Ninka Kaliye ee Ka Faaiiday Dagaalka Yukrayn | Barnaamijka Jimcaha |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Hal nin kaliye , hal nin ayaa ka faaiiday caalamkaan dagaalka yukrayn dhinacwlaba .
    caalamka inta badan saamayn ayuu ku yeeshay dagaalka yukrayn gaar ahaan dhinaca quutul daruuriga waxyaabo badan ayaa qaaliyoobay : xataa dhinaca siyaasada wadamo badan ayaa sidoo kale siyaasad ahaan khasaaray godoominta ruushka , misdaaqiyad la,aanta galbeedka
    Laakiin waxaa jiro nin dagaalkaan uu u ahaa fatxul futuux dhinac walba , soo dhaweeya rajab dhayib erdugan
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 584

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +264

    Ruuxi ugu kherka iyo sharafta badna-konkan so maray wa nabi Muhammad Scw ❤

    • @samuelluckhurts9056
      @samuelluckhurts9056 2 ปีที่แล้ว +2

      Salalahu calayhi wasalam❤️❤️💯💯

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @EngAliDaYax
      @EngAliDaYax 2 ปีที่แล้ว +2

      Sallalahu Caleyhi Wassalim

    • @muhubaabdullahi6780
      @muhubaabdullahi6780 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu caleyhi wasalam 🤍

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 ปีที่แล้ว +75

    Tobanka maalmood ee Dunida ugu Fadliga badan.
    Ilaahay (ﷻ) raxmadiisa iyo galladiisa waxa ka mid ah inuu inoo yeelay xilliyo fadli badan oo Camalada la sameeyaa ay ka fadli badanyihiin Camalada xilliyada kale la sameeyo.
    Waxaa ka mid ah xilliyadaas Tobanka maalmood ee ugu horreeya bisha Dul-Xijjah (عشر ذي الحجة) oo ah tobanka cisho ee Adduunka ugu fadliga badan.
    Waxa fadli ugu filan tobankaa maalmood ee bisha Dul-Xijjah ugu horreeya inuu ilaahay (ﷻ) ku dhaartay, ilaahayna waxa uu ku dhaartay ee khalqigiisa ka mid ahi waa wax weyn.
    Ilaahay (ﷻ) waxa uu yidhi:
    {وَٱلۡفَجۡرِ} {وَلَیَالٍ عَشۡرࣲ}
    {Waagaan ku dhaartay. Iyo Habeeno (ayaan ku dhaartay) toban ah.}
    Waxa lagu fasiray tobanka habeen ee aayadaasi ku jira in looga jeedo tobanka maalmood bisha Dul-Xijjah ugu horreeya.
    Rasuulkuna (ﷺ) wuxuu yidhi:«Maalmaha adduunka waxa ugu fadli badan maalmaha tobanka ah.»
    -Wuxuu u jeedaa tobanka maalmood ee bisha Dul-Xijjah u horreeya.
    Maalmahaa fadliga badan aynu ka faa'idaysanno oo Camalada wanaagsan aynu farabadino ma ogin inay mar dambe ina soo mari doonaan oo goor aynu dhiman kama war qabno markaa waxa inala gudboon inaynaan dayicin maalmahaas fadliga badan.

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel 2 ปีที่แล้ว +38

    Mahadsanid mudane Wax aan ogeen ayaad ii faaideeysay sidii caadadaada eheed Alle ha Ku xafido

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 ปีที่แล้ว +224

    اللهم اغفر لي ولوالدي وللمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات

    • @Barka0706
      @Barka0706 2 ปีที่แล้ว +2

      اللهم امين يا رب العالمين 🤲

    • @ahmedabdi5176
      @ahmedabdi5176 2 ปีที่แล้ว +1

      ءامين ياربي

    • @ahmedabdi5176
      @ahmedabdi5176 2 ปีที่แล้ว

      Waxaaban is dhahay masaado ali warsamoo soo noolatay baa

    • @amiinibrahim9761
      @amiinibrahim9761 2 ปีที่แล้ว +1

      امين يا رب العالمين

    • @shandileshiine1807
      @shandileshiine1807 2 ปีที่แล้ว +1

      آمين

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +29

    Fadhigaan Kaaga Kacay Erduganoow Guulayso🇹🇷Waxba Lagama Qaban karo Wataas Marka aad Jeceshahay Wadankaaga🇹🇷👏Oodan Caada qaato ahayn👏

