Maxay tahay Howsha Safiirka Maraykanka ee Somalia , Yurub noo kala qaybe mudane , Muuqaalka Jimcaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 516

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว +75

    Allah ha u naxaristo 🤔umada somali😢 iyo umada musliminta😢 kale insha Allah 🤲

  • @ciisexasanmaxamed1326
    @ciisexasanmaxamed1326 2 ปีที่แล้ว +75

    Wll cumar in shaaŕ wanku salaamay wllhi cumarow ilaa 2018kii ayN chanalkaGa ku xiranahay wax badan ayaan kaa faa iday Allaha ku barakeeYo wll MAHADSANID🤚

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 2 ปีที่แล้ว +3

      Bro Iku caawi subs oky

  • @Abdullahi8735
    @Abdullahi8735 2 ปีที่แล้ว +110

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammadﷺ❤

  • @craxmaansancho4032
    @craxmaansancho4032 2 ปีที่แล้ว +49

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohammad (NNKH)❤❤

  • @amiirmaxamed817
    @amiirmaxamed817 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allaah one of the best Somalian jourmalist...... Go with God....... Allaah Macaak

  • @osmansaladahmed6856
    @osmansaladahmed6856 2 ปีที่แล้ว +24

    Anigoo og xaalada wadan keena ayaa hada doorbiday inan wax ku barto kuna noolaada waayo waxan haystaa rajo ah inuu mar uun hagaagi doono 《 sidee baan aduun uga walaacaa anigoo haysa Allah qaniyah oo qafuuru raxiim ah》

  • @ceegsane761
    @ceegsane761 2 ปีที่แล้ว +40

    xiliyada aan ka quusto somalia dowlad fiicn ayaa ka dhalan rabto waxaa kamid ah marki aan arko madaxda oo leh qaramada midobe midowga yurub wadamada carabta waxaan kacodsaneyna in nala so kaalmeyo
    iyo marki aan arko qabiiil dhahayo kursigaas hadii aanan helin dowladu shaqeyn meyso waa xaqiiqo qaraar oo an caadi u aragno badankeno lkn karaamo daro xun ah

  • @feysalmaxamed9265
    @feysalmaxamed9265 ปีที่แล้ว

    m.a walahi Waxa tahay qof dhiig leh Oo jaceyl mwadin nimada somali mar walbo neh hadalkada xilmado ba ka qataa tnks

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaaad omar adoo kale ayey umada soomaliyeed u baahan tahay
    Rabi ha noo badiyo adoo kalle yaa rabi

  • @maxamadali336
    @maxamadali336 2 ปีที่แล้ว +17

    Ogaansho my favorite TH-cam 🙌♥️♥️♥️♥️

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 2 ปีที่แล้ว +19

    Muuqaalkan waan sugaynay thanks ustaad🙏

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 2 ปีที่แล้ว

      Bro Iku caawi subs oky

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 ปีที่แล้ว +8

    HAL mar igula Sali xabiibkeena muxamed scw

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallh ustaad
    Mowducyda dhiirigalinta noso badi iyo wax barashada allh ku sharfe

  • @shaficimaxamed2974
    @shaficimaxamed2974 2 ปีที่แล้ว +6

    mahadsanid walaalkeen cumar inshaar

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 2 ปีที่แล้ว +17

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @abcaad5448
    @abcaad5448 2 ปีที่แล้ว +21

    أفكارك رائعة واحب ايضا طريقة تقديمك للبرامج شكرا لك لأنك تبعث الروح بالهمم والتفاؤل اظن ان الرسالة وصلت للشباب أحييك من مدينة قرطو

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 2 ปีที่แล้ว +1

    LEGENDE OMAR INASHAR ALLAH KU XIFIDIYO

  • @wadaniboy9183
    @wadaniboy9183 2 ปีที่แล้ว +16

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw scw (NNKH)❤❤💞🕋✔️✔️✔️y

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 2 ปีที่แล้ว +31

    The Best Person Ever The Most Knowledge Able And The Most Shine All Created Prophet Mohamed Scw❣🕋💔🕋💯🕋

