Daawo Xaafada islii, Qaabka Loo Xasuuqay Hooyo Somali&Labo Gabdhood,Xog Rasmi ah oo Laga helay...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 วันที่ผ่านมา +12

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفرلهم وأرحمهم وأعف عنهم وأكرم نزلهم ووسع مدخلهم واغسلهم بالماء والثلج والبرد ونقهم من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم أدخلهم فسيح جنانك وأجعل لهم من اهل الجنه

    • @KhadijaMohamed-t9c
      @KhadijaMohamed-t9c วันที่ผ่านมา +1

      انا للله وانا اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان انا لله وانا اليه راجعون انها فاجعة يكل ما تحمل الكلمةبالمعنا

    • @AbiibJanan-z2j
      @AbiibJanan-z2j วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊

    • @THECATLOVER361
      @THECATLOVER361 วันที่ผ่านมา

      ⁰😊😊😊😊😊

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad วันที่ผ่านมา +3

    Kenya meel soomaali oo dhan looga yeeray bay noqotay dalkiina looga soo barakacay, marka isha dadkii masaakiinta ee Soomaaliyeed ee dalkoodii hantidii inta laga soo qaaday Kenya lagu dhisayo ayaa laga yaabaa inay meesha ku jirto.. Soomaali Alle ha badbaadiyo..Aamiin.

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waa inlasameeyo ciidan soolis oosoomaaliya kiinya inlaagudbiyo dadkii layntoodi baabadatay ladhoho waxaan ubaahanahay ciidan lagu kalsoonyahay iyo bambar gaaban oolasoowaco adinkaa kala daadsan oo isqilaafsan intaan nikasta meshiisa lagu dilin isku duubnaada❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiiiiiiiiin yaarabi

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u naxariisto rer la xasuuqay wallahi aad ban oga xunahay

  • @Umo580
    @Umo580 วันที่ผ่านมา +3

    SUBXAANLAA Allaah haso dedejiyo xaqooda

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 วันที่ผ่านมา +3

    Inaa lilahi wa inaa ileyhi Raajacuun. Allaha u naxariisto kuligood. Eheladii ay ka geeriyoodeeen Allaha Samir iyo Imaan ha ka siiyo.

  • @متوكلهعلىالسلام
    @متوكلهعلىالسلام วันที่ผ่านมา +2

    Inalillahi waina ileyhi rajacun illahey hau naxariisto janatu fardowso illahey haku irsaqo allahuma amin yarabi jasakallah qer illaheyow so birbiri

  • @snw9257
    @snw9257 วันที่ผ่านมา

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan shacabka Somaliyeed ee laxasuuqay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @UbaxMaxamed-t2f
    @UbaxMaxamed-t2f 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun alaah hawnaxariisto 3 daa qof😢

  • @ashaahmed3944
    @ashaahmed3944 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalah Allah ha unaxaristo

  • @khadijohassan2335
    @khadijohassan2335 วันที่ผ่านมา +2

    Illahaya ha unaxariisto janataul fardowsa haka waraabiyo ehelkaas😭😭😭😭😭😭😭

  • @Hamdiomar-u4q
    @Hamdiomar-u4q วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah wa arin aad uxun
    Allow unaxaristo

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n วันที่ผ่านมา

    Inaalilaahi wa Inaalilaahi raajacuun illaahay how naxariisto dadka dhitay ee xaqdarada lagu dilay illaaahay hasoo qabto aamiin aamiin yaa allaah

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya rabi somalinimada weey baba een qurbaha 😢😭😭😭💔💔

  • @AbdulahiAhmed-r5q
    @AbdulahiAhmed-r5q วันที่ผ่านมา +2

    انا لله وانا اليه راجعون الهم اغفر لهم ورحم هم اخواتنا المسلمون ءا مين يا الله

  • @qarbosh1611
    @qarbosh1611 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaa lilah wa inaa ilayhi raajucuub

  • @MaryanMaxamed-y5r
    @MaryanMaxamed-y5r 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaalilaah,waa,inaa,illaahi,raajicuun

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallah laaxawla walaa quwata illaa bilaahil caliyul cadiim Allah ha u naxariisto 😢😢😢

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 วันที่ผ่านมา +1

    iLaahay..Ha.UNaxariisto..AmiiN

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faamaligaan illaahay ha u naxariisto anigu waxaan filayaa inay Soomaali ka dambeyso oo la wareysto wixii dad ah ee ay reerkaan wax ka dhexeeyeen