  • @akilka_yar7640
    @akilka_yar7640 2 ปีที่แล้ว +31

    Aniga ayaa ah shaqsiga marwalba indhaha ku haya Kanaalkan sugana warbixinada iyo waqaalada uu soo gudbiyo aad ayan ugu faraxsanahay inaan bartay wax yaabo farabadan mahadsanid Cumar inshaar

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 2 ปีที่แล้ว +27

    Mansha allah geesi guulayso
    Ordugaan waa halyay
    Meeqaamka wadankiisa oo kaliya kor umuu qadin ee cidwalba oo muslimka ayuu sharaftooda iyo karamadooda kor u qaday
    Alld ha ciseeyo ordugaan
    Wana ka guulaysan doona cidwalba insha allah.

  • @mahamudabdilahi3511
    @mahamudabdilahi3511 2 ปีที่แล้ว +30

    Alxamdulilaah rabil caalamiin ilahay ugargaaray turki ayaa mahadle ordugan ilaahow cimridherer iyo caafimaadkab
    Sii aamiin yaa alaah

  • @fadumocabdicaziz4140
    @fadumocabdicaziz4140 2 ปีที่แล้ว +77

    اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد 🌺

    • @gaasfilmsvlogs613
      @gaasfilmsvlogs613 2 ปีที่แล้ว

      y

    • @abdirahmanhalays4175
      @abdirahmanhalays4175 2 ปีที่แล้ว +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu caleyhi wasalam 🤍

    • @Kabeeye_7
      @Kabeeye_7 2 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

  • @kurulusorhan3158
    @kurulusorhan3158 2 ปีที่แล้ว +6

    Qofkii ugu fiicnaa. uguna kheyrka badnaaa , uguna aqoonta fiicnaa .uguna naxriista badnaa . Uguna dabeecadda wanaagsanaa . Uguna udgoonaa inta Rabbi Abuurey
    waa suubanaheena ♥️ صلى الله عليه وآله وسلم

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALAAH TABAARAKALAAH waxaan ku farxaa Ordegan sida madaxda Reer Galbeed ka u bahdilo oo uu xataa kuwoodii xoog iyo kibir is bidayay oo maraykanku la mid yahay uu hor wado gabar xijaaban inay u turjunto meel kasta oo ay iyagu joogaan waa cisayn uu Islaamka cisaynayo Ordeganoow ILLAAHAY ha ku ciseeyo

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 2 ปีที่แล้ว +39

    Wa maalin jimce ah ilaahay qofkii muraad leh ha usahlo ilaahow qofkii xanuusan caafi gafkena iyo geridenana ha kulmin 🤲

  • @suhaybxasan7725
    @suhaybxasan7725 2 ปีที่แล้ว +45

    Jimce wanaagsan dhamaan walalaha muslimka ah,ilaahay ha hagaajiyo dhamaan xaaldahena aduun iyo aakhiro,danbigenana ilahay ha dhaafo hamigeenana ha ino rumeeyo🤲🤲🤲

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 2 ปีที่แล้ว +3

      Amiin amiin ya rabi

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 ปีที่แล้ว +1

      Ameen ya rabbi 🤲🏾

    • @umucafiifa9739
      @umucafiifa9739 2 ปีที่แล้ว

      Aami yarabi

  • @y.m.a.kochin1200
    @y.m.a.kochin1200 2 ปีที่แล้ว +39

    Waxan ka dhex arkay mawducan iyo ta erdogan ba, in dunida aw ka jiro 4 qodob
    1. Wixii daantada ah same.
    2. Mar walba u diyargaraw isbadalka.
    3. Daantadana cidna ha u daba fadiisan.
    4. In dunidan shaqo mooye aan nasniimo lo imaan.
    Ruuntii waa ariin mudan in wax laga barto.

