WALEE SOMALI DAD FIICAN MA TAHIIN EE DHULKIINA DIFACDA OO AXMAD MADOOBE WUXUU TAGERAYAA ITOBIYANKA IN AY QATAN KISMAYO DAGALKA U HADA WADO WAA IN KISMAYO LAHOOS GEYO ITOBIYA
Walaalayaal aan idin xasuusiyo calanka Ethiopia ee hadda somalidu iyada ayaa dhexda kaga dhigtay bluuga xidigta cadleh. Kadib markii dood lagu kala kacay ee xabishi shirka kabexeen ee yidhaahdeen caasimadan Muqdisho kadhiga ayaa falaadhaha lagu dhigay' markaa Somalidu dood kama qabi karto calanka Tan kale dhulka xuduudaha dawlad deegaanku waa kaseexatay
Waa taa Somali inta ay iyagu is maqan yihiin waa lagu soo maqan yahay. Cag jar waxa looga baahan yahay in dadka kililka midaysto dibadeed u jeesto danahooda iyo wixii Ethiopia kaga maqan. Hadii kale meesha ogadeen na calfan maayo cid kale oo Somali ahi na calfan mayso. Waa in doqonimada Somalida kililkooda iyo in ay iyagu Isku muuqdaan uun. Hadii taa day waydaan af oromada sii barta
Kuwani waa cawaan ee hala iska dhicito, wax Itoobiya la yiraahdaba ma eey jirto, mana eey Jiri doonto abid😊
Saaxiibayaal, Mootaale iyo Dirir dhabe iyo Dhulka Soomaali Weeyn oo dhami difaacda oo wiilkiina ugu dambeeya xataa ku dhintee😊
Afar baan ku darsanaynaa
Cagdheer noo talinmayso .
Maryooleey maa heshiis taqaana
Heee war lee maa wadeeynaa SubxaanaLaah istaaqfurlaah.
Wada qabyaalada, si fiican ayaa looga shaqaynaa.
Cagdheerta ayey dhammaan wellcome naan leenahay
Afkooda huurada leh ,miyeey rabaan in qoowmiyada intaas la,ek
WALEE SOMALI DAD FIICAN MA TAHIIN EE DHULKIINA DIFACDA OO AXMAD MADOOBE WUXUU TAGERAYAA ITOBIYANKA IN AY QATAN KISMAYO DAGALKA U HADA WADO WAA IN KISMAYO LAHOOS GEYO ITOBIYA
Waxaa dhib ah in Oroomadu garan, in Booran tahay Soomaali 90% soocan oo waliba lahjadaha Maay iyo Maxaa afkoodu ka dhusan yahay, marka waa gaf iyo dhibata hor leh in sideedaba magac iyo ereyga Oroomo, Booran iyo Boorane lala gal gelaa, waana ula jeeddada keeni doonto, in colaado iyo isku le,asho laga maarmo, oroomadu u horseeddaa gobolka, waana in dhamaan QOOWMIYADAHA ITOOBIYA iska qabtaan oo eey geeri ka doortaan , isku dayada cawaanta gobolka geeska Afrika.
😂waa waalidoodii iyo wareerkii , oromada waalanii , waa la iska celin , waana la weerari , weyna waalan doonaan😅.
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa diridhaba waa magaalo ay leedahay somalidu welligeedna waxa lahaa beesha ciise madoobe 70% iyo 30% beesha gurgure.
2.0. Mooyaale waxa iska leh somalida welligeedna iyagaa kahaa.
Walaalayaal aan idin xasuusiyo calanka Ethiopia ee hadda somalidu iyada ayaa dhexda kaga dhigtay bluuga xidigta cadleh. Kadib markii dood lagu kala kacay ee xabishi shirka kabexeen ee yidhaahdeen caasimadan Muqdisho kadhiga ayaa falaadhaha lagu dhigay' markaa Somalidu dood kama qabi karto calanka
Tan kale dhulka xuduudaha dawlad deegaanku waa kaseexatay
Waa taa Somali inta ay iyagu is maqan yihiin waa lagu soo maqan yahay. Cag jar waxa looga baahan yahay in dadka kililka midaysto dibadeed u jeesto danahooda iyo wixii Ethiopia kaga maqan. Hadii kale meesha ogadeen na calfan maayo cid kale oo Somali ahi na calfan mayso. Waa in doqonimada Somalida kililkooda iyo in ay iyagu Isku muuqdaan uun. Hadii taa day waydaan af oromada sii barta
Oromo, waxay ka Adag Tahay
Somalida, Oromadana waxa ka Adag
Xabashida
Asc laydinma aamini karo
Oromado waxay ku caanbaxday dhulbooka soomaalida
Cagdheer noo talinmayso !
@@manitbaacy3413
Oromo raac marka haku gumaysatee
Oromo waad kuwaalatay xaq bay uleedahay shaqa kale raadso
Waa runtaa . Cagdheer noo talinmayso .
Karamara cagdheer noo talinmayso 😅😅😅
Waruntoda.oromo.wayo.mustafe.wixilokenay.ayya.ahha.dhulka.somali.galbed.inu.uwarejiyo.oromo.in.ay.kudhawaqan.wa.sax
Moyale wax dhinackasta kaga wareegsan Oromo , deegaanka soomalida xadkiisuna mooyaale uma dhawo
Ogaadeenka dadka xasuuqaya meesha ha ka saaraan
Been badanaa qofku
Ha qaadato Oromo ogaden Somali danbe difaaci maayo maxaad noga shegee hadey qataan
Waa sidaas .
Halkay dhulkooda ka difaaci lahaayeen ayey Isaaq xasuuqeen , oromana soo dhaweeyeen.
Ha la waso somalida cagjar ka xaaxaabi abyi aad dabada u dhaqeeysay.