Kan shiicada ay ku bedli yaa kacelin yahuuda kanna way qaarajin shiicadu waxba mahayso way isdaalinayaan ee ragga ha iska daayaan waxba kama tari karaa waa laga awood wayn yahay
Soomaaliya iyo itoobiya wax dagaal ah ka dhex dhici maayo itobiya way haysataa wadanka dadka gacanta u gelyay waa kuwii lacagta wax ka bedlka sharciga wadanka lagu hishiiyay wax ka bedela madaxdii gabolada la dagaalamay si xukunkiisa u dheereeyso wadankii gacanta u geliyay itobiya dagaal danbe dhici maayo way haysataa wadanka soomaaliya masarna kama saari karto biyo xireenka hadeey burburiyaan waxeey aadanyaan wadankooda madaxda soomaliya a waxeey la soo bixi doonaan passport ka ajnabiga ay ku qayaaneen wadanka
Fiiri beentaada cinwaankaada waa qalad waxaad ku hadleeyso Waxa cinwaanka kuu ah been baad igu soo jiidatay ilaheey kama baqysid waxaad ka baqeeysa lacag in aadan qaadan hadaadan been noo sheegi waa idinku ceeb aad ku sheeganeeysaa werriye waad qaldan tihiin beenta dhaafa
masha allah weriye qaran ,suldaanka cadow wa ku salaamay adeer
mahadsanid sxb
good happy subax wanaagsan
thank you sir
Neefkastaba wuu hadlaa waarya shaadh case dadka beenta ka daa
Abiy Axmed wuxuu isku deyayaa inuu burburiyo Itoobiya. Itoobiya waa inay sida ugu dhaqsaha badan u ceyriso ninkan waalan. Masar buu dhibaa, Sudaan buu dhibaa, Eeritreeya abuu dhibaa, Somaaliyaa kaba daran, xaguu doonaayaa in uu aado?
waxaqn kaa soo salamaya, portland ,oregon
warar tifatiran
The damn is full nineteen per cent
Hashim sefudiin waa socday duqaymihii ayuu ku jiray oo waa dhintay.
Doqonow ka sheekee Calool Geelle ,iyo halka uu hadda ku sugar yahay.
sudaan wararkaga kuwo iskuxiran kadhig wararka qaar baa iskahor imaanaya adoo raali aj
Kan shiicada ay ku bedli yaa kacelin yahuuda kanna way qaarajin shiicadu waxba mahayso way isdaalinayaan ee ragga ha iska daayaan waxba kama tari karaa waa laga awood wayn yahay
Soomaaliya iyo itoobiya wax dagaal ah ka dhex dhici maayo itobiya way haysataa wadanka dadka gacanta u gelyay waa kuwii lacagta wax ka bedlka sharciga wadanka lagu hishiiyay wax ka bedela madaxdii gabolada la dagaalamay si xukunkiisa u dheereeyso wadankii gacanta u geliyay itobiya dagaal danbe dhici maayo way haysataa wadanka soomaaliya masarna kama saari karto biyo xireenka hadeey burburiyaan waxeey aadanyaan wadankooda madaxda soomaliya a waxeey la soo bixi doonaan passport ka ajnabiga ay ku qayaaneen wadanka
Fiiri beentaada cinwaankaada waa qalad waxaad ku hadleeyso Waxa cinwaanka kuu ah been baad igu soo jiidatay ilaheey kama baqysid waxaad ka baqeeysa lacag in aadan qaadan hadaadan been noo sheegi waa idinku ceeb aad ku sheeganeeysaa werriye waad qaldan tihiin beenta dhaafa
Oromo cabaadka joojiya😂😂
Beenta ka daa oo somalia ku mashqool intaad shisheeya ku mashqoolsan tahay
Beenta iska daa
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