  • @ilyaasjanuuni295
    @ilyaasjanuuni295 2 ปีที่แล้ว +1

    caaqil cumar waan ku wataa

  • @abdirahmanmohamed3045
    @abdirahmanmohamed3045 2 ปีที่แล้ว +9

    My habit weeye inaan dhagaysto mawduucyadaada wall waxy iga noqotay addiction best TH-camr have ever seen Omar inshaar ogaansho

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 2 ปีที่แล้ว

      Bro Iku caawi subs oky

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib allow caqliga kuu barakee cumar

  • @khaalidmohammedkhaaliddaas3232
    @khaalidmohammedkhaaliddaas3232 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxp barnaamijkaga wllhi wax weliba wuu ka macaan badan yahay wllhi Thanks 🙏 the best TH-camr in Somalia 🇸🇴 Omar Inshaar

    • @umumaahir8712
      @umumaahir8712 2 ปีที่แล้ว

      Qur aanka wax kamacaan maleh

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 ปีที่แล้ว +7

    Nabiga ugu kherka badan ugu neh danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @Haykal5
    @Haykal5 2 ปีที่แล้ว +34

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

    • @gamematerials
      @gamematerials 2 ปีที่แล้ว

      tuusi xume

    • @yaasiinchinese7320
      @yaasiinchinese7320 2 ปีที่แล้ว

      Scwscwscw❤️❤️❤️❤️

    • @Haykal5
      @Haykal5 2 ปีที่แล้ว

      @@gamematerials maxaa dhacay wll

  • @mustafebaaba308
    @mustafebaaba308 2 ปีที่แล้ว +8

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك🤲🏽

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 2 ปีที่แล้ว +1

    THANKS MR OOMAR 💯💯💯🙏🙏🙏

  • @lilmaali9087
    @lilmaali9087 2 ปีที่แล้ว +20

    Jimca wanaagsan dadkaygii✋

  • @Ibadam
    @Ibadam 2 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan soo saaray muuqaal aad ku oganayso halka uu OGAANSHO Ooga jiro TH-camrada somalida fadlan soo arag ❤️❤️❤️

  • @heroboy9560
    @heroboy9560 2 ปีที่แล้ว +3

    Ku saliya nabigeen mohmed صلى الله عليه وسلم

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 ปีที่แล้ว +13

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 2 ปีที่แล้ว

    Couldn't agree with you anymore,your an asset for Somalia.

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah

  • @zizihassan8469
    @zizihassan8469 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa la dhacay muuqaalka

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 ปีที่แล้ว

    Shukran OGAANSHO Channel.

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 2 ปีที่แล้ว

    Cbb mr Omar

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 2 ปีที่แล้ว

    Guuleeso omar inshaar

  • @Maria-elv5
    @Maria-elv5 2 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ شكرًا جزيلًا لك يا عمر علا المعلومات القيمة 😊

  • @keydkasuugaanta
    @keydkasuugaanta 2 ปีที่แล้ว

    Omar inshaar run sheeg ayaa tahay, dhago laab u daloola ayaan dhiirigelintaada u dhageystaa walaal ee ha naga caajisin, Barnaamijka jimcaha soo celi sxv mahadsanid.

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah Khayr

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว +1

    OGAANSHO 🎤✔️👍
    OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE 👋🎤✔️👍 wall

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 2 ปีที่แล้ว

    Waa xoolo lama sheegin wasiir gaashaandhig oo wadankiisa safiir jooga lama arkin

  • @cabdikhaliqsiciidmire
    @cabdikhaliqsiciidmire 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صلي وصلي على نبينا محمد ❤

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 2 ปีที่แล้ว +3

    Sharaf kunoolow sxb qof qiimo iyo wadaniyad leh

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada waa okay shukran

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile 2 ปีที่แล้ว +2

    Oogansho ilahay Khayr haku Siiyo walal misaanka Akhiro Allah haku Saaro Amiin Amiin. WAD KU Mahadsantahay baraarujinta Ummadayda

  • @abdellatailor9395
    @abdellatailor9395 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 2 ปีที่แล้ว +8

    M.a allaah ayaa mahadsan nasoo gaarsiiyay

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 2 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsnid ustaad inshaar
    ⚠️ walaalayaal aan ilaalino salaadaha ✅✔️✔️✔️☑️☑️✅

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 2 ปีที่แล้ว +6

    Bashar karaamaysan baad tahay wax la daawadana waa waad is Taahishaa legend ❤❤❤🎬

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 ปีที่แล้ว

    Ad iyo ad arintaasi waa sax waana arin run ah

  • @suleimandubow5145
    @suleimandubow5145 2 ปีที่แล้ว

    M.allh good to hear.

