Heestii Miyaan Ladaa Hurdo Lyrics Xasan Adan Samatar Kabankii Aun Goobe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @martiiniofficial7894
    @martiiniofficial7894 2 ปีที่แล้ว +5

    Lug baan faras ku daba luudayaa
    Leexaa i qarisee
    Lix baan kali u laab dhigahayaa
    Lixad uma hayee ( laxab maaha)

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +5

    Ma Laabna iima Laabna
    Wallee hawli iima Laabna
    Inkastoon Lab'aa
    Raganimo Luntay
    Laqanimo Hadhay
    Waanan Liitaa
    Sidaan ahay Laammaan xiid
    Laamo doodi waayoo
    __________________________
    Miyaan Ladaa hurdoo
    Miyaan Liqaa cuntoo
    Sow Ladh iima baxayoo
    Sii Laaban Maayo
    Lugtaan faras ku
    Ku daba Luudayaa
    Leexaa i qarisee
    Lixbaan keli u laab
    Dhiganahayaa Laxaad uma hayee
    Labaan ku loolooliyaa
    Waanse Liicayaa
    Libta waxaan Hayoo
    Dumarku ku Laakimoodaba
    Tanay Legadayoo iga Loolsatee
    Miyaan ka Laabmayaa
    Miyaan La hiinayaa
    Sow Lugooyadeedii
    I Leeleelin maysoo
    Hadii Laysu dayn Labadayada
    Tallo ma Laalan teene
    Dad Lurkayga Jecel baa
    Intaa Hoosta Kaga Lamaane
    Anoo Lahan
    Abaar ugu Lumay
    I Looyaamiyee
    Libta waxaan hayoo
    Dumar ku Laakimoodaba
    Tan baa I Legadayoo
    Iga Loolsatee
    Miyaan Ladnaanayaa
    Miyaan Lulanayaa
    Sow Jacayl i Laasimay
    I Ladaaban Maayo
    Dadka i Leh iskaga Leexo ee
    ILa yaaban anigee
    Waxa i Lumiyey
    Laafyaha iyo Leeg Leegsigeedee
    Ladaabyada Qalbigaa i
    Luxmoo Laabtay Furtee
    Libta waxaan hayoo
    Dumar ku Laakimoodaba
    Tan baa i Legadayoo
    Iga Loolsatee.
    *Thanks Saaxiib Sare Laylis Channel🙏❤️*

  • @HuseinMahmoud
    @HuseinMahmoud หลายเดือนก่อน

    Abwan m Cali kariye alah unaxaristo ereyo macan

  • @shuuriyecade1027
    @shuuriyecade1027 2 ปีที่แล้ว +2

    Erayada sow maxamad ali kaariye mahan adun❤❤❤😎

    • @JaamaLarane
      @JaamaLarane 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa jacaylkii abwaan Kaariye shuuriye Cadde waku salamay sxb 🫡

  • @AdanYusuf-l8c
    @AdanYusuf-l8c 27 วันที่ผ่านมา

    Yasalam❤❤❤