Maxay Xildhibaanadu ka Yidhaahdeen Khudbadda Madaxweynaha.?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @hafsayurub4596
    @hafsayurub4596 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah wll khadar cali xakiin. Waad mahadsan tahy

  • @adanegal7436
    @adanegal7436 2 ปีที่แล้ว +1

    Qudabadii ugu fiicnayd Bay ahayd

  • @omersulaman9959
    @omersulaman9959 2 ปีที่แล้ว

    Majuuro waa new english made by somaliland

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 2 ปีที่แล้ว

    Kani talyaanibuuu ku hadlayaaaye

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 2 ปีที่แล้ว

    foorsa majuuro waxa uu ku macneeyay xildhibaanka muse shaani dhalay waa balaayo ka dhacda goblada soomaaliland karoone umadalaynayay oo inaas oo kun ka dilay maryakan hadana doorshadu way dhacday waa dijaal shaani waa ni gacan bira lagu qabto

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 2 ปีที่แล้ว

    xildhibaanka hurdow ee umadu soo doortow maxaa shaani afkiisa uu balaayo uga baryayaa ma waxa uu rabaa sidii uu waaheen u gubay shaani in uu waxa kale sameeyo waa maxay foormo majuuro iyo balaayooyinka uu afkiisa ku raadinayo shaaniyow dhaaf dalka dhiiyo cabyo umada ku beer laxwsad waan idiin soo dagaalamay walaahay in aanad u soo dagaalamin umadaa jeelka kaaga buuxda 5bilood mawdbaa ka dhwo dhaaf umada wejgaa gubaye

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 ปีที่แล้ว

    Show waxay u haystaan in warbaahinta umada kale ka mudantahay been bay isku sheegeen

  • @ahmedgellah3050
    @ahmedgellah3050 2 ปีที่แล้ว

    Ciyaalkan loo soo doortay Golaha Wakiilada waxaan saluugsanaa yarka Reer Borame ee loo yaqaan OOYAAYE iyo yarkan loo yaqaan qoslaaye ee Ina Yussuf Gurruje hayeeshee waxaa soo baxay kuwo ka sii liita oo maanta lagu ogaaday khudbaddii Mudane Madaxweyne Mujahid Musa Bixi Cabdi ummadda u jeddiyey !!!!!!!!