ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Jigjiga Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
mansha allah ...gulayso adeero ...finland ayaan kaa soo salaamaynaa ...anagoo reer jijiga ,,dire dawa iyo hargaysaa
Zxpayaal ninka cadceed meel dheer ha la gaadhsiyo uma qalmo halku joogo 1m ayuu qalmaa wllhi marka meel dheer ha la gaadhsiyo zxp yaal
M,a magaalada jigjiga i,a 5ta sanee soosocota waxay noqon doontaa mid kamid ah magaalooyinka ugu horumarka balaadhan geeska africa❤ i,a❤
Keep going pro
Cadceed Legend 🫡
Best youtuber aaan gaar utaageero weye wiilkan yari msha alah kep going bro
So dhawow bro
Mashaa Allah
Microphone mode kii caadiga soothing ka ahaa kuma jiree
Kusoo dhawoow jigjiga magaaladadi 🎉
Shb laydh la aanta Ethiopia unahe hano qaban 😂😂😩
Jigjiga kuwa nagu qaaliyeeyey ba waa kuwan soo hadda soo galaya.
Zhp jijiga ma joogtid, waxaad heli kartaa coffee and cafe centres fiican oo aad u hormarsan ayay ledahay sidoo kale dhinacyo quruxbadan ayay leedahay oo duubi karto.... hotelska waaweyna aad taliye I.A
Waan kusoo laabanayaa.
Cadceedow waxay bahidan iyo shamcam aad shidaty 1bil o an joogay 2 ila 3 malin ban laydh la an aragnay
Guri gows ah ayaa igu soo beegmay miyaa? 😃
Laydhka ogaan baa Looga Jarjaraa
Magaalada jigjiga shanta sanee soosocota masaakiin kuma noolaan karto maceeshada awgeed
Meeshiiba Bajaaj baa fool xumaysay, basas dadwayne sameeya, halkii aad 30 bajaaj ka raaci lahydeen hal bas baa ka fiican in la raaco, mise shaqo abuur baa laga dayay?
Ustaad xog khaldanbaa lagu siiyay 10m bilaa buuq 😂
Ma Jigjigaad u fahantay? Soomaali galbeed oo dhan miyaanay caasimad u ahayn!!?
@@cadceedka😊
Eshcala magalo