12345
      @Iskufilan12345 5 วันที่ผ่านมา +1

      Yaab badana maxe tehe qatarta sogareso intaso umad kunol mey kaduwan tehe

    • @AbdirahmanMohamed-q4r
      @AbdirahmanMohamed-q4r 4 วันที่ผ่านมา

      Qumayo asbax dadka iskudirka kadaa

  • @zaciimkabo
    @zaciimkabo 3 วันที่ผ่านมา +1

    kusaliya nabimuxamad scw😍😍😍😍

  • @DeeqoCadiqaadir
    @DeeqoCadiqaadir 4 วันที่ผ่านมา +3

    Samia abayo is rafadis soo duub ❤❤🙏

  • @Mssxamda9591
    @Mssxamda9591 4 วันที่ผ่านมา +3

    Saalax jj wuu kugu dhamaaday samiyaay😂😂

  • @Ina_cabdulaahi
    @Ina_cabdulaahi 5 วันที่ผ่านมา +4

    M.a sidey iyaga dhan timaha qarso uwada lee yihiin ❤❤👏🏼

  • @abubakarsadiq2770
    @abubakarsadiq2770 4 วันที่ผ่านมา +1

    Salax JJ iyo Cadnan iyo alpha big love❤....team 27 love u all

  • @Malyuney-w6s
    @Malyuney-w6s 5 วันที่ผ่านมา +10

    Team samia iyo ladna iyo Kiki iyo sundus iyo Koko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaidhajiHamed
    @SaidhajiHamed 4 วันที่ผ่านมา +11

    Wlloyale 40 qof ducadooda wala aqbalaye isolated duceye muraad ban leyahay Ilahay qofkasto wuxu jecelyahay haa siye ❤

  • @WeduSmithrowe
    @WeduSmithrowe 5 วันที่ผ่านมา +27

    Maxa ogu fny San salah😂😂😂😂❤

  • @NimcoIbraahim-ds5ci
    @NimcoIbraahim-ds5ci 5 วันที่ผ่านมา +7

    Inad soobadisay ahayd saamiya thanks queen❤

  • @NiciimaIidle
    @NiciimaIidle 4 วันที่ผ่านมา +4

    Samiya anaba run mode walahaya 😂

  • @GIHSAMSI
    @GIHSAMSI 4 วันที่ผ่านมา +3

    Yarka ugu horeya waa nin rag ah raganimada waajibkeeda kasoo baxay guuleyso sxp