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 2 ปีที่แล้ว +63

    Maasha Allah 💙💫 Alle ayaa albaab ufurey 🥰

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 2 ปีที่แล้ว +19

    Waa maalin jimce ah ilaahow caafimad iyo danbi dhaaf baan kuwaydisanyay 🤲

  • @qaalyare
    @qaalyare 2 ปีที่แล้ว +25

    waxaan aaminsanhay erdogan inuu yahay siyaasiga kaliya ee calamka islamka midka reer galbeedkaba cashar u dhigay waa nin fahmay ujeedka reer galbeedka 100 tilaabo ayuu ka hor maray err galbeedkii masha allah

  • @cllhiaadam3428
    @cllhiaadam3428 2 ปีที่แล้ว +69

    Cumar inshaar markaa dheheysay 700k subscribe inaa gaarnaa rabaa insha Allah ma aadan dhihin ee insha Allah dheh bro mahadsanid waa walaal kamid ah dadka side khaaska ah kuugu xiran

    • @c.rahmaankayd4006
      @c.rahmaankayd4006 2 ปีที่แล้ว +2

      incha allah wllo wuu gaadhaya very intersting information

    • @maalmochannel4835
      @maalmochannel4835 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshaaa Allah 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @nagmanagmaa374
    @nagmanagmaa374 2 ปีที่แล้ว +6

    SubxanAllah 🥺🥺🥺shalay uunbaan daawanayey brnminkii jimcaha durbadiina waa Kan kii kalee jimcaha 🥺🥺😌Allow noo sahal

  • @Xbaazim
    @Xbaazim 2 ปีที่แล้ว +50

    Omar ishaar,,wll ilatali da'deyda 16 sano jir waxaan rabaa in aan nolasha ka gaaro meel aan lagu fakiri Karin oo kheyrul macquul 😔waliba majaal walbo dhinac kasta ,,,khaasatan dhinaca aqoonta iyo diinta ,,,,,sanadkaan waxa aan f2aad ee dugsiga sare school kana marar bada ayaa ka niyad jabay waayo tayada wey ka dhinteen schoolada soomaaliyeed ,,,hooyadey iyo aabahey allah u naxariisto Sanadkaan ayeey aduunka igu faaruqeen 😔dadka mala mid ahi waayoo isku hadaf manihin. Hadaf keyga wuu sareeyaa mana garanaayi sida aan ku guuro .niyad jab jeeb yari iwm..sido kale waxaa jiro dad ani ila mid ah oo hadaf ka leh aduun iyo aakhiro ba ,dhalinteena waa la mashquuliye .caafimaadkeena ,aqoon teena, ruuxdeena,Iwm.fadlan jabaataada waxaa u baahan kumanaan dhalin yaro oo wax qabsa la'darbiyada fa fadhiya................

    • @gamalfarah7131
      @gamalfarah7131 2 ปีที่แล้ว +12

      Asc Mamo Illahay haw naxariisto walidkagii waxan Jeclahay inaan jaamacada kaa caawiyo sucuudiga hadaad rabto sheekh wayn inaad noqoto insha Allah waxan jeclahay dhamaan dhalinyarta muslimiinta ee rabo inay wax qabsadan

    • @hudingnuo
      @hudingnuo 2 ปีที่แล้ว +4

      Bro nolosha dhanba waa imtixaan
      Guul iyo guul daro alla ayaa qoray lkn dadaal inaa sameeno waa waajib Ina saaran.
      Dadaal waad guuleesanee I.a

    • @adiinunasiixa2936
      @adiinunasiixa2936 2 ปีที่แล้ว +5

      Marka koowaad Alle ha unaxriisto hooyo iyo aabo wll marka labaad wll waxan ku odhan lahaa aduunkan gebigiisuba waa imtixaan wll anigan kula hadlaya sanad kamuu soo wareegin markuu aabahy hortayda ku go,ay alle ha unaxariiste waxaanan ka mid ahay dhalinyarada hase ahaate waxaa lagaa rabaa in aad samir badan iyo defaal aan nasad lahayn la timaado ilaahayna aad ku xidhnaato oo aad talo saarato hadafkaaga iyo yoolkaagana ka dhigtid mid aan dhawayn oo aan cidi ku hamiyin wll

    • @Xbaazim
      @Xbaazim 2 ปีที่แล้ว +2

      @@adiinunasiixa2936 mahad sanid wll

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 2 ปีที่แล้ว +4

      Walidiintada Allah unxristo Allah janada kawrbiyo, adikaneh weli wayartahy dadaaal 20 ka sano sosocta hdo Alle cimri io cafimad ku siyo, lcg io aduun we iska imaanayan hda inta awoodid samee waxa jeceshahy sii baro
      Markasta hadfkaga ha sareyo wllkey guuleeso

  • @ilyaasmukhtaar8292
    @ilyaasmukhtaar8292 2 ปีที่แล้ว +13

    1M ayaad u qalantaa sxb cumar😍

  • @jibrilmohamed5762
    @jibrilmohamed5762 2 ปีที่แล้ว +7

    ALLAH hakugu bishaareeyo JANNADIISA umarow runta ayaa kugu jeclahay cidna haka biqin ALLAH kaliya taladaada u dhiibo guushan waa mid qofkasta oo muslim ah uu ku farxaa. Erdugan na ILAAH ha xafido.

