Xayawanku xaquq ayay leyihin lama dili karo,walal aad ayan uu xiseya tube yadada lakin ha dilina xayawanka dur joga,mida kale maska sunta leh ka yar ee hada dhasahy ayaa ka sun badan ka wayn xita kolku ka so baxo beedka wu ka sun badan yahay ka wayn
Waar Niow Durujoogtu way Sii Dabar go'aysa 😢 Ee dadka Reer Mii ga Ha La wacyi Galiyo oo Ha Loo Sheego in ay Deganka Faa'ido U leyhn Haday dabar go'aana Inay Wax Badan oo Ay Jiclayen Mesha Ka Baxayan
Nin kaa eeyga 🐕 xoolihiisa iyo naftiisaba kunilalinyaa waa Nin wax garad ah eeygu 🐕 waa saxiib ka kobaad Ee buni admka wadan kan an joogo new Zealand 🐕xolahu racaa ilaliya
Waa waxa aan ugu taag la'ahay reer miyigeenna oo dhan in ay Ey dhaqdaan, si uu uga kor qaada dhibaatooyin badan oo ay xoolo dhaqatadu ku qabaan xoolohooda iyo raaciddoodaba.
Ugaas ciilba iga hya somalida muqalada aad so duubto iyo sida anay xaqoda u helin walhi ceel iga hya hore u soco libax❤❤❤❤
Wax kasta oo waynu wakhti ayay qaataan, waynu u dul qaadanaynaa walaal 💜👊
😂😂😂😂😂war deeradi away awowga cune😂😂😂@@cadceedka
Waa gii hore dadka martida ah neef Ayaa looqali jiray
Mashallah beautiful lifestyle ❤❤❤
From Xamar sxip soo bandhiga quruxda dhul weynaha umada somaliyed ❤❤
Keep going wll
Anuu ninkan cad ceed waan ku hayztaa wlhy sida uu wax u duubaay0 keep going pr0 🎉🎉🎉❤
Bucdul iyo qarad ba ku hadhay wll😊
Cadceed Legand 🫡 keep going pro. 🙌🤴
Legend be careful kabo iyo Dhar fican qado nin buro korayo kabo sandhala xidhan waligay ma arag 😅 sided wax uwada legend.
Hhh waan sitay kabihii buuraha ee waan hilmaamay, waanan sigtayba habeenkaas
Masaska sodub fadlan ❤❤❤❤
Amazing content bro, golden hour Beutiful. Well done 👏
Cadceedka duula wanku salamaY ❤
Walaashiis ❤️
MashaAllah dhulkeena
hormar wcn zxp
cabdicasiisow sxb hub qaata kaymahani waa halsi
Badanka waan qaataa oo kama tago, hub la'aanna ma socdaalo; mahadsanid 💜
🎉❤❤❤❤❤zhp+wll❤
Hore u soco sxp 🤝
qeyz qeysar fanskiisi o lacag heley😂😂
Sxb dadka Durdurka degan bariiska beera ku dheh
Sxb ad ban ku tagera❤
👊💜
Cadceed sxbky wlhi waa iga qoslisey maska ha dilin maa dhahdey😂😂😂
Mas haduu guriga idinka galo ii yeedh 😁
@@cadceedka 🤣kkkk ha dilin inaad tirahdid ma rabtaa mark
Duurjoogtu haydinka amaan hesho mida kale yaa idin fasaxay don't kill our Deer 🦌. TAKE CARE YOURSELF AND USE Good shoes 👟 《Inport》
Ugaadha in la ugaadhsado ma wanaagsana, midh aan idiin soo duubaana wax badan kama dhimayso hhh
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Aar balayada iyo dur-durrada aad biyaha kacabayso sidii xoolaha iskadaa ninow😂 salaaman landheere👋
Masku haduu ku qaniino waa la bakhtiiyaa 😁
😂
Xayawanku xaquq ayay leyihin lama dili karo,walal aad ayan uu xiseya tube yadada lakin ha dilina xayawanka dur joga,mida kale maska sunta leh ka yar ee hada dhasahy ayaa ka sun badan ka wayn xita kolku ka so baxo beedka wu ka sun badan yahay ka wayn
Waa hagaag 👍
@@cadceedka hadadan ayan dawanaya adiga iyo calin abyan, insha allah markan imado somaliland kambin ayan radhaynaya inan idinla qato
Duhurjoogta Qiimo leedahay Cayaarta kadaaya
Duurjoog dheh hhh ma aha duhurjoog
Cadceedoow wlhi orod iyo budh baan ku qaban jirnaye waxay bahasha tooshka kaliya lagu ifinyo ee aan la baacsanayn😂😂😂
Goor aannu daalnay ayaannu midhaas aragnay, maannu yaaci karayn 😁
@@cadceedka hhhh wa kuwata sxp
Waar Niow Durujoogtu way Sii Dabar go'aysa 😢 Ee dadka Reer Mii ga Ha La wacyi Galiyo oo Ha Loo Sheego in ay Deganka Faa'ido U leyhn Haday dabar go'aana Inay Wax Badan oo Ay Jiclayen Mesha Ka Baxayan
Waa kugu raacsanahay in ugaadha iyo gabi ahaanba duur joogta la ilaaliyo oo aan la dilin, si ayna nolosha duurku u dhammaan