DEG DEG SOMALIDII NAIROBI OO ISKU SOO BAXAY KADIB GABDHIHII LA GOWRACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024
  • IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

ความคิดเห็น • 7

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 16 นาทีที่ผ่านมา +1

    Somalida Kenya baran barrow ayaa u malyn jirnay wahi wa dad dhiig le masha Allah

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 44 นาทีที่ผ่านมา

    Siyasi xaran ilmahiisa ku goriyo ayaa calama been ah qoorta noo suray war ajinibta saas ayey nagu yisayaan ee joojiya calamada beenta ah midnimo somaliweyn is gacan qabsada kii arko qof lasii wado sawir targaha ama ninka wasaya walalkii duub sawir hasaduu yahay somali sawir qofka wadayaa wlkaa haduu gaari yahay taegaha kasawir no cabsi waryaa muslinaa nahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah haa u naxariisto gabdhahaas,laakiin neesha ka buuqayaa,ganavsigooda maxaa u diiday in ay dhulkooda u guuraan? Shalay waxaa kale oo meydkiisa la helay Xildhibaan Somali-Kenyaan ah,laga soo doorto Garisa count,isagoo la jirkiisa la jarjaray 40 cisho meel uu ka baxay lawaayey.

  • @MaslaxMideeye-yo9
    @MaslaxMideeye-yo9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dad keygoow meet walbo Aad joogtaan isgarab istaaga dugaagu yuu mid ba meet ku ugaarsan😮

  • @ilhaanmohamud-p3i
    @ilhaanmohamud-p3i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofka2aad anooahaay

  • @CABDINAJIIB-v5c
    @CABDINAJIIB-v5c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kenya adinga ma laaheedin adaab oo jooga hadii kale bankad aa idiin sogeyso