100 kun oo qabri, cadaabtii dunida iyo aaladdii dhimashada & tacaddiyo aadduunku la yaabay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 59

  • @kamaljamac8840
    @kamaljamac8840 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mujrim asad insha alah gacanta suniga ayu ku dhimanaya

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sub xaaanlaah. Kaasi cadowsana arxan darnaa 😢 allow adaa inta hartay ka qabtay dhagar qabahaas arxanka daran. Rer suuriya nabad warta allaha inu siiyo🤲❤️🇸🇾🇸🇾🙏

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanalah aduun ma jiro nacdal haku dhacdo bashar iyo xoolihii uu adeegayay waxa uu ilahay ku cadabidoona aduunka iyo akhiraba aduunyoy

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Natanyaaahu iyo isaga yaa. Dad dil badan

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallaah Subxanallaah asra bicabdihii yaaa Allah

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subaxanalah ilahow sharakisa naga badabadi waa bahal naxarisata ilahay kaaqad😢😢😢😢😢

  • @kamaljamac8840
    @kamaljamac8840 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alahu akbar shacabka suriya wey guleysteen

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oohin walee subaxanallah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallah yaa allaha ilaahow u naxaristo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔🇸🇾
    🇵🇸🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤illaahow❤islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa allah❤

  • @siciidcabdulqaadir2039
    @siciidcabdulqaadir2039 วันที่ผ่านมา +1

    Maanta number 1 noqday

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidaan u ooyaye 😢😢😢waan daalay wali waa cuseyb

  • @AxmedXirsi-l8x
    @AxmedXirsi-l8x 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bishaar halaga codsado ruushka ,inuusoodhiibo silooqisaaso

  • @YoonisMuxudiin-o7i
    @YoonisMuxudiin-o7i 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sub xaanalaah wale aa khiro wax baa jiraa alaah uwada naxristo

  • @issackfarole2794
    @issackfarole2794 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sùbxanalaah reer asad ayaga inaaysan.dhimaneynin oo illaahay xisaabtiisa aay ka horeynin miyeey isu haaysteen

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma naxe weeye

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadow buu ahaa dad qal ah ilaahay ku cadaab aduun iyo aakhiriba asad cuqubo kugu dhacday

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cajiib Dad qal waayahay Bishaar Al asad

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer galbeedku waa kuwa u sabab ah inta qof u dilo, xaquuqal aadami la’aantama jirto madaxda us miyay ilaaween ragii reer Afghanistan ama carabtii waxay ku sameyeen guwamabay dabadiisa badan

  • @MaxamednuurKulmiye
    @MaxamednuurKulmiye 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa ku haya xanuun shiica ah shiicada iyosuniguba. Waai 9:57 muslimiin waxayna leeyihiin cadawga qudha yuhuuda iyo cidii taageerta fadlan

  • @SOMALIshots
    @SOMALIshots 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shekh wa ina iska sarnaa

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bishar Asad Ehulunaar weeye

  • @Duba-f6z
    @Duba-f6z 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaalka asad wuxuu gadan jiray xibnaha dadka lkn dadka waxay u haaysteen in darooga kaganacsanaa

  • @AbduKsa-uc4em
    @AbduKsa-uc4em 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wallaaxoolla wallaaxoolla wallaaquwata illaabilaahi caliyo cadiim

  • @farahguirrehhassan7105
    @farahguirrehhassan7105 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢allaah akbar 😢😢

  • @PastoreJavier-i7t
    @PastoreJavier-i7t 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asxabay horta mid ku darsada assad wa shico shicona wad ognahay waxa kala haysta suniga marka waraekan qaar baa ben abur ah oo rer galbedku ay bunbuninayan oo shicada dhinac ha laga maro wayo maraykan iyo yuhud waxa iska qabta wa shico marka in shicada oo iran ah laa quwad jabiyo sidi iraq nacam nukler bay haystan marka waraekan wlh waxan huba iney sameyen qarkod wayo suriya 2011ki wixi kaa horeyay adunyado dhan baa jogtay basasin iyo hayadaha xuququl isanka maxay intas odhan uu ga hadli wayen oo uu badhi wayen maxay manta oo iran quwad yelatay oo soo saraya arintan

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    subxan allaah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    subxaanallaha cadaabta allaha ku fogeeyo qoyskaa reer asad

  • @UpdYBaziTAxmed
    @UpdYBaziTAxmed 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALHu akbaR

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka soomaaliyeed iskuma qiiroodaan laakiin dadka kale bay uqushuucaan

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    bishar al asad wuxu aha tatarki man goliyanka aha ka kama duwanayn mujrimka dabayshaday dalin wyn ayu aha

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mus limiin hadaan nahay waxaangaaray ceeb wayn oonaan kasoo kabsan doonin waxaan layabaay xasuuqa intaas leg

  • @ismDirir
    @ismDirir 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc لا حول و لا قوة اءلا با لله aw assad ummadiisii ku xasuuqay aan aduunka lagu arki ayna maanta ku niqoti isaga iyo kuwii ugala ahaaday sababtaa xasuuqa at yihiinshabci syrean ah caruur iyo famllie musllil ah lnnaaali likaah wainnaa raajicuun

  • @HaydarMohamed-zj6pj
    @HaydarMohamed-zj6pj 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanalaah

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    We Are ready fasax Legend

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan allan kamagangalnaye

  • @AbdiraxmanYara
    @AbdiraxmanYara 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Netanyahu miyuu ka xumaa??

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa iskaga mid xasuuqa mislimiinta lkn ninna wa gaal la ogyahay ninna wa gaal magac muslim ku gabbanaya

  • @MaxamednuurKulmiye
    @MaxamednuurKulmiye 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saaxiiboow warksagu waxa kujira nacayb shiico ah waxaad kutalax tagtay kalafogaynta muslimka maxaa kudaba dambiilahan baxsaday xad gudubka yuhuuda iyo xasuuqa aysamaynayso dib isugu noqo

  • @farahguirrehhassan7105
    @farahguirrehhassan7105 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc adigu ma waxad ka midtahay jabhada suuriya?maxkamadaha reer yurub maxay u arki waayeen shacbiga falastiin aduunka ka argagaxay dhimashada jeelalka suuriya haka qabtaan yuhuuda qabsanaysa suurya iyo falastiin xasuuqa ka dhacaya gaza wariye yaad ushaqaysaa adigu sharciga aduunka haleed ku aragtay sharicga caalamku miyaanu ahayn yuhuudu maalinba siday rabaan?

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kii libaaxayada dadkii siin jiray

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wales bishar Al Asad in lasoo qabto Weeye Qaainkan cararay bishar Al Asad

  • @IlyasCabdi-di1tg
    @IlyasCabdi-di1tg วันที่ผ่านมา

    Maxaa ku joogsaday

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maraykanku wuxubaleyahay uqaybsane qabilsan arimaha tacadiyada dunida kadhaca!!! Qazana waxalarko ayay israil kagaysanaysa waliba maraykanku tageraya hubkisana laguxasuqaya rerqaza wasax tacadiyada rer asad kagaysten syriya balse ogsonow waxafaylkas xiligan lofuray saxafadana logujediyay oah inlaguqariyo marxalada qaza kasocota ama kadhacday

  • @farahguirrehhassan7105
    @farahguirrehhassan7105 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yuhudiba gadaran

  • @CabdullahinuurSanka
    @CabdullahinuurSanka 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @FPT326
    @FPT326 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eebow waxaan ku waydiisanayaa dambi dhaaf ka taageeradii aan u hayey Bashar Al-Asad maadaama aan aaminsanaa nin kasta oo reer galbeedka iyo daba dhilifkoodu colaadinayaan uu saxsan yahay.

  • @AbdiraxmanYara
    @AbdiraxmanYara 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa been waxaas reer Galbeedka iyo igaala ayaa bunbuninaya si indhaha ay ugu qariya an xasuuqa reer Gaza

    • @darasadmedia.8599
      @darasadmedia.8599 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxay kuugu kala fiican yihiin Bishaar Al Asad iyo Netanyahu waa labo gaal oo arxan darane?

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa runtaa xumaantooda ayey ku qarinayaan gaaladu oo ka dhigayaan iney muslimiintu kasii xun yihiin iyaga... Wxse murugo iney somalidii iyo muslim ku sheegii kalaba ay beentii cadowga sii faafinayaan..

  • @yuusufcabdiraman4808
    @yuusufcabdiraman4808 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soofasax

  • @DaahirMaxamad-w3r
    @DaahirMaxamad-w3r 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War guriga solama gato

  • @sahrahuseen5307
    @sahrahuseen5307 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    America miyaba hadleso ku jasira laga sosaray aygo eyah cunay iyo kuwi sijin abu qareba ilahow umadan adiga umaqan

  • @medabdo9631
    @medabdo9631 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar Assad uba socdee, Jolaani iyo Israël maxaa kadhexeeya. Erdogan khaayin kawaran. Waar xaqiiqda maxaad uqarineysiin. Wararkiinu waa munafiqnimo.

    • @fatahaladamabdul
      @fatahaladamabdul 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Asad hadu saa noqday iran mxaa modan isarael wxaa ka daran waa iran lkni umad badan ma oga