  • @shariifnuur528
    @shariifnuur528 2 ปีที่แล้ว +6

    1 million soon insha allah ogaansho

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 2 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya Alle ha u naxariisto . Gadaasheedna Alle inama fidneeyo . AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN yaa Allaah.

  • @mahadkaofficial1681
    @mahadkaofficial1681 ปีที่แล้ว +1

    congratulation man for 700k you deserve it and more

  • @rashiidrashiid8556
    @rashiidrashiid8556 2 ปีที่แล้ว

    Haa waa dawlada somaliya hadda ee x shekh hogaaminayo waa xaqiiqo

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah cumar Insharow waa runtaa ee aanu kacna

  • @xasannuuribraahim7053
    @xasannuuribraahim7053 2 ปีที่แล้ว

    ogaansho chanel kaygii ♥♥♥
    waara inta ay nolol jirto.

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 2 ปีที่แล้ว

    Cumar iinshar soo badii wll barmamijda noocan ah

  • @AB2006.
    @AB2006. 2 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiqo dhab ah

  • @cabdisalaam1068
    @cabdisalaam1068 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah ganaaxi inagama dhamaan weli

  • @binyamin7087
    @binyamin7087 2 ปีที่แล้ว

    Sxb waa runta haq baasd ka hadashey wallahi. Everything is abvious that’s happening to Somalia and we need to stand against tyranny and outsiders

  • @ridwaanhassen2149
    @ridwaanhassen2149 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll Allaha ku barakeeyo wll omar inshaar

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 ปีที่แล้ว +13

    Dadkeena waxaan dhihi lahaa beeraha fasha oo dhulkiina wax kasoo saarta ileen aduunka waa isbadaly 🤗

    • @allaaamin9834
      @allaaamin9834 2 ปีที่แล้ว

      Qurbaha ayaan joooga wll manta waxan jeclaan lahaa inaan soolaabto beeraha dhulkaa nimcada taaallo qoto mahayso nabad garantiii side macquul kutahay

    • @filsanmohamed1763
      @filsanmohamed1763 2 ปีที่แล้ว +3

      Dhulkeena meelkasta ayaa beer noqon karto waa waxaan aduunka kale dheernahay lkn dadkii sidaa ufakiri lahaa maba joogan hada meela qaas ah waaye nabad la'aanta dhulka dhan maahan

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @mohamedhazhiofficial1017
    @mohamedhazhiofficial1017 2 ปีที่แล้ว +1

    ku saliya nabiga s.c.w

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 2 ปีที่แล้ว

    Waa jaajuus aan geed qariya haysan

  • @mahadduale6944
    @mahadduale6944 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll barnaamijk ad u xisa badan