  • @IfraaxShaafi
    @IfraaxShaafi วันที่ผ่านมา

    Inaa lilaahi wa inaa iilayhii raajicuun

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahey ha u naxariisto kuligood gacmihii xaq darada ku diley ilaahey hasoo bidhaamiyo cudur ilaahey haku rido silic iyo saxariir ilaahey ha u dilo

  • @MaryanWarsame-l5b
    @MaryanWarsame-l5b 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inalilah

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา +1

    Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun allaah hasoo gacan galiyo cadawgii xasuuqay reerkan

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 วันที่ผ่านมา +1

    Allah unaxariisto gabadhahaa car soomali haka madhaanto kiiskaa somalidu iyagaa tuugada iyo shuftada iskau adeegsada

  • @farahmohamud3473
    @farahmohamud3473 วันที่ผ่านมา

    Inaa lilahi wa ilyhi raaajicuun anaga ayaa isku family ah Allah naga samarsiiyo

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 วันที่ผ่านมา +1

    انا لله وانا اليه راجعون الله يرحمهم ويقفر لهم ويسكنهم فسيح جناته

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaana ALLAAH

  • @RumanDahir-og8ov
    @RumanDahir-og8ov วันที่ผ่านมา

    Ilahay qabrigooda haunuuriyo😭😭😭😭😭😭

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb maxaa kugu qasbayo inaad sawirka faarax macalin iyo adan bare soo saartid screen kaaga maa waxa jira uun ka gadashid

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 วันที่ผ่านมา +1

    Kenya guri ka ibsaday 😢 wana so guuri raba

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kenya 100 /99 wa amnii walaal melwalbo waay kadhacda fal dambiyeed macaal USA 🇺🇸

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

    INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN
    WAA DHACDO XANUUN BADAN ALLAAH JANADII FIRDOWSA HA UGU BISHAREEYO
    ANIGA AMA KELYAHA 1WM AMA LAGALA BAXAY AX AX

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 วันที่ผ่านมา

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لهم وارحمهم برحمتك يا أرحم الراحمين

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah miyaa ladilay xidhiban yusuf

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy วันที่ผ่านมา

    Somali cuqubo ayna isku gaysan kumay dhicin Allah hayna bad badiyo aamin yaarabi

  • @GadaaIslaamaa-r7n
    @GadaaIslaamaa-r7n วันที่ผ่านมา

    Ilaahayo kenya iyo Muqdisho hana geenin waa dhul gacaan kudhiilayaashu kunool yihiin.

  • @inasayid8791
    @inasayid8791 วันที่ผ่านมา +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Walalaha social media waxan kan ka codasanaynaa Familaka Masibadu ku dhacaday qalbigooda u tura hadaladiina hagajiya aniga familakan ka mid ahay aad iyo aad bay ii dhibaysaa marakaad ledihiin gabadhaha sixun baa loo kufasaday please nagadaya hadalada qalabiga nadilacinaya

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy วันที่ผ่านมา

      Allah hawnaxaristo qabriga haw nuro aamin yaarabi idinkana Allah qalbiga haydin qabo jiyo

  • @JoharaJohara-r1q
    @JoharaJohara-r1q 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inalihi wana ilahi rajona

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم ار حم امو اتنا

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o วันที่ผ่านมา +2

    Midooba somaliwen cadowgii aya nagu batay

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา +1

    Gabadhaan malaga yaaba in dad ay dagashanayeen ama daris ama suuqley haday ahayd inla baaro waaye alloow soo ifi

  • @CabdullaahiYarowXuseen
    @CabdullaahiYarowXuseen วันที่ผ่านมา

    Geeridu waa xaq lkn waxaa muhiim ah in la helo ciidii ka danbeesay familkaa la laayay oo sharciga la mariyaa

  • @BintuBile-y9u
    @BintuBile-y9u 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 วันที่ผ่านมา

    Cusbitaalka iyo shaqaalihiisa habeenka waa tuhunka kowaad.

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 วันที่ผ่านมา

    Dhakhtarkii iyotagsigii hala raado

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 วันที่ผ่านมา +1

    Meesha xildhibaanka Lago afduubey ka dib nah SI xun loo dileey maxaa moodeey dadka shacabka e somaliyeed siiba domarka.

