KULMIYE OO WACDARO KA DHIGAY GOBOLADA BARI EE SOMALILAND & URURKII DIMUQRAADIYADA OO HAWSHIISA WATA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wewe😂 rug cadaagii waad nagu wareeriseene soo rogaal celi

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waar odayga waa loo darsaday in yar baanu ku siganay inaanu burco kaga daba tagno

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah tabaraka Jazakalaahu Adeer maso nabad noqotay Allah mahadleh

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maansh allaah soonoqod wanaagsan adeero cali❤❤🎉🎉

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soo dhawoow Prof.Cali waan u darsanay wararkaaga! Hooyana waan u ducaynay Aloooow.

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maansha alaaah inader alaah cimrigeeda hadheereyo
    Cali waanu kuxiisney inader nolow

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allah illahay hooyo cafimadka ha u siyadiyo

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Welcome back..... GEESI QARAN NOLOOW.... Ali DUL.....

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 43 นาทีที่ผ่านมา +1

    Man shalha. Cali. Ismacil. Arab alha kuxiftiyo. Saxiib 🎉🎉🎉❤KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MANSHA ALLAH MUJAAHID CALI DUUL DUUL ALLAH HAKU XAFIDO HOOYANA ALLAH CAAFIMAADKA HAW SIYAADIYO

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha Allah walaal. Alle ha kuu daayo Hooyo walaal Caloow. Soo dhawoow.

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 46 นาทีที่ผ่านมา +1

    RuugCadagii Soo Rogaal Celi. The lion is back. Somalind Victory for ever ✌️

  • @HiboElmi-jp5hk
    @HiboElmi-jp5hk ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah soo dhawaw mujaahid walaahi waankuu xiisnay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mr Cali S Alle haku xafiddo fidaareynka mamana iyo inta islam bukta alle ha caafiyo saaxiib North radio Hageisa near 150street thanks brother aad baa kuu townay

  • @ayanismail624
    @ayanismail624 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MashAllah Tabarakallah, Allah SWT ha ku xifdiyo,

  • @AhmedDahir-j2x
    @AhmedDahir-j2x ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soo dhawaw sxb waa lagu tabee ducadina waanu sodirnay allah ha cafiyo hooyo aamiin

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 9 นาทีที่ผ่านมา

    Masha alla tabraka raxman

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guuul guuul kulmiye guul guul soomaliland❤❤❤❤

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanshaa allaah

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maan Sha alaa

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha caafiyo, Abwaan Ali, hooyadii, allahuma amiin

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤.Masha alah alah cfimadka hawsiyaadiyo hooyo

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul Xisbiga Kulmiye party Insha Allah

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 50 นาทีที่ผ่านมา

    Mansh Allah hooyo ❤❤❤

  • @yussufissa1574
    @yussufissa1574 3 นาทีที่ผ่านมา

    Maasha Allaah. Illaahey ha uugu waddo.

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo macaan ilaahay ha u siyaadiyo caafimaadka

  • @glander7720
    @glander7720 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw maanshalahu waxaan leenahay Rooney nabadeey.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo dhowow Adeer 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 we miss you 🥳🥳🥳🥳💪🏾

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guushu waa kulmiye insha aallaahu

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 50 นาทีที่ผ่านมา

    Alhamdulilah in hooyo caafimaday guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @Fariid
    @Fariid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    maansha allaah Alle Ha ugu wado Caagimaadka AmiinAmiin

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa mahad ALLE mar hadu hooyo siiyey caafimaad degdega annaguna waanu ku faraxsan nahay

  • @Xasmas
    @Xasmas 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Welcome Back ❤DulDul❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    AMEAN ILAHAY HOYO HA CAAAFIYO

  • @osmandahir5993
    @osmandahir5993 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cali soo dhawoow hooyana alla caafimaadka Ha usiyaadiyo

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha allah

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 40 นาทีที่ผ่านมา

    Cali Ismaaciil Carab ❤hooyo waanu salaamaynaa waanan u ducay naynaa guul dalkiyo dadkaba,

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    allah caafimadka hooyoyinken haw siyaadiyo aamin aamin yaarabi

