@@AbdimalikAdan-c7wwa jarerta puntland daga cebna maha hadi qof walbe qofkisa tagero wll . Adu ma ceb ba u aragta in la tagero dadka 0.5 ee la dulmiyay !
@@AbdimalikAdan-c7w mel walbe way jogan ee waliba xarunta ay ku badan yihin wa muqdisho oo dagmo ayay kadagn ! | somaliland way jogan Hadan ku shego bosaso waxy uso dontan way ka shaqeystan oo wa magalo gancsi qof walbo joga bosaso 90% dadku way shaqeyan jarerta bosaso jogta wa hantilayal intan ka arkay
MashaAllaah Allaha usiyadiyo Allaha uxafido lkn ninkaan nimcadiisa in aad soo bandhigtid maahan waayo cadow ayaa jiro oo ilkuluul nimcada rabi waa laqarsadaa Allaa lagu mahadiyaa masaakiintana waalooga gargaraa wadan keena ayaan kajeclan lahaay in aan quruxsano Allaha nookalmayo
Ma sha Allah Allah ha ubarakeeyo Allah ha usiyaadiyo somali waligood qabiil ma dhafaan qof ba ku so qoray jareer wayn oo America ku iibsaday wa sheeko dheer hadalkaasi wa qalad jareer wayn ibni aadan miyuu san ahayn subxaanallah bantu are human beings they are the same people they are somali don’t discriminate them they work hard anigu somalideena waan layaabay markay ku dhahayaan kan wa jareer ama wa madow somalidu ma cadaan ba haday yer casyihiin iyagu madow isma moodan America African America umba ama somali ha casaado ama ha madoobaado wa isku si marka midab takoorka aad kusamaynaysaan baantuu da ka daaya
Ninkaan biilasha mareykan ay lafihiisa soo saareen miyaa taajir noogu sheegee. Taajirnimadu Waa in ay lafahaaga ka muuqdaan. Mortgage payments +Interest+Utility Bills, iyo dowlada mareykanka oo la xoqdo
Hasan top reer axmaday aad xayaysinaysaa. single mother deegaan kadhikto haku siyaan nin fiican ayaad tahay laakin qabilisda Wayn atahay saaxib qabiil kuma keenin wadanka xisaabta kudarso x top baaquli ku xaare
Thank you Bro Laakin wlahi cawaankaan jarreer Wayne ayuu hoos udhigaayaa , saas aan arkaa Guri shaqsi leeyahay ayuu ku magacaabay jareer wayne !!!!!!!! Jarreerwayne kaas midka fiican ka qorox badan ayay somaliya ku,lahaayeen ,Iskaba dhaaf America, euro, Africa Haddana way ku leeyihiin!!!!!!!! Jaahil, mooryan soo dulaysatay ayuu eg, yahay!!!!!
FANANINTA AFRIKA JOOGTO MARKAAD SHEEGEYSID KUWA AMERIKA JOOGO OO BAAHAN EE NOLOSHA KA DHACAY MAAD SHEEGTID SIDA FARXIYO KABAYARE DAD CAAYGA CILMIGA U TAQAAN BIG LUZERAD
somaali third ah le LA wejina ila hda ma arkin hl nin tjir wadankisa wx u aqbty school wala maskin cwin idinkuma arkin ddka wxbh hesan ba niga qalpi fcn o ddka dnyrta bulshda wx ugu aruuryh
❤viva jarer wene waa jeclahay waxan ahay gabar budlan❤❤❤❤❤❤🎉
L88lp9km
Kkk reer puntland horta jareer jeclidiinaaa waa idinla yaabay jareertà waa dad somali ah laakiin dhaqankooda mafiicna waa dad aad u akhlaaqxun laakiin reer puntland jarerta aad Bay ujecèlyihiin markastoon arko
@@AbdimalikAdan-c7wwa jarerta puntland daga cebna maha hadi qof walbe qofkisa tagero wll . Adu ma ceb ba u aragta in la tagero dadka 0.5 ee la dulmiyay !