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 ปีที่แล้ว

    That's true brother omar inshaar wacyi gelinta aad uheeyso bulshada

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 2 ปีที่แล้ว

    Wlh blh omar iinshar barnamijyadada wax badan Ayan ka faa,iidaa allaha ku xafido

  • @haisdhiibin8051
    @haisdhiibin8051 2 ปีที่แล้ว

    Ogaasho Allah ha idin xafidu

  • @ayaanbadan8414
    @ayaanbadan8414 2 ปีที่แล้ว

    Muuqalkan wan sugayay thanks 😊 🙏

  • @arafatmohamedosman1106
    @arafatmohamedosman1106 2 ปีที่แล้ว +16

    Somalia godkii loo qoday 1985 ayeey ku dhacday maanta Somalia God kumaysan dhicin 37 sano ka hor ayeey dhagarta reer galbeedka inoo soo maleegen ku dhacnay
    In safiir dalkaga jooga aad ku bookstore safarada uu ku Lee yahay dalkaga hooyo waliba adigoo ah wasiir gashes dhiga dalka waa bahdil nimo iyo karaamo daro
    Adoo wasiir gashandhig marka aad u tagto safiir ka hooseya waliba gudaha dalkaga hooyo magaranayo bahdil ka weyn oo qaranka umada somaliyeed usoo hoyotay sharaf dhac dulinimo xita madax bananideen ayaan u gafnay wasiirka gashandhiga wuuna ceebeyay tariikhda ma driving safiir wasiir gashadhig u wacayo isagoo dalkiisa jooga
    Lkn Somalia sidey ku soco waaa sida had heesata dowlada falastiin ee yuhuuda xooga ku heeysato
    Somalia hadeysan isku tashan 10 sano ee soo aadan waxad arki doontan somaliland oo Ethpia hoostageysa aqoosina lasiiyay iney Somalia inteeda kale ka go,day lkn meesha laga xumamayo eey noqoneyso caasimada Ethiopia ee adis Ababa iyo putland oo leh iyadana waan ka go,Emma Somalia inteeda kale
    Iyo qaramada midoobey oo dhahaysa Somalia is kumaysan filna amniga faraha ayuu kasii baxaya ciidamado dheerad oo nabad sugid ah waa inan u dirno ka dibna la inoo keeno wecelo mareykan iyo reer galbeed aan kadida iska dhaqin ka dibna sidii dacasada kabaha ina dulmaran gumaysi nooca ugu xun la ina bido
    Lkn Wali caqliyada Somalia waa shaqeyneysa kaliya waxa ina sumac dilayo waa kuwo daanyeero ah oo caqligooda uu yahay xilka ay hayan bis iney sidii kursiga maqayada oo kale iskaga fadhiyan cunto iyo biyo iskaga cabin Inaba aan fakarij umadan iyo dalkan sidee dhibta uga saarna u hormarina wadamada dariska sidey nabad u Noqdeen unaheshiiyeen sideen ugu heshiina kama shaqeenayan kaliya maxan qabsada fantasia uun but fiirsada midka last oo xilka ka haya Somalida
    Hadii ay fakaran dhalinta Somaliyed waxay keeni Karan maskax fayow oo dalkan bad baado unoqota kana saarta gumaysiga iyo cahsarka ay inoo yeerinayan safiiro dhex fadhiya gudaha dalkeena hooyo iyo dibada ba
    Caqli shaqeeyanayo oo dalkan iyo dadkan waxa danta u ah ka shaqeeyanayo midnimada umada ka shaqeenayo ilaalinayo karamada iyo badax bananida qarankeena caqligas wuxu ku jiraa dhalinta Somaliyed ee wax baratay caqligiina ku fakara dhalin yaro Oday raba inu xil iska haayo oo fiirsanayo shilimaadka uu musuq masuqa ku helaya oo dalkeena maclumaadkiisa ku iibsanaya shilimad uu ka helauo hay,ado reer galbeedka raba In dalkeena ay ka dhigaan gudafad lasoo maro lasii maro oday madax ciro noqday caqligiisa waa intaas kaliya xilka uu ku fadhiyi ayaa wax walba ugula qaalisan isagoon regain mustaqbalka ubadkiisa Kan dalkiisa Kan dadkiisa midna kaliya wuxu eegaya waa mushaar iyo lacag uu si musuq masuq ku helo oo uu Hanti kaga tabcado waliba si xatooyo ah dalalka dariska hantidii uu ka xaday dalka ku dhiso dhul shisheeye isago raba marku xilka waayo in hakas dago ku shaqeesto lacagihii uu masakiinta somaliyeed Ka soo xaday inta damages uu madaxdeena ku jiro Somalia karamo daro ayeey cagheeda ku raadsaneysa ilaa laha helo caqli bani Adam ah oo sida ruuxa nool u fakaro laga helayo ee caqliga bani adamka aan ku fakarno dhalinyaroy dalkan idin baahan xaladan adag ee qarankeena lagu baa,bin rabo ka hortaga oo isku data inad shabaqan la inoo dhigay uga bad baadino dalkan kuwa jaajuusta ah ee ushaqeenaya reer galbeedka waa inan iyagana gacan bir ah iskaga qabano si dalkeena u soo ceshado karamadii iyo sharaftii uu lahaa

