ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Ma Laabna iima LaabnaWallee hawli iima LaabnaInkastoon Lab'aaRaganimo LuntayLaqanimo Hadhay Waanan Liitaa Sidaan ahay Laammaan xiidLaamo doodi waayoo__________________________Miyaan Ladaa hurdooMiyaan Liqaa cuntooSow Ladh iima baxayooSii Laaban MaayoLugtaan faras kuKu daba LuudayaaLeexaa i qariseeLixbaan keli u laabDhiganahayaa Laxaad uma hayeeLabaan ku loolooliyaaWaanse LiicayaaLibta waxaan HayooDumarku ku LaakimoodabaTanay Legadayoo iga LoolsateeMiyaan ka LaabmayaaMiyaan La hiinayaaSow LugooyadeediiI Leeleelin maysooHadii Laysu dayn LabadayadaTallo ma Laalan teeneDad Lurkayga Jecel baaIntaa Hoosta Kaga LamaaneAnoo Lahan Abaar ugu LumayI LooyaamiyeeLibta waxaan hayooDumar ku LaakimoodabaTan baa I Legadayoo Iga LoolsateeMiyaan LadnaanayaaMiyaan LulanayaaSow Jacayl i LaasimayI Ladaaban MaayoDadka i Leh iskaga Leexo eeILa yaaban anigee Waxa i LumiyeyLaafyaha iyo Leeg LeegsigeedeeLadaabyada Qalbigaa i Luxmoo Laabtay FurteeLibta waxaan hayooDumar ku LaakimoodabaTan baa i LegadayooIga Loolsatee.*Thanks Mattaan Channell🙏❤️*
Mahadsanid fanka soomaalida ❤🙏
@@AyaanAbdirashiid4631 Adaa mudan huno mcn❣️
Hees iyo badh
Asc
Ma Laabna iima Laabna
Wallee hawli iima Laabna
Inkastoon Lab'aa
Raganimo Luntay
Laqanimo Hadhay
Waanan Liitaa
Sidaan ahay Laammaan xiid
Laamo doodi waayoo
__________________________
Miyaan Ladaa hurdoo
Miyaan Liqaa cuntoo
Sow Ladh iima baxayoo
Sii Laaban Maayo
Lugtaan faras ku
Ku daba Luudayaa
Leexaa i qarisee
Lixbaan keli u laab
Dhiganahayaa Laxaad uma hayee
Labaan ku loolooliyaa
Waanse Liicayaa
Libta waxaan Hayoo
Dumarku ku Laakimoodaba
Tanay Legadayoo iga Loolsatee
Miyaan ka Laabmayaa
Miyaan La hiinayaa
Sow Lugooyadeedii
I Leeleelin maysoo
Hadii Laysu dayn Labadayada
Tallo ma Laalan teene
Dad Lurkayga Jecel baa
Intaa Hoosta Kaga Lamaane
Anoo Lahan
Abaar ugu Lumay
I Looyaamiyee
Libta waxaan hayoo
Dumar ku Laakimoodaba
Tan baa I Legadayoo
Iga Loolsatee
Miyaan Ladnaanayaa
Miyaan Lulanayaa
Sow Jacayl i Laasimay
I Ladaaban Maayo
Dadka i Leh iskaga Leexo ee
ILa yaaban anigee
Waxa i Lumiyey
Laafyaha iyo Leeg Leegsigeedee
Ladaabyada Qalbigaa i
Luxmoo Laabtay Furtee
Libta waxaan hayoo
Dumar ku Laakimoodaba
Tan baa i Legadayoo
Iga Loolsatee.
*Thanks Mattaan Channell🙏❤️*
Mahadsanid fanka soomaalida ❤🙏
@@AyaanAbdirashiid4631
Adaa mudan huno mcn❣️
Hees iyo badh
Asc