@ahmedabdi0 maya sxb waxan layaabay reer putnamnd kaligood waxay jareerta uga buuxsameen boosasao weliba xitaa gaalkacyo ma joogaan somalailnd ma joogaan
@@AbdimalikAdan-c7w mel walbe way jogan ee waliba xarunta ay ku badan yihin wa muqdisho oo dagmo ayay kadagn ! | somaliland way jogan
Hadan ku shego bosaso waxy uso dontan way ka shaqeystan oo wa magalo gancsi qof walbo joga bosaso 90% dadku way shaqeyan
jarerta bosaso jogta wa hantilayal intan ka arkay
Masha Allah horay u soco laakiin sheiikh ubadalo walal
MaashaAllah ilaahay haubarakeeyo nin Somali weeye jareer weyn iyo qabiil ka daaya dadka.kuligeen waxaan somaali
Waa runta walaal
BaarakAllahu Feekum walaal
Fanan waa faqiir waayo alle ayuu ka dheer yahay teed kale qaninimo waa qalbiga ee alle ku xirow
Cidaan il ha usoo jiidin Masha Allaah u dheh Illaahay ha isku barakeeyee.
Waa tusaale ficn dadkii kudayana gacmo wada jir ayey wax kugoyaan ama kuqabtaan manshlh baraklh
Reer puntland hadan nahay jareerta wanu jeclhay waa dad fcn laala dego karo nabdoon❤
Masha Allah tabaarakallaah. Really very Amazing❤
Ilaahey salaada iyo soonka idinku xero fankana allaha Idinka madoobeeyo
Intaa heysatiina allaha idin barakeeyo❤
guri barakeysan kaban iyo music
Shaqa kuma lahan.
Dadaalaa waa gaaraa. BarakAllah, MashaAllah
Masha Allah tabarakallah
Allah ka cabsi na waa number 1
Masha allah. Very smart man. Well organized
Not wise if he's money is 100% haram earned
Wan aragnaa tan nolol lama yiraahdo waa laga dhimayaa fanaan waa dadka dadka ugu liita sabab xumaanta ayuufaafiyaa alle xagiisa wuu ka liitaa
Masha alaah fheh wiilka alaha u barakeeyo alahana kuxafido insha alaah
Mashallah allahuma barik ilahay hakuu barakeeyo mid ku shukrinaya allah ka dhigo o xasuusta nimcada rabi
Mansha Allaha brother ❤Allaha ha ku barkeeyo❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
Mashaa allaah waaba nin aad uwanaagsan oo dagan wiilkaan ❤❤❤❤
Masha Allah qofkasto wa sedow iska dhigo waye,mr hasan wa fantastic
Walaalkey mida hore ilaahey barako iyo qeer wacan hakugu daro gurigaan laakiin walaalkey fanaanka wacan waxaan kugu waaninayaa in mar labaad gurigaada ama waxa aad heysato oo ilaahey ku siiyay marneh ha tusinin dadka caalamka oo dhan walaahi isho wey xuntahay nabiga neh waakaga digay dadkiis ee is ilaali il yey kugu dhicin taasi waxey iga aheyd waanis walaaltinimo oo galiya ilaahey qeer hakaaga dhigo barako neh ilaahey hakugu daro yaarab
maashaa.allaahumaa.baarik.allaah.hakubarakeyo.inshaa.allaah.❤❤❤
Masha Allah ala haw siyaadiyo waa wax lagu farxo qof soomaaliyeed oo meel wanaagsan joogaa ❤
MaSha'Allaah Allaahyacizag guuleyso sxb guuuleyso weligaaa
Masha Allah waa Good job 👍🏾
Jarerta weyne Somalia 🇸🇴 walalahood kle ayaa Yaso balse Marekanka cid ka sareyso oo yaseyso majirto
Asc wll Allah kabaq oo ku xus goor walba because Allah kusiiyey ha iloobeen 🤔🤔🤔🤲🏾🤲🏾☝️
Mansha Allah Fananka iyo Dhaman reerkisa Allah swt habara keyo
Waa daremi kartaa wariye brofishin ah in uu San aheyn
Faninnta jareerta ah ayaaaa Dunido ogu Tajirsan Ciyartoyada Ka Badan Inta lacagta lehhhh❤
Fanan jareeer ah oo guri ku leh maraykan waaa sheeko dheeer ah
MashaAllaah Allaha usiyadiyo Allaha uxafido lkn ninkaan nimcadiisa in aad soo bandhigtid maahan waayo cadow ayaa jiro oo ilkuluul nimcada rabi waa laqarsadaa Allaa lagu mahadiyaa masaakiintana waalooga gargaraa wadan keena ayaan kajeclan lahaay in aan quruxsano Allaha nookalmayo
ماشاء الله تبارك الله
MA SHA ALLAAH
Masha allahuallaha ku xafiido❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah. Ilahy ubarakayo❤
Maashaa allaah jareerkeena waa nin soomaali a sh
Masha allah qof aan islaweneen oo dulqaad badan waaye
Irid furan lama galo waji furan a lagala Mnsh allah barakalaah Allah❤❤❤
Guri career waan naqaanaa waa kii wasaqda badnaaye.