    • @adem80663
      @adem80663 2 ปีที่แล้ว

      Ninki lahaa dhiiqa lugaha kula jirta weydii

    • @mustafemohamed248
      @mustafemohamed248 2 ปีที่แล้ว

      Hhh wxsa iska qiiro hadal iyo munafaq taah lyidhaa waar niyow horta rer somalia mxd u hystn ind ka cqli bdntihiin mise ncsimdiina wxd u hystn ind ka siyasad bdntihiin wr niyow runta ila ad u shegtan nftiina islmrkna xaqiiqda wajahdaan oo ah Somaliland mrkodii horena wxy ahayeen Dal mdx-banaan islmrkna xuduud kla lahayeen somalia mrkii danbana go'ansaday inay midnimdodii aayr dib ugala noqdaan somalia kdib mrkii ay ka dhaxleen khasaare naf iyo mailbag le mrka wxba sida ciyaala iskuulka naftiina iyo carurtiina been haku mawelinina Ethiopia imikaba waa kuwa somalia iska haysta siday donana idinka yeela lakiin Somaliland mrnba Ethiopia talabo maso galiso wyo wxa nga dhexeeya saxiib-tinimo iyo dan-wadag dhinac ksta ah sida dalalka adunkaba inta lba dal ka dhxysa mrka runta intd is diidsiinysaan islmrkna xasad iyo cuqdad ku slysn nacyb aad la taahaysaan wallhi wniga dhrtee inydaan ka bxyn dawakhada iyo gumaysigaa aad ku jirtaan iyo qaraxyda alshabaab wyo dee umad yar iyo weyn qbta cudurka ugu xun ee qalbiga ku dhca ahna xasad wllhi sidaas bd u ahanysaan qaar social media--ha sida uga dhex ooya
      Ha noolaato Jmhryda Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💕💪💪💪💪💪💕

    • @foosijaamac4983
      @foosijaamac4983 2 ปีที่แล้ว

      Waad hurudaa ee.toos, somalia maanta calan iyo. Dawlad rasmiys oo ka dhaxeeya ma jidho, ilaahey be leedahsy, ilaa la xisaabtamo dawlad shaqeynmeyso soomaaliyeed

  • @abdullahim3434
    @abdullahim3434 2 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan Wll omar

  • @fhbfjkvd3718
    @fhbfjkvd3718 2 ปีที่แล้ว

    Ogaansho caaaqil qalbi furan masha Allah sxb umadaan xaqa Allah nawada tuso

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 2 ปีที่แล้ว +36

    Maalinkasta waxaan maqanlaa dhalin Somaliyeed oo leh waxbaan baranay jaamacadaan ka baxnay shaqona mahayno gaajaa nahayso, lkn xitaa labo dhalin oo meelku mudaharadayso xaqooda u doodayso maanan arag. Waa maxay nin qadadiisi imaarat ay cunayaan shaqadiisi iyo dekadihiisi asna iska aamusan?

    • @axamedyare6781
      @axamedyare6781 2 ปีที่แล้ว +1

      Zxb dadka jaahiliin ayaga wax isku daba Fariisto Xil io shaqo io wax walbaaba

    • @ahmedabdi951
      @ahmedabdi951 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxba ma baran waxay barteen qabyaalad bes

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 2 ปีที่แล้ว

      @@axamedyare6781 way fahmi doonaan brother, Addunka dadka way mudaharadaan way kacaan waana ognahay ma aqaaan waxa dadkeena haysto oo aamusiyay

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdi951 bro qabyaalada waa ookiyaale qalbiga laga xirto, sida indhaha hadaad ookiyaale cagaaran ku xiratid ay wax walbo cagaar kuula noqonayaan ayaa hadaad qalbiga ookiyaale qabiil ka qabtid sida reerkiina ay wax u arkaa umbaad u arkaysaa. Dont worry bro way fahmi doonaan.

