Nin Soomaali ah oo 70 Sano ka Hor Dulmi Lagu Dilay oo La ogaaday in uu Bari ahaa .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2022
  • bilowgii 1920meeyadii ayuu ku dhashay hargaysa oo xilagaas hoos imaanaysay gumatsigii ingiriiska .
    waxaan wada ognahay in gumaystayaashu muwaadiniinta ku nool dhulka ay hasteen ay ku xisaabin jireen sidii muwaadiniin caadi ah
    tusaale : talayaniga soomaalida koonfureed wuxuu ula dhaqmaayay in ay yihiin muwaadiniin talyaani ah
    halka ingiriiskana sidoo kale soomaalida waqooyi ula dhaqmaayay muwaadiniin ingiriis ah ma ahan dhinaca xuquuqda waa dhinaca dhulkaan anagaa leh .
    waxaan caadi ahayd in si sahlan soomaalidu u aadaan dhulka wadamadaas .
    saaxiib keen maxamuud mataan , 1946 ayuu go’aan saday in uu u guuro ingiriiska wuxuuna rarka dhigtay cardiff wales .
    waad qiyaasi kartaan xaalada nin dhalinyaro soomaaliyeed muhaajir ah tacliin fiican aanan lahayn waxa uu ka shaqayn karo waad qiyaasi kartaan
    waqtigaas takada magaalada cardiff waxay ahayd mid aad u dhaqa dhaqaaq badan
    maxamuud mataan wuxuu ka shaqa bilaabay taggada wuxuu noqday bad mareen , maraakiibta ayuu raaci jiray
    markay hadda ka hadlaayaan waxay dhahaan somali seaman
    maxamuud cardiff ayuu nolol ka bilaabay wuxuuna guursaday gabar cadaan dadka deegaanka ah oo lagu magacaabo lowra wilyamis 3dex canug ayay u dhashay
    guurkooda intaas madhaafin way isfureen , laakiin waxaa ka dhaxeeyay xiriri wanaagsan maadaama caruur ay isu dhaleen , isku xaafad ayayna kaga noolaayeen magaalada .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 360

  • @ismaip1
    @ismaip1 ปีที่แล้ว +131

    Haddii aad nasiib u yeelatey in aad aragto qoraalkeyga waxan rabi kaaga baryaa sacadaha so socda in aad maqashid warkii noloshaada ugu farxada badna❤️😇❤️

    • @ilwaadinasheikh
      @ilwaadinasheikh ปีที่แล้ว

      Adina sidoo kale walaal qoraalkaga waa aqristy waana qoral fiican shugran

    • @c.wahaabshop4191
      @c.wahaabshop4191 ปีที่แล้ว

      𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐮𝐦𝐮𝐫𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐚 𝐤𝐮𝐮 𝐬𝐚𝐡𝐥𝐨

    • @axmeddaakir6191
      @axmeddaakir6191 ปีที่แล้ว

      Waan arkay bal waan eegi doona waxa dhaca

    • @yusufabdulle5295
      @yusufabdulle5295 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllkry adigane sidoo kale 🌹❣️❤️😍

    • @hudakhadar3185
      @hudakhadar3185 ปีที่แล้ว

      Amiin bi id ni laah

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 ปีที่แล้ว +68

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @wadaniboy9183
    @wadaniboy9183 ปีที่แล้ว +176

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw scw (NNKH)❤❤💞🕋✔️✔️✔️

    • @shujaacpoy7920
      @shujaacpoy7920 ปีที่แล้ว +7

      swc

    • @abdiasismohamed2093
      @abdiasismohamed2093 ปีที่แล้ว +4

      اللهم صل علي سيدنا محمد وعلي اله واصحابه وسلم تسليما كثيرا الي يوم الدين

    • @cabdiqanifaarax2383
      @cabdiqanifaarax2383 ปีที่แล้ว +4

      Scw

    • @cabba6340
      @cabba6340 ปีที่แล้ว

      Ahllghtalsllaghual

    • @vihiimaapdilahi2641
      @vihiimaapdilahi2641 ปีที่แล้ว +3

      اللهم صلى وسلم على نبينا محمد

  • @Haykal5
    @Haykal5 ปีที่แล้ว +79

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

    • @khalidhussein6551
      @khalidhussein6551 ปีที่แล้ว

      Gardaro cad ayey ku dilen si dilaagii rasmiga loo qariyo

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 ปีที่แล้ว +1

      SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️❤️

  • @anfacabukarabdulle8185
    @anfacabukarabdulle8185 ปีที่แล้ว +9

    Alaa maxa dad ladulmi naga hoseya 😢😢 yaa alllh

  • @anurmuhumed9457
    @anurmuhumed9457 ปีที่แล้ว +10

    Alle ha unaxristo somalida meel walba way Ku dayacan yihiin

  • @xafsamaxamud4884
    @xafsamaxamud4884 ปีที่แล้ว +14

    waw wllhi you tupka markan soo galo qofka ugu horeya aan muqaaladisa fiirsado mahadsanid wll umar inshaar hore usoco the best you tuper of somalia love you wllhi 😘😍

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 ปีที่แล้ว +43

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 ปีที่แล้ว +1

      SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maanyareyare4949
    @maanyareyare4949 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha I naxariisto Maxamuud mataan waa la dulmiyey dulmiga ma raago cidii dishay allah ha uga aaro

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 ปีที่แล้ว +9

    I can't wait your best videos 😍

  • @nasrasiciidyuusuf862
    @nasrasiciidyuusuf862 ปีที่แล้ว +6

    ALLE ha unaxariisto Maxamuud Xuseen Mataan🤲😓

  • @abdiqafaarciyow7526
    @abdiqafaarciyow7526 ปีที่แล้ว +12

    Allh u naxaristo walakena ina mataan allow janadadana gali aamiin

  • @hassanyare2706
    @hassanyare2706 ปีที่แล้ว +8

    Niyow markasto chennakaga niyada Ku haayo wax so dhigtaa cajiib ogaansho mash allh allh Ku xifdiyo sxpow omar inshaar

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 ปีที่แล้ว

    Jazakimullah khayr

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 ปีที่แล้ว +6

    Legend always legend keep going ogansho go forward 💖💯💪

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 ปีที่แล้ว +8

    Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 ปีที่แล้ว +8

    Allaha unaxariisto maxamuud iyo dhamaan inta dulmiga ku dhintay😪😪

  • @asmasmoments9083
    @asmasmoments9083 ปีที่แล้ว +25

    Sheekadu waxay iila egtahy gabadha in boolisku ey dileen ama dad dowladeed oo ey maxamuud dambigooda ku qariyeen si an loosiba daba galin
    Ilaahy ha unaxriisto🤲

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 ปีที่แล้ว +6

    Allaha unaxariisto walaalkeen maxamuud mataan janatul firdowsana allaha kawarabiyo

  • @mahamudmoali5731
    @mahamudmoali5731 ปีที่แล้ว

    Illhey ha unaxaristo

  • @israapdirashid1269
    @israapdirashid1269 10 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto ax ciil daremy

  • @kjadarhamdi3186
    @kjadarhamdi3186 ปีที่แล้ว +3

    Ax Kaliya Wuxu ahaa 28jir kaliya Wali Caruur ayuu ahaa ..cidlo ayay Ka Heleen gaaladu .illahy Naxariistii Jano hakaa waraabiyo Awooowe ... wiil yar Ayuu . ahaa ....🕊🕊🤲🏾🤲🏾🤲🏾 beautiful soul

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto wallkeen.
    Wll juquraafiga somalia si tafatiran hal fiido noogu koob moqdiaho ilaa iyo dhamaanta .
    shanta Soomaaliyeed meeqa laysku yiraah. Dhamaan somalia iyo somali.

  • @user-tj2tt5gu8g
    @user-tj2tt5gu8g ปีที่แล้ว +5

    Allaah Ha ugu raxmado raxmadisa waasaca xaqisa allaah ha ooga iyo xaqa cid walba oo ladulmay yaa rab

  • @idirisahmed5
    @idirisahmed5 ปีที่แล้ว +14

    Saxib Wanku Salamey Salan Kadib Wxan Ku Rajenaya Hormar wacan Iyo Dadaal Wacen Marwalba Sida Aad Noogu So Gudbiso Macluumaad Aaanan War ka hayn👋🏾Thanks Kaabe 👍

  • @sala6173
    @sala6173 ปีที่แล้ว +4

    Allah unaxaristo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +1

    Alleh ha u naxariistee , waxa jira kumanaan la mid ah oo tabtaa lagu laaayey

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah waxaad leedahay hibo qurux badan oo jiliin sida aad uga soo waramayso sheekada waaya hore dhacday. Waxan ku leeyahay hore usoco wll guul gaar.

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto Marxuun Mataan

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud6692 ปีที่แล้ว +12

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 ปีที่แล้ว +6

    ILAAHAY ha u naxariisto 😭

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 ปีที่แล้ว +4

    Adeero allah haku naxariisto adeerkay mcn ❤🖐

  • @mustafemario7662
    @mustafemario7662 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto

  • @fatimavlogs6356
    @fatimavlogs6356 ปีที่แล้ว

    Ameen Allah u naxaristo

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 ปีที่แล้ว +15

    Walaalkey ayuu ahaa 😭😭

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha u naxariisto

    • @ciisediin1735
      @ciisediin1735 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxariisto amiin sxb kaligaa maaha dad badan oo somaliyeed ayaa dulmi lagu dilay aaqiro ayay cadaalad taala sxb iska sabar

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN ปีที่แล้ว

      Ilmihii uu dhalay ma jiraan hadda ama.ilmahooda waa sidee xaalkoodu hadda ?

  • @mascud3079
    @mascud3079 ปีที่แล้ว +7

    AllaHa ku Sharfo wallal omar❤

  • @Drcabaastuuryare
    @Drcabaastuuryare ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto waa dulmi bareer ah

  • @omarhassan1666
    @omarhassan1666 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah bro

  • @ustaaddhagaafe8594
    @ustaaddhagaafe8594 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto Maxamuud Mataan. Wakhtigiisaa intaas ku ekaa. Dhinaca kalese arinkaasi wuxuu ina baraayaa dulmiga shisheeyaha iyo in dal aadan lahayni uu dareen kujoog yahay

  • @mohamedyare
    @mohamedyare ปีที่แล้ว

    Waan ku salaamey wll cumar

  • @cabdullahiomar7995
    @cabdullahiomar7995 ปีที่แล้ว +17

    wll ku sali nabi muxamed scw

    • @ayaancalicismaan9761
      @ayaancalicismaan9761 ปีที่แล้ว

      Scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 ปีที่แล้ว +8

    The Best Person Ever The Most Knowledge Able And The Most Shine All Created Prophet Mohamed Scw❣🕋💔🕋💯🕋

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 ปีที่แล้ว +1

      SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Nouri24
    @Nouri24 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey ha u naxariisto dulmiga lagu sameeyay ha uga dhigo mid geeya meesha aan qada jecelnhy 😞💔💔💔🖤🖤🖤🖤

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 ปีที่แล้ว +4

    Inalilahi wainaileyhi rajicun Allaha unaxaristo aaamiiiiin ALLàyaraxma aaamiiiiin

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 ปีที่แล้ว +1

    allaha u naxariisto wlhi waaa dulmi cad dhulkaga hoyo wax dhaaamo maleh galadaan waaa xoolo aan caqli laheen oo ilaaahey aqaaaanin

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxaristo wlalkena 😢wallahi qiso xanun badan

  • @alaskaalaska2891
    @alaskaalaska2891 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa wax laga xumaado cumaroow

  • @mohamedalihassan7895
    @mohamedalihassan7895 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkaan qisadìisa 2018 dii ayan ma aqriyey Jaraid ingiriis ah allaha u naxariisto xisaabtiisu aakhiro ayey jirtaaye

  • @abdalahomar5777
    @abdalahomar5777 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxristo

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +28

    OGAANSHO 🎤✔️👍
    Allaha u naxaristo Muwadinka SOMALIYED 🇸🇴
    Allow Sahal Amuuraha Dalkena Somalia 🇸🇴

    • @axmeddaakir6191
      @axmeddaakir6191 ปีที่แล้ว

      Anaguu naga dhintay ninku

    • @bilananshuur4429
      @bilananshuur4429 ปีที่แล้ว +4

      @@axmeddaakir6191 idinku yaa tihiin markaa allaha unaxriisto ninkaa somaliga ah kaabadan

    • @axmeddaakir6191
      @axmeddaakir6191 ปีที่แล้ว

      Waxanhy rer smlln

    • @m0stf33
      @m0stf33 ปีที่แล้ว +1

      Not Somali it’s somaliland😂🤷

    • @axmeddaakir6191
      @axmeddaakir6191 ปีที่แล้ว

      @@m0stf33 haaheey

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 ปีที่แล้ว

    Illahay ha u naxaristo

  • @warzameabdi5619
    @warzameabdi5619 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxaristo 🤲🤲🤲

  • @murzal31
    @murzal31 ปีที่แล้ว +3

    Alle Ha U Naxariisto🤲🤲

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo.

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto 🥺

  • @xananmaxamed7817
    @xananmaxamed7817 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxaristo malin walbo si xaqdaro ah lo dilaa dadkena dalka iyo dibadabo

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

    Alleh haw naxaristo wll

  • @akbalomer5067
    @akbalomer5067 ปีที่แล้ว

    Allah u naxaristo

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 ปีที่แล้ว +1

    Allaah unaxariisto

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 ปีที่แล้ว +2

    Ala ha,unaxariisto

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin7946 ปีที่แล้ว +7

    Iso duceya wlayal waxan daremaya xanun

    • @claahiyuusuf4767
      @claahiyuusuf4767 ปีที่แล้ว

      𝘿𝙝𝙞𝙞𝙜 𝙢𝙖𝙖 𝙠𝙪𝙪 𝙝𝙖𝙮𝙤👀

    • @warzameabdi5619
      @warzameabdi5619 ปีที่แล้ว

      Alle ha Ku caafiyo

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 ปีที่แล้ว

    Alle how Naxaristo Miskiinkaas La Dulmiyay

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 ปีที่แล้ว

    Zxp Alah hku sharfo

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna ปีที่แล้ว +4

    وعليكم السلام ورحمة اللة وبركاته

  • @abdullaahimohamed2393
    @abdullaahimohamed2393 ปีที่แล้ว +1

    Ku dhawaad 4month ban ka maqna chanelkn telephone la an darteed lkn ugu dambyn alx wn soo lapte ustaad🥰

  • @kinglove6299
    @kinglove6299 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxarista

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว +2

    Wlkan xaqdaro lugu diley waxa alle ka barine janad fardos aamiin ya raaaaaaabi

  • @fullsun1730
    @fullsun1730 ปีที่แล้ว +4

    Allah yarxamhu

  • @isirfaysal8348
    @isirfaysal8348 ปีที่แล้ว

    Ilaahay naxariis waasic ah hasiiyo

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 ปีที่แล้ว

    ale ha unaxariisto

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 ปีที่แล้ว

    Illaahoow kuu naxariiso ciil weeynaa ooooooh cadaw oo dhan ayeey u tahay caado

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 ปีที่แล้ว

    ALLAH ha Unaxaristo AMEEN YAA ALLAH

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha u naxriisto

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto maxamuud mataan Aamin.
    Aniga fikirkayga wuxu ila yahay inu boolisku dilay gabdha yuhudiga ah si ay dilkiisa u xalalystan wiilka soomaaliga ah e guursaday gabadh cadan ah cunsurinmo .
    Alahu aclam, ilahay ha u naxariisto .

  • @crisaaqmaxamadclaahi4191
    @crisaaqmaxamadclaahi4191 ปีที่แล้ว +1

    Sxb omer inshaar horey usoco💞👍

  • @canabmuxumed2723
    @canabmuxumed2723 ปีที่แล้ว +4

    CuMar 1 million Comming zoon ✨🥀❣️

  • @abdirhmannor6166
    @abdirhmannor6166 ปีที่แล้ว +3

    Allah unaxiristo

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Alle mahadii weye omar inshar horey baan u maqley inan kiisii baa qaatey magtii 2020 kii wll bbc daan ka dhageys tey mahad sanid bye bye

  • @aaminahussien7478
    @aaminahussien7478 ปีที่แล้ว +2

    Asc cumar, hore ayaan u maqlay sheekadan AJ FADNA ayaan kamaqalay sheekadan oo sheegtayna in dulmi lagu diley

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Qofku mar haduu joogo dalshisheeye wax kasta way Ku dhicikaraan Ilahay ha u naxariisto xaqdaro ayaa lagu dilay walahay qalbigaa iga xanuunay

  • @ayushabdul3335
    @ayushabdul3335 ปีที่แล้ว +4

    Omg frist one ahay 🥰🤗☺

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 ปีที่แล้ว

    Wllhi waxaQdaro allehaunaxariisto wllkeyna galada cadalad magaranayan

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +4

    OGAANSHO 🎤✔️👍
    OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE 👋🎤🇸🇴

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว

    Salaam mr. Inshaar go ahead

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 ปีที่แล้ว

    Sxp aad baan kuu salamay marka hore
    Waxan kugu taxanahay wakhti dheer
    Mashquulkayga waa badan yhy lkn notification kaaga TH-cam ka waan dhagaystaa badanaa kuwii kala faaidaysto allha inaga dhigo nin fariid aha baa thy oo macalin nololeed aha

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 ปีที่แล้ว +1

    Umadda media waxtarleh baanan jirin ee macalin Allaha kudhowro.

  • @cumeer2
    @cumeer2 ปีที่แล้ว +3

    ilahay hawna xariisto maskiinkaas 🤲😭

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +2

    Wll qaali😊
    Omar inshaar😘😘

  • @awilyusuf6553
    @awilyusuf6553 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo kitaabkiisana alle midigta haka siiyo
    Inuu muslin ah baa rajaynayaa
    Dulmigii loo gaystayna alle haka abaal mariyo gaaladeen

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy ปีที่แล้ว +1

    That is why we need God

  • @zakyflaq
    @zakyflaq ปีที่แล้ว

    Daahir gaas buu ahaa ninka gaystay dilka iyagaana markii danbe soo dalxiilay

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 ปีที่แล้ว

    Wlh waa nin karti leh oo aaminsanaa qadarta alle .

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay baa i oge koob shaaha ayaan haystaa🤔
    Omar waana xaday runtii

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco ustaad cumar

  • @qorshemedia8571
    @qorshemedia8571 ปีที่แล้ว

    daahir gaas waan garanayaa

  • @axmeddaakir6191
    @axmeddaakir6191 ปีที่แล้ว

    Soomaali wixii lagu sameeyoo dhan kasoo hada cumar baarakalaahufiika

  • @bushramedia5029
    @bushramedia5029 ปีที่แล้ว +1

    cumar inshaar ustad qimo le