  • @yuusufmclin5502
    @yuusufmclin5502 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa falanqayn runti dhadhan leh oo logic ah maa shaa allaah .
    sheekh cumar inshaar allaah ha ku barakeeyo ugaas aamiin

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 2 ปีที่แล้ว +9

    turkida iyo hogaamiyohooda wee is ixtiraamen deedna aduunki oo dhan baa usara joogsaday ilaahow dalkeena hogaan saasa noo sahal🤲

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا عمر على كل حال

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 2 ปีที่แล้ว +14

    Waa maalin jimce ah oo khayr badan walalayaal ku saliya nabi mohamed scw ❤

  • @farxiyofalis4418
    @farxiyofalis4418 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo turkiga🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴

  • @cabdifataax858
    @cabdifataax858 2 ปีที่แล้ว +29

    Waligeeey like badan Mala isaarin😭cuqdada iga bixiya

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +6

    Ha la dilo gaalkii nabigeena (salallaahu calayhi wasalaam)caayay bastarkan

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 2 ปีที่แล้ว +18

    Rabbi xaqa haku sugo Turkiet 🇹🇷
    Insha Allah doorashada xisbiga Erdogan baa soo baxayo

  • @vhdcomps5912
    @vhdcomps5912 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah allah habarakeeyo Aadan walba oo islaam ah galada ha jabiyo

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 2 ปีที่แล้ว +21

    اللهم صل وسلم على نبينا مُحمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansh allah shugran Omar inshaar guul Iyo Gobanimo Somalia 🇸🇴 Iyo Turkey 🇹🇷💙🤲

  • @hurt3094
    @hurt3094 2 ปีที่แล้ว +12

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا ورسولنا مُحمد صلوات ربي وسلام عليه❤️

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +4

    Mowduuc aad umuhiim ah,
    Jazakumu Allahu kheyra

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +32

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 2 ปีที่แล้ว +10

    مصائب قوم عند قوم فوائد 🙏

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 ปีที่แล้ว +1

    I love ❤️ your channel Brother Omar

  • @asmamahamuud8343
    @asmamahamuud8343 2 ปีที่แล้ว +12

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +6

    Good information legend
    Proud Turkey

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahy mahadii weeye,
    Guul weeyn ayuu Ilaahy Turkiga waafajiyey, Greece is waalwaaleyso yadunna ilahay ha'ujabiyo Turkiga,
    اللهم بارك لتركيا وزدلهم الخير والبركة وأنفعهم بأمة الإسلام والمسلمين

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 ปีที่แล้ว +3

    ruuxii ugu kherka iyo sharafta badnaa we soo mara koonkaan wa Nabi muxamed scw

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaaad, Qodob muhiima ayaa Inaga Dhiman, Kaas oo ah, In ay Wadamada, Sweden iyo Finland, dooneen in ay kula xaajoodaan Turkiga Si Qarsoodi, balse wuu Diiday Erdogan, heshiiskana iyada oo Dunidu u jeedo ayaa Sandule lagaga saxeexay Gaalada Scandinavian ka brother
    THAAAANKS

  • @hamzezhishka9040
    @hamzezhishka9040 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw nabigaa nuur leh csw

  • @ياسينمهدجامع
    @ياسينمهدجامع 2 ปีที่แล้ว +20

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد

  • @newgenerationchannel7691
    @newgenerationchannel7691 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah keep our brothers and sisters Turkiye

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว +14

    Wcs legend Omar ❤keep going ♥ Chanelka ogansho 700k is coming soon ❤👍

  • @abdiaziizhassan8683
    @abdiaziizhassan8683 2 ปีที่แล้ว +9

    غفر الله لنا ولجميع المسلمين والمسلمات

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 ปีที่แล้ว +6

    The Knowledge Always Alxamdulillah ♥!!

  • @najaxjaamac9284
    @najaxjaamac9284 2 ปีที่แล้ว

    Ustaadii wlhy waa wareer diyaarinta mowduucan runtii shukrnnnnn

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +9

    OMAROW KASOO HADAL ARINTA SRILANKA DHAQAALA XUMADA HADAAD JAANIS HAYSA💖

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +67

    *The Last Hour on Friday; Asr*
    Narrated by Jaabir ibn ‘Abdillah: The Messenger of Allah ﷺ said: *“The day of Friday has twelve hours, in which there is no Muslim slave who asks Allah for anything but He will grant it to him, so seek it in the last hour after ‘Asr.”*
    • Abu Dawood (1048) an-Nasaa’i 1389; classed as saheeh by al-Albaani in Saheeh Abi Dawood; and by an-Nawawi in al-Majmoo‘, 4/47📚
    *The Last Hour on Friday; Asr*
    Narrated by Jaabir ibn ‘Abdillah: The Messenger of Allah ﷺ said: *“The day of Friday has twelve hours, in which there is no Muslim slave who asks Allah for anything but He will grant it to him, so seek it in the last hour after ‘Asr.”*
    • Abu Dawood (1048) an-Nasaa’i 1389; classed as saheeh by al-Albaani in Saheeh Abi Dawood; and by an-Nawawi in al-Majmoo‘, 4/47📚
    The Messenger of Allāh صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ said:
    *“O’ Allāh save the weak and oppressed ones among the Believers.”*
    Saheeh al-Bukhāri 4598 | Saheeh
    Saheeh al-Muslim 675 | Saheeh
    Translation: Authentic Quotes

  • @nimcomaxamed9111
    @nimcomaxamed9111 2 ปีที่แล้ว +8

    Muuqaalkan waxan kaga raysanay
    Niyad jabkii markasta Naga haystay
    Faloyinka dalalka Muslims ka ah
    Ee marwalba fashilka jabka gumaysiga sumcad Dilka iyo itaaldarada Muslimka

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ordogan haa guuleysata aamiin waxaa lugu khasaaray kuwi carabta hagaaminaayay

  • @zamrawimo1929
    @zamrawimo1929 2 ปีที่แล้ว +2

    First one ogaansho 😎😎

  • @mohaanzhax6082
    @mohaanzhax6082 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wll omar inshaar turkigana guul ayaan leeyahay💪

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 ปีที่แล้ว +3

    maanta waa jimce aan kuwada salino xapiip keena scw scw scw❤❤❤

  • @qasimyare9579
    @qasimyare9579 2 ปีที่แล้ว +9

    Nabiga ku saliya🕋

  • @madkacade4180
    @madkacade4180 2 ปีที่แล้ว

    M.a runtii siweeyn ayan ogu xiranahay m.a wllyal guleysta aloow maxaan wax inka.fa.iiday markasta barnamijkina wan jeclhy ♥

  • @labaqolle
    @labaqolle 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @nastehaismail7054
    @nastehaismail7054 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw wa arin lagufarxo M A illaahey ha usiyaadiyo qabada rajab dayib ordogaan

  • @babybuuu4411
    @babybuuu4411 2 ปีที่แล้ว

    4years dawada janalkan waxbadana ka faaiday mhdsnid omar inshar keep going

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 2 ปีที่แล้ว +3

    MaashaAlLaah wa JazakalLaahu kheyran brother 👍🏽

  • @mohamedabshir7884
    @mohamedabshir7884 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka kaliya ee an arkay ee Utube ka kaa wanagsan uga fa ideya dadka asiga oo an wax qawan ama malaabyacni anan kaso jeedin hora usoco sxb

  • @آياصوفيا-ر5م
    @آياصوفيا-ر5م 2 ปีที่แล้ว +2

    شكرا لك ألف مره يا اخي

  • @shijo2055
    @shijo2055 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم انصر الاسلام والمسلمين

  • @EngAliDaYax
    @EngAliDaYax 2 ปีที่แล้ว +2

    Lama yaabayo ninkan sbbto ah waa nin dadaal badan ugu yaran..❤

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaaah, Islaam meel kasta oo uu joogo Allaaah ha xoojiyo, guul turkeey iyo ordugaan oo soo laabta 2023, inshaa Allaaah,

  • @Jamalahmed-uh5dv
    @Jamalahmed-uh5dv 2 ปีที่แล้ว

    Hora u soco sxb ada kaaga mahadanaqaya dadaalkaaga marwalba. Jazakallah

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 2 ปีที่แล้ว +8

    The one anad only greatest any time of youtuber,❤️❤️🤟👍good job Prather

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 ปีที่แล้ว

      Maxamad
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 2 ปีที่แล้ว

    Manshaallah turkey ❤️❤️❤️❤️❤️ wlhi Caalamul Islaam dadka hogaaminaayo manta

  • @zakariyeahmed7846
    @zakariyeahmed7846 2 ปีที่แล้ว

    Omar inshar walaal tan ilaa 2017 ilaahada ayan lasocdey
    Chanelka ogansho waxyalo badan waa ii kordhisay wadmahadsantahay Saaxiib abalkada midan gudi karomah Saaxiib hormar Wacan Saxib
    ماشاءالله
    بارك الله فيك

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah barkaAllah madaxweynaha turkiga waa nin adag waxaan arkay Boris Johnson oo fadhiga uga kacay intuu garabka ka taabtay marka go,aan adaygu waa geesinimo Allah la jiro gaalada dhagarteeda Allah ka qabto gacantii sareysana Allah ka dhigo Yaa rabi

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 ปีที่แล้ว +4

    You think that/ Once Again Knowledge people Always Alxamdulillah 💯!!

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 ปีที่แล้ว

    Erdugan waxan u aqaana geesiga ISLAAMKA allaha xifdiyo 🫵💪👏👏👏👏👏

  • @khadaryuusuf7478
    @khadaryuusuf7478 2 ปีที่แล้ว +1

    Ordugan Legend iga dheH 👍

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 2 ปีที่แล้ว +1

    M.allh waa lipax musliminta illahey cadawgisa ha u jabsho waaba u jabeyne guul🤲👍✊☝🇹🇷🇸🇴

  • @Kacabxasanxaaji
    @Kacabxasanxaaji 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wallayaal aankafaaideesanno 10 ما شاءالله جمعه مباركه

  • @omardeeq8353
    @omardeeq8353 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll cumar
    Waa guul muhiim u ah caalamul islaam in dal muslim ah awood sareyso yeesho
    Arinka 2023 ii turkiga bal kasoo hadal dhamaadka hishiiskii 100ka sano

  • @Zakaria_204
    @Zakaria_204 2 ปีที่แล้ว +6

    الحمد الله على نعمة الإسلام

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 ปีที่แล้ว +5

    Barnaamij qiimo leh 100%

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 2 ปีที่แล้ว +3

    allow shartooda ka xijaaab Turkey 🇹🇷 somalia oo madaxweyna nicas ah heshay ma arki donaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭

  • @sadamdiiriye3505
    @sadamdiiriye3505 2 ปีที่แล้ว +1

    Mach allh Bro Omar inshar jumm Mubarak
    Allh ku xafido

  • @excellentmryaralow6581
    @excellentmryaralow6581 2 ปีที่แล้ว

    Urdogan illahi Swt Haa Barakeeyo

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 ปีที่แล้ว +8

    May Allah give him long life

  • @abdinasserabdihajisaeed3879
    @abdinasserabdihajisaeed3879 2 ปีที่แล้ว

    shukran but laa shukra calaa waajib
    sxb waan idiin salaamay ogaansho iyo dhagaystayaashaba

  • @samirr546
    @samirr546 2 ปีที่แล้ว

    Farxad wayn shugran Ustaad Cumar

  • @suhanaali4406
    @suhanaali4406 2 ปีที่แล้ว +1

    Turkey 🇹🇷 ilove you 💓

  • @ruun14
    @ruun14 2 ปีที่แล้ว +1

    Jumca wangsan rer ogaansho iyo omar inshaar ❣❣❣❤❤🌼

  • @aweysmaxamed8817
    @aweysmaxamed8817 2 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allaah turkey waxaan u rajeynayaa inuu guulo waa weyn ilaahey siiyo

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 2 ปีที่แล้ว +1

    The legend ogaansho🥰

  • @xasanozil7063
    @xasanozil7063 2 ปีที่แล้ว

    Barnamijka siyasada soo badi sxb sida bbc da cml keep going bro

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay wll cumar

  • @salmaanr8824
    @salmaanr8824 2 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar wll aaan wax badan ka daa,iiday allh ku xifdiyo lipahaygi

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahay ha barakeeyo turkiga iyo odhowan ba

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 ปีที่แล้ว

    Ordogan wuu ku raaxeystay rer galbeed iyo marreykan muslimiinta guul ayn u rajyna mr kasta✊

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantahay sxb sare guuleyso sida wanagsan ee aad nogu soo gudbiso wax yabaha ka socda calamka iyo maclumadka xasasigah