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 วันที่ผ่านมา

      Xilibanka mala helay cidi dishay

  • @AbdirahmanAbdi-ls9kk
    @AbdirahmanAbdi-ls9kk วันที่ผ่านมา

    Sxb somali ayaga ayaa isbaabiya africa iyo amrica iyo dhamaan meel walabo oo aay ku noolyiheen ayagana cadaawga isku adeegsada shem on them all somali

  • @abdayomohamed9896
    @abdayomohamed9896 วันที่ผ่านมา

    Arimaa family ayay uu egthy

  • @leylaladane688
    @leylaladane688 วันที่ผ่านมา +1

    ASC wall xafadii islii waa 😩 n loo sameeyaa dharcad somalida dhexteeda iyo sucurad walaalo faanoolo faro kama qodno been baad isku sheegay Saan u guura dalka aad xaqa aad u leetihiin bairbia kokuuyaa leh inta goorigoortahay kala baxa hantidiina iyo qoskiina xasuuq baa ka soo socto kanya ey somalida fileyn waa iga talo wall Allah I din xafido

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

      Amaa Sperpar lagala baby AHU dhamaantood

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

      Ajar allaah haka. Siiyo wanadaada somaali dantoda allaah tuso Alaahuma amiin
      Aniga 4caruura ku dhaly Kenya hada laakiin allaah wu iga soo raray o.puntland ku nolahay allaah hanaga bad baadiyo

    • @Sara-iu8hs
      @Sara-iu8hs วันที่ผ่านมา

      Walalay

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b วันที่ผ่านมา

      @@SagalMohanedSomalia dad lama dilo afduub kama jiro miyaa halkan waxaa nadhoobay oo wadankii nagasowaday wa amaan darro

    • @Sara-iu8hs
      @Sara-iu8hs วันที่ผ่านมา +1

      Maxaa nageyey dalkake ALHAMDULILLAH Myqdisho, Hargeys, Galkacyo. Lascaanod Kismayo baydhabo. Iyo Gobola farabadan ayaa ILAAHAY nasiyey iyo NIMCO an la qiyaasi karayn. SOMALIYEY YURUB AFRICA AMERICA . MEL WALIBA WANU KU DHIBATE Y SANAHAY. WADANKENA AN KU NOQONO O DHISANO ARKA RER GASA WADANKODA AYEY DHAX JOGAAN. ILAHAY HA U NAXARISTO INTA KU DHIMATAYDALKENA HOYO WA LAMA HURAN. Hada wax qalad qoray I cafiyo jisakalah kheyr

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 วันที่ผ่านมา

    Kenya ma,hooyadood baa leh ader wadankaaga wax kuudhaama majirto

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp วันที่ผ่านมา

      Waar aamus laxyahay bilaa arxanka ahi qudhunyohow

    • @abdiyusuph5822
      @abdiyusuph5822 วันที่ผ่านมา

      @@Kadar-ex8xp hhhhhhhhh
      Aamus riyahay orgonaysaa

  • @مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي
    @مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي วันที่ผ่านมา

    Kiiska soomali ba gacan wayn ku le hala so ogado, haday tugo cadiya tahy hoyada kaliya ladili laha maxa gabdhihi radiyay logu dary?? Maskaxda hashaqayso gabdhaha somali unba kadanbaysa o cadowga udirtay!!!
    Ilahy haunaxaristo wa shuhadao

  • @fadumaibrahim7467
    @fadumaibrahim7467 วันที่ผ่านมา

    Dee kuwaana waxaad tidhaahdaa
    Muuse biixi baa cid usoo diray
    Ileen intaasuunbaad gudbisaaye
    Iyo dhibta soomaliland ne

  • @nimcaanaxmed3917
    @nimcaanaxmed3917 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xaaroodku meelkasta weyka ooyayaan waxa lagu wasayaa kenya ethiopia somaliland daarood xaarood caac

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 วันที่ผ่านมา +1

    Listen somail should go come to the land

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wall figrad baan idiin sheegayaa ugudbi umada soomaaliyeed oocadawgeedu badanyahay ayaduna cadaw isku ah waa inla isku xirnaado oolasameeyo nambar gaaban ooqofki shakiya uuwoco oouuhayo qofsoomaaliya oolagu kalsoonyahay hadiisidaas lasameeyo dad badan baala badbaadin hada gabdhahaas waxa laga yaabaa inay shakiyeen hadan meelay uwaramaan ay waayeen

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h วันที่ผ่านมา

    Meeshii aad tagtaanba weligiin argagixiso.

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacag abaalmarin ah in loo ballan qaado qofkii soo sheega kuwii dilkan geystay

  • @CqaniFaraH-l2s
    @CqaniFaraH-l2s วันที่ผ่านมา +1

    Beenta Iska daa