Kan waa igu sawir nin daarood ah ayaa leh gurigaan
Qof qalbiga ka buka ayaad tahay allah ha ku caafiyo maseyr iga dheh yaahuu ishaada ilaahey ha ka badbaadsho
ما شاء الله ❤❤❤
WAA DEEQ ALLE EE DADAAL WAXBA MALAU GAADHO
Maasha allah jareerweyne waatolkey from hiiraan
Maasha Allah. Allahuma baarik.
Maanshaalaah
Masha alaah ilaah haku xafido amin
Guul guul
Masha Allah barakumu Allah jamiican.
Ma sha alla ❤❤💝👍
Mashalah
Bisinka Jin iyo Jaana Ayaan ihelay
Ma sha Allah Allah ha ubarakeeyo Allah ha usiyaadiyo somali waligood qabiil ma dhafaan qof ba ku so qoray jareer wayn oo America ku iibsaday wa sheeko dheer hadalkaasi wa qalad jareer wayn ibni aadan miyuu san ahayn subxaanallah bantu are human beings they are the same people they are somali don’t discriminate them they work hard anigu somalideena waan layaabay markay ku dhahayaan kan wa jareer ama wa madow somalidu ma cadaan ba haday yer casyihiin iyagu madow isma moodan America African America umba ama somali ha casaado ama ha madoobaado wa isku si marka midab takoorka aad kusamaynaysaan baantuu da ka daaya
ilaahow ucaf heestana kajooji
Say MASHA Allah
Maba naqaane gorme fanan noqday
Maashaaa allaaah tabaarakalaaaha
Mansha alaah
Guri cid kastaa yeelan karto USA. Jareer guri leh waa yasmo.
Jareer maa albaab furow na baraa wah
Waa jiran tahay meeqa jileec ah ayaa jooga kana hanti badan mana arkin cid qabiileyneysa
Masha Allah dheh ka dib waxaad rabtid ka hadal lkn ugu horreyn ماشاءالله igana raali ahaaw
Waa run, waa waalli qof qabiileynaya fanaan.
Maanshalah soomali wayn not jareer is very disappointed wiil soomaaliyeed waa ku farxay gacal ku arag Maanshalah tabaaraka laah alaahuma baarik
ma sha Allah
Maaasha Allah❤❤❤
Hore usoco
Ninkaan biilasha mareykan ay lafihiisa soo saareen miyaa taajir noogu sheegee. Taajirnimadu Waa in ay lafahaaga ka muuqdaan. Mortgage payments +Interest+Utility Bills, iyo dowlada mareykanka oo la xoqdo
Ninkaan kuma qanacasan wareysigaan xasan saan mafican dada jiro aan jecelin bareefat kuuda in lagal galo
Hasan top reer axmaday aad xayaysinaysaa. single mother deegaan kadhikto haku siyaan nin fiican ayaad tahay laakin qabilisda Wayn atahay saaxib qabiil kuma keenin wadanka xisaabta kudarso x top baaquli ku xaare
Masha Allah
Xasan top aaway safaradii sambia aad joogtay oo aad kashaqaynaysay mawaxaad iska dhiibtay america
Masha alaah
Kan america ma yaqaan fanaankii uma bahna america this is America jareer yahaow
Noloshaas adaa la yaaban Xamar baan ku heysanaa nolol tan ka fiican ee wax dadow ha ku faanin
The last 5 years guri ani leeyahay lee kufikiraa lkn hadane waxaa masqaxdeyda marna kabixin ribada taas aawgeet uga dhawaan la.ahay.