    • @guulkutaam8643
      @guulkutaam8643 2 ปีที่แล้ว

      Waad ila saxantahay horta qaladka maxaa leys kuugu fiirsadaa? Waad ila aragtay

  • @naajicade7594
    @naajicade7594 2 ปีที่แล้ว

    Wa cawaan kuwa aminsan masuniyad aya mamusho aduunka

  • @yasinabdillahi6798
    @yasinabdillahi6798 2 ปีที่แล้ว

    Thanks mazuul inbdn

  • @fadimoomar8453
    @fadimoomar8453 2 ปีที่แล้ว

    Walal waad ku mahadsantahay sida aad noogu soo gudbiso macluumooyinka tayada leh👍👍👍👍👍👍👍

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad

  • @cabdiwahaabjamac3459
    @cabdiwahaabjamac3459 2 ปีที่แล้ว

    ALXAMDULLULAAH ALLAHU AKBAR INSHA ALLAH

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 ปีที่แล้ว +3

    Layaab wlhi soomaali qiyaamaha ugu dhacaya iyago saas kujira hadan ilahay nasri kale usoo dirin.

  • @ibraahimmohamed6278
    @ibraahimmohamed6278 2 ปีที่แล้ว +1

    Heer waxaan gaarey in aan kufarxin markasto oo an madaxda aybaxaan quursiga loogeysto

  • @historypublishers
    @historypublishers 2 ปีที่แล้ว +16

    This what happens when you don’t know and understand your job description and the position you hold. Yes people can’t be leaders!

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshar sharafi korkaga 🦁

  • @boqordaqruxda3390
    @boqordaqruxda3390 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa baaba'aynaa hadynaan caqliga furin oo diinta baran kuna dhaqmin

  • @cideeyemaxamadxasan7977
    @cideeyemaxamadxasan7977 2 ปีที่แล้ว

    shaqo wacan YURUB IN SIDAA LIGALA WAN KU FARAXSANAHY

  • @zdfvt
    @zdfvt 2 ปีที่แล้ว

    Walal cumar mash alh

  • @YUSUF-hb2ox
    @YUSUF-hb2ox 2 ปีที่แล้ว

    Jaxiimada.

  • @arbazls4375
    @arbazls4375 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll omar wlh kartida iyo dhiiga somalinimada kaa muuqato dareen bay igu reebta maan ahaano adiga o kle ma aqaano madaxdeena miyaysan fikrin mise sidaan bay Sharaf mooden allah Ino naxriisto waan jabnay runti

  • @wadanidaacad
    @wadanidaacad 2 ปีที่แล้ว

    WAA SAX HADALKIISA WAAYO MARKAAD ISU DHIIBTO CADAWGA ALLAAH WAA ISKA SIDAAS

  • @abshirbukhari1418
    @abshirbukhari1418 2 ปีที่แล้ว +18

    Omaro geerida boqorada UK iyo boroor diiqda Somalida qaar oo ugu horeeya madax weynaha Somalia bal damiir xumadaas ka hadal 🇸🇴🤔🤔

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 2 ปีที่แล้ว +1

      Tacsida madaxweynuhu udiray boqortooyada UK maxaa laga sheegi?
      Adiga ayaaba wax weyn kadhigaayo naagtaas dhimatay anaga waxba kama aha agteyna.

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 2 ปีที่แล้ว

    Allah yaxfidka Omar

  • @heroboy9560
    @heroboy9560 2 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho

  • @timacadealimaadhle4310
    @timacadealimaadhle4310 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa. Soomalidu. Xaalkooda illaahay hasahlo

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 2 ปีที่แล้ว

    waa barnaamij xiisobadan

  • @mohamedyasinmohamoud6847
    @mohamedyasinmohamoud6847 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa kan nidaamka kajira somalia (bureaucracy )majirto waxladhaho dawlad somaliyed oo goanka umadedu gacanteda ku jiro.
    Wanan jeclan laha inad barnamijkaso diyariso.

  • @farxansaleban1362
    @farxansaleban1362 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @zakiputti1142
    @zakiputti1142 2 ปีที่แล้ว

    Horumar wcn wllkei

  • @adem80663
    @adem80663 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall aad ayaa kaga mahad celin sida wanagsan e ad nogu so tabisay xaqiiqda