Wararkii u danbeeyey Somaliland Siyaasiyiinta Xaashi Xirsi Geeljire iyo Ciro oo Weerar isku qaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @daarusacaadaonline503
    @daarusacaadaonline503 2 ปีที่แล้ว +4

    Badhooqiye kanxune in dirir lagu sheegayo wallahi gacan baan waxkaga wanaajin doinaa ey foqol ey

  • @aamiinabdiyuusuf3583
    @aamiinabdiyuusuf3583 2 ปีที่แล้ว +1

    Iska hit sxb warka aad ka shegayiso ciro

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 ปีที่แล้ว

      Sawkan codaka maalin walba naga baryaya baahane kursi baan idin siiyaye idinkuna codkiina isiiya Kuma siinayno buudhiga madhan ee dhacaya rabno .Viva kulmiye Viva maxamed kaahin.

  • @recepyc8924
    @recepyc8924 2 ปีที่แล้ว

    Woow IStarTV@

  • @RammadTV
    @RammadTV 2 ปีที่แล้ว

    HAMBALYO MUJAAHID MOHAMED DIRIR

  • @axmedyusuf6259
    @axmedyusuf6259 2 ปีที่แล้ว +1

    Eentoy ina kaahin waa libaax wrkana eentoy waa cadeeyay

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

    Waar Taartv. Respect sii Muj mahamed kaahin Nin Aqoonleh matihide ninkani waa 5nin SNM asaaskediilahaa Ixtiraam kiimee Somlndernimadii meedey Waaxay hdaladan Eberkii.waaxay waxu

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 ปีที่แล้ว

    Maxamed dirir waa qabilist

  • @sayidcaliibraahim4873
    @sayidcaliibraahim4873 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 2 ปีที่แล้ว

    Danbiquute dariismadoobe dirirkusheeg daaainkaa kaaqabay wddanibaah ku xukumayay sowkuwii lahaah wanu banayey grxajisbaa naxukumaye sowdinkii lahaah

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 2 ปีที่แล้ว

    Arab iyo albaabada adag

  • @saleebaancali3401
    @saleebaancali3401 2 ปีที่แล้ว

    Haday weyneyd maantuu kala diray wadani iyo beesha bariga Burco Mr geeljire

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 2 ปีที่แล้ว +1

    Abu dubai kkkkkk magaaladee magacaas la yidhaahdaa?

  • @cabdiyare8585
    @cabdiyare8585 2 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    Awj

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 2 ปีที่แล้ว +1

    ok

  • @hassanabdi5939
    @hassanabdi5939 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani saxaaafada uuqasabayaa

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 2 ปีที่แล้ว

    Eentooy warki ma intaasuu ku dhanyahay

    • @daarusacaadaonline503
      @daarusacaadaonline503 2 ปีที่แล้ว

      Waarun ninkan badhooqiyaha ah hala qabto ee dadka isku diraya hadalkisa hadad ufiirsato wuxu isku diraya bariga burco iyo xisbiga wadani

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว

    Ma hooyadaa Buu ladhilaysanayay MARKUU dawarasanayo

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    No. No. No

  • @ahmadkom7786
    @ahmadkom7786 2 ปีที่แล้ว

    Wad nagu rajisay warka wan sugaynay

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 2 ปีที่แล้ว

    Nio horta magcan hada wuu la baxay hotelkan CARO EDEG ma fasax ayay kaga qateen mise wya kaa coy gareyen un yeeli mayne waanu weerarayna

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    Kuwani. Waa. Iib. Yaa. Faasay. Moji..

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 2 ปีที่แล้ว

    Siwarkaga.lodhagaysto sicadiya uhadal

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 2 ปีที่แล้ว

    Entooy. Entooy entooy. Waar dee ina kaahin maxaad ugu xiyaraysaa? Maxaad moodaysaa Habar duleed fadhida.

  • @mahamedmahamud4924
    @mahamedmahamud4924 2 ปีที่แล้ว

    Kala dhawraay

  • @ahmedilmi2633
    @ahmedilmi2633 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk dawarsandoono kulaha

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    Ku. Zoco

  • @maxamuudyasiin6713
    @maxamuudyasiin6713 2 ปีที่แล้ว

    Idaacada isku magacawda taa tv waa idaacad burburita somaaliland ka shaqaysa oo kuxidha kooxda xaraash qaran ee xamar qarxisa bulshada sllnd waxaan leeyahay albaabada haloo laabo badhooqiyaha kahadl idaacada ee isku magacaaba in aadan dirir inuu cadawga somaaliland yahay waxa kuu cadaynaysa siyaasi kasta oo slndr mucaarid muxaafid markuu ka waramaayo wuu hasaa waxaanu kusheega hebeloo meel gasangiirle isasoo qayuubay halkaana wax ka madhaq boodhiyay hudheelada shrarka lagu qatana magacooda masheege wuxuu yidhaahda dooro lebenle halkaa kuyaala ninka bulshoo ila arka oo ila maqle oo ila erya wa bilaahi tawfiiq

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 ปีที่แล้ว

    MUUSE AYUU U SIXRAN YAHEY,NINKAN INA KAAHIN, TIRSIIS MA LEH, WEY WANAAGSANAAN LAHEYD HADDUU QOF FIICAN U DABRANAAN LAHAAA,EE WUXUU U FARUUR XIDHAN YAHEY ,FULE,GARMAQAATE AH,

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 ปีที่แล้ว

      Caadifada naga yaree faashiliin yahay hanagu meereysanina codna idin siinnmayne qabyaaladiina meelaha la taga Ururadu way furanyihiin waa galbaday xizbib caadifada iyo qabyaalada eebfaashiliinta ah ee uu hogaaminayo kii ka cararay halgankii umada lagu badbaadinayay.

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 2 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk tar tv caadimaha kkkkkkk

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 2 ปีที่แล้ว

    Sxb horta nin xun ma tihide lkn markey jiraan warar qaranimada somaliland ka hadlaya ama qadiyada jsl sheeg iyagana lkn hadad nala hor taagnaato rag muran mooyaane aan wax kale heyn dee adigana indhaha ayanu kugu soo eegeyna sanadkii cusbaa dhacdooyin ayad soo taxdey waxad ka tagtey waftigii maraykanka ahaa ee booqashada dalkeen jsl berina baar lamankii uk wuxuu ka doodaya gooni isu taaga jsl warkagana kumad soo darin sorry sxb wa fikirkeyga sxb intaa aanu ku idhi oki by

  • @siciidmaxamedyaasinsiciidy778
    @siciidmaxamedyaasinsiciidy778 2 ปีที่แล้ว

    Waar ileen arab qoryo hays taa kuuma tudho

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    Samali. Land. For. Sell. Hhhhhhh

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh

  • @abdihariirhassan8580
    @abdihariirhassan8580 2 ปีที่แล้ว

    Gudoomiyaha ururka wadani Adkaatay 😆🤣

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 waa buudhi madhan kuciyaadhay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aadanraasto9610
    @aadanraasto9610 2 ปีที่แล้ว

    Munaafaqnimo dhaba kanaa qaatay fadlan ka digtoonaada
    Waxa uu walaaqayo channelkani

  • @mohamoudmohamed7250
    @mohamoudmohamed7250 2 ปีที่แล้ว

    Beenale beenale

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 ปีที่แล้ว

    Ku. Zoco