Lacagta savedgare kadib ma halmar ku ibso
Halkee kunooshahay?
Masha allh
SXBOW SAAD U SOCOTAY HALMAR 2023 AYAAD QABYAALAD LUGAHA LA,GASHAY 😅😅
WIXII AADKA FAAIDO WAX HEYGA SIIN
XUMANTA HADAA,ARKEE SXB KU SOCOO
FANAN SOMALIYED MISKA DHAHDIDOO 🇸🇴💙
TAASAAA KAAGA FIICAN @DURDUR @XASAN_TOP SXB
Meesha meel location ayey u egtahay
midkaan qufacayaaa baahi ayaadisheye hanawaalin xasan top
Amanta jarer weyne wanceclahay
Thank you Bro
Laakin wlahi cawaankaan jarreer Wayne ayuu hoos udhigaayaa , saas aan arkaa
Guri shaqsi leeyahay ayuu ku magacaabay jareer wayne !!!!!!!!
Jarreerwayne kaas midka fiican ka qorox badan ayay somaliya ku,lahaayeen ,Iskaba dhaaf America, euro, Africa
Haddana way ku leeyihiin!!!!!!!!
Jaahil, mooryan soo dulaysatay ayuu eg, yahay!!!!!
Somaliduna wa somali jareetuna wa jareer lkin dalka iyo diinta ka dhexeyso
Fanaan xassan xumow xukuumadiisa ku hoos nool miyaa taajiraaya
Africa muu ka ďhisto sida jijig xamar marka afgooye buula eelaay qalaafe imey iwm 😢😢😢😢😮
5 dabaq ma aha gurigaan aad tusayso ! , Single family house waaye
MORTGAGE BANK LAGA DIINSADAY MIYAA LAGU GATAY
M.a 🎉
Canada
Oo adogana matagtay usa
War niman yahow wax kaleh inoo shaaga
Guriga ma adaa leh Maxaad la qalqalsan tahay , Ninkaan Lacag buu uwaashay iimaankuu Beelay walaahi
FANANINTA AFRIKA JOOGTO MARKAAD SHEEGEYSID KUWA AMERIKA JOOGO OO BAAHAN EE NOLOSHA KA DHACAY MAAD SHEEGTID SIDA FARXIYO KABAYARE DAD CAAYGA CILMIGA U TAQAAN BIG LUZERAD
FANAANI SOMALI AH SOO KAMA FIICNA.
Waxaad karantaa halkuu ka heesaaiyo waligayba maan maqal
Wasaqleeee
I hope he no taked the morgage
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Hassan tobadigaba fananka sodhoweyneyside wa side
Ninka jarer maba u ego m.a wll qarso nimcada ale ku mahadi
Kkkkk maxawaye waxan dhalalayo kuye
Hadii Saan U Fanineeysid Ninkaan 👦maa iska Guursatid America Raga waa isgoorsadan e hadi ko Cajebiyay iska Guurso 😁😂😁🤣
Qofka fananka isticmalo waxa fcnhy fcn in aad meel quranka lagu akhiro ka dhigto iyo salaada
somaali third ah le LA wejina ila hda ma arkin hl nin tjir wadankisa wx u aqbty school wala maskin cwin idinkuma arkin ddka wxbh hesan ba niga qalpi fcn o ddka dnyrta bulshda wx ugu aruuryh
Kan shaqale uu u eg yahay cida degan muu u shaqeeya aragtida nin bahan uu u egyahay cida maa safari ku maqan kan waa San dheryahay jareer uma eka