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILAAHEY HA U NAXARIISTO SAAFI DUCAALE IYO DHAMAAN MUSLIMIINTI GEERYOOTEY AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansh Allah welcome ka waran ayeeyo Mansh Allah Abdi Rashida waan jacalaanay warkiisii noo soo gudbinay waan ku raaxasananay guul kulmiye

  • @DhawitWafaWafa
    @DhawitWafaWafa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha Alaah Ilaahay ha u siyaadyo caafimaadka

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somaliland caliyow Allah ha caafimaadsho hooyo Aamin

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUJAAHID CALI DULDUL NOOLOW NOOLOW NOOLOW NOOLOW NOOLOW ILAAHEY IDANKII WAXAAD TAHAY GEESI QARAN ❤

  • @FardosFardos-u5j
    @FardosFardos-u5j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WERIYE CALI KASAREYA SL MAJOGO AMA WAA KUYARYAHAY.

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabow codka dalkiina ugu hiiliya oo muuse siiya si cadawga somaliland u jabo ka ilaaliya cadka huwanta isbarkan ee cadawgu doonayo inuu somaliland ku qabsado guuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali warkagii wayadani waa loo darsaday wlee hooyo Allah ha cafiyo

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuqaal bilaa sahay ah ninka dheer

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah
    Dadku miyirkoga iyo mankoga
    Ayay qaban, maxaa xunyohow
    Iyo gumaysi dambe kucelinaya

  • @saiddubed
    @saiddubed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dee codka iska hagaajiya tashuush baa ku jiree

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CALIYOW SOO BADIYA BARNAAMIJYADA

  • @mawliidahmedjibriil6142
    @mawliidahmedjibriil6142 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abwaan soo dhawaw hooyò wan u soo ducaynay adna wad soo ducaysatay maadaama hooyo Isa soo dul taagtay oo aragaga ku faraxday oo caafimaadka aad qayb ka ahayd booqashadadu.

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 36 นาทีที่ผ่านมา

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa xerada caacda laga shubo iyo isnaca iidoorka layasku diro maaha mee wanaagsan waa meeshii duligu ka buuxay

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAXAMED KAAHIN AXMED MEEL BUUUSARAY GOBALADA BARI

  • @Aden558
    @Aden558 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaan sare.

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 47 นาทีที่ผ่านมา

    Waa caruurtu sikucayijee boliboli

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mujahid cali duldul wakaqaaday sln hooyo iyo intakale inagabugtaba aalle caafimad taam ah hasiiyo inta dhiimatayna aalle haunaxariisto inaga iyo inteena kaleba caafimaadka iyo ciimrigaba hainoobarakeeyo camalkana hainoo wanajiyo insha aallaahu

  • @AffectionateDolphin-kt1le
    @AffectionateDolphin-kt1le 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ururkii Taah ka waran

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hargaysaba caloow aabo muuse aabo muuse ayaa ka dhacday walahi 😂😂😂😂😂😂

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💛💛💛💚💚💚💛💚💛💛💛💚💚💛💛💚💚💚💛💛💛💚💚💛💛💚

  • @mohammedabdullahi2799
    @mohammedabdullahi2799 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali duulduul habarwadaag waan ku salaamay habaryar Zahra ismaaciil ducaale Shabeel illahay ha shaafiyo adiguna halganka s/land ayaad ka shaqaysaa ee eebe kor ha kaa dhigo aamiin s/land guul

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ina abiib jahwareerba ku dhacay bacada xadhigii wuu shax guuray

  • @EidSiciid
    @EidSiciid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Malmihii hore marka uu yaalo 1 minutes waxay marijireen 1000 qof dawadayashu gaabkaasi waa maqnaanahaha abwaanka

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CALIYAW FADLAN HA DHIGIN SAWIRKA (OOYAAYE) WAAYO NOOCAASI WAXA UU CEEB IYO DHEGXUMO KU YAHAY SIYAASIYIINTA SQOONYAHANADS G/AWDAL EE LAGU MAJEERTO CILMIGA S/LAND, HANA SOO HADAL QAADINA NOOCAAS(CIYAALA KUDAAGKA AH)

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SIDOO KALE CALOW

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali duul duul hadalkagu waxuu dhibil daba ku yahay,huwanta ujeedo badan,war bahintada wanu ku xidhanahay

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale hudheel waa somali ingilis waa resturan

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 36 นาทีที่ผ่านมา

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️