Gabdhihii Lagu Dilay Islii Eastleigh Qaar kamida Gacmihi Laga Jaray oo La Helay,Xil Yusuf Xog Xasasi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahow unaxariisto ilaahow qabriga uwaasici

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah u naxaristo familkana qalbiga Allah u qaboojiyo

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah waa nin caaqil ah oo umadiisa mateli karo. Rabbow qashinkaan parlamaankaan Muqdisho isagoo kale oo wadani ah noo soo xul oo tuugadaan naga hor wad

  • @Abdullahidekowkossar
    @Abdullahidekowkossar ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Samir iyo imaan ALLAH hasiyo qoyskii laga dhintay.
    Isla markana waxan aad ugufaraxay sida hagar laanta ku dhehaneed ee uu Hon.Yussuf Xassan mudaneheena inagu matalo barlamanka kenya uguistagay dhacdan murugugo iyo tiranyada xambarsan.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay ha u naxariisto kuwii dhibkaas geystayna Rabbi ha soo ifiyo.

  • @shamisfaragab8304
    @shamisfaragab8304 21 นาทีที่ผ่านมา

    Allaha u naxariisto Cadaalad baan u rejeynayaa😢😢

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC Masha Allah 🙏 VIVA Somaliya GUUL IYO Gobaniimo ✅🇸🇴✔

  • @Abdullahidekowkossar
    @Abdullahidekowkossar ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina LILAAH wa ina ILILAAH rajicun

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ilahay ha so qabto waxa dadk Laya

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkena Ilahey caqligoda ha uso ciliyo wadan eysan laheyn ayey udhisteen iney leyeheen cml

  • @sahraqasim486
    @sahraqasim486 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somaliyeey dhaxdiina iska ilaawa xumaankasta isuqabtaan.xiliwaxan jogna adag

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaad lilaah wainaa ilaahu raajiciin

  • @shamsanoor6687
    @shamsanoor6687 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Innaalilaahi wa innaa ileyhiraajicuun Allaah ha unaxariisto walaalaheena musiibadu kuhabsatay Ax ax waa fal arxandaro Alle ha sooqabto arxanlaawayaashaas😢

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaanalaah

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g 28 นาทีที่ผ่านมา

    Xaqa alaso saro

  • @sacdiamacalim868
    @sacdiamacalim868 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkan beerka iyo kalyaha in lagabaxsadey hala baro waayo waxaa lojarjarey yana la fahmin fadlan waxan waa dhibato umada argagix galini waan doneynah in waxlagaqabto dhibtan

  • @ahmednoorjama1760
    @ahmednoorjama1760 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Halakeno kuwi dilaey

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faraha meedka laga helaa Hala baaro deg deg lagu so qaban karaa dambiile

  • @NimcoIbraahim-k2y
    @NimcoIbraahim-k2y 14 นาทีที่ผ่านมา

    Bal iska warma ma naag baa

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaadilay dadkaa Tiimkaasow iyokooxokale oolacag kusiiya sirdoonkaxamar

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g 26 นาทีที่ผ่านมา

    Xaqa alaso saro