QORSHAHA QATAR KASOCDA & XASAN SHEEKH OO QAADAY TALAABO CULUS.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • QORSHAHA QATAR KASOCDA & XASAN SHEEKH OO QAADAY TALAABO CULUS.

ความคิดเห็น • 19

  • @adamabdirahmang936
    @adamabdirahmang936 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro salute you from United States of America the greatest country in this world

  • @SaafiibnuuXusen-j5p
    @SaafiibnuuXusen-j5p หลายเดือนก่อน +2

    Dir hada dhexeda cafku mukagoci nacab batahey

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c หลายเดือนก่อน

    Reer soomaaliland waxeey isku darsadeen iyagoon canshuur soo kordhineeyn iyo iyagoon soomaaliland dhex-gal iyo midnimo kashaqeeyn midna ku hoowlaneeyn kolka dhaqdhaqoodu wuu yaryahay iyagoo xilalka iyo xildhibaanada miisaan culus kuleh oo beelaha kale oo maqaam ah

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 หลายเดือนก่อน +1

    Darwiish

  • @SaafiibnuuXusen-j5p
    @SaafiibnuuXusen-j5p หลายเดือนก่อน +1

    Refusal Wayzata kubiren Dir aya askale

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 หลายเดือนก่อน

    Kuwa Somaliland ka soo jeeda meey iskaga soo baxaan Somalia, aqoonsigii baaba Somaliland u soo socdaa.

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale หลายเดือนก่อน

    Barow ciidamada itoobiya waxey farogalin qaawan kuhaayan soomaliya
    Shaley waxey hub kuwarejiyeen
    Ciidamada gacanta kuhaaya beledweyne taas oo ay kudonayaan in qabaailku ishubeyaan maamulka dawliga ahna aysan ka hoosbaxaan

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 หลายเดือนก่อน

    Waxaan is weey diiyay maxaa diiday in dalkeena lagu qabto shirka uu reeysal wasaaraha Ka qeeb galayo ee dalka Qatar lagu qabanayo oo Dal is laameed ah waliba ay Ku shirayaan dad soomaali ah waa layaab waa la yaab walee 😢

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    ALEELEHE SOOMAALIYA DAD MAAHA MAR HADII GANACSATADOODII DOWLADKALE MAAL GELINTA DALKOODA KALA HADLEYSO WAA AYAAN DARO AAD IYO AAD U WEN MAANSHA 20 DABAN AYKA DHISAYAAN KENYA EE WAA DAD GANACSIGA IYO DHAQAALAHA IYO SHAQADABA DALKA KA ILAALINAYA

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n หลายเดือนก่อน

    Calooshood u shaqaystayaasha laguma sheegi karo somaliland abaalkoodana halaga waraabiyo marka horeba maxaa geeyey meeshaa

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c หลายเดือนก่อน

      Waa ineey dhaqdhaqaaq ka sameeyaan soomaaliland gudaheeda sababtoo ah matalaada eey kufadhiyaan waa ineey uga shaqeeyaan dhanka soomaaliland midnimada eey karkariyaan oo af iyo adinba eey adeegsadaan

  • @abdulkhaliqahmed4903
    @abdulkhaliqahmed4903 หลายเดือนก่อน

    Waqooyiga Soomaaliya waa xagee?

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Dhibka
    Dalka ka socdo Xassan ayaa masuul ka ah
    Awalan wuxuu ku ololayey kicin Qabiil markuu kursiga yimidna wuxuu Hubeeyey Qabiilkiisa
    Wixii ku xigayna waa dagaalo Qabiil

  • @yonismuse7727
    @yonismuse7727 หลายเดือนก่อน

    Maxaad beenta ku falaysaa xamsa alshbb ayuuula kulmayaa

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      Waa saas inay wax u Qarsoonyihiin ayey u qabaan Damuladiid Xassan iyo Kooxdiisa
      waxay Caayanba Qatar Calaalaha ayey u hoosdeen

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน

    Barow aad bad u mahadsan tahay shirka somaali hadauy tahaymaxa somaaliya logu qaban waayey dhaqaale intaas le.eg dibada lo gelinaya wa reer ba.ow ya ku leh

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 หลายเดือนก่อน +1

    Xasana waa inuu is casilaa waa muhiim

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 หลายเดือนก่อน

    Xassan sheikh ha is casilo, wuu fashilmay, wadankii hub baa la iska soo gelinayaa, qabiilada la isku laynayaa, waxbo kama ogo wadanka

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Hoggaan Ku fashilmay Nadaamka Dowladnimada Soomaaliya,ma garanayo waxa uu u sheegi Karo Dadka